saxiiboow dhib maqabtid, Nalinyarada waxbartayna ee gurigaaga joogana haddii ay is meelmarin waayeen wax barashadooda waa qasaaro markaan ayagaa lagarabay in ay layimaadaan fikrad ay ku meelmaraan, Waa xaaraan haddaad awoodaada shaqo ugu raadiso. Ku kaliitaa jiree oon xildhibaan lahayn aa jiree hoos u fiiri
@maryanruunshnuur.4516Ай бұрын
Xilldhibaanoow waxaas waa duruufaha iyo culeysyada ka jira dalka bulshada barkeed baa kula mida lkn wadanka wuu saldhigi waana la doogsan haddii Eebbe yiraahdo 🙏🙏🙏
😢😢 bal waydii in misa qof baa jogta ama jamacad ka baxdoy shaqo Maloo heli karaa
@Layla-nw8nrАй бұрын
Suxbaan Allah
@abdullahimaow7741Ай бұрын
Xoldhibaan yusuf xayle halyeey guuleyso
@abdirisaksugulle28102 ай бұрын
Ninkaan xildhibaanka ah waxa uu ka hadlaayo waa wax jira in dhalintii yareyd ee waxbaratay ay shaqo heynin iyo dad aan waxbaranina ay shaqooyin sare haayaan
waa unukah leh madaxweyneh ku shegah hogamiyah Argagixisadah iyo moryantah villa family sidah darted bah lagugu diday
@sacdiyafarah57462 ай бұрын
Dad badan OO soomaaliyeed OO wax bartay iyaga iyo caruurtooduba ayaa kula mid ah, kaligaa ma ihid. Soomaalida wexey U baahantahay cadaalad.
@guuleedguuleed891Ай бұрын
Xildhibaanka ay dadka soomaaliyeed aragti horumar iyo caddaalad ka sugayaan iyo kuwa la midka ah Dowladnimada nin fahmayba ma ahan mida kale muhiimada noolasha ma uusan fahmin
@hindiawardere4912Ай бұрын
Gulesuwalal inshaalh
@savesomalia3055Ай бұрын
Yaa ila arkay sawirka ninka iyo naagta ee gadaal ka muqda HAMAR ADDE ummada ka xishooda in la idin daawado hadaadrabtaan waxaan oo kale ka daaya barnaamjyadina
@abdullahiduhul3430Ай бұрын
Sawirka kuusaran kakhaad diinlaawe
@muhudiinyusuf6900Ай бұрын
Xildhibaane shaqo la aanta dad ka baxay jaamacado waxaa ay kaala dhaxeysaan laan dheerayaasha , waxaan ogahay arday kabaxay 7 sano ka hor oo weli aan shaqeynin
@alimuminshere5737Ай бұрын
Maxaad ka wareysaneysaa ninkaan
@abdulkadirmohamedagey231Ай бұрын
LACAG SOO DHACAY AYEY KU SIIYEEN..😅
@ayaanibrahim8735Ай бұрын
INAALI LAAHI WA INAALI LAAHI RAJUCUUN ILAAHAY XAQA HA GARAN SIIYO. ILAAHAY SOMALILAND HA INOO XAFID CADOW ISAGU IS CUNAY ILAAHAY HA INAGA QWBTO
@mohamed9266-w3oАй бұрын
Intee Somali oo jaamicadaha WADDANKA ka baxay oon shaqo haysan-- kuwa simad ma ka falli badanyihiin
@Ahmed-s6v5hАй бұрын
Sawir fòl xun baad wariye ka muuqda gadaashaada
@omarmaxud3211Ай бұрын
Oo damjadiid weeye waxaad ku xirnayd,ma ku tuureen,
@maryanali9871Ай бұрын
Cidhibaanda dambe waa in ayihiin kuwa sharciga soo bartay madexweynaha balan baa Loo dhinta ee xafiiskiisa ma’layska tagaa