QISO CAJIIB AH! Wali Ma Arktay Gabar (XAAS) Ka Wanaagsan Oo Ka Caqli Badan? ::Dr Ahmed Al-Yamaani

  Рет қаралды 24,437

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@yassybangtan4632
@yassybangtan4632 Жыл бұрын
Masha Allah such a beautiful storyy
@shugrishuceybe1918
@shugrishuceybe1918 Жыл бұрын
Mash allah jazakallahu khayr
@luulmohamud
@luulmohamud Жыл бұрын
Maasha Allah Qiso macaan ku tusineysa Allah ka cabsi qanaac iyo degdeg la'aan faaidada ay leedahay
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
Masha'Allah Allah Ku Xifdiyo
@basraali585
@basraali585 Жыл бұрын
@@AhmedAlYamaani asc please sheikh your number thanks i want you ask thanks you sheikh
@safiyomacalin5518
@safiyomacalin5518 Жыл бұрын
Masha Allah ustad Ahmad jisakalah qeyr wallhi waxbadan ayaan kafaidey qisoyinkakga barakallah
@sabirinhussein6867
@sabirinhussein6867 Жыл бұрын
Man Shaa aahaa sh axmed alle Haku xifdiyo amiiinamiiiiiimmmmm
@Asmacadeey-d4s
@Asmacadeey-d4s Жыл бұрын
Maasha Allah hafiz ❤😊
@Nasteexo-g7r
@Nasteexo-g7r Жыл бұрын
Masha allah gabar aqli badan waaye ❤❤❤❤❤❤
@umucayuuni1459
@umucayuuni1459 Жыл бұрын
Maasha allaH gabar aqlibadan waaye wlhi
@Aisha-gx2nw
@Aisha-gx2nw 3 ай бұрын
Manshaallah ❤
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 Жыл бұрын
MashaAllah;Wa qiisa Cajiib ah oo ku Waano qaadasha mudan; In kasto ey Calool Adag-tahay gabadha oo muddo Aan Arkin 2Waalid in ey intaas ka Amusnaato weli ayado Hooyo Noqotay.
@Aisha-gx2nw
@Aisha-gx2nw 3 ай бұрын
Manshaallah
@hani8826
@hani8826 Жыл бұрын
Asc. Sh Dr. Ahmed AL Yamaani.. Mashaa Allaah. Wiil ayaa u sabab ahaa heshiska reerka.😍
@asmajamaal616
@asmajamaal616 Жыл бұрын
M.llh shiikh qisoyinkaga aad uga hela Alle ha ku sharfoh
@lkraankhadarclaahi7682
@lkraankhadarclaahi7682 Жыл бұрын
Maashaa allah qiso bela waaye wlhi aadaa ugufarxay allah caqligaaso kale hanasiiyo❤🤲🤲🤲🤲🤲
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
Masha'Allah Allah Ku Xifdiyo
@queenema216
@queenema216 Жыл бұрын
maasha allaah sheq axmad alyamaani allaha kuxifdiyo
@amatullah3491
@amatullah3491 Жыл бұрын
MashaAllah Sheikh JazzakaAllah kheyr
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
الله يحفظك ويبارك فيك
@fardowsoabdalla8578
@fardowsoabdalla8578 Жыл бұрын
Mash allha waa qiso aan cadi hayn
@AinsaFamliy
@AinsaFamliy Жыл бұрын
asc sheekh rabi haku barakeeyo yaasheekh labarkga maheli karaaa
@rahmaahmed835
@rahmaahmed835 Жыл бұрын
Masha Allah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Asc shiikh masha Allah
@maryamajama9303
@maryamajama9303 Жыл бұрын
Sheekh mashallah
@fardusshanle3561
@fardusshanle3561 Жыл бұрын
Asc shiikh ilahy ha ku barakeeyo aakhiro iyo aduunyaba insha allaah shiikh ilahy dartii iigu soo ducee inu ilahy isiiyo awlaad baariyaala oo ilahy raali ka yahay sido kale inuu ilahy ii fududeeyo barashada diinta aaamiin aamiin
@saynabcadey2627
@saynabcadey2627 Жыл бұрын
Allah ha kuu siiyo awlaad bariya oo aad ku faraxdo insha allah xbbti diintana allah ha kuu fududeeyo insha allah Macnto
@asmacali2506
@asmacali2506 Жыл бұрын
MashaaAllh
@Nuh-v4t
@Nuh-v4t 7 ай бұрын
🌜🌟😭
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc mashallh Allha kubarakeyo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
Allah Ku Barakeeyo
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg Жыл бұрын
