اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير حبيبتي ❤❤
@saciidoshaxmed29492 ай бұрын
Maashaa alaah quraanka waa nuur iyo barako keep up
@SafiyoXubi-od7mj2 ай бұрын
Mantane ana uga horeyo ❤❤❤Scw Scw Scw Scw
@cabdiraqiibahmed61232 ай бұрын
Malh❤
@MaslaxXasan-iu1it2 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤scw❤❤❤❤❤scw❤❤❤❤❤
@Qaansoroobaad2 ай бұрын
Suuratul baqara wa cajiib aniga xita hada ka hor waxa dhacdey wajiga finan iga so baxay dhaqtar walba wan aadey daawo wlba wa mariyay wax kasto la iishego oo finankas ufiicn wan mariyay waxba iskama kee badalin finanka mad madow bay ahayen kadib waxn maqlay sheekh dhahayo wajiga haduu finan ka dhamaan la.yahy waa lagu ileestay ama sixir baa laguu adeegsady oo quruxda lagaaga dagalaamayo ama jini ku jeclady ba kugu jira oo rba in uu nin ba ku jeclaanin Maalintas fadhiga ban ka kacay oo maalin wlba suuratul baqara ban aqnisayay biyo tahlilba intaa ku tufto baan wajiga ku dhaqanayay oo cabayay aqrinayno suurada xanun ban daremi jirey wn u dulqaatay xanunka wxn ilaahay wedisan jirey inu icaafiyo kadib maalinba waxn tuktay salaad aan im Allah swt ku wedisanayo inu dhaqtar fiicn igu aadiyo marka salada ka baxay waxa niyada iga so dhacdey pharmacy okliya inan aado phamrcaygi marka aadey wuxu isoo qorey boomato io saabuun is buc marka waday finankii weyba iga hooobteen suuratul baqarana Wali wan waday ilaa hadana waan wadaa oo kama tago alxm.
@FarxiyoCumar-gq7yy2 ай бұрын
Abayo mcn qofka an aqoon Maxuu sameyna aniga ma aqaan lkn wa kicin karaa o markan aqri is dhoho. Wa wareraa o 3 bal ka badan ma ka aqri Karo maxan sameyaa abyo mcn jawabtat wa I muhiim walahi