Si wacan ayaad u dhigtay walaal. Mahadsanid. Moos/muus moos lee u naqaanaa oo micno kale ma'lahan😁.
@dugshorts2 жыл бұрын
ustaad cashar qiimo badan ayaad nasiisay
@hassanamin59002 жыл бұрын
Mashallah wll tu es le person bien mashallah 💯 guul
@muzcaphazan53612 жыл бұрын
Mnsha allh
@abusalmanca12882 жыл бұрын
M.a
@abulaziizsomali66472 жыл бұрын
Ustaad mahdi miad thanks wll runtii hadan somali nahay inan isweydiinu qabilkeena qabyaalad baanba ula jeedna Waayo hdii aaad isku reer noqotan wu kusoo dhaweysan hadii kalse wuu ku fogeyn Hadad dhahdo maxad ka faaidina inan ku sheego qabilkeyga ayaada quraanka bu kusoo qaadan لتعارفو un baan ula jeeda bu ku leeyaha Waana afka baalki wax saaran dhab kama ahan Waa aragtideyda
@mahdimiad2 жыл бұрын
Waan kugu racsanahay aniguna
@hikmaabdiadam4988 Жыл бұрын
Mahdii ad ayaa umahadsantahay rubtii wax wanagsan wa noshegtay hadi wax ay naga badalaysoo
@hikmaabdiadam4988 Жыл бұрын
Kacdoon an saameyno soomaliyey an ugaa so horjeedno 4.5 fadlaan
@omarhussien84402 жыл бұрын
Aniga hada somaliga waan kala accent duwanahay
@Designwithyaxye2 жыл бұрын
ustadow casharadii hore Adobe 1 month free waye lacag bay ubhanyihiin miyaa
@mahdimiad2 жыл бұрын
Waxaad isticmasha Figma.com
@Designwithyaxye2 жыл бұрын
ustadow waxan rabaa website ka studypool sida looga shaqeesto iibinti documents hore qaab faahfaahsan noogu sharax si aan ugu faidaysano aniga iyo dhamman ardayda somaliyeed
@xogbaar2 жыл бұрын
Waxan filayaa in halkan ama facebook lagaa yiri oo aad moosayso si ayna kuugu sii badan warkaasi
@bosska_channel50382 жыл бұрын
Ustaadd ma Baydka ilahay ayey Qolomaad tahay ku leeyihiinn Waa umadd Wareertay.
@mahdimiad2 жыл бұрын
😂
@abdallamowlid77622 жыл бұрын
mhdsanid ustaad mahdi xaqiiqdaa kahadshy ilahey ha kamasaxo somalida qbyaladaan eey sidaa xun u isticmalayaan berigii hore waxaan islahaa jahilnimadaa ugeyneysa lkn hada waxaa cadi ah inaad aragto nin intasoo mastar iyo phd isku wato hdana ku oronaya qolomaa tahy ceeb wlhi reer koonfur iyo reer waqooyiba
@mahdimiad2 жыл бұрын
Wa runta, aqoonta dhabta ah wa ta qabyalada ka reebta
@ahmedhusseinhassan14952 жыл бұрын
Waxaad ka hadashay arin muhiim ah somalodeena in aan ka wantowno arimaha keniya ka qoqobka iyo kala taga wayo jinsi baan wadagna kalamana tirtirmeyno marka aan is deyno qolama tahay iyo waayo reerkaga qof walbo ku qiimeya shaqsiyadiisa habdhaqankiisa iyo diintiisa mahadsanid ustaad
@Salmanmuse12 жыл бұрын
Hhh ustaad qoloma tahay wa la isku barth😁
@mahdimiad2 жыл бұрын
😂😂
@deeqa27002 жыл бұрын
Boorama wa la mid dhalin yarta isma waydiiyaaan qolomaa tahay balse qurbaha markad imatid ayad baran kartaa
@jeeni-goroyo53542 жыл бұрын
Afsomali waa muus
@xogbaar2 жыл бұрын
Moos dheh 🤣
@xogbaar2 жыл бұрын
Moos dheh 🤣
@jeeni-goroyo53542 жыл бұрын
@@xogbaar waa lahjadayda 😄
@haaruunaxmad42092 жыл бұрын
Sxp qaaliya sifiican uku soo hadal kuliyadaha kala ah technology itc and computer science and graphic design bro 😑
@liibaannuur85552 жыл бұрын
Qof somali eh hadad is bartana waa qasab inu ogaado qolodada hadusan adiga ku weydin xita qofki iskiin baray ama cid kalu wey diinayaa horta ninkas waa qoloma 🤣🤣 qabiilka booska ID oo nogu jiraa balse qabyalada xun
@maajedadem41572 жыл бұрын
In La is waydiiyo Qolomaad Tahay Wax xun maha Ilaaahy ayaa quraanka Inoogu sheegay in Aynu qabiilo nahay siaynu isugu Garano Lkn waxa xun waxa weeye qabyaalada Qabiil iyo Qabyaalad way kala duwan yihiin Laakin Reer Jibouti Ahaan Waxaad ku xumaateen Diinta Aad Bay Idinku Yartahay Waaan Naxaaba anigu Markaan idin Xasuusto Ta labaad waxa weeye Afkii Hooyo Waad ka Tagteen Oo Kiina 40 Jirka iyo Ka 20 Jirkaa Faransiis ayaad Kuhadlaysaan
@cabdiwali42 жыл бұрын
Sidaas oo dhan ha ugu fogaan sxb waa walaalaheene. mana kula qabo qodobkaan ah diintaa ku yar , oo soomaalida kale ayay diinta kala simanyihiin wax diin wanaag ah oo aan dheernahay ma aqaan . Bal'e soomaalideena kale ayaa laga yaabaa inaan ka diin xunahay. Oo dagaal iyo dhiig xaqdarro lagu daadiyo iyo qabiil iyo qurun ayaan dheernahay . Qodobkaan luuqadu waa arrin jira, balse afsoomaaligii weli agtooda kama dhiman ee way ku hadlaan, Faransiiskuba ha ku badnaadee.