QISO IYO JACEEL safarkeygii nolasha aabo la aan iyo hooyo la aan

  Рет қаралды 23,685

QADAR SHARIF

QADAR SHARIF

Күн бұрын

Пікірлер: 121
@raaqiyabaashi3184
@raaqiyabaashi3184 8 ай бұрын
😥😥😥hooyayda mcn allah ha idayo aaban allah ha idayo farxaada kaliya Ana adunka ku jooga waa nolosha hooyada mcn
@MuniiraJaamac-ws3ji
@MuniiraJaamac-ws3ji 9 ай бұрын
Wllky waarunti gabadh hady sidhaba wax ujeclaato cidkale mafiiriso marka taasi waaxaqiiqa wlky wlhy qisadiisa way isaamysy ilahy haunaxariisto waalidiintiisa dhammaan waalidiinta geeriyoody oodhana ale hauwada naxariisto inty unoolyihiina ilahy ha uxifdiyo labada daaroodba aamiin 😢 wiilkaasa ilhy aakhiro iyo aduunba ilhy wax kudhiba kumatuso wllky waxaan iyadana uducynayaa gabadhaa xamdiya ee ilhy solansiiyey wanaags ayusamynaysy walaakeedaa agoonka iyo waliba rajada ahaa ilhy hakaa abaalmariyo wlll ilhy jano hakugu bedelo wanaags wlll😢
@IdilHasan-h5f
@IdilHasan-h5f 9 ай бұрын
Hooyo aabo Allah u Naxariisto amiin amiin yaa rabbioow
@LobahnAdan
@LobahnAdan 8 ай бұрын
ALLAH HAUNAXARISTO HOYOO WALBO IYO ABO WALBO O DINTAY 😢😢ILAHAYOW CIMRII DHEER ISII AN AWLADA KUKORSADHO AMEEN IDAXAA WALALAYAL ILAHAYOW INAGA AQBAL❤
@liibanabdulahi9889
@liibanabdulahi9889 9 ай бұрын
Alx sxb kulamidba ahay hoyo iyo abo wey dhinten adaa sas etahay iga nasib badan wayo ani hoyo ma aragba bilba jiray sa la ishegay alx alx xanon waye warid la aan alx hada waxa jira 27 sano alaha u naxaristo waridkena inta ey kadhinten inta unoilna alaha u xifdiyo amiin amiin
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 8 ай бұрын
Amiin amiin yaa allah
@zoomaliboi8241
@zoomaliboi8241 8 ай бұрын
Qadar waad beer jilicsan tahay qisooyinka aad ugu nugushahay hoyo mcn waa ii joogtaa aabese iimo noolo alaha unaxariisto
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 9 ай бұрын
wiilkaan qisadiisa qalbigaan kadareemayaa 😢😢 gabdhuhu waa naxariis badan yihiin anigu wiil wallkay ay saaxiib ahaayeen oo school lay ah ayaan alasay kasta asaga iyo wllkay quraac usamayn jiray oo waliba anaa kudhahay wllkay saxiibkaa usheeg anaa subax walba quraacda iskukiin darayee xafadooda hakazookalaho xaafadeena haka quraacdo aroortiis timada intuu xaafad fogkayimaado buu teena imaan jiray marka gabdhu naxariis gaar ah wataan
@caaishamacalin7565
@caaishamacalin7565 8 ай бұрын
Maxaa usheegeeh waxaatsiin jirtay waxaat tahay abaal sheegat
@leylomohamed1031
@leylomohamed1031 8 ай бұрын
Wlhii qiso ad uxanun bdn 😢ilahey haunaxarista hoyoo mcn 😢markan gabda an la socda hoyayalkod caynayo runtii aad aad ban uilameya waxan is daha ala hoyoo mxey kugu nolani weyso 😢lkni nasib umayelanin ilahey ba naga jeclathe 😢anako jacel 😢lkni markan ala a so xasusta 😢said ayan uoyaa 😢marka abowe ilahey walidken inta dimate Allah🤲 haunaxarista 😢😢
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 8 ай бұрын
Illaahay. Ha u naxariisto. Aabe. Iyo. Hooyo. Aamiin aamiin
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 9 ай бұрын
Waa xaqiiq alxamdulilah ilaahey imtixaanka waarid la aanta aad soo martey ilaahey darajo hakugu siiyo ilaahey qofna kuma imtixaano wuxuu awood ulaheeyn ilaahey darajo ayuu kula doonaa maanta waxaa laga yaabi lahaa inta aad og tahay qiimaha waaridka inaadan ogaan laheeyn
