Odhanmeyno wll mahdsanid wan ku heysta qisooyinkaga
@cawoismail289229 күн бұрын
Waa ku salaamaya maamo. Adoo is leh waayo arag baa tahay unbaad arkaysa wax kaa yaabiya marka qisooyinkan aad soo daysa cibro qaadasho ayay leeyihiin adu sheekooyinka waa soo wadaaye sida ku wad waad guuleesanaysa asxaabtana waxan leeyay commantiga iyo like,subscrib ku caawiya waa maame i.n waa guuleesanaysa mamo inshalahu🫶🌿🌹💋🤲🏻
@Hafsabilanqis29 күн бұрын
Inshaallah mamo qaali mahadsanid ♥️🌹🫂🎉
@cawoismail289229 күн бұрын
@@Hafsabilanqis adiga mudan xafsa quruxey. Horta hooyo adu halkee ku nooshay ma dalka mise daba diisa anigu soomaaliland ayaa ku noolahay meel kaste oo aad joogto Alle hakugu nabad galiyo
@MiimiKhadar-j9y29 күн бұрын
sidaN u rapO inaD saacad kazTa video so galiso lkn 💔😭
@MulkiAxmed-o1r29 күн бұрын
Wan sika aa jaclaahay
@Hafsabilanqis29 күн бұрын
Allah haku jeclado awo qaali
@MulkiAxmed-o1r29 күн бұрын
Aabyo qisoyka dambi baarista noo soobadi
@kafiyaabtidoon404328 күн бұрын
Xafso maxaa sidaas igu gashay qiso aan dhageysanayo aad KZbin ka uga saartay qisada adiga kugu saabsan weye soo gali wllo meel mcn bay ii soctaye
@Hafsabilanqis28 күн бұрын
Sorry sharafay KZbin ka igu qabsaday loogo aana arkayn baa ku jirtay waan so hagajinayaa inshaallah
@kafiyaabtidoon404328 күн бұрын
haye wll qali mahadsanid
@Nuseybah-w6v29 күн бұрын
Ws wr wb nuur calaa nuur Hafsa cod wanaagay aniga waxaanba ka baqaa in aan dadkoo dhan ka cararo oo aanan cidna aaminin guryahooda aanan gelin Allaah ayaaba ibadbaadiyay maxaa guryo badan iska dhex fariistay Team Hafsa cid la’aamino majiro Allaah hana xifdyo 😢