Qodobo u horseedaya qofka shaqaalaha ah in mushaharka loo kordhiyo oo la dalacsiiyo

  Рет қаралды 9,934

Macalin

Macalin

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 3 жыл бұрын
10-ka qodob ee maamulahaaga kugu jeclaanayo oo dalacsiin ku heleyso 1) waa in shaqadii laguu diray kasoo baxdaa 2) hadey mushkilad dhacdo xalkeeda ula tag maamulahaaga 3) maamulahaaga u sheeg waxuu u baahanyahay (xaqiiqda) balse ha u sheegin waxuu jecelyahay 4) waa inaad gudataa howlaha ad-adag ee laguu diray 5) waa inaad qaadaa mas'uuliyada waxaa samaysay 6) waa inaad qabataa hadii laguu diro shaqo ka baxsan job description-kaaga 7) waa in sameysaa waxii lagaa filaay wax ka badan 8) waa in daacad u noqotaa maamulahaaga 9) waa inaad ogaataa waxa muhiimka (vision) u ah maamulahaaga 10) waa inaad xaqiijisaa ahdaafta laguu dejiyay
@alfurqaan4999
@alfurqaan4999 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@ugaaska1801
@ugaaska1801 3 жыл бұрын
Mahdsanid
@ahmedadaawe5415
@ahmedadaawe5415 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku barakeyo
@ahmedkaisehashi164
@ahmedkaisehashi164 3 жыл бұрын
Pro Mubarak aar alle ha kusharfo
@alfurqaan4999
@alfurqaan4999 3 жыл бұрын
Cilmikaaga ALLAHA siyaadiyo
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Thanks 😊
@kingdiinimacalincirro7454
@kingdiinimacalincirro7454 2 жыл бұрын
M.a sha Allah
@qays2265
@qays2265 3 жыл бұрын
Ale ha ku barakeyo
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 жыл бұрын
Thanks
@xogmaalchanel6169
@xogmaalchanel6169 3 жыл бұрын
ALLE haku sharfo macalin
@sadaka.idiris7752
@sadaka.idiris7752 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@saw3
@saw3 3 жыл бұрын
Qofka mdxda ah mxa laga rabaa si shaqaale wngsn u helo
@MuktarAliKanu
@MuktarAliKanu 3 жыл бұрын
Fadlan la wadaag dhalinyarta sidii ay shaqaalenimo iyo mishaar uga kori lahaayeen, mushaar la kordhiyo marnaba nolosha waxba kama badalo
@Sayf284
@Sayf284 2 жыл бұрын
Shaqaalo nimo walhi aduunka unecbahay 😜😜😜
@sacdiinaomar847
@sacdiinaomar847 3 жыл бұрын
maclinkyga allha kusharfo
@maryamomahamed3109
@maryamomahamed3109 6 ай бұрын
😂❤❤❤
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Mahad sanid macalin
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 10 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 347 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 32 МЛН
Sidee loo sameeyaa xidhiidh Saaxiibtinimo?
14:21
Macalin
Рет қаралды 3,8 М.
8-Qodob Oo Keena Waxqabadka Iyo Xaqiijinta Ahdaafta
24:13
Macalin
Рет қаралды 18 М.
Astaamaha Fikradaha Ganacsi Ee Shaqeeya
28:05
Macalin
Рет қаралды 8 М.
Shaqaalihii Cusbaa Ee Ka Yaabiyay Maamulaha
9:34
Macalin
Рет қаралды 7 М.
10-Qodob oo keenaya inaad U Adkaysato Dhibaatooyinka
22:51
Macalin
Рет қаралды 93 М.
Samayso jadwal subaxdii ⏰⌛️5Am #Morning Routine
5:13
Aisha cuud channel
Рет қаралды 2,6 М.