@mohamedshurwac6524
@mohamedshurwac6524 9 ай бұрын
Jacayl wuu jiraa hadad hesho ruux wanagsan ❤
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 8 ай бұрын
Sax❤❤
@user-fz4gb7gu5x
@user-fz4gb7gu5x 7 ай бұрын
Really
@ayaansheekhabdi9919
@ayaansheekhabdi9919 8 ай бұрын
Waa runtiis waayo isku mid yaanahay siduu qalbigu uxanunayo yuu ixanunayaa ee waalid la aanta ah allah ha unaxariisto walidiin tena
@nastehoali6695
@nastehoali6695 8 ай бұрын
Wan oye wlhi aad iyo aad ayan ugaxumahy wll ina noloshas somarte wxksto alle aya kenay wllo iska sabar😢😢
@user-jv1vs7sw1x
@user-jv1vs7sw1x 9 ай бұрын
Allaha ha unaxariisto hooyo iyo abe 😭😭😭🤲🤲
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 8 ай бұрын
Amin yaa rabi
@LovelyLion-cl3hm
@LovelyLion-cl3hm 7 ай бұрын
waa dareen xanun bdn la.aanta labada waalid walalahy ilahey qalbiga ha idin qabojiyo
@ladanabdishakur8429
@ladanabdishakur8429 9 ай бұрын
Wlhi aad buu i taabtay wana ooyey ax sorry walal alle ha u naxaristo Abe iyo hooyo 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sowdasowdanasir6513
@sowdasowdanasir6513 8 ай бұрын
Ax Alle ha u naxaristo aamiin aamiin alle 🤲🤲🥲😢😢😭😭
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 8 ай бұрын
Allah ha u naxariisto hooyo io abo wll
@ZeienabZeienab
@ZeienabZeienab 8 ай бұрын
Illaahay.Ha u naxariisto Aabe.lyo hooyo Amiin Amiin
@roodojamaaadan167
@roodojamaaadan167 9 ай бұрын
Xaqiq Alle ha unaxaristo 😢😢hoyo mcn Alle hagu naxaristo 😢😢😢😢😢😢
@suleqocabdiraxman6608
@suleqocabdiraxman6608 9 ай бұрын
walahi wey xanun badantahay nolosha walid la anta allah ha unaxristo abowe 😢😢
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 8 ай бұрын
ma aaminsani runti imtixaan kan hooyo la aanta kaweyn inaad adunka kula kulantid alla ha unaxaristo hoyo mcn waayo hoyadey waxay dhimatay anigoo jira da.ahan 5 sano maantana alxm 25 jir ahay waxbarashada her cachelor degree ga kujira xanun badan rafaad badan wan arkay ayadoo aabe wllo igarab taaganyihin waliba ano wardigii hoyo cawa aqrinaa lakulmay qisadaan wayba isku soobegantay kwrn alla naxaristi haka waraabiyo dhaman walidiintena intii noolna nolasha alla ha uqurxiyo
@cabdiMacoo
@cabdiMacoo 7 ай бұрын
Wllh ilmada wancishanwey lawteytiwaalid alhaixiftiyo😢😢aamiin
@falastiinmacalin5118
@falastiinmacalin5118 8 ай бұрын
Allh ha unaxariisto hooyo io aabo 😭😭😭😭😭😭
@jamiilomursal4537
@jamiilomursal4537 9 ай бұрын
Mashallah allha walaalkay dhabta ka hadley habeenka waxba xumeeyaan laakiin dhibka wuxuu yimaadaah ninka taas waa xaqiiq sax aad ayuu mahadsaney walaalkay
@farhanbilal4856
@farhanbilal4856 9 ай бұрын
Allah haunaxaristo dhman hooyoyinkoda dhimatay
@user-tb5rg1wt1d
@user-tb5rg1wt1d 8 ай бұрын
Allah ha u naxaristo hooyo iyo abo😢😢😢
@YurupAyuup-zd1vn
@YurupAyuup-zd1vn 6 ай бұрын
😢ax really wlhi nolosha hooyo la..anta waxka xanun badan ma jirto
@XafsoXusen-f3e
@XafsoXusen-f3e 8 ай бұрын
Allaha unaxaristo walidiin teno dhan
@FaahiyeKayse-xj9ee
@FaahiyeKayse-xj9ee 9 ай бұрын
wlhie wa qiso iga ilmaysiisay 💔
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 8 ай бұрын
Sorry Huno 😭😭😭😭😭😭😭illaaha ha unaxaristo Amiin amen
@ZamzamAbib
@ZamzamAbib 9 ай бұрын
Alle hawnaxariisto wllo hooyo iyo aabo
@user-em9cr6wf1l
@user-em9cr6wf1l 9 ай бұрын
Alle ha u naxaristo walidinta 😢
