Qof CADAWGIISA u nool markaa noqoto

  Рет қаралды 45,741

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 117
@SaabiriinCabdullahi-hl4zm
@SaabiriinCabdullahi-hl4zm 10 ай бұрын
Dhirigaliye run badn badtahy ❤Ayub Axmed allah kuxafido wll🫶🏼😭🥺
@bulshawimedia455
@bulshawimedia455 10 ай бұрын
❤😊
@RahmaAbuukarRahmaAbuukar
@RahmaAbuukarRahmaAbuukar 10 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا ❤
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 10 ай бұрын
Wlhi hadan ku raadinaayiiy waxan islaha ayub wax masoo dhigay mahadsanid wllo❤😊❤
@NimcoSiciid-jx4oq
@NimcoSiciid-jx4oq 4 ай бұрын
Allah Haku sharfo ✨️❤️
@suheebsaajjidstudents7541
@suheebsaajjidstudents7541 10 ай бұрын
ManshaAllah macalinka nolasha shidalka nafteyda warunta walahi nolow walal qali ❤
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 10 ай бұрын
Jazakallaahu kheran ustaad Ayyuub guleyso ❤❤❤
@alipelley142
@alipelley142 10 ай бұрын
Thanks teacher
@FarxiyoAbdi-id3kv
@FarxiyoAbdi-id3kv 5 ай бұрын
Mashallah macalinka nolasha allah ha ku xifdiyo❤
@Shariifada
@Shariifada 10 ай бұрын
Masha allah macalinka nolasha ayuub axmed alle haku barakeyo sharfo aduun iyo akhiro wllkeygi qali ❤❤❤
@SacdiyoYusuf-vw4ez
@SacdiyoYusuf-vw4ez 10 ай бұрын
Mansha aallah mahadsanid ayub Axmed wall qaali❤❤😊
@abuukarwawaofficial6658
@abuukarwawaofficial6658 10 ай бұрын
Ustad guleyso ❤
@AminaMoha-ey4hi
@AminaMoha-ey4hi 7 ай бұрын
Mahadsanid wll ❤
@alipelley142
@alipelley142 10 ай бұрын
M.a teacher ❤
@MaanafAbdi
@MaanafAbdi 10 ай бұрын
Firts one love ❤ ii saar
@MaajidoZ
@MaajidoZ 10 ай бұрын
Maxay kuu tareysa zzp
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 10 ай бұрын
Wax qabso waxaa haa ku habsamin waa maxay love isaar😑
@ZakariyeCabdi-nk7fb
@ZakariyeCabdi-nk7fb 9 ай бұрын
Fav motivator ❤
@daoudinamahamoud9284
@daoudinamahamoud9284 10 ай бұрын
asxaabta Ayuub markasta oo aad hadasho waxaan u malaynayaa inaad ila hadlayso runtii waan ku jeclahay 😊
@Sahruush
@Sahruush 10 ай бұрын
Waa run wllhi cadowgaaga 1aad waa naftaada😢🎉
@sihaamsacad
@sihaamsacad 10 ай бұрын
جزاك الله خيرا 😭
@AbdikadirAlahi
@AbdikadirAlahi 10 ай бұрын
Really ❤ ayuub axmed waxa ku waydiin anigu alzm xaga cibadada wan isku wanagsanhy oo salada iyo quranka waa ilaliyah lkn walal danbiyo waxa jirah an ku lab labto mar kastana ka toobad keeno in kasto allah an baryay kuna kasonahy in waxan imtixaam yihiin malina alle barayadada aqbalyo waayo waa qariib samiic tawaab😢 lkn wallkyow inta iga wayntahy iga indheer garad tahay isheeg xumanahas wax iga cawinyah dabar jarkoda mahadsnid szp
@SeynabAxmedCumar
@SeynabAxmedCumar 10 ай бұрын
Ilaahay hakaa dhowro wixi xumaan anagana ilaahay hanawda dhowro❤
@HodanSiciid-ud4dx
@HodanSiciid-ud4dx 8 ай бұрын
Salaadaaada hagaaji
@DuufaanYare
@DuufaanYare 9 ай бұрын
Tnx ❤❤❤ bro
@Yacin-q2m
@Yacin-q2m 10 ай бұрын
Masha allaah macalin jasakalaahu khayr alle haku xafido
