dilagan aad buu ufudud yahay qofkii kan soqaban wayo danbi bare mahan eshaqada haka fadhistohhh❤❤❤❤❤❤
@Abdirahimofficialy7 күн бұрын
Keepgiong wlshey , bacdeyn sheekoyinkaaga danbi baadhista bulshadu aad bey u jeceshahay malaha danbi baadhayaal ayay noqonayaan , Kiisaska lagu wareeray meelay ku dhamaanayaan aan la garanayn naga soo badi
Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walahi saan u fahmey dhaarig sababtoo ah gabadhaan iyo xabiib dhaarigmarkii imaadey lee sheekadu imadey mida shakigeyga koowaad habenkii dhahayet arkey oona dadna tusin kashakiyey
@AnigaRajo8 күн бұрын
Marki lacagta gabdhaha helen iyo cunugana la afdubtay ayn fahmay walhi inu dariq le lacgta hunguri ka galay yaa allaha waxn jogna adun lcg yar awged qof naftisa lo jarjarayo allaha na amansado adun iyo akhiraba
Tolaw adeerkii wanagsanaa Xld xalkay ku danbaysay maxay qisada ugu soo dari wayeen iyo in sheekhii wanagsanaa gabadhii kale gursaday Mar haday walasheed dhimatay si caruurtii walsheed hooyo ugu noqoto allaw imaanka noo sug waan la yaba dad xoola aysan lahayn dadkii lahaa intay u dilaan hadan kadabsan wayaan oo la dilo
@Hafsabilanqis8 күн бұрын
Laguma so darin wll
@AbdiMuuse-d1y7 күн бұрын
Dumaashiged ayaa dilay
@Abdirahimofficialy7 күн бұрын
Kani lkn maaha kiis danbi baadhis 😢
@Rodasaleban7 күн бұрын
ax
@DaadirCarab-b9z8 күн бұрын
Ina adeerkeed waaye dilaaga
@HYSh20237 күн бұрын
Ina Adeer led sa dilay.
@AdoontiAlle-o7l8 күн бұрын
Hafsa bilaan maajistay sharafey alah kudayo
@ifraahcige57508 күн бұрын
Bal inkar qabaha day bal muxukudilay wlhi wayab lacag jacayl masiibo
@Sumaya-Abdi8 күн бұрын
Hal marna qof kale kama shikin darikh inu yhy wan ogaa bilowga marka tiri guriga ba lai biyey ban ba fahmay wliba sida marki danbe uu u sheegay sidu dilka u geestay way isawirneed bilowgi waxan filayey in Halmar uu dilay lkin marki dhaqatirtu dhhen wiilka io odoyga la hordilay scenario ga wanba swirtay dhamanti
@Geenyo20257 күн бұрын
Haddi u Dariq nooqdo ma dhaxalka ayu u dilaaya
@abdulhakimabdullahe69348 күн бұрын
Waxaan u maleynayaa inuu dhaariga lashaqeynsyo sidee ku ogaadey lacag iney heyso
@cawoismail28928 күн бұрын
WCS❤MAMO🎉❤
@CraxmaancawaaleCraxmaancawaale8 күн бұрын
A s c ...wlalo......🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@Qisasdikrihafsa7 күн бұрын
Wcs wll
@Maryancabdulaahi6007 күн бұрын
alla carab io lacag jecli bal mey shaqeystan wah😂
@cuntokarin92297 күн бұрын
❤❤❤scw ❤❤scw❤❤scw
@ugaasocismaan7337 күн бұрын
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
@IidoYaasin8 күн бұрын
Waa labdan isa qab ninka iyo wallashed
@FadumoHassanJama7 күн бұрын
Waxaan umalaynayaa inuu inaadeerkeed ka danbeeyo dilka