Qiso cajiib ah Gabadh reer Nigeria 🇳🇬 ah oo diyaarada i ag fadhisatay 🤔💔

  Рет қаралды 10,305

Fatima Muna channel

Fatima Muna channel

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@khadijac9841
@khadijac9841 2 ай бұрын
Ex Hargaysa waan bookhday ee halabookhdo insha'Allah
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Mnsha Allah walalo waa qiso cajiib ah ilaahow soo hadee ayada iyo ilmaha iyo waalidkeedba iyo dhamaanteenba Adna talo fiican baad siisey ilahay midii ay ku soo hanuuni lahayd haka dhigo aamiin
@aminahassan1421
@aminahassan1421 2 ай бұрын
Ilaahay wuxuu natusayaa in uu u naxariisto wax Alle uu abuuray oo dhan Midku kufriyey iyo mid asaga caabudo kuli uumiyaha oo dhan Alle waaRaxmaan❤
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 19 күн бұрын
Maasha allaah Faduma Muna rayi fcn aya sisay gabadha macaanto illaah haku xafido adiga io familkaga allaahumaa aamiin ❤❤❤
@RoyaltyHighness
@RoyaltyHighness 2 ай бұрын
Fatima Mina waan ku salaamay Allaha ku Barakeeyo idin Xafido gabadheydiyey hal suaal iga so jawaab adigoo raalli ah haween ladhaho Zeynab Sayid iyo walaasheed Saciida Sayid ma walaala tihiin aad baad isugu egtihin
@aminayusuf3051
@aminayusuf3051 Ай бұрын
You are a good soul fatima muna may Allah bless you and your children
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Ай бұрын
JazakAllahu khayran walashay fatima, Alle haku xifdiyo adiga iyo caruurtada wanagsan, Aamiin Aamiin ya Rabb🙏❤️
@Mashallahxd
@Mashallahxd Ай бұрын
MASH Allah wa qiso cajiib walhi wan jeclahay Fatima muna qisoyinkaga wa kasii jeclahay sida uso gudbiso walhi ilahay ba uso diray gabdhan baby geeda ilahay ba wato abayo ilahay amarkisana wanba kujeclahy qof dadka qaar baan qalbiga ka jeclahy ka midtahay waxana ka helay talada ad siisay iyo number ka ad ka qoratay waxatagy aad ayay u nasiib nadned mahdama ay kula kulantay waxan rajanaya in ay xota kula so xirirto ay noqoto Muslim malin malaha kamida inshallah
@helmi6196
@helmi6196 2 ай бұрын
Masha'Allah welcome back habo. Inbadan ayan la socday channelka lkn wa connentigaygi uu horeyey. Wan ka helay qisadan wana cajiib subxan'Allah
@rnoor9763
@rnoor9763 Ай бұрын
Maashaa'allaah tabarakallaah waa talawanaagsan taladaada
@hindafarah9663
@hindafarah9663 2 ай бұрын
امين امين آمين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين امين ❤يا رب العالمين ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك
@IfrahNur-e8x
@IfrahNur-e8x 2 ай бұрын
Wcw soodhAwoow habo shukran jasaakalaah qeer ❤❤❤
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 ай бұрын
Maashaa allh hargeysa hadhow anaga allow Igu nabad celi , London Roobkeeda iyo qabowgeeda iyadaa ka wanaagsan. Let me listen qisada
@hananAbdallah-l1i
@hananAbdallah-l1i Ай бұрын
Asalaam Aleikum
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye Ай бұрын
Maashaa Allah Fatoma ilaahay ha ku barakeeyo walaal
@Hodan-p3t
@Hodan-p3t Ай бұрын
MANSHA ALLAH
@zuzu-eu7uh
@zuzu-eu7uh 2 ай бұрын
Welcome back hppti qli fatuma muna alle ha ku barakeyo qof qaaliya ayatahay hppti
@hiboguuled8062
@hiboguuled8062 2 ай бұрын
Alxmdulilaah ilahay baa kunabad keenay waan kugu faraxsanahay inaad noo soo noqotay❤
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض Ай бұрын
الحمد لله على سلامتك❤❤
@luulmohamud
@luulmohamud 2 ай бұрын
Alxamdulillah calla salaamatika walashey Si fiican bad ula talisay Allah ha kugu sababo iney islaamka qaadato jeclaato ku soo hanuunto ❤❤❤
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b Ай бұрын
❤❤allaah waanaxariis badane alxzmdulilaah❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna sidookale
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 2 ай бұрын
Allahu Akbar mashaAllah thanks Hbo mcny Subhanallah
@nasraqaali75
@nasraqaali75 2 ай бұрын
Welcome back sis. I'm also from the UK but I'm in Mogadishu now.
@amalfmohamed
@amalfmohamed 2 ай бұрын
Mudo dheer aan qisooyinkaaga dhageeysani jiray lakiin waa komentiigi iigu horeeyay. Wiilkaaynane ex Hargeisa waan soo booqday.
@fardowsosheikhabdullahi9947
@fardowsosheikhabdullahi9947 2 ай бұрын
Masha Allah
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 2 ай бұрын
Masha Allah hadiba alla kunabad geyay caruurtadi an kula kaftame qabowgi London miyad weli xasusaneysa gacalo
@Mashallahxd
@Mashallahxd Ай бұрын
Team cayda wiilka la baxay muna wiilyaro waxa jira la dhaho cayda oo KZbin ah kaasu kawada
@leylamaxaley5325
