Qiso Jacayl Oohin Ah Wiil Gabadh Ka Jeclaaday Facebook Iyo Jabka Ka Raacay

  Рет қаралды 275,055

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Пікірлер: 851
@hpinaxaji9761
@hpinaxaji9761 4 жыл бұрын
Wa nin adag _____ inta Dayxa films tagirta like isR
@namicanourish362
@namicanourish362 5 жыл бұрын
Ilahy ha kaa ilaliyo qiso sidan oo kala ah. Iisaaar like
@aragsanapdi7427
@aragsanapdi7427 3 жыл бұрын
Amiin
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 жыл бұрын
aamiin
@zakihaybe6639
@zakihaybe6639 3 жыл бұрын
💟
@alifaarax842
@alifaarax842 2 жыл бұрын
😭😭😭
@somalistory2995
@somalistory2995 Жыл бұрын
WLL manooshahay 2023😢
@hibaaqdajiyahibaaqdajiya222
@hibaaqdajiyahibaaqdajiya222 5 жыл бұрын
Maasha allaah habalyo wllk Cabdi raxmaan guushaadu waataayada ❤❤❤❤❤🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅🏅maanta anaa uhereeya like haygala bakhaylina hawaaro jaclku💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@rayaansomalilander4244
@rayaansomalilander4244 5 жыл бұрын
Hargeisa iyo jacayl maxa kala Haysta ☺Like dhac igu sii Hadad ila aragty Qorlkygan
@moustaphetafo6722
@moustaphetafo6722 5 жыл бұрын
Wax jacayl layidhaa majiro jidhkuunbaa izku baahaN apti
@khadradawoa2750
@khadradawoa2750 4 жыл бұрын
Rayaan Somalilander ax waa meeshan ku so gubtay 😭😭😭😭😭
@deeqajaamac2115
@deeqajaamac2115 4 жыл бұрын
Waa idinkadee
@apdallamahamedalim.a7334
@apdallamahamedalim.a7334 4 жыл бұрын
M.a aad baan ugu mahad noqoyaa dayax films sawabtoo ah qof walba oo dhibane ah ayuu uyahay meel ku ciil baxo kuna qanco wan idin taagersanahay alle ha idin xafido
@Zizo_zizo86
@Zizo_zizo86 5 жыл бұрын
Alxm mey tirahdo iyadaba qof jecel heshee allow isii qof ijecel🤲
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
Qof kujecel adiga neh jaceshahay dheh xabibti
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Ameen wll illahay haku sahlo
@suleeqocaluaxmes2734
@suleeqocaluaxmes2734 3 жыл бұрын
@@iqlaascali4665 8
@saedismail609
@saedismail609 5 жыл бұрын
Anigu wan ku guulaystay gabadhan iska jeclanay baraha bulshada. Mantana wxy i haysa curadayda Say mansha allh Noloshuna wan in gulaysata in guul. Daraysata
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Mashalah illahay haku barakeyo wll
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Nasib ayad ledahay
@riyaanabdikhadir5631
@riyaanabdikhadir5631 4 жыл бұрын
Masha allah
@riyaanabdikhadir5631
@riyaanabdikhadir5631 4 жыл бұрын
Masha allah
@laylaxasan4760
@laylaxasan4760 4 жыл бұрын
@@riyaanabdikhadir5631 asv
@AliAli-uw3ne
@AliAli-uw3ne 5 жыл бұрын
reer hargeisa we love you from Mogadishu gaar ahaan xafada towfiiq
@hanaaly8020
@hanaaly8020 5 жыл бұрын
Towfiiq miisaanka dhuxusha
@AliAli-uw3ne
@AliAli-uw3ne 5 жыл бұрын
Hana Aly towfiiq muqdisho stadium💗
@hanaaly8020
@hanaaly8020 5 жыл бұрын
Bari baan ku noolaa towfiiq habaryartey baana la noolaa suuqa
@qaaliluulahmed8909
@qaaliluulahmed8909 5 жыл бұрын
Ali ali rer towfiiq halkan xita way kula jogan wan ku salamaya
@AliAli-uw3ne
@AliAli-uw3ne 5 жыл бұрын
qaali luul ahmed wn ka qaaday abaayo I love towfiiq runtii iyo guud ahaan muqdisho lkn hada wadanka ma jogo
@inahhassan2032
@inahhassan2032 5 жыл бұрын
*First ahay maanta like saar dayax films*
@mustafeshariif6322
@mustafeshariif6322 5 жыл бұрын
Inaalilaah ale qalbiga haugamasaxo wiilka cadawadaa
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 5 жыл бұрын
*Ninka* ragga ahi sxp jab kasta uu maraa ogow inaanay *Gabadhi* ay ahaynuun hadafka inaloo abuuray balse ay tahay *Exam* / *imtixaan* alle *feedhehena* ka dhex abuuray .... *Guulayso* oo *Aflax* baan ku leeyahy sxp qaali 👋👋👋👋
