Dadka ku yri dembi baara nqon yey ngu kaa dirin ani shaly wn xnaqy madaxa ku socday .hdy dambi bara yhin shekda dhexdeda hku xaliyan ilaa dadkiba lso xirxriye iyga io dembi baraha ha wda socdan angba sasa smena wxi nso baxa ango hysana ama sax bay nqota ama waa ku dhacnye
@Hafsabilanchannel6337Күн бұрын
Raali noq da cimamad baan idin saaray 🤗
@DantiiGarad-w5s2 күн бұрын
Qisadu intay socoto inaanu baadhno ayaan isku ogayn ee in lakala jaro video ga isku maynu ogayn
Jabhadan soomaalida waa ka caqli badanyhin o waa kuwaas dhulkoda an burburin ilaahy muslimka iskma hor keeno illaahy ayaa la jira muslimka ugu danbena waa gulysanyaan muhimadu waa in islaamka u gulystaa teda kale carabta caqli yaraa maxaa loga dhex ugaarsan hdana yuhuudi syria bay kso jeda awelna palestine yaab ilaahow islamaka garab gal
@Hafsabilanchannel6337Күн бұрын
Aaaaaamiiin yaarabi
@ZuhayraAbdirazak2 күн бұрын
xafsaay wan sheegay kawarn waxana iri wa wiilkisa io eedadana iney ka caawisey wan sii Fahmay
@Hafsabilanchannel63372 күн бұрын
❤🎉🎉 Hambalyo
@ZuhayraAbdirazak2 күн бұрын
@Hafsabilanchannel6337 ❤️👸🏽
@Awoqali-c1y2 күн бұрын
Isku fikir ayan nahay walee Mar waxan idhi eedada qof soo kireysatay hadana wan ka booday maya waa wiilkisa walee hhh
@ZuhayraAbdirazak2 күн бұрын
@Awoqali-c1y Dambi barayaaL beynu nahy🧠😂
@Awoqali-c1y2 күн бұрын
@@ZuhayraAbdirazak Haa walee channelo badan ayan dawada danbi barista marka lasoo galiyo badanka wan garta marmarna waa ku dhaca kkk
Qisadan waxaan kala baxaynaa wax yaabahan:- 1-Waalidka taladiisa in aa marnaba layaraysan.waliba hadaad wax isku qabataan waxaas oo aan diinta khilaafsanayn go'aankiisa qaado. 2- Ubadku wuxuu ka midyahay nicmooyinka Eebe inagu galaday. waxaana fiican in aan layka mancin wixii Allah kugu deeqo ee Ubad ah. Wiil iyo gabadhba. 3-Walaalkaa haddaad wax isku khilaaftaan waxaas oo uu kaaga gardaran yahay adigu uga tanaasul si' aydaan u kala xidhiidh furan 4- Ciyaalka haddaan diin lagu tarbiyayn ogow in waxkasta oo xun kaaga imankaraan.
@Hafsabilanchannel63372 күн бұрын
Saxiix waa afar qodob aad u muhiima 🫡🫡🫡🎉
@RoodaIshwaaqКүн бұрын
Dadka gudaha ku jira qaylda ma maqlyan miyaa si loo weydiyo meshay ka galeen mise maqal.ma jiraan
@Hafsabilanchannel6337Күн бұрын
Inla dareemo maahee waxba lama maqlayo waayo meeshub
@RoodaIshwaaqКүн бұрын
Xafsa suaal dadka la laynyo waa islmaam saw mahaa o wxa laynayana waa shiica hda madma ay gulystay syria ninkas ma nolyhy xguse jooga si maanta lo ciqaabo
1991 baydhabo xasuuq kaasa ka daran ka dhacaye video lagama duubin musbaro laami lugaha iyo gacamah gadaal loo xiro dhagax la saaro laakiin dowlad mahen shacab waxaas suubiyey
@Muhammad-b9c7t2 күн бұрын
Caku Carab! Sodogaa in aad u qqado maxay tahay.?
@Sacdieee122 күн бұрын
Kamahilin kolba ani naga jooji qisada noo dhameestir