Qiso Cajiib ah dhibti Aabahay igaga tagay iyo 11 kaygi gabdho 😭

  Рет қаралды 13,578

Fatima Muna channel

Fatima Muna channel

Күн бұрын

Пікірлер
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs Ай бұрын
Bisinka bal jaahilnimada inta leeg ega bal deeq ilahay bixiyey qofka xanaqi eeg ee waliba ilahay ka xanaqaya maxa hablaha isiisay alxamdulilah cala nimcatu islaam islaam ban ahay kaliya maha islaamnimo ee jaahilnimada waa danbi weyn
@hanideeq9482
@hanideeq9482 2 күн бұрын
Abahis waxa ka darey wilkisa subhanallah dadka maxa ka qaldan owlad cafimad qabto hadu Allah ku siyo alhamdulilah dheh wax kadhiman mlhn
@umaamina1885
@umaamina1885 Ай бұрын
Alaahu akbar ilaahey baariyaal hanooga dhigo ubadka inta aan heysana alaha siiyo alaahuma aamiin jzkilaahu qeyr walashey qaali ❤❤
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 Ай бұрын
Wellcome back huuno waanba ku waayay
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv Ай бұрын
Wa jaahilin sbb e gbrt ilmaha dhalaysa ugu xanaqan maba jirto ilaahay kasakow ilmaha noocu noqonayo ninka sbbted leh hoyadu shaqo kuma leh
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
@samiraismail1012
@samiraismail1012 Ай бұрын
Asc xbbty wan ku salamay
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh Ай бұрын
BISHAARO WAYN ALAHU AKBAR
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey faatima sharafeey allaha kubarakeeyo aadbaan kuusalaamay
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh Ай бұрын
BREAKING NEWS
@jawahirolo7561
@jawahirolo7561 Ай бұрын
🎉❤
@dekaadar9636
@dekaadar9636 Ай бұрын
SubhaAllah
@AskaAhmed313
@AskaAhmed313 Ай бұрын
Jazakalaah. Mama fatima Allaha ku dhowro adiga iyo family kaga.
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh Ай бұрын
Qurux sodhawaw
@AyanHassan-n8n
@AyanHassan-n8n Ай бұрын
Mash Allah ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 Ай бұрын
Allhaikbar 🤔
@AxamedCandiqadir
@AxamedCandiqadir Ай бұрын
Yahud waa jabyay
@muslimohh1001
@muslimohh1001 Ай бұрын
Asc jazakalaah ❤sanad sanadaha kamin ah aya dhalay gabarteydi 4 rad qof dumar oo hoyo ah aad isku xariiri jirnay aya ilmaheyga abohod ku tiri maxawasan gabdho dhalow meytaqana kadib hospital aya igu timid markasey itiri hoyo ayan ahay wan kudaremi kara hadalki an ku iri ninkada inad kaxumaneysid kaftan ayey iga ahad waxan kudhahay dhib malaha kadib 3 wil eydhashay aya gursada mid waxa lodhalay 2 gabar mid ki labad waxa lodhalay 3 gabar ki sedaxad waxa lodhalay 2 gabdhod waxa lo arosay gabarteyda waxey dhashay 2 gabdhod 😂 malin ayan misjidka ku arkay ayada iyo wilkeda xaskisa oo xamilo ah markasan wey diyay maxey wada waxey igu jawabtay wixii ey dhalijirtay oo ah gabar😂subxanalah kadib gabarteyda 2 bad aya loshegay iney wiil wado sey ufaraxday ayada iyo ninkeda 😂😂😂
@leylaali9564
@leylaali9564 Ай бұрын
Asc fatima muna
@ayannitta
@ayannitta Ай бұрын
😢😢😢❤❤❤
@maryanabdullahi9852
@maryanabdullahi9852 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@HawaKinsi
@HawaKinsi Ай бұрын
Allahu Akbar
@haboonadan
@haboonadan Ай бұрын
Allaahu Akbar 😢😢😢❤❤❤❤
@IfrahNur-e8x
@IfrahNur-e8x Ай бұрын
Wcw jasaakalaah qeer shukran habo❤❤❤❤❤❤
2 Qiso oo Cajiib ah Dumar faras labood ah, Saudi Arabia 🇸🇦 😂🤔
22:04
Qiso Cajiib ah nin reer Saudi Arabia 🇸🇦 ah ku dhacday 🤔🤔🤔
38:41
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,1 МЛН
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 5 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 63 МЛН
Jaamacadii Dhimashada ee Yeman.😱|| Qiso Dambi Baaris ah.
46:17
MISKIIN TAJIRAD AH/WAA QISO AAD LAYAB ULEH!!@sawdamqaalib
1:19:47
Sawda Qaalib
Рет қаралды 87 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 266 М.
SAWSAN IYO NINKII QARSOONA || qiso is-daba marin badan
1:13:43
Fatim ali
Рет қаралды 28 М.
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 209 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:45:26
Qiso Cajiib ah Khiyaanada  saaxiibka   🇸🇦😭💔
14:50
Fatima Muna channel
Рет қаралды 14 М.
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,1 МЛН