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 4 жыл бұрын
Mahdsanid walaal qiimo badan
@shukriali8983
@shukriali8983 5 жыл бұрын
nasib dara ku dacde tas wayo qof saanku jecel lama helo guul walal qali❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mukhtaardirgax6794
@mukhtaardirgax6794 5 жыл бұрын
Gabdhihiina saan ayaad uqayaantaan wiilasha
@sacdiyaali430
@sacdiyaali430 4 жыл бұрын
wll calfa baa ka adegya ale haa ku dayo boqorda kale ee adah haisto
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Wlh benta mahan ameen wll
@qadancisman4791
@qadancisman4791 5 жыл бұрын
Wlahya waa dhiiba qof jeceshya oo saas sameeya allahy meel kle hakaa siiyo marwo raliya
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Aamen wllo
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Ameen wllo
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
😏😊🍁
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Facebooka ayan xallay ka arkay qisadaan ano wax baaraya wlh kaidb oo mashqulay aa wxn arkay ano gabi ahaanba Kabaxay Ila saake wan radinayay qisadaan Wariyaha codkisa lkn aqon ulahaa Kadib baan Dayax films kahellay Thank u sxb mcn Qisa jacayl Illahey amarkis aadban ujeclhy Inta isjecel ilahey haisku calfo 😭😭😭😭
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 4 жыл бұрын
Waa Qiso Dhab ah
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Ameen wllo
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Abdirahman Abdi abdirahmaan thank u madama feed back kbxise qoralkyga
@khadergeedi5312
@khadergeedi5312 4 жыл бұрын
Ilaahay iyo nabigiiza jacaylkooda unbn aaminzanahay anigu been ad izkugu zheekaysan bad barateene
@ahmedmohamedabdiabdi9982
@ahmedmohamedabdiabdi9982 5 жыл бұрын
Run ahaantii qisadaan kugu dhacday waa mid murugadeeda wadato bro iyo sida beenta laguu sheegay aniga xitaa mid lamida ah baa la igu sameeyay iska sabar brother wax ku hilmaamsiiyo hala kuu sahlo qoftaasi sidaas kugu sameysayna allaha beenta iyo qiyaanada ka madooweeyo waa gabdh somaliyed wax kama sheegi karaynee ♥️🇸🇴
@rahmaraaxo2611
@rahmaraaxo2611 5 жыл бұрын
Wan ka xumahey wllo aad ayad ugu mhdsntahey adi iyo dayax films sida fican eed qisada nugu so gudbiseen wayo wa qiso tusale u ah dhalinyarta👍👍👍
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Mahdsan tahay wlaalo
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Sax
@apdiqanihmedmoh5829
@apdiqanihmedmoh5829 5 жыл бұрын
Maasha allh hore u soco wll qali and pahwayn tah dayax media
@abdihakeembeerlibaax8061
@abdihakeembeerlibaax8061 5 жыл бұрын
Nin hadalka isku toostoosin karaa oo aftahan ah
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks sxb qaali Noolow walaalo
@sagalb9780
@sagalb9780 5 жыл бұрын
@@abdirahmanabdi6250 wllo dadka lama aamino wa bilaadne way ku dhibayaan allh qalbiga ha kuu qaboojiyo
@aminamohamuud1182
@aminamohamuud1182 3 жыл бұрын
Axax ax
@mulkinuura8120
@mulkinuura8120 5 жыл бұрын
Wlhi jcylka dhibkisa waankula so arkay Wll Abdirahman 😭marki igu horasy ee aan xidhidh sameyo wxn ku daremay jcyl badan lkn i nqoqoty qisada noloshayda Illahy wxn ka baryaya jcylka guurka ka dib inu nolosha igu gaba gabeyo
@filsanqalbidhaya7021
@filsanqalbidhaya7021 4 жыл бұрын
Wlh..I icy load bible saw ask u las park at all. Abdirahmanm😭
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Ameen wll
@farxaanaxmed4919
@farxaanaxmed4919 4 жыл бұрын
Ilahay hakuu rumeeeyo ducadada dhibka jacaylka lawada arag