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 10 ай бұрын
Inaa ika hadleyso ayaa moodaa macalin Ayuub jazaaka Allah
@hamzecali
@hamzecali 10 ай бұрын
Ayub hada ano jamacad tagaya ayaan wllhi videowgaga jeclaystay inan ku dhagaysto Noloshayida waad badashay abaal wan ku hayaa intaan aduun saranahay Malin uun waan ku arki doona Waxan ahay qofkii ugu horeeyay ee dhaysta muqalkan
@ZakariaAbdi-k9w
@ZakariaAbdi-k9w 10 ай бұрын
Soo badi ustad
@NajatRaage-mz8hg
@NajatRaage-mz8hg 10 ай бұрын
Absolutely right noolow ustaad ❤
@AyaanCabdi-y2l
@AyaanCabdi-y2l 10 ай бұрын
Ustaad ayuub ahmed waad mahad santahy dartaa ban waax u qabsaday🙏🤴
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 9 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@sahroomar8149
@sahroomar8149 7 ай бұрын
Thankis
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju 10 ай бұрын
Favourite person ❤❤
@AxmedSiad-db1yf
@AxmedSiad-db1yf 9 ай бұрын
Ustaad gulayso❤
@shiikha.poi5912
@shiikha.poi5912 10 ай бұрын
Asc ustad Ayub ❤❤❤
@sahalgoora8495
@sahalgoora8495 10 ай бұрын
Asc Wll walhi waxa tahay dhirgliye mash Allah ilhay hakuxafido wayo waxa ifurtay idha
@filiswarsame8923
@filiswarsame8923 10 ай бұрын
macalinkeygiii ayub ahmed
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 10 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@HachimDjama-qi5gv
@HachimDjama-qi5gv 10 ай бұрын
Mashallah allah haku xifdiyoo walalkey ayub axmed
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 10 ай бұрын
Waad mahad santahay ustaad ❤❤❤
@daacadashkir6884
@daacadashkir6884 10 ай бұрын
Thanks ustaad ayuub
@Asmamaxamed6453
@Asmamaxamed6453 10 ай бұрын
Runti Anigu waligay iskaman dhaadhicin cadow Aniga ahayn inan leeyey wad ku mahadsan tahay WLl Ayuub TaLoyinka wangsan Ee ad No soo gudbinayso ilhaay haka AbaL mariyo 🙏
@BisharMI
@BisharMI 10 ай бұрын
Same
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 10 ай бұрын
Mahad sanid ustaad Ayuub❤
@DrsalmanhuseinDrsalmanhusein
@DrsalmanhuseinDrsalmanhusein 10 ай бұрын
Thaks
@KismaayoJubba
@KismaayoJubba Ай бұрын
Walalkey ayuub Zxpkey dhiirigaliye 😢
@SaidriracheZakis
@SaidriracheZakis 3 ай бұрын
Walal ayub sidoo oka adgadaa naftayda walaal walhi inaad ishegto ayan rabaa
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 10 ай бұрын
Runti inta aan nolashyda nolaa Ma an aminin ina cadaw leyahy cida aan isku dhacno macal malin kadib wa an ilawi jiray Alx ilahay Aya mahada iska leh
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 10 ай бұрын
Kula mid ayaan ahay runtii aduunku waa maalmo waa ka yar tahay noloshu in cuqdad lagu dhamaysto
@Vkmanaxe
@Vkmanaxe 10 ай бұрын
Saxiix wlhi macalin A A M 😊❤10/12/2023 😢
@Kowsar15
@Kowsar15 9 ай бұрын
Waa runtaa 💯
@AyanleOsmann
@AyanleOsmann 10 ай бұрын
walaahi waaruntaa
@hanadheykal1015
@hanadheykal1015 10 ай бұрын
Ustaad 🐐
@TAMED4
@TAMED4 10 ай бұрын
Adeer cadowna ma jiree dadka imotionskooda ha ka ganacsan oo wax nacfile usheeg.
