QISASKA QURANKA XALQADII 3AAD ┇MU'MINU AALI FIRCOON ᴴᴰ┇ SH ABUBAKAR XOOSH

  Рет қаралды 2,408

Sheikh Abubakar Xoosh Official Channel

Sheikh Abubakar Xoosh Official Channel

Күн бұрын

𝐀𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐮 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐲𝐤𝐮𝐦 𝐖𝐚𝐫𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐭𝐮𝐥𝐚𝐚𝐡,
𝐖𝐚𝐚 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐘𝐨𝐮𝐓𝐮𝐛𝐞 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐇 𝐀𝐁𝐔𝐁𝐀𝐊𝐀𝐑 𝐗𝐎𝐎𝐒𝐇.
𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐒𝐔𝐁𝐒𝐂𝐑𝐈𝐁𝐄 𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐒𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐚𝐝𝐚𝐫𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 , 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐚𝐫𝐢𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐞𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐍𝐍𝐊𝐇 & 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐕𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛.
►Subscribe Link:
/ @sheikh.aboubakar-xoosh
►Nagala soo Xidhiidh:
Facebook : / aboubakar.h.almoukhtari
©This video Credit Goes to our KZbin Partner Alnasiixa Media / alnasiixa

Пікірлер: 15
@maxamedcusmaan1409
@maxamedcusmaan1409 4 жыл бұрын
sheekh abuukar xoosh baarakallaah
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 4 жыл бұрын
Mansha Allah SH ABUBAKAR Xoosh. Jazakallahu khayr.
@cabdiali1835
@cabdiali1835 4 жыл бұрын
جزاك آلله خير شيخ آبوبكر
@mohamedcalimadobe6978
@mohamedcalimadobe6978 4 жыл бұрын
جراك الله خيرا ياشيخ
@kas1231000
@kas1231000 4 жыл бұрын
Asc masha allaah ilaahey dartiis ayaan kuu jeclahay sh buubakar xoosh jizaakalaaah
@omarabdirahman8211
@omarabdirahman8211 4 жыл бұрын
جزاك الله خير وزادك الله علمك
@bidhidhhawa1756
@bidhidhhawa1756 4 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu khayr
@hamdamiicaad3386
@hamdamiicaad3386 4 жыл бұрын
Jazakallah sh Abubakar alahakubarkeeyo
@hamseapdifarah6671
@hamseapdifarah6671 4 жыл бұрын
Mcha allha akhi Abubakar Allha kuparakeyo
@yuusufabdiqaadir8944
@yuusufabdiqaadir8944 4 жыл бұрын
Masha allah
@sharmakeabdi3675
@sharmakeabdi3675 4 жыл бұрын
Sheekh Abubakar su,aal ban ku waydiinayaa qofku haduu soomanyahay oo uuna tukanayn diintu maxay ka qabtaa sheekh Mahadsanid jawaab ban kaarabnaa
@sahranour1466
@sahranour1466 4 жыл бұрын
Wallo Waabad soontaye Maxad Salaada uga tagi Hade Arintadu waa culus tahay ilaahay dib ugu noqo Suaashadu waa mid laga xishoodo wallo waan soomanahy iyo salaad ma tukado Subxaanallah Wallkay ama wallshay ilaahay Dib ugu Noqo Salaadu Waa mida ugu weyn ee Diinteenu Ku socoto Insha Allah Waanu kuusoo Ducayn...😣
@sahranour1466
@sahranour1466 4 жыл бұрын
Iga Raali Ahow Hadey Jawbtaydu Kaa Caraysiisey Isona Cafi Insha Allah... Asc
@Zuhuur476
@Zuhuur476 4 жыл бұрын
@@sahranour1466 walaal xaqa in laga xishoodo maaha qofkuna inuu su aal culamadiisa weydiiyo maaha inuu ka xishiodo waayo inuuba weydiiyo waxay diintu ka qabto salaad la aantiisu waxay marag utahay in uu qofkaasi iimaan leeyahay lkn shaydaan ayaa ka qaalib noqday keligiisna maaha wuxuu mudan yahay in loo duceeyo ama lagu baraarujiyo dhibaatada ay salaad la aantu leedahay, fas aluu ahlul dikri inkuntum laa taclamuun buu ilaahay yidhi markaa insha alaah markuu sheekhu u sharxo wanaaga salaada insha alaah ilaahay waxaan uga baryeynaa in ilaahay ku hanuuniyo salaadiisa
@sharmakeabdi3675
@sharmakeabdi3675 4 жыл бұрын
@@Zuhuur476 walaalo aniga maaha waa su,aal layga doo dalbaday oon idhi culimada waydii bal waxay ka qabaan oo qof soo dalbaday una duceeya inshaa allah wllaahayga waad ku Mahadsan tihiin
QISASKA QURANKA  XALQADII 2AAD ┇BILCAAM BIN BACUUR  ᴴᴰ┇ SH ABUBAKAR XOOSH
21:27
Sheikh Abubakar Xoosh Official Channel
Рет қаралды 2,7 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 61 МЛН
Expected Ending?
00:45
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 8 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 54 МЛН
Siiradii Nebiga NNKH Xalqadii 11aad  ᴴᴰ┇𝐒𝐇 𝐀𝐁𝐔𝐁𝐀𝐊𝐀𝐑 𝐗𝐎𝐎𝐒𝐇
1:02:34
7 DANBI OO LAGU HALAGSAMO LACAGTA RIBADA OO LACUNOتا ...
17:35
أذكار الصباح بصوت الشيخ العفاسي | Morning Athkar | Les invocations du matin
23:25
سورة يس - عبدالباسط عبدالصمد | SURAH YASIN | Abdulbasit Abdussamad
34:46
نور الرحمن | Noor Al-Rahman
Рет қаралды 2,9 МЛН
Siiradii Nebiga NNKH Xalqadii 10aa ᴴᴰ┇𝐒𝐇 𝐀𝐁𝐔𝐁𝐀𝐊𝐀𝐑 𝐗𝐎𝐎𝐒𝐇
51:59
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 61 МЛН