@faadumoaadan8302
@faadumoaadan8302 5 жыл бұрын
Wlhi Waa Murgay Laa ilaaha i Lalaah 😭. Qofka Saaas Looma galo wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭. wlhi di Xad dhaafaaaa ugu Farxay Noloshoosa kale Oo cusub Uu rabi u rumeeyay oo uu Helay Adi iyo gabadhaaaa rajadaada kuu rumeysan walaal Guuuuuuul iyo Nolol farxadleh Ayaa Idiin rajeynayaa in Aad ku wada Noolaataan Aduun iyo AaQiraba Inshallaah ALow Aamiin yaa Allaah 🙏🤲🤲🤲🤲🤲
@somdhise
@somdhise 5 жыл бұрын
DᴀYᴀx Fɪʟᴍs ᴄʜᴀɴᴇʟᴋᴀ ᴋᴀʟɪʏᴀ ᴇᴇɴ ʏᴏᴜᴛᴜʙᴇᴋᴀ ᴜ Gᴀʟᴏ👍
@sahroibrahim7882
@sahroibrahim7882 4 жыл бұрын
asc
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
ilaaheey mid reer hargeso saan ijeclto ha isahlo 🤣🤣😂
@mumtazamiira710
@mumtazamiira710 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@aragsanapdi7427
@aragsanapdi7427 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@hagahaofficial9868
@hagahaofficial9868 3 жыл бұрын
Diyaar mathy 😁😂☝️❤
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 жыл бұрын
kkkkkk aamiin
@rasmicaddeey4251
@rasmicaddeey4251 5 жыл бұрын
Abdirahman walaalkayow horto dunida waa cashar socdo oo wixii kugu dhacay aad baan ku damqaday lkn waxaan aad ugu farxay hadda inaad heysato marwo qaaliya ilaahey haysku kiin daayo ubad kheyr qabana kala hela Abdirahman waa geesi nin rageed soomaaliyeed cod kara intaasna waa talent ilaahey ku siiyay noolow noloshuna kuma xumeyso abid salaan qaaliya🖐💛💜
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Noolow walaashay qaaliga ah waan kaa qaaday salaantaas
@mohamoudahmed768
@mohamoudahmed768 4 жыл бұрын
Abdirahman Abdi nin dhisan waleee Dhan walpa Keep going my dear
@mahdicismaan4612
@mahdicismaan4612 3 жыл бұрын
Ttt
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 5 жыл бұрын
Mnsha aalh wakhti adag karib cabdirxmn wxaan urajynayaa guul noloshiisa cusub . Mahadsanid Dayax films aadanban ujeclhy qisoyinka caynknookle ah
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks wllo
@drsanabyassein6009
@drsanabyassein6009 Жыл бұрын
Guurku waa calaf jacaylkana calafka iyo qoraalka rabi baa ka weyn Qalbi kasta oo la dhaawacay taa ha ogaado in calafkiisii meel u yaal Alle ha ku garab galo wllo
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 5 жыл бұрын
mncha Allah Ilahay ha isku kiin Barakeeyo ❤️❤️❤️❤️😍😍
@beautiful8698
@beautiful8698 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣👉
@yaxayeshucayb8407
@yaxayeshucayb8407 5 жыл бұрын
maxa laysku barakeynayaa
@bushraqurux6173
@bushraqurux6173 3 жыл бұрын
aetycrhj
@hapaneshaydo9
@hapaneshaydo9 3 жыл бұрын
Ilaaahay mid reer hargyesa oo Saan i jeclaaata alle hay SahLo🙏😁
@amacabdixakiin6248
@amacabdixakiin6248 3 жыл бұрын
Dayax films hore usocda😍😄🤩😀
@Layla6793
@Layla6793 5 жыл бұрын
Ma Sha Allah. Waa Wiil Ilaahay ku maneystey maska iyo garaad. Ilaahay waxaan uga baryayaa Abdi/Rahman in uu Walalo ku siiyo nolol aad ku ilowda dhib wal ood soo martey. Waxaad kalood ogaataa jacaylku in uu yahay deeq Ilaahay bixiyo. Qof waliba nasiib uma helo in uu jacayl dhab ahi soo maro. Waxaana laga dhaxlaa Waayo aragnimo iyo wax aad bari ka maalin uga sheekayso. Waxaad i xusuusisey jacayl kaygii waayo waayo iyo Hargeisa dii hore.
@ayaancali4482
@ayaancali4482 4 жыл бұрын
Jacayloow maxaad dhib keentay😭😭😭😭
@ugaasyahye9349
@ugaasyahye9349 3 жыл бұрын
Maxad dadka kala dhantashay 😥😥😥
@dumarkiiguulaystay2176
@dumarkiiguulaystay2176 4 жыл бұрын
Abdirahmaan Inan Dhisan Mansha allaaah Walaaal qaalli Waad heli Qof Nasbi bax ah idam alle.
