Qiso Naxadin Badan Nolashii Hore & Maanta Macalin Xiito

  Рет қаралды 40,354

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

Күн бұрын

Пікірлер: 39
@moneybank5400
@moneybank5400 8 жыл бұрын
Subxanallah Alxamdulilah Allahu Akbar,Walal inshallah muraad kaaga iyo muraad ka Muslim kaaba Allah sahloo,Mashallah
@theallahsslave8011
@theallahsslave8011 8 жыл бұрын
ilaah baa jiroo jaliil ah ee xaqa ha na tuso dhammaanteen.Dalkana hanoo dajiyo Aakhiro iyo dhibkeedana xusteeda allaha inagu beero
@cabdibasidhayusufcade6077
@cabdibasidhayusufcade6077 8 жыл бұрын
q
@dahirhusseinabdirahman907
@dahirhusseinabdirahman907 8 жыл бұрын
subxanallah. waa qiso cibri qaadasho mudan. walal.macalin xiito muraadkada oo khayr ah allaha kuu sahlo. Allah ayaa mahad usugnaatay ina siiyay waxyaabo badan oo qofkasta uusan heysan.
@abdulaahimohamuudali3793
@abdulaahimohamuudali3793 Жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد اللهم انت شا في إنشاء الله
@galertv7813
@galertv7813 8 жыл бұрын
Alaha caafiyo walaalhi dareemaha oo dhan wey I istaageen yaa alaaah islaamka qalbigeena ku weyney
@tahliilafrax4361
@tahliilafrax4361 6 жыл бұрын
اسئال الله ععطيم رب عرش عطيم ان يشفيك واعظيك ما تريد ان كان خير لك Dear teacher i wish you right life
@timasaga7488
@timasaga7488 7 жыл бұрын
Ilahayow cafimad sii yaa rabi 🙏🏾🙏🏾
@munaabuukar5497
@munaabuukar5497 8 жыл бұрын
ilaahey caafimad buuxo haku siiyo muraadkaaga neh ilaahey haku sahlo alx allaah mahad dhan leh
@filsanumuamiir3611
@filsanumuamiir3611 7 жыл бұрын
allahu akbar allahu akbar ilhy ha ku cafiyo wlhi wan murugoday ya allah anaka nagu anfac
@abdishakurahmed792
@abdishakurahmed792 8 жыл бұрын
alle hakuu aqbalo shaqsi kastoo dhagaystay waxaan aminsanahay inuu si niyada alle kuugu baryay waadna heli iinshaa allaah wixii qayr kuugu jiro waxaanse ku faraxsanahay in alle kuu nimceeyay xigmadaa , aad dhaxashay baa qayr uu alle kula donay ah alle hakuu ziyaadiyo hana kugu oofsado hana kugu soo saro niyad wanaga iinshaa allaah.
@maxamedcrizaqmaxamedjiile4858
@maxamedcrizaqmaxamedjiile4858 8 жыл бұрын
aaamiiiin yaarabi allow adoon kadaa caafi kheyr farabadan sii yaa rabi
@alisheikhmohamed2673
@alisheikhmohamed2673 8 жыл бұрын
maxamed crizaq maxamed Jiile
@zahratarante9156
@zahratarante9156 8 жыл бұрын
Subhanallah yaaa allah amurahada allah ha ku sahlo anagane kuwii ku cimro qaato allah ha inaga dhigo
@afraxdaldhis8577
@afraxdaldhis8577 8 жыл бұрын
Macalin Xiito waad mahadsantahay ilaaheyna waxaan kaaga baryayaa in uu araga kuso celiyo caafimaad taam ahna allah kusiiyo, sharcigana allaha kaaga so qaado kuwa xujada adag kuhordhigay allaha kuxafido.
@abdullahiayoubdaha296
@abdullahiayoubdaha296 7 жыл бұрын
Waxaa jira in Aad qarso waxii laga fiicnay ee kusoo maray waayo Allah kaliya ayaa kula og Waxaan macquul Ah in Allah ku cafiye
@Zurich527
@Zurich527 2 ай бұрын
Inuu qariyo ma fiicno inuu sheego waxey Dan ugu jirtaa kuwa isagoo kale oo wali wax fahan saneen
@abukarsiad1853
