QIYANA QARAN & DAN QAASA, XALAQADII 4AAD.

  Рет қаралды 12,360

Danguud Media Network

Danguud Media Network

Күн бұрын

Пікірлер: 89
@ayaninadee176
@ayaninadee176 12 күн бұрын
Thanks walaal 🎉 from Puntland somalia 🇸🇴
@Ahmed717-p6b
@Ahmed717-p6b 9 күн бұрын
Aniga waxaan qawaa ina wadanka loduceyaaa hassan Allah hanadaafiyo aniga oo ah 21 years old oo kunool dalka kenya 🇰🇪 ayaa fahmee waxaan hassan waadho ine qalaad tahaay, markaan maqlo hassan waa nin waalan waan aminee inee ruuntahaay I'm somali 🇸🇴 wadaani kunool dal kle balse rajeynayaa mar un inu dalkii hooyo nohagagoo Allaw Hassan nadaafi adhiga aya ka awoodbadhaane ah😢
@suldaantyga9084
@suldaantyga9084 12 күн бұрын
Masha Allah Runtii waa xog waran in badan aysan ogeyn waana muhiim in qofkasta oo somali ah uu ogaado halka la maraayo Iyo halka weli Kooxda Xasan sheikh ay ku sii wadaan Somalia Mahadsanid Halkaas ka sii wad Qofkasta oo Xogo muhiim ah haya waxaan ka codsanayaa In ay la wadaagto Wadaniga Run sheega ah Thanks markale
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 12 күн бұрын
Aqoonyahan aragtidheer oo wadani ah ha ka daalin xasan sharafkii soomaali ku tuntay .Allaha wax ka kheyr badan wediisaneynaa,brather we❤ you keep going 👍👍👍👍👍😁
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 12 күн бұрын
ALLAHYACIZZAK Cabdisalam Somaliya Allaha badbadiyo sida uu xasan damacsanyahay Xamar in la isku dilo ayaan ka baqayaa dorashada qof iyo cod qaarkalena ay diidan yihin
@aliartan2790
@aliartan2790 12 күн бұрын
Keep up the good work. May Allaah bless you.
@mohamedabdullahi8629
@mohamedabdullahi8629 12 күн бұрын
Thank you so much for the good work walal somaliyey iskutishada asc
@Farahkeinan-g7i
@Farahkeinan-g7i 12 күн бұрын
Guul falastiin Guul somalia mahadsenid xasan allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin xasan waa khaa in waa beenale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa runtaa maa shaa alaah runtaa dhamaan toot waa tuugo
@IbrahimhashiIgal
@IbrahimhashiIgal 11 күн бұрын
Waan ku fahmay waxaad raacsan tahay xasan dhiiqo mar hadaad ku bilowday falastiin guul adigoo uga Dan leh in gaaladu tiraahdo dadka diidan xasan waa kuwo Israel neceb.
@hagal5522
@hagal5522 12 күн бұрын
Somalia Allah badbaadiyo
@User-s8x2d
@User-s8x2d 12 күн бұрын
Aamiin
@mohjirde8855
@mohjirde8855 12 күн бұрын
Masha Allah, nudane mahadsanid
@AbdirahmanMohammed-b9f
@AbdirahmanMohammed-b9f 12 күн бұрын
Asc wr wbr magaceyga Waaa Ustaaad ABDIRAHMAN MOHAMED YUSSUF dagan south africa cape town Page kaan danguud media network aadbaaa idinkaaga mahad Celina sida wax walbo jiro noogu so gudbisan mida kale waaan jeclaan laheyd in si maaalinle ah uso galisan wararka jogta nooga dhigtaan aadbaa nooga Yara so daahinesaan dabcan Agaasime abdisalan Gulled iska mashqul badan yahay
@CabdiSalan-x4z
@CabdiSalan-x4z 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wan kusalamay
@mukhtaraxmed-x8j
@mukhtaraxmed-x8j 12 күн бұрын
Danguud. Waxaad tahay nin xam baarsan ama sida taarikh isla markaana faham muwaa dinimo soomaliyeed haysta. Haka daalin waligaa waligaa inta qaranku Uu kasoo baxayo ceelka uu kudhacay.