@libaanahmed9651
@libaanahmed9651 5 жыл бұрын
Sorry alalha kuu boog dhayo🙏 Cashir baan baranay dhabtii kas oo ah in aad qofka ka filato wax walbo naftaadana aad raacin....Aaaheey
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Wlh ben mahan wll dunida sidas iskaa ah
@araagsanahmed4037
@araagsanahmed4037 5 жыл бұрын
Congratulations Dayax films
@xaliimoxurmo7277
@xaliimoxurmo7277 5 жыл бұрын
Ma.a wa qiso jcl oo xanun bdn lkn sida uu noshegay bdl wngsn buu helay wyo qofkasta oo la xumeyey waxa jira qof ka mayri dona wna rajo kasta oo la xumeyey ku nalodo oo uu rajeyo ma.a wlky waxanu lenahy ilahy isku kiin dayo adiga iyo boqorda ad iscalmaten kana meyrtay wixi ku somaray👏
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Waad mahdsan tahay walaal Noolow noolow in badan
@xamsebile4833
@xamsebile4833 4 жыл бұрын
Kkk kulahaa waan rumaystey waayo waxaa iqasbaayey quruxda korkeeda saaaran qurux maa lausku aaminaa😁
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@aminadahir5905
@aminadahir5905 4 жыл бұрын
laga usabaa in uusan hadimo kaba fileen
@Oofwareen
@Oofwareen 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@engsihaamsaeed8089
@engsihaamsaeed8089 5 жыл бұрын
Cabdiraxman cabdi maxamed waan lasocday jeclaay samiira iyo cabdiraxman wanan jecla inay lamane noqdan habo cabadiraman guul insh allah
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks habo qaali
@mohamed88466
@mohamed88466 5 жыл бұрын
Abdirahman Abdi magaaladu tee bay ahayd hajji
@shukrisaid3708
@shukrisaid3708 4 жыл бұрын
#@@abdirahmanabdi6250 Sorry Abadirahman Halyay Ayaad Tahay Wiil Fadiid Ah OO Quruxbdan Ayaad Tahay Horay U Soco Mashaa Allaha
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 4 жыл бұрын
@@shukrisaid3708 thanks wllo
@ubahomar2546
@ubahomar2546 5 жыл бұрын
Jacayl igadaa ciyaarta😭😭
@mukhtaardirgax6794
@mukhtaardirgax6794 5 жыл бұрын
Hhhh jcyl saan lee waa
@qaalidumar6398
@qaalidumar6398 5 жыл бұрын
Jcl nagadaa ciyaarta🤣🤣😄😭
@hamdamohmoud5649
@hamdamohmoud5649 5 жыл бұрын
Jacaylow mxd dhib keenty 😭jacayl iga daa ciyaarta sorry wllhi 1😭😭
@ayaanbare2753
@ayaanbare2753 4 жыл бұрын
Malinta
@habonmohamed2055
@habonmohamed2055 3 жыл бұрын
Naage waa Mas
@khatrahaji7351
@khatrahaji7351 4 жыл бұрын
Wa qiso aad u xanuun badan alle ha ku siiyo badal khayr qaba wllo
@ayaandhalabwaan502
@ayaandhalabwaan502 5 жыл бұрын
Wlhi waa qiso xnn ah lkn daxayoow hadaad aniga I waraysan lahayd waad yaabi lahayd lkn nasiib wng s.land ma joogo
@mohamedAhmed-mq8zt
@mohamedAhmed-mq8zt 5 жыл бұрын
dhiga aaan ka qade maxa ka ku helay
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
@@mohamedAhmed-mq8zt 😂😂😂😂😂😂😂waa iga qoslisay wlhi dhiiga noogu qaad aboowe gabadha
@mohamedAhmed-mq8zt
@mohamedAhmed-mq8zt 5 жыл бұрын
@@asmaabuukar1705 sow maha hh igu hale lftadu hadad u bahantahay waa diyar
@ayaandhalabwaan502
@ayaandhalabwaan502 5 жыл бұрын
@AL Fanaan Anshax Arts mahadsanid wll aamiin
@ayaanbare2753
@ayaanbare2753 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bushronuur5064
@bushronuur5064 5 жыл бұрын
Jacayl jacayl jacaly 😭
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 5 жыл бұрын
Hhhhhh jeceyl miyaa kuhelay
@muunaali95
@muunaali95 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 al Hayshegen wll pilz
@مصطفىالجمعالي
@مصطفىالجمعالي 5 жыл бұрын
hargeysa waa gurigii jaceylka dumaroo raga haloo naxariiso hadaadan jecleyn been ha u sheegin
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Wll dumarka ayaka Qiyano badan
@shamsomohamed2946
@shamsomohamed2946 5 жыл бұрын