@FardowsaAli-rx4hq
@FardowsaAli-rx4hq 8 ай бұрын
Sorry apwe allaha unaxariisto hoyo mcn iyo aabe mcne 😢😢😢😢😢
@riyanmohamed5614
@riyanmohamed5614 8 ай бұрын
He make me cry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@asmaabiib652
@asmaabiib652 6 ай бұрын
Axx ilhay ah u naxariisto 😢
@user-qo9px8qh4b
@user-qo9px8qh4b 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢alx alx wlla
@abdixaafid8745
@abdixaafid8745 9 ай бұрын
RUntii waalidku waa lafdhabarta nolosha waa dhibaato waana dareemi karnaa dhibaatada layledahay nololsha waalid la"aantaa runtii waa qiso badashay dareenkayga runtii aniguba mahelin dareen aabe nimo wuu dhintay lknse hooyo ayaa ahayd lafdhabarta noloshayda dhamaan alle ha uwadanaxariisto ayaan leeyahay culayska iyo walwalba waalid la"aantu waynu wada daremi karnaa lknse qisa wiilkan aad ayey dareenkayga ubadashay runtii waxaan kuboorinayaa inuu uduceeyo labadoodaba takale inuu xidhiidhiyo ama warkooda hayo caruurtii kale waayo si ayna udaremin walaal la"aanta alle hakusharfo zxp waadna guulaysanaysaa waxba mahadhin
@inadhakade2813
@inadhakade2813 9 ай бұрын
Sorry abowe ani xata hooyo iyo aabo midna mso arkin hooyo marke I dhashe dhimaty aabo neh ano 9 jir eh iga dhinte wana molahy ilhy ma naxo ee wuu naxariistaa marku ilhy walidka ka qado ilhy qofo ku so adejina oo ku kafaalo qaado alxm manta nag wen ahy 21 sano jir eh wax dhib ilhy ima tusin ilhy waxa ugu barya walidkena ilhy janada nagu kulmiyo😢😢😢😢🤲🏻🤲🏻
@asmaabiib652
@asmaabiib652 6 ай бұрын
Amiin amiin🤲🤲🤲🤲🤲
@nimcoxasunecali2907
@nimcoxasunecali2907 9 ай бұрын
Ilhayaw ku naxaristo wll
@HaniClraxman
@HaniClraxman 9 ай бұрын
Ax sorry wlhi waa sheeko xoog ii Damaqday wllo alle guulo badan haku gaadhsiyo hooyo io Aabo alle haw Naxariisto
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 9 ай бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲jaceyl waa jiraa waxaana dareemi karaa markaa ruux kula fahmo hesho
@user-ry6do9sq4v
@user-ry6do9sq4v 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Hemakemecry
@fatush5090
@fatush5090 9 ай бұрын
Aniga daremikaro xaladas😢😢
@SamsamSheikhahmed-mt6px
@SamsamSheikhahmed-mt6px 9 ай бұрын
Allah unaxariisto hooyo mcnto😢😢😢
@jaamacmaxamed7717
@jaamacmaxamed7717 9 ай бұрын
Wiilkan dhiri galiya asxaabta inta xunba kor waa u qadna ee 😢😢
@riyanmohamed5614
@riyanmohamed5614 8 ай бұрын
Well said 😢
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qn3qj4xc7h
@user-qn3qj4xc7h 8 ай бұрын
Soory abowe macan 😢😢😢
@hanisiyad1873
@hanisiyad1873 9 ай бұрын
Alle ha uu naxristo inti dhimatay
@ugasmoalimahmedodey38
@ugasmoalimahmedodey38 8 ай бұрын
May God have mercy on mother and father
@XaajiCeyrow
@XaajiCeyrow 9 ай бұрын
abe mcn alow kunaxariso😢
@aadanmaxamed8899
@aadanmaxamed8899 9 ай бұрын
Allow unahariiso yaa rabi😢😢😢😢😢
@AbdikaafiOsmaanDaahir
@AbdikaafiOsmaanDaahir 9 ай бұрын
jecel majiro
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 8 ай бұрын
Wa jirah😂😂
@Amal_UK
@Amal_UK 8 ай бұрын
SubhanaAllah
@farxiyogafun3070
@farxiyogafun3070 9 ай бұрын
allah unaxaristo😭
@hanisiyad1873
@hanisiyad1873 9 ай бұрын
Wllo qisadi xabsi jecl so qabo no dhames tir
@hoodoaadan1163
@hoodoaadan1163 8 ай бұрын
Ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-fz4gb7gu5x
