Somalidu Qab ayey leeyihiin Sanku neeflena isma hoosdhigaan.❤
@nuuurcbdii2 күн бұрын
🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
@NuuxIbrahim-zm6sf2 күн бұрын
ilhy hakaa dul qaado wllo dhubaatada ku heysato
@AbdiNasir-n5hКүн бұрын
ilkaha alla Allah idinka dadi khiyada Ay ku hayan dinta iyo musliminta...
@Bilekhyr6 күн бұрын
Allaahu Akbar welillaahil Xamdu
@crisaaqmaxamedbare9 күн бұрын
Maan Sha alaah
@Bilekhyr6 күн бұрын
Masha allaah
@AxmadSheikh-z2r10 күн бұрын
Mashallah
@AlkafAbdi3 күн бұрын
M.a😊
@mariaadanfarah67297 күн бұрын
Somalidu waa imtixan kk
@RoblehEgueh-u1w9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdikarimismail4429 күн бұрын
🤣🤣🤣❤
@maxamedaadanaxmed1626Күн бұрын
Waa laga yaabaa inaynu bulshooyinka kale ee muslimiinta ah hadaynu u tagno isku rafaadno sheekh maxamed lkn mar kasta xaga diinta iyo muslinimada inagaa ka saxsan yaguna islaanimo la qorqoray oo bulshadaa gaalada ah ee ay la joogaan dhinac ayay kaga raali galinayaan ayay wadaan somaliduna ILAAHAY cid aan ahayn oo ay raali galiyaan xaga diinta walay ka tahay. Tusalahana waaba kaa iska cad ee ay leeyihiin kuwani kuwayagu ma xijaabna ee somaliyeey dumarkiina naga qabsada somalidiina tidhi waar dumarkiina xijaabka u soo xidha ama hadalka naga xidha walay ka tay inaan gabadh somaliyeed ILAAHAY iyo farxada ciida aan laga hor joogsan karine
@BashirHusen-h4h8 күн бұрын
Ka😂😂😂😂
@khaalidyyare532313 күн бұрын
😂😂
@SacdiyaAbdi-e2b8 күн бұрын
😂😂 m a
@Caqli-FurКүн бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم. Sheikh ygu ma wixii loo sheegay miyuu iska sheygaa mise waa ka hoos baxday. South africa wasn joogaa wyxuu sheegayay ma arak. Yaab badanaa
@BashkaAli-x6w10 күн бұрын
Kkkkk
@KadanAliIsa8 күн бұрын
Somalida waxa ka maqan tawaaduca iyo in ay kala dambeeyaan. Sheekadoodu wa isla weyni aan cilmi lahayn.
Kan dadka gaalaysiiyana ma qiimo sheekh ayu yeeshay
@Umu_Abdalla_Asmaa6 күн бұрын
Afkaaga edeb uyeel.
@samsam-vt3hk8 күн бұрын
Howllaabe yaal doqon ah ayaa ku dhageysanaayo.
@samsam-vt3hk8 күн бұрын
Waxa aad kasheekeynayso diin ma ha ee nin carab ah iyo naagtiiss ayaad dad waa weyn ugu sheekeynaysa. Kuwa ku dhageysanaayo cawli maleh may howl kale qabsadaan.
@TheHeavenWay-h1c8 күн бұрын
Ilaahay kacabso wll shiikha kaleexo xikmad ba ku jirta oo ah dumarka iyadoo waa khaldantahay ladhihin in si kale wax loo tuso
@mohamadmowlid6218 күн бұрын
Uq😊😊
@Hussary13 күн бұрын
Sheikh Albaani carab miyaa?
@MuktarAbdi-m9z2 күн бұрын
Adiga yadegeso Kuleh o Kuku qasbaya ma iska baxdid
@nasroadan22216 күн бұрын
Kkkkkk somalida gaal nimo way ka dhintaan kulaa aabahaa oo gaal ah kkk jaa wuu xanaaqa
@abdiabdi43909 күн бұрын
Lawo doqon oo ogaadeen oo will iyo waalid isku eh oo labo shaar noo so Kala gashatay Diintana Kala qebsadeen si ey lacag noga sameeyaan
@hoggaansane92759 күн бұрын
Adigu Ogaadeen ma gaartaa horta. Midkale Nabi maxamedb sidaa waa lagu cayn jiray, waa doqon, waa waalan yahay, waa saaxir, waa curaafayste, sideedaba dadka fiican ayaa la caayaa, waana wax idka caadi ah. Ogaadeen dadka waxbay dheer yihiin, ee hana cayuumin, adiga caqliga isoa wada caaqo.
@abdullahigurase38948 күн бұрын
Waad jaahil nimo hadashey . OGOW IN KHLAAQDA WANAAGSANI AY DIINTA SAL U TAHAY...
@Faith123-k6c8 күн бұрын
Astaqfirilullah dheh. 1. In aad caydo oo doqon ku sheegto waa khalad 2. Qabiilkooda in aad korka ka saarto waa khalad kale