Mashallah allah ayaa mahaad leh waxa jira waxa Aad Adiga Aad u jecshay Aaad allah In baadan Aad ka baryeeso balse aan lagu siine waayo waxaas allah ayaa ogna In ee ku fiiceene allah ayaa ku siinayo waxaas wax ka fiican walaalkey allah ayaa kugu badalaay qofkii dhawaca ku geesta qof ka fiican allah waxan ka baryaayah in u ku siiyo gabar wangsan ku aduunka iyo aqiro Aad farxaad Aad ku wartan Ameen yaa allah
@bilanabdi8008
@bilanabdi8008 5 жыл бұрын
Wixii hore kasoo qad adigoo kufay badhankan iska tiray wallo nolosha cusub soo dhawee guul iyo gobanimi wallo horay usoco wallo ♥️♥️♥️♥️❤❤ kuwii isku wara ilhy ha niga dhigo 🤲🤲
@shamsadahir7495
@shamsadahir7495 5 жыл бұрын
Allah maxaa dadka daacada Ah loo qiyaama 😢😢😢😢😢😢😢😢
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Ma aaragtay wll
@najmamohamed4262
@najmamohamed4262 4 жыл бұрын
Wa imtixam
@azmarahmed7013
@azmarahmed7013 5 жыл бұрын
DayaX filims WaleH wan ini Wata
@nimcodafle5718
@nimcodafle5718 3 жыл бұрын
Ax ax
@abdekariimahmed3026
@abdekariimahmed3026 5 жыл бұрын
Waaaar wajigaaga Gubteee wx micno leh noo soo gudbi veod call ayaa kula fiican mlaaa
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 5 жыл бұрын
JaceyLow idaa.... Sadex Maado igu daaa Dumarkii Xishoon Jirey Raggu Dadab Lagali Jirey DuunYana Kabixin Jirey Lawaa Da'ada Haatan Joogtana Dookheygu Kama HeLin Igu Daa JaceyLow....🙏❤
@edna_ah3567
@edna_ah3567 3 жыл бұрын
Maisku qabsanaa😅😅
@ramadancabdilaahicali8691
@ramadancabdilaahicali8691 5 жыл бұрын
Maashaa allah taaz adoo hayzta haba xazuuzan naagtii ku xumayzay
@mounakaapah598
@mounakaapah598 4 жыл бұрын
Qizo muruGtedaH xamparzan Paad lanawdaGtaY wllkeY JacaYl waraH kurajYnaH🙏
@sir-jamatube
@sir-jamatube 5 жыл бұрын
Cabdiraxman Cilmi Xirsi, wariye aan codkiisa ku bartay Bulsho Tv, sxb noo soo badi qisooyinkan.
@hodanahmed8875
@hodanahmed8875 5 жыл бұрын
Wllo imanka lanbarkisa ila wadaag
@sir-jamatube
@sir-jamatube 5 жыл бұрын
Wll waan ka xumahay, mahayo numberkiisa.
@misshijab6010
@misshijab6010 5 жыл бұрын
Dhip dambeH Alle kuma tuso bro IyaduNa Nasiipkeedy leeDahy
@mukhtaarosman783
@mukhtaarosman783 5 жыл бұрын
Nacasnimo ayay kugu tahy bro aniguba wan arkay jaceylka dhibtiisa lkn waa inaad xakamayn karto emotionkaga ha caban
@raxmamax7174
@raxmamax7174 3 жыл бұрын
Ha werwerin wllkey nabsigu inuu dadka kadaba yimaado baaney ogeyn malahee adna ilaahey badal khayr qaba haku siiyo
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 5 жыл бұрын
*Allayahow* maxd jacaylka qalbiyadayda ugu *imtixaamtay* Gabadh yaroo dhaldhalaalka dunida u tahay *janno* ... *Allow* xuural caynta janada maruun riyo nagu tus si aanu Uga maarano kuwan aad nagu *imtixaamtay* 😢😢😢
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
Adinkaba waad na imtaxaantaan walaalkey. 😰😰😰😰😰😰😰
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 5 жыл бұрын
@@asmaabuukar1705 maxad dhabarka naga jabisaan Kolkaaad naga dareentaa *jacaylka* 😭😭
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 5 жыл бұрын
@@aamiinmukhtaar3681 adinkaba maxaad noo furtaan markaan darbi dhaxanta celiyo idiin noqonno .walaalo la isma dhaamo wlhi
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 5 жыл бұрын
@@asmaabuukar1705 Maya wllo qaali arinkaasi waa gaf Marnaba nin caqli lihi sidaa ma samayn karro .... Anigu ka shakhsi ahaanba ma samayn mana samayn doono Lkn muhiimadu waa in la isla *fahmo* *caashaqa* bilawgiisa 😘😍😍
@xadayeduzayewalalki8355
@xadayeduzayewalalki8355 4 жыл бұрын
Waar Adaa ciyaaL jeclady nooca schoolka dhigta wa ku dafad zxp naag 23 ila 25 AH ba jacyL wx ka tqaana Adna iLaHy nabar xaqdaro Hkaga Dhigo✋🙏
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Wlh been mahan waa ciyal
@mohamedeidbuux2969
@mohamedeidbuux2969 4 жыл бұрын
Caruur weeƴe aan jacaƴl aqoon