@user-fz4gb7gu5x 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢sorry brother
@RahmaHasan-s5x
@RahmaHasan-s5x 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry wll allh haw naxariisto abo mcn iyo mamo mcm wan kula daremaya xanuunka ax sorry wll😭😭😭😭
@AhlamAdam-d6l
@AhlamAdam-d6l 6 ай бұрын
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@SagalMaxamed-o7o
@SagalMaxamed-o7o 2 ай бұрын
😢❤
@MuniiraAli-qg8zf
@MuniiraAli-qg8zf 6 ай бұрын
😭😭😭😭
@Thedangerousguy-z4g
@Thedangerousguy-z4g 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@najmoadam2250
@najmoadam2250 9 ай бұрын
Walle run waaye qiyaanada mostly raga dad qayaano😅😅
@FardowsamohamedFarah-v4c
@FardowsamohamedFarah-v4c 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@RaxmaXasan-pd5re
@RaxmaXasan-pd5re 8 ай бұрын
Sorry😢😢😢😢😢😢😢😢😢wll
@aminachannel7031
@aminachannel7031 8 ай бұрын
Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢
@xaawoyaasiin5915
@xaawoyaasiin5915 8 ай бұрын
Sorry abowe Somalida intay nimcada haystan kama faa.iidan
@muqtaarmaclin3603
@muqtaarmaclin3603 8 ай бұрын
Sorry williamo mcn 😢😢😢
@najmahajiahmedsaymay5372
@najmahajiahmedsaymay5372 8 ай бұрын
Sorry ilahey haunaxaristo😢😢
@MohamedIsmail-eb9mo
@MohamedIsmail-eb9mo 8 ай бұрын
Sorry wll qali
@dahabahassan2837
@dahabahassan2837 8 ай бұрын
I am sorry abowe mcn 😢😢😢😢😢😢😔😭😭😢😢😥😥
@Zainab-je8dr
@Zainab-je8dr 8 ай бұрын
Sorry wll 😢😢😢
@sabaadmuuse2041
@sabaadmuuse2041 8 ай бұрын
Wlllhi waa aduunyo😢😢
@UbahAhmett
@UbahAhmett 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-ds2bh4rq7r
@user-ds2bh4rq7r 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😮😮😮😮
@FadumoCali-y6h
@FadumoCali-y6h 9 ай бұрын
Sorry abowe 😢
@user-bx8ze8tv4o
@user-bx8ze8tv4o 9 ай бұрын
🥺🥺
@zamzamabdi555
@zamzamabdi555 9 ай бұрын
Sorry walalkey mcn 😢😢😢😢
@ladanabdishakur8429
@ladanabdishakur8429 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-qd7dn6ed8e
@user-qd7dn6ed8e 9 ай бұрын
😭😭😭😭🤦‍♂️🤦‍♂️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😊
@hamdaqani6493
@hamdaqani6493 9 ай бұрын
Sorry walllo❤
@user-em9cr6wf1l
@user-em9cr6wf1l 9 ай бұрын
Alle ha u naxaristo walidinta 😢
@user-ou1gc1wo6k
@user-ou1gc1wo6k 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@XamdiXasan-yc5vu
@XamdiXasan-yc5vu 8 ай бұрын
😭😭😭😭
@ZamzamAbib
@ZamzamAbib 9 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 8 ай бұрын
Sorry 😢😢😢😢😢😢😢
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 8 ай бұрын
Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@HabiboKulmiye
@HabiboKulmiye 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Amino-ne5hh
@Amino-ne5hh 6 ай бұрын
😭😭😭
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 8 ай бұрын
😢😢
@user-ne6sq3uo6r
@user-ne6sq3uo6r 6 ай бұрын
😢😢😢
@user-ne6sq3uo6r
@user-ne6sq3uo6r 6 ай бұрын
😢😢😢
@user-ne6sq3uo6r
@user-ne6sq3uo6r 6 ай бұрын
😢😢😢
@user-ne6sq3uo6r
@user-ne6sq3uo6r 6 ай бұрын
😢😢😢
@user-ne6sq3uo6r
@user-ne6sq3uo6r 6 ай бұрын
😢😢😢
@user-ne6sq3uo6r
@user-ne6sq3uo6r 6 ай бұрын
😢😢😢
@user-ne6sq3uo6r
@user-ne6sq3uo6r 6 ай бұрын
😢😢😢
QISO IYO JACEEL UGUDABEEN WAA LAIGA GUURSADAY
25:22
QADAR SHARIF
Рет қаралды 22 М.
Meher Dumar #qiso
43:07
HIGSI NO.1
Рет қаралды 33 М.
QISO IYO JACEEL  MAAHIR IY
46:11
QADAR SHARIF
Рет қаралды 90 М.