Masha Allah gabar yaba helikaro wiilasha qarkod markey qursadan xaskoda ayey ugoan gabarna lagamayabo iney katagan gabar gacaley waye allaha ku xifdiyo dhamantod
@UmuAnaschannel-j5q6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@XamdiXasancali-b8m11 күн бұрын
Masha allah maamii ilmaha illahry haku desto❤❤🎉
@saciidaxuseen134512 күн бұрын
M.a hooyo❤🎉🎉
@farhiyoabdi160411 күн бұрын
Waa sax 🥺😔 masha Allah sorry subxan Allah
@SacdiyoHassan-os7sg13 күн бұрын
Masha Allah mamy see tahay
@Simangeeyo12 күн бұрын
Maamii wijigaada natus
@FardowsoJibriilmaxamuud13 күн бұрын
Ma maaami alle noodayo dhmn caruurta
@daahiraxmed962713 күн бұрын
M. Mamii ala hakuu dysto carurtada ani labo gabdhood Allah isiiyey mida yar mar kaa dhalay mamada sodohdaa waxey dhahday hebelaa wuxuu yiri heblo have uwadaa awaley gabar jogtaye ilaahow gab dhaheyga ii xafid wiilal baa riyaalana igusoodar oo cafimad qaba