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
WAAR BAL JOOG JOOG KUSOO BIIR KANAALKAYGA 😅😅😅😅 XAASIDNIMADA ISKA DAAYOO
@apdikadirmaxamed4326
@apdikadirmaxamed4326 5 жыл бұрын
Wan kusoo biiray zhp eyan hore
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 жыл бұрын
ManshallaH tabarakallaah habka aad usoo gudbinayso qisada wan ka helay qaab toosan oo bilaa turxaan ah bad noogu soo gudbisay wllo Wan ka xumay in qalbigaaga lagu ciyaaro lk hadda Alxamdulilaah dumashiyo qurux wan soo dhawaynaynaa waanan ku faraxsanay inaad dhawaan nolol wada qaadan doontaan inshallah Adigu samiiray samankan aan ku noolnay waad heli sadkaaagii oo ku silciyana kuma odhan karee
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks walaalo waan jecelays tahay inaan bulshayda la wadaago xaqiiqda
@najahmohamed4778
@najahmohamed4778 5 жыл бұрын
@@abdirahmanabdi6250 hambalyo wllky runtii isku xanuun baynu nahay labadeenu waanan dareemi karaa xanuunka kuso gaadhay Qoftas ku ilawsiisay dhibkii kuso marayna rabi haysukiin daaayo ❤🙏
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 4 жыл бұрын
HaDaan JacaYLow kU Doono Hadaan DawYada isTaaGo AniGa iDiL oo iDuufso ! ✨😳
@meymuhudiinchannel9872
@meymuhudiinchannel9872 5 жыл бұрын
taas wa xanu wllqaaliga ah taas wax ka adag in ad jewiga bedalato bedel qer qabo allaha ku siyo wllqaaliga ah inshallah farxad iyo reren ayaan ku rejena inshallah wllqaaliga ah
@shukriaaden654
@shukriaaden654 5 жыл бұрын
Wakaxumayey waxakudhac wallaken Somaliyeed waxandhihilaha walaal horey usoco
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks wllo
@8yearsago649
@8yearsago649 5 жыл бұрын
Reer. Waqooyiga. Waa. Sapanishka. Somalida. Xaga. Love ka
@ikraanmuuseahmed8051
@ikraanmuuseahmed8051 4 жыл бұрын
Alle ha ku daayo wll nolosha qof jacayl soo maray ayaa dareemi kara wllhi waa xanuun jacaylku
@saidhamse1484
@saidhamse1484 5 жыл бұрын
waaw c/raxmaan waa been waa waxuu soo sameeyay waayo waxa uu ku noolyahay new hargysa hhhhh wiil shidan
@cabdimajiidabokorxussen5783
@cabdimajiidabokorxussen5783 5 жыл бұрын
Dayax films waad shaqaynaysaan qiso cajiiba
@Hanad75
@Hanad75 5 жыл бұрын
Ax ya allah qisadan mid u eg baigudhacday
@maxamedcabdirashiid7070
@maxamedcabdirashiid7070 5 жыл бұрын
War nagada mahe
@maxamedcabdirashiid7070
@maxamedcabdirashiid7070 5 жыл бұрын
😉😉😉
@zubairabdiaziz7136
@zubairabdiaziz7136 5 жыл бұрын
Amaa adi tahay samiiro😹😹😸
@ayushabdirahmam7542
@ayushabdirahmam7542 4 жыл бұрын
@@zubairabdiaziz7136 🤣😂hhhh
@ayaanbare2753
@ayaanbare2753 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤☝️☝️☝️🎀
@nimodahir8778
@nimodahir8778 3 жыл бұрын
Asc waligaa dhexdhexaad ahaw si aan markale dhaawac ku gaadhin Allaah ku xidhnaw
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 жыл бұрын
Ax ax ax ax ax ax wallhi wankaa naxy wallo illhay waxn ku baryay in illhay khayr hakug badclo
@nimcodiamond1496
@nimcodiamond1496 5 жыл бұрын
Maansha alaaah nolosha aad had kujirto aad ayaan ugu faraxay wixii kugu dhacan aad ayaan ug xumaady runtii xaasakag ilaahy ha kuu daayo
@hodanahmedsofe7756
@hodanahmedsofe7756 5 жыл бұрын
Maashaa allah qofka wanagsan allah baa ugargaara
@shadiabashiir7498
@shadiabashiir7498 4 жыл бұрын
Ax ax Walla insha'Allah mid khar gabta aa yaa halidoontaa wallayo markasta ilahay talsaro uu duceeso CID ilahay aheen kom naxariisanayo insha'Allah 🤲🤲🤲👍♥️💯
@luulxaaji7661
@luulxaaji7661 5 жыл бұрын
Samiirkada ku heeshy iyo qalbi wngaga horey usooco wll
@zahradawo5885
@zahradawo5885 5 жыл бұрын
sorry wllkay
@bushronuur5064
@bushronuur5064 5 жыл бұрын
Inshaa llh wall nolashu kuma xumayso kokay inuu intaad shekada waday waan ooynaayay kaliya waxaa ku fahmikara qof jacayl lagu khiyaamay sidaydoo kale