Qisadan qiso la mida ihaysata dadkayga walalahay guurkayga kuma faraxsana hooyadayna wala igu dira heer waxaan gaaray aan kaligay qol xirto iska ooyo gabadhaas hal mid iiga fcn tahay oo ah guriga ninkeeday joogtay lkn aniga guriga hooyaday jooga ninkaygana waa maqan yahay shaqo uu aaday 1sano idhahay fasax isii waa soo shaqaynayaye hayan dhahay ana waridkay baaba u xiise yaga la joogaya dhahay lkn 6 bilood aan ku noolahay gurigan cadaabti aduunkan maray waxana bartay dad badan oo ii qosli jiray wajiyadoodii dhabta ah iyo waridka in mar walba lagugu diro hadana ninkayga uma sheegi karo wayo ma rabo inuu xuman calosha ugu qaado family gayga wuuna jecel yahay familyga hadana anaa dhibta maraya allow samir kayga faraha badan wax walboo wanaga aan rajaynayo igu sii😢
@aamina864
@aamina864 Жыл бұрын
Ala sorry 😞 abaayo istiqfarta badso iyo saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam 🥰 insha allh abaayo dhibka waaka baxeesa
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg Жыл бұрын
@@aamina864 alx abayo waaba waxan qalbigayga kaashado salatu laylka iyo istiqfaarta mahadsanid
@maandeeq330
@maandeeq330 Жыл бұрын
Ameen mcnto Allāh hakuu fududeeyo wax walba aad marayso. Hadaa ku qanacsantahay guurkaaga, qof fiicanna uu yahay cidna ha maqlin hana u joojin.
@doodoali4306
@doodoali4306 Жыл бұрын
Abaayo mcn qof walbo oo adunka jogo wuu imtixamanyahay samir abaayo mcn allaha kaasho marwallbo alle kuxirnow abaayo
@ayaanmuuse-mm8eo
@ayaanmuuse-mm8eo 3 ай бұрын
ILAhay hakugu guuleyo samirkaaga guurkaagana nuur iyo barako hakuugaliyo family gagana kuwii kufahma kuuna naxariisto hakaga dhigo walid lagugu diro qofkii arkay ayun baa dareemikara waa naar aduun waxan kugula talinayaa rawxiidka saliga nabiga iyo salatulaylka kudadal insha alaah wl
@zyunnazir6310
@zyunnazir6310 Жыл бұрын
M.a
@Shaafici948
@Shaafici948 Жыл бұрын
Shiikh lkn ma banaan tahy gabdho in ninkeeda 10 sanna xooga ka maqnaato 13:19
@faatimacooking3577
@faatimacooking3577 Жыл бұрын
Masha allah gabar wanagsan wayeh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@iqramohamed7518
@iqramohamed7518 Жыл бұрын
Fa iidada 4aad in eey marwada sowjkeda oo safar ka imaaday ama shaqo eeysan war aan ficnen hore uga biloobin eey lasugto time kuhabon hadalka jasakallaah sheeq
@fatimaall2516
@fatimaall2516 Жыл бұрын
Wcs wr wb
@chaneelkaqisoyinka7337
@chaneelkaqisoyinka7337 Жыл бұрын
Sheekhow adiga ayabo wixi dhan oo faaido ah sheegay aniga halmid ayan ku darsan lahay hadii ad kashakiso arin kasoo adiga halis kugu ah ama familigaga ku ah fadlan waxan ku dhihi layay inad isdhihin arinkas waa shaki un macqul inu aheen aya laga yaba, sas nah ad ugu caajisto Fadlan fadlan fadlan fadlan arinkas HUBINTIIS iyo XALKEDA gal Ee haisdhihin shaki lee wayay
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
Allah Ku Barakeeyo
@ashoabdi7018
@ashoabdi7018 Жыл бұрын
A s c sheikh
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani Жыл бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته Walaal
@raxmomaxalin1062
@raxmomaxalin1062 Жыл бұрын
Masha allaah
@khayrsan
@khayrsan Жыл бұрын
Masha allah
WAA 5 QISO OO AAD U QIIMA BADAN:::::DR AHMED AL YAMAANI
1:12:35
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 40 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sheikh @AhmedAlYamaani oo ka waramaya xanuunada maskaxda iyo astaamaha lagu garto
28:43
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:54:31
Qiso Cajiib Ah!! Oo Dhacday 2012 :::: Dr Ahmed Al-Yamaani
17:15
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 34 М.
Qiso Cajiib Ah! Gabar Ninka Laga Qaatay?,::: Dr Ahmed Al-Yamaani
14:55
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 16 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН