أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@sacdiyomursal15611 ай бұрын
Masha Allah sister ❤❤
@Hanna1371711 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@ramlaabdirizak954211 ай бұрын
Scw❤
@sadiamustaf15711 ай бұрын
Masha Allah abaayo ❤❤❤
@luuldaauud460311 ай бұрын
Sallaahu caleyhim wasallaam 📿🕋♥️🥰🌹♥️❤️❤
@batuulocali626211 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rajadeydawaaguul968710 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم
Abayo 20 Sano ayaan qaba was waas hdana ogaaday xalkiiisa Hadiii heli karto Dhamtari Narsi ah laxiriir 2 saliva nibga s.c.w wllhi illhy ayaa igu an faca 3 suuratul baqara joogteee 4 duceyso 5 fahan qiyaanooyinka was waaska 1 wuu kucabsigalinaa wuxuu kudhahaa illhy ayaad caasiyay salaadada lama aqbalaayo sladaada masaxno iwm Marka waxaa ogaataa in ey thy been in uu rabo si uu kaaga hoojiyo slaada Marka tko illhy kuuma fiqaabayo waxaan ka ahyn inaad slaada katago lkn hdaa tukato Kuma ciqaabayo iska saar cabsida oo tuko 2 hakucel celin ficilka half xiro faataxda aqri sujuud rukuuc kusoco waxaa gudqhaaga kasocdo Dan hakagalim hasocdaan hahdadlo Haku dhaho sladada lama aqbalyo waad khldeysaa wllhi Haddad inkirto waad nasan I aamin 6 haladagaalamin was waaska yacni hawado fikradaha was waaska iyo been ta iyo shaking galinta haiku dayan inaad ladoodo ama wax kadhaadhiciso taas waaye miduu kugu raaxeysanaayo inkir kana soco tuko hora usoco hakacabsanin in uu illhy wax kuu qabsanaayo dhulka oo dhan waa qibla Jooji inaad raacdo been tisa hadiikale maalinba was waas hor leh ayaa kugu bilaaban ilaa uu dintq kaasoro Wax caadi ah u arag haladgaala.in haladoodin ha aaminin hamsameynin waxa uu kudhahaayo Waxaad tahy qof guuleystay waayo sheydaanku wadokle ayuu waayay uu sladada kaareebo Marka s ayuu kusoomary was waaska si uu sladada kaagareeebo Ogow kaligaa ma ahn aduunkoo dhan Muslim iyo gaalba waxaa jiro dad ladaaladhacaya xanuunkan wanna xanuun Nafsi wuuna leeyhy cilaaj ugudanbeyntii illhy caafimaad weydiiso Una arag Inuu yahy wax caadi ah below ayuu kugu yahay ee yuun kugu weynaan oo Furtado hasiinin haiska socto fikrdaha gudahaaaga haimqanin Hana aamusiinin hasocoto adiga kasoco oo sldaad tuko I maamin waad kansandoontaaa
@qaalimusse836511 ай бұрын
Masha alh talo wanagsan ani dhibka qawo malinkasto waxu iga dhashacsha in aan jiranhy walhi qof jiran cml ahy malin kasto cudur hor leh i dhaha waad qabta
@AminoAbdirahman-s7i10 ай бұрын
@@maxamedmaxamuudsabariye8597mashalah talo kafcn oo anisheegi lehey majirto runtii