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Walaalo noloshu waa samir
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Haa wll anigawo iliinteyda wey socda qalbigana wuu iguwanaya
@aragsanapdi7427
@aragsanapdi7427 3 жыл бұрын
Ax wa qiiso xunun leh
@saktaproduction2025
@saktaproduction2025 5 жыл бұрын
Walhi waa qiiro waana run arinkaasi craxman waa nin rageed ficil leh go forward pro
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks bro
@saktaproduction2025
@saktaproduction2025 5 жыл бұрын
@@abdirahmanabdi6250 me too zxb
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 жыл бұрын
Cabdiraxman waa daremayaa arinkA ku qabsaday waan soo maray weliba ciilka markaad hadlayso waxan daremayaa hadalkaga aad moodo Inay qarqariyo ku hayso kaana soo baxay hadalaka diqi kugu yahay lakiin waxa tahay Nin dhaqajiyey naftisana soo qanciyey ka dibna ga.aan qatay haba adkaade amaan baad iga mudan tahay tii ku hesaha Nin dacad ah oo wax grad ah Bay gacanta ku dhigtay ogow wixii ku Helay waxay ahayeen mid yar oo iska ciyaraysa shukaansi barad ah ma ahayn mid bisil hore u soco nolol wanagsan baan kuu baryayaa somali dhamaan waxan ka codsanayaa haloo duceyo wiilka yar
@umuanas6418
@umuanas6418 5 жыл бұрын
Waligey hal wili ka barta fecebok waxan is naqan 5 sano xariir jecel naag dhaheya inta no dhiman allah isku ikeen simo wan jecelahay
@kaabafaraah6175
@kaabafaraah6175 5 жыл бұрын
Wll allah qalbiga haka ga reebo mid khyr qabtana allah hakugu badalo guuuul kuuuu rajaynayaaa wll
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Mahdsanid wllo
@hamdamohamed8597
@hamdamohamed8597 5 жыл бұрын
Axxxxxxx mxaaa ka xun qofka biliadanka inuu helo jecel dhab ah ♥️♥️💯
@dalmaryare4111
@dalmaryare4111 4 жыл бұрын
Qofka dacada ah jaceyl nasib uma lahan
@filsanmaxamed7080
@filsanmaxamed7080 4 жыл бұрын
Alle ha isukiin daayo aboowe adi iyo boqoradada aakhirana janada rabi kukulma
@thebulshaawifilms
@thebulshaawifilms 3 жыл бұрын
haduu jaceyl kugu dhacay alle hakuu sahlo♥️♥️♥️
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 5 жыл бұрын
Inshalah wllo Ilahy haysku kiin daayo adiyo indho deeqdaada guul baan idiin rajaynaa waana ka xumahay sida laguu qayaamay lakin nabsi bax ayuu alle kusiiyey. Cabdirxman xirsiyow wn soo dhawaynayaa barnaamijka cusub qiso iyo qiiro waana kugu tagersanahy wllky keep going.
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks walaalo qaali waad mahdsan tahay
@zukhraapdi9946
@zukhraapdi9946 4 жыл бұрын
Dhib badanaa jacaylku Wllhi waan iska ilaasha dhibtada jaceel weli cid lama samayn Mashalh
@hamdamohmoud
@hamdamohmoud 5 жыл бұрын
Allh haku sharfo wll c axmaan cabdi waa nin rageed allh hamigaga haku rumeeyo waa wiil isago inani saa uxumaysay hadana hablaha tagera inantasi hanoqoto tii hamigaga kuruman lahayd kugu fanaa wll anigoon aqoon kulahayn hadana muqaga iyo magacaga mahane hadana wllkay hooyaday dhashay ayaad itahay kadamqaday aringaga wanan oo yay 😭😭lkn markad tidhi wan kabogsaday waan kufarxay wll hore usoco👍guul iyo gobanimo waarta insha allh
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 4 жыл бұрын
Mahdsanid walaal qiimo badan
@nuuracaafimadkanolosha2578
@nuuracaafimadkanolosha2578 5 жыл бұрын
Inta samira jaceylike i saara
@asmaahmed642
@asmaahmed642 5 жыл бұрын
لاتتغير بقلب احدهم قل الحقيقة وستجد من يختارك لكونك انت👉 walliga ha ku fikirin ben ina qof kuso jidato ama se is tidha isku jeclysi ☺dhaman Azxpta wa idin salamay 🤗
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Xaqiiq weeyaan
@hanaaly8020
@hanaaly8020 5 жыл бұрын
ماله داعي تكتبي العربي عشان حنا الصومال وبعدين تعرفي تكتبي الصومالي