@leylamaxaley5325 Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Ай бұрын
Waa qiso cibro qaadasho leh Allahu Akbar💕
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 2 ай бұрын
Manshaallah Waxaa tahay qofwanagsan
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 2 ай бұрын
Ilahey haku barakeeyo walalo aad bey Tayo uleeyihiin barnaamij yadada
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 2 ай бұрын
Salaamu caleykum ww Alxamdulillah cala salaamah Maansha Allaah tabaaraka Allah
@BadalOsman
@BadalOsman 2 ай бұрын
Masha Allah wllo alle haku xafido
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@FilsanAbdilahi
@FilsanAbdilahi 2 ай бұрын
Scw hbo thnx ducooyinka ka bartay wlhi
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Waa xaasidiin
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Illaaheey waa naxariis badane
@AsmaAbees
@AsmaAbees 2 ай бұрын
Abaayo waxalaga yaba markahore ine isxiren dad badana lasixray omakanka laga saray marka waxalagayawa in sidas allah ugu sahlay inaka yar wayo biladanka manta jiro waxasid
@hiboismail4950
@hiboismail4950 2 ай бұрын
Mansha Allah sister
@nasraqaali75
@nasraqaali75 2 ай бұрын
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد 🎉❤🎉❤🎉❤
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Scw
@amranito25
@amranito25 Ай бұрын
Love u mamii ❤❤❤❤❤
@زهوراحمد-ط3ث
@زهوراحمد-ط3ث 2 ай бұрын
Alxamdulilaah wll faadumo Haddad timi.
@dheemaniyoluul1691
@dheemaniyoluul1691 2 ай бұрын
Fatima Muna waan ku salamey. Waxaad kula talisaa iney wiilka gurigeeda iyo xoolaheeda ku qorto hada. Walidkeedna gurigay ku jiraan siiso.
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk Ай бұрын
Mashallah
@myfowsy8079
@myfowsy8079 2 ай бұрын
Fatima aniga wlashey hal wil hesaty kadibna madama dadeedi weyneed oo wenin ku gursaty halkas wil ilhey siiyay waxey rabtay gabar. Ilhey aya siiyay gabar gabaryar bay sidaso kle jidka ka heshay
@kaahokader4664
@kaahokader4664 Ай бұрын
Salaamu laah
@hodanahmed5937
@hodanahmed5937 2 ай бұрын
Asc faatumo muna kusoo dhawoow hargaysadaadii hadhwanaag🎉
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 2 ай бұрын
Asc wr wb somali maxamed
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 Ай бұрын
Asc walalayaal ayeydee baa igadimate shale iguduceya plz😢😢😢
@MohamedAbiib-n3w
@MohamedAbiib-n3w Ай бұрын
Walalo masoonoqotay
@rifalalsharif2884
@rifalalsharif2884 2 ай бұрын
Asc wll qli tala fcnba siisay wllMalagayaa baa wll in aydilaan willka yar afrika waxwllba waykadhacaane bil arintana kala hadal gabadha
@Umumustafa24
@Umumustafa24 2 ай бұрын
Qiso cajiiba❤
@HadijaNoor-e4r
@HadijaNoor-e4r 2 ай бұрын
Asc walasheda qaliga Ah
@djoharaabdi5480
@djoharaabdi5480 2 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalam
@hodanahmed5937
@hodanahmed5937 2 ай бұрын
Badiyaaba waa bahdeen😅😅
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 2 ай бұрын
Scm fatima muna I❤❤❤❤❤❤❤
@AishaOmar-w7d
@AishaOmar-w7d 2 ай бұрын
❤❤❤😢😢
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Talo.fiican siisay
@SahraSiman-uu1uk
@SahraSiman-uu1uk Ай бұрын
Illaahay waa qufurufaxiim gaalka iyo islaamkabo naxariistiisu wuu u fidiyaa allow naxariistada hanaga qadin yaarab😅😅😅
@HiboHasan-t7r
@HiboHasan-t7r Ай бұрын
Asc fatuma wllo telkaaga isoo qor adoo raaliya
@FatimaMunachannel
@FatimaMunachannel Ай бұрын
Wcs fariin igu reeb Whatssap kan 00447946540634 Mahadsanid
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 ай бұрын
Asc
@roodayusuf7442
@roodayusuf7442 Ай бұрын
Fatima muna mahargeysa timid
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamadam6932
@maryamadam6932 2 ай бұрын
Cayda waa caydaruus oo lasoo gaabiyay ee lagama wado CAAY .
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 Ай бұрын
😂😂😂
@nashraelmi5466
@nashraelmi5466 2 ай бұрын
Asc muna
@koosibrahim-u8s
@koosibrahim-u8s 2 ай бұрын
Dadka xun haujawabin
@nasraqaali75
@nasraqaali75 2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@HamdiAdam-ft6ms
@HamdiAdam-ft6ms 2 ай бұрын
Asc
Qiso cajiib ah Dulmiga iyo cuqubadiisa 💔😭
14:23
Fatima Muna channel
Рет қаралды 10 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
JEELKII BADALAY NOLOSHAYDA!!@sawdamqaalib
1:14:11
Sawda Qaalib
Рет қаралды 62 М.
QURULAYDII POLICE-KA WAASHAY!!@SawdaBillan
45:24
Sawda Bilan
Рет қаралды 99 М.
NINKII DUMARKA XOOGI JIRAY.|| QISO XANUUN BADAN.
40:58
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 8 М.