Allahu Akbar Masha Allah, Xafiduhullah Tacaala. Ramadan Mubarak . Masha Allah, waa Qisooyin cajiib leh, Insha Allah, waxaan rajeynayaa in mar laga hadlo, Soomaalida (Ragga Soomaaliyeed) oo Bishaan Barakaysan ee Ramadaanka ah aan soomeeyn oo Khamrada iyo Qaadka jidadka Yurubka kula wareegaan iyago oo wasakh badan, oo xaasaskooda iyo caruurtooda kawarqabin, meel walba ay kutufaan Qaadka Qurunka ah ee afkooda ka buuxda, (Walaahi waa Iga run sheekadaan) Rag Soomaaliyeed ee aan Yurubka ku soo arkey, waa rag lagu khasaarey oo maanta aan ILLAAHA (Subxaanahu WaTacaala) ka baqaynin iyo geerida toona. Waxaa ka kheer badan ragga Soomaaliyeed ee Africa joogaan oo shaqeeyaan. Ragga Soomaaliyeed ee Yurubka joogaan oo shaqeeyaan waa 10% oo keliya, Dumarka ayaaba karoon! Fadlan Raggaas halagahadlo ee meel kasta group group u taaganyihiin oo mashaqaysteyaal ah, oo wax aan Qabiilka iyo qurinkiisa ahayn kahadlaan. Ummadaah kale way shaqeeyaan iyagana Hurdo iyo wareeg wakhti gooda ku dhameeyaan. EE MAXAA TALO AH RAGEENA WAA LAGU KHASAAREY EH ??? Baarak Allahu feekum !