@asmaahmed642
@asmaahmed642 5 жыл бұрын
@@hanaaly8020 ياحب الله يخليك لاتحكي هاكدا والله مو عجبني اوكي ☺
@hanaaly8020
@hanaaly8020 5 жыл бұрын
اسماء احمد حياتي 💖ايش الي مو عاجبكي يختي عموما خليك باللغتك افضلك
@asmaahmed642
@asmaahmed642 5 жыл бұрын
@@hanaaly8020 😅 ياروحي لي اني عايشه بلد عربي لكن بحب لغتي كتيررر لكن كلامك كله مسخره هههههه بمزح معك ربي يسعدك شكرا كتييير يا عيوني 💋
@faraxmaxamedcilmi9138
@faraxmaxamedcilmi9138 2 жыл бұрын
Aniga ay wll kadaran oo haben iyo maliba an joogin oo an hadhsan walhi waa xanun marka an lagu hay darenka qalpiga ay mar walpa ka murugoda hada waxan daremay inan adunka is sarnakari 😭😭😭😭
@anaji8109
@anaji8109 5 жыл бұрын
WllHi wxn Idhaah zhp Wan garanwaayay Candirahman zhp naagTasna ka zamir bOqoradaadana ILaasho bes Nolozhu wa inTaase alle Haku barakeeyo
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Waa balan sxb qli
@Janno190
@Janno190 5 жыл бұрын
Cabdiraxmaan waxad ogaataa nolosha ayaa iska upside down Boqorada was heshay illahay haysu kicin daayo aamiin
@nuursamad7634
@nuursamad7634 4 жыл бұрын
Wllo allh kuu dhib yareeyo waa xanuun bdnthy lkn🤔🤔Wiilkaan sheikh dirir u cod ekaaa
@abdimahamuud1525
@abdimahamuud1525 5 жыл бұрын
Sxb qisdan anigey igu dhactay dumar fb amiin mahan wa qayaano badan yihin sxb mit ka qeyr bdn alla ku sahlo
@zultanphotography9737
@zultanphotography9737 5 жыл бұрын
Alleh ka magan Galey jcl 😉😉😉
@fadxasharaf3073
@fadxasharaf3073 5 жыл бұрын
Waanka xumahey wllky hadad fariintydaa aragtid wxn ku odhan laha hore usoco wll
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks walaalo waan arkay fariintaada
@ayanabdullahi3932
@ayanabdullahi3932 5 жыл бұрын
Ax jecely aan lagula wadin xanuun badanaa wllo qali nasiib wcn mid khayr qabta alleh hakuugu badalo
@hamdialinur7410
@hamdialinur7410 3 жыл бұрын
Wlhi wey dhacda aniga hada waxan jeclhy wiil jira sod afrika asaga wuu ijecel yahy ilhy waxan kabryaa inuu iska kaan tuso ooo nolosha aan kumidowna wll isoo duceeya pls
@Xayaatiqurux9
@Xayaatiqurux9 5 жыл бұрын
Waa tuug dumarku waligaa ha aamini hana dhihin wan ku jecelahay guurka hor waa digniin 🛑🚫🚷
@Xayaatiqurux9
@Xayaatiqurux9 5 жыл бұрын
Sorry bro 😔
@NadiaFarah-oq7sb
@NadiaFarah-oq7sb 5 жыл бұрын
Abbas Osmam ragaba wax la amino malahan ee dumarka ha ugafin walaal
@Xayaatiqurux9
@Xayaatiqurux9 5 жыл бұрын
@@NadiaFarah-oq7sb wey jiran raga wll Kan qaar kaloo badan ayaa laga baxay jaceyl
@afnansaed3046
@afnansaed3046 5 жыл бұрын
Waa qiso murygale😭 lkn waxa kahelay kalsonidaad hore usoco walakay
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks walaalo Noolow
@abdirahmanabdi6250
@abdirahmanabdi6250 5 жыл бұрын
Thanks wllo
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 5 жыл бұрын
Kelia wxa ku daremya ruux marxaladas oo lake so mary Wllo wn danqaday e samir alle aya wax ka wanagsan kugu bedeliye mhdsnd
Hargeysa Inta Uu Ugu Yeedhay Ayuu Naag Kale Guursaday Qiso Jacayl
16:34
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Qiso Jacayl oo Murugo Badan Cadar Ninkeeda  Part 1
22:18
RIIRAASH
Рет қаралды 1,3 М.
QISO JACEYL OO  AAD UXANUUN BADAN
22:41
QADAR SHARIF
Рет қаралды 23 М.
ARIN UGUB AH OO KU DHACDAY WIIL SOMALIYEED OO KAADI CABAY...
21:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 89 М.
Qurrbaha iyo Gabdho kala kulmay Qisooyin Cajiib ah VIDEO
25:35
JACAYL DARTI CISBITAL UGALAY QOF DARTI KENYA UTIMID QIYANAY
18:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 266 М.
QISO IYO JACEEL  MAAHIR IY
46:11
QADAR SHARIF
Рет қаралды 90 М.
BARNAAMIJ GAAR AH OO KA HADLAAYA DHIBAATADA TAHRIIBKA
33:24
Somali cable
Рет қаралды 33 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17