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 11 күн бұрын
Waan filayey inuu meesha latagi doono dacifa nimo iyo musuqa maasuq ceebata ka heyasata lacagati laga xayiray 260.000.000
@AbdulkadirMohamud-g1j
@AbdulkadirMohamud-g1j 12 күн бұрын
Waan ku salamay abdisalaam guleed
@Ahadiyoibraahimaadan
@Ahadiyoibraahimaadan 11 күн бұрын
Wadankaan fiqi iyo Xasan sheeq Alle haka qabto
@ayaninadee176
@ayaninadee176 12 күн бұрын
Maxaad ka og tahay lacagaha laga joojiyey madax iyo ganacsato Somali. Xataa mw Hassan Sheikh iyo safarka bilaa micnaha ee uu ku tagey Swiss. Thanks mar walba waan ku dhegeysanaa somali waa mid qura 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 12 күн бұрын
M.XASAN SHEIKH MAXAMUUD. WAXAA SOOMAALI KA DHAXASHAŸ. MAGAA B'A. IYO. MAALKAA BA'
@DuranIbrahin
@DuranIbrahin 12 күн бұрын
Aamin Guul iyo gobonimo
@KhadijoHajiomar
@KhadijoHajiomar 12 күн бұрын
Ilaahay dadalka aad ummada uhahayso hagu fufudeeyo
@hirsijama5705
@hirsijama5705 12 күн бұрын
Ilmhu waa somali xaqna waa u leeyhiin in ay shaqadaa qabtaan waxa kuu soo haray waa aqoon way wataan waxa ka maqan waa khibrad way baranayaan waxay u baahanyhiin in aqoontooda ay ku practice war adeerow aynu iska dayno hebel ayaa dhalay iyo hebel ayaa dhalay wqxa muhiimadu tahay in ay ka shaqeeyaan danta qaranka somaliyeed shaqadu ha socoto hadal yar iyo howl badan qaranimo ayaa ina deeqda xasan sheekh beri wuu iska tegi midkale ayaa imanaya waa in aynu adkaynaa midnimadeena iyo qaranimadeena
@Shaaciye2024
@Shaaciye2024 12 күн бұрын
Wllylow soomaaliyeey gaar ahaan dhalinyarta waxan idin kula talinayaa inaadan wax yar oo stress ah kuu galin dalkaan dartiis 😮❤
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 12 күн бұрын
Xasan iimaan laawe, lkn waxaad la aheydeen wixii aad I bixiseen "BADBAADO QARAN" ama badbaado QURUN.
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq 12 күн бұрын
Good point
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 12 күн бұрын
Sxb damiirkaagu wali wuu nool yahay meesha dawladnimo kama muuqato.
@GelleWarsameSabriye
@GelleWarsameSabriye 12 күн бұрын
Waa nin aragti fog balse cayayaan madax looga dhigey dalkiisii.
@SaidAbadid
@SaidAbadid 7 күн бұрын
Guurmad allah
@markaawi750
@markaawi750 12 күн бұрын
Dowlada ayey kadhigeen meel ilmaha laga biisho ee dad guud inay kashaqeeyaan uma joogaan
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 12 күн бұрын
walaalkeey gurguurte ninka uu talada ka qaato ee dalkiisa iyo dadkiisiba cunay naagtiisa iyo caruutiisa u gacan galiyey dalkii oo dhan ayuu sidiisa matalayaa waayo indhiisa iyo dhagahiisu waxay markaan kaliya yaxaas dhaga duubka jabuuti caqli xishood wadaninimo lexejeclo dal iyo dad midna ma jiro
@AdenWais-f8p
@AdenWais-f8p 12 күн бұрын
Xasan Shiikh Maxamud noolow
@saramohamud314
@saramohamud314 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Mideye157
@Mideye157 12 күн бұрын
War waxan dawlad ma aha. Nadifin weyn ba loo bahanyahay markay kuwani in dhafan
@daud6248
@daud6248 12 күн бұрын
mahadsanid
@AdenWais-f8p
@AdenWais-f8p 12 күн бұрын
Inaad been sheegeyso indhahaaga ayey ka muuqataa . Waa isla ognehee soo hay'adii soo uma shaqeysid?
@hagal5522
@hagal5522 12 күн бұрын
Waxaan ubahanay dhalinyaro qabyaalada ka maran ookadhiidhiso dhibaatada wadankeena heesato?