@abukarsiad1853 8 жыл бұрын
masha'allaah waa qiso cajiib ah oo ina taabaneeysa ilaahoow kuwo cibro qaato naga yeel jaza'ka'llaah akhii adne allaha ku caafiyo Aamiin yaa rabi
@fatimahersi8535
@fatimahersi8535 8 жыл бұрын
allaah ha ku caafiyo nuurkaagan ha kuu soo ceiyo aamiin
@Burcawi24
@Burcawi24 8 жыл бұрын
Alle ha u soo cesho nuurkiisa
@YudaKanafi
@YudaKanafi 8 жыл бұрын
allah ayaa wayn oo karaamo badan oo nasteexo badan ilaahow caafi adoon kaga Yaa raabi
@tusmoqaali1086
@tusmoqaali1086 8 жыл бұрын
inshaa allaah ilaahay hakuugu caafiyo toobadaadaa caafimaad wal8ba dag dag ah
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
ilaahay baan danbi dhaaf weydiisanayaa
@123mohamedh
@123mohamedh 8 жыл бұрын
ilaahey cafimaad ha ku seeyo was imtixaan
@theallahsslave8011
@theallahsslave8011 8 жыл бұрын
Adigana ilaaheey haku caafiyo
@yasinguure3238
@yasinguure3238 8 жыл бұрын
Macalin xiito quraan halagusaaro
@huddayousuf368
@huddayousuf368 6 жыл бұрын
That's the really MAN 👏👏👍🙌
@Gesey100
@Gesey100 8 жыл бұрын
masha allah allaha wadada toosan hanagu hanuuniyo
@huddayousuf368
@huddayousuf368 6 жыл бұрын
ILHOW CAAFI ADAA WAYNE😓😓
@theallahsslave8011
@theallahsslave8011 8 жыл бұрын
wan kula murugooday wllhi ilaah waxan ka baryaa inuu kurbada kaa faydo oo caafimad waasac ah ku siiyo.
@ugaasmohamed94
@ugaasmohamed94 8 жыл бұрын
Allahu Akbar
@umimaxamedisraa4249
@umimaxamedisraa4249 8 жыл бұрын
suvxaanallah
@luljiisow2595
@luljiisow2595 8 жыл бұрын
masha Allah tabarakallah Allaha ku siiyo cafimad 😊
@halimawe6920
@halimawe6920 8 жыл бұрын
Allah kari,m
@burhanahmed6526
@burhanahmed6526 8 жыл бұрын
Man take this depressing man out of here. So depressing.
@user-ou6jn9ht5f
@user-ou6jn9ht5f 8 жыл бұрын
Brother contemplate..don't judge..just contemplate and say "Alhamdu Lillah" he is sharing his story for the same reason/mentality your comments show. He might have said the exact same thing you saying and now he is on the other side of the fence but he is very lucky cus he is able to talk about it and warn us about it. May Allah swt direct us to the right path, secure the towhid on our tongue. Indeed, Allah will not change the condition of a people until they change what is in themselves.” [Qur’an, 13:11]
@burhanahmed6526
@burhanahmed6526 8 жыл бұрын
Does he have diabetes?
@munaesmail5387
@munaesmail5387 8 жыл бұрын
very painful
@burhanahmed6526
@burhanahmed6526 8 жыл бұрын
It sounds like he has uncontrolled diabetes.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 113 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,7 МЛН
ISMAIL O GEELE   JABUUTI MAXAA KALA HAYSTA
1:01:37
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 47 М.
Dhaqtar somaliyed dunida ka yaabsaday Qiso cajiib ah~Sh mustafe
15:13
Qiso Media Channel
Рет қаралды 2,5 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 230 М.
40 QISOOYIN OO CAJIIB AH (XUL-2022/2023) SHEIKH XUSSEIN CALI JABUUTI
2:43:38
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 902 М.