@aburayaanyasin5968
@aburayaanyasin5968 12 күн бұрын
Laba arki maayo
@sacdiamohamud398
@sacdiamohamud398 12 күн бұрын
Dhalinyaro waa lahaaya insh Allah mardhow wuu dhalanaya
@QARDHAAS
@QARDHAAS 12 күн бұрын
Abdisalamow email noo sheeg aan kaala soo xiriirno dhalinyaro kula shaqeyneysa ayaa nahaye
@mayowteesiyow5536
@mayowteesiyow5536 11 күн бұрын
Adeer waa lagu fahmayaa aad ayaana umahadsantahey howsh fiican aad qarankaada aad uheyso dalkaana halqof malaha malaayiin dad ah ayaa waardiyeey sanaayo xogta halagaa helo
@Xidigadahson
@Xidigadahson 12 күн бұрын
Fadlan qariirada saxda ee great Somalia 🇸🇴 saar sawirka dambe
@siaragali1439
@siaragali1439 12 күн бұрын
😂😂 tan xitaa waa khalad somaliland waa dal gaar ah
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 11 күн бұрын
Xassan maxishode waxan dhici doonat in gabadhisa la shiraqoolo
@Mowliid2024
@Mowliid2024 12 күн бұрын
Haday jirto waa dhibaato
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 12 күн бұрын
Sxb Ilaahay Soomaaliya ha badbaadiyo.😂😂😂
@AdenWais-f8p
@AdenWais-f8p 12 күн бұрын
Mw.Xasan dal xoreeye noolow
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 12 күн бұрын
Sxb Ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo wali nin Soomaalinmadu ku wayn tahay ayaa tahay, halkan waxaan kuugu Soo gudbinayaa odhaah/murti Soomaaliyeed oo tidhaahda Aidan:( Dadka ninka ugu il dheer baa dadka ugu Ayaan daran).🎉🎉🎉
@safiyo3722
@safiyo3722 12 күн бұрын
Xaqiiq
@Qoraga
@Qoraga 12 күн бұрын
Xasan shiiq somali waa la haray meeel xun ayowna ku danbeyn doona
@MrBarash25
@MrBarash25 11 күн бұрын
Xassan sheikh wadankaan meel xun ayuu dhigey
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn 12 күн бұрын
SOMALIA ILLAHEY BA U MAQAN SUBX
@mohamoudabdifaarah1847
@mohamoudabdifaarah1847 12 күн бұрын
Waxan wa qayru caadi Madaxweyne malaha wadanku
@AbdiwaliAxmwd
@AbdiwaliAxmwd 12 күн бұрын
Madanè kooxda hada jirta dalka somaliya sharaftiisii wa aastay
@ismailnoor7213
@ismailnoor7213 12 күн бұрын
mr guled beentii aad latagneed idaacadaha doladaan tiikahoreysey waxa aad noga shekeyneso adigaa qab ka ahaa ineey sidaan wax noqdaan marka iska uloow inaad wax nooshegto.
@AbdiQafar-tx2uj
@AbdiQafar-tx2uj 12 күн бұрын
Akhayaarey Wadankeena Soomaaliya aynu uduceyno. Rabbiyoow waxaynu kaa baryeynaa in aad inaga dhigto Shacab Mu'miniin ah oo aad nagu manneysato Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba. Allaahumma aamiin
@abdulrahimjama3887
@abdulrahimjama3887 12 күн бұрын
Aamiin yaa Rabi
@IbrahimhashiIgal
@IbrahimhashiIgal 11 күн бұрын
Waxaa soo noqnoqday adna sheegtay in fiqi kursigiisa laba qof kula fadhido ergada newyork na waxba gacanta ugu jirin o wiilal emailo ka diraan xamar
@HasanaxmedAbdi
@HasanaxmedAbdi 11 күн бұрын
Waxan diyar u ahay ina guursado gabadha madaxwena jihan Hassan shiiq
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 12 күн бұрын
CAMAR BAA DALKII XUKUMA SEEH WAXLOOGA QABANKARAA
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 12 күн бұрын
Hassan waa khain
@ahmedadanmahamed2165
@ahmedadanmahamed2165 11 күн бұрын
Nigu mar hore ayaan sheegay in xassan gabadisa udiri doono UN
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 4 күн бұрын
Maxaa meesha nin walba ilmahiisa meesha marku geynaayo ma dadkii kalaa dhamaaday agah?
@ismailnoor7213
@ismailnoor7213 12 күн бұрын
Kkkkk boowe waxaad tahay xildoon
@engmahadahmed
@engmahadahmed 10 күн бұрын
Gabadhaa aduunkii baa ukufay
@PilotibraYare
@PilotibraYare 12 күн бұрын
Mid walbo walan dowlada so ceeriso anaga been meeshan hanala imaado war shacabka hada u naxeesid markaa xilka heesay maxa saan cml ugu hadli weesay
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 12 күн бұрын
Cabdisalaamoow yaad u shaqaynaysaa inaad ceebaha xasan raadiso soo qalad kuguma ahan
@QARDHAAS
@QARDHAAS 12 күн бұрын
Maaha waa sax
@Xidigadahson
@Xidigadahson 12 күн бұрын
Waaku saxan yahay inuu raadiyo ceebaha xasan baahane
@User-s8x2d
@User-s8x2d 12 күн бұрын
Xasan ceebihiisa banaankay yaalan qof walba oo Somali waa ka dharagsantahay hadaad wadanka aad u damqanaysid sidaas uma hadashen adigu yaad u shaqaysa hadaad rabtay in laqariyo xasan waa tagaa IinshaAllah laakin wadanka meel qatar ah ayuu ku wada Allah ayaa nooga filan sharkisa.
@Xidigadahson
@Xidigadahson 12 күн бұрын
@User-s8x2d 😄 🤣 😂 😆
@alimohamad4702
@alimohamad4702 12 күн бұрын
Xasan shiiq tiimkiisa alaha ka qabtoo. Umadaa soomaliyed
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 12 күн бұрын
SOMALI WAXA LA DHAHO MA JIRAAN WAAYO 10 CALAN AYEY LEYAHIIN NIN WALABO MAMUL AYUU SAMEYSTEY
@mohamedabdullahi8629
@mohamedabdullahi8629 12 күн бұрын
Asc bro somali president son and daughter aya lacag gareysa 260 million dollars account Switzerland Ginevra laga freeze greeyay and they were told to explain lacagta mesha eey katimid
@SIRAJISHOW
@SIRAJISHOW 12 күн бұрын
Somaliland aqoonsigeda ka so hadal😊
@siaragali1439
@siaragali1439 12 күн бұрын
Iyada baxday waa la aqoonsanaya somaliland inaga fakatay sanadkan 2025
@DhaqansameChannel9530
@DhaqansameChannel9530 11 күн бұрын
Kursiga wuxuu Madaxwaynaha kagatay Xildhibaano. Sidaa awgeed wakhti hala siiyo
@SaidAbadid
@SaidAbadid 7 күн бұрын
Hassan shiekh and his famely out
@daacaddood3740
@daacaddood3740 12 күн бұрын
Dalka kuwan side loga badbadiya
@Haashi77k
@Haashi77k 12 күн бұрын
Waa mooryaan iyo ayax gaajeeysan, maxaan ka qaban karnaa, Soomaaliya dowladnimo ma istaahisho sbbta oo ah dadka noocaas ah ka buuxa.
@AbdullahiKhalif-w4j
@AbdullahiKhalif-w4j 10 күн бұрын
Waxaan arkaa in ninkani leeyahay dhaqan Kumar mana than in aqon Barta waa sirdoon doqon .
@Ahadiyoibraahimaadan
@Ahadiyoibraahimaadan 11 күн бұрын
Runta sheeg waligaa qiimo ayaa leedahay
@AdenWais-f8p
@AdenWais-f8p 12 күн бұрын
Inkaar qabe inaga fariiso,cid kuu dirsatay ma jirtee
@moktarhassan4069
@moktarhassan4069 12 күн бұрын
Hadalkada isku so wada duub dhalinyaro maxa wx logu dhiibay waye .
@MrBanz-g5o
@MrBanz-g5o 12 күн бұрын
Jahil baatahay dhilinyaro mesha majogte ilmo iyo abbohod lee mesha joogo
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 12 күн бұрын
Adinkaa keenay oo farmaajo caayayay, maanta tuugaaas waxa uuyhy adinka noosheegaya miyaa
@keykey2594
@keykey2594 12 күн бұрын
Ninkan waa qoloma? Yuu ka yahay Hawiye? Saw ninkii odhan jiray maahan, farmaajo waa mariixaan? Marku xasan garguurte xil ka waayay miyu huuhaa iyo wadaniyad been ah noo bilaabay.
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 11 күн бұрын
Hadalka baadi ugu dambayn 30ku ila 50k way dawaan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 11 күн бұрын
Waxan kugu la talinayaa madama aar somartey hay adda amniga ugu sareyso dalka oo ilaa hadana kamid tahey inaad iska deyso MW HSM iyo kuwii ka horeyeyba qaladkoda iska dey so wayo waa is ma dhaanto iyo dhashed siloga baxo dhibatada dowlad la aanta ah Toos uwajah cadowga dalka aa midibada kala bedesha koxaxan Al shabab ka khawarij ta ah magaca la huwiyey aa argagixiso dadbaleh ma jirto koox aan wadan laheen oo adunka kolba meel iskatagto dhaqankoda xun iyo naxariis la aanta ay kula dhaqman bulshada waxay na tuseysaa in laga mamuloyo dowladdo cadow ah iyo kuwa kele oo danokele leh aa kuwas iyo bulshada somaliyed hala isbaro
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
5 SANO KADIB, MAAMULKA GALMUDUG IYO MADAXWEYNE QQ
11:46
Danguud Media Network
Рет қаралды 7 М.
Prof Samatar "Xasan waa lagu jeesjeesay isagane wuu qoslay,
16:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 84 М.