@Naamir03
@Naamir03 10 ай бұрын
Thanka uataad❤
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 10 ай бұрын
Ustaad jzakalahu khyrul jzaa waxaad moodaaa inaad aniga iga hadlaysid allh haku xafido adi iyo qof walboo wangsan waxad tahahay dhiiriyhyga 2baaad markay labadayda waalid laga reebo
@YahyeAnisabdo-pw5do
@YahyeAnisabdo-pw5do 10 ай бұрын
Mashaallh wllkay ❤
@luuljama
@luuljama 10 ай бұрын
Lataliyaha nafta❤
@NimcoMohamed-ow6vw
@NimcoMohamed-ow6vw 10 ай бұрын
Keep goin macalinkayga❤❤
@amsamahad
@amsamahad 10 ай бұрын
it's really ❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 10 ай бұрын
Waa Xaqiiq walahi
@kevindepruyne8009
@kevindepruyne8009 10 ай бұрын
Isojawab Walalka.
@GeesigaXaafada
@GeesigaXaafada 10 ай бұрын
Teacher waaxa iiga warantaa qofka ciyaaraha waqtiga ku dhumiya sida aniga camal wax noosheeg walaaal mhd sanid
@MaxamuudCaliDiirye-o5n
@MaxamuudCaliDiirye-o5n 10 ай бұрын
Nio online lacag see loga sameyn karaa zhp
@nafisoismaciil8633
@nafisoismaciil8633 10 ай бұрын
Ayub axmed halmid lee ka soo hadal sida 📱 mobelka li iska ka ya riiyo
@maxamedsaalaxcabdullahi8596
@maxamedsaalaxcabdullahi8596 10 ай бұрын
ماشاءالله اللهم اغفر ه❤
@FarduusaAxmedMuxumedCali
@FarduusaAxmedMuxumedCali 10 ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته اخي كيف حالك wll waxan ahay gabadh aan waynayn 23 jir xasban ahay nin iga wayn baan gursaday marki horey waxan ku heshinay inu idhofiyo hadana markan isgursanay u iga maxay dhofki lkn aniga waban iskadayay lkn mar walba uu icayay waliba markau xanaqo mar walbana uu xanaqsanayahay xada waxab ima reebto 😢 wll ee maxad igula dalin lahayd kaman tagi karo oo xafamali ima dagana magalada ana waxan ka sheqeyo ma aqan wll
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 10 ай бұрын
Wllo inu ku niiyad jabiiyo ayuu ku cayay inaad waliga ku hoos noolato ood ka marmii waydo hadu lacag ku siiyo wuxu kusiinayo waxa ka qabso lacgta yacni lacgtu ku siiyo waxa meel dhiigo lacala hadu lacag kugu fiilan ku siiyo ishalah wllow
@MamoBasra-k4d
@MamoBasra-k4d 10 ай бұрын
WLLO ISTAQFURALLEH IYO XAWLADA SALIGA NABIGA WLIPA IBRAHIMDA BILOW ISBADALKA WAD ARKII ALLEH AYAA KA HILINA TALO TASA U WN-,❤❤❤
@ahlaamcdey8851
@ahlaamcdey8851 10 ай бұрын
​@@MamoBasra-k4dsax illh baa dhibka ka qaadayo😊
@ilhanrabileh6190
@ilhanrabileh6190 9 ай бұрын
Samir badina istiqfaarta
@IBraaHinABDiAziz
@IBraaHinABDiAziz 8 ай бұрын
Ku dadaal salaada iyo xiriirka adi iyo alaah kaa dhexeeya
@Sahriin
@Sahriin 10 ай бұрын
Mashaallah❤
@kevindepruyne8009
@kevindepruyne8009 10 ай бұрын
Ayubow waxaan rabaa inaanjojiyo aflaanta xun xun marwalba aan jojijo waan kusonoqtha xaal waan way sithen yelaa walalow igasowaran 3 sano ayaan dawanaya Marko San 42 maalmod aandawanin Balse wankulaabtay ee maxaa xalah walalow.
@zihaamzaid6441
@zihaamzaid6441 10 ай бұрын
Xaqiiq wlhi cadow kale ma jiiro naftada ahayn😢
@drbiladycali7208
@drbiladycali7208 10 ай бұрын
Allah maxuu run sheeg😊
@AbdinaasirHussein-dd4ez
@AbdinaasirHussein-dd4ez 10 ай бұрын
Halyeey💪
@abdoulmoussa7089
@abdoulmoussa7089 10 ай бұрын
Waaa runta cadawga ugu hireeya waa nafahena 😢
@djabdiyareofficialchannel9461
@djabdiyareofficialchannel9461 21 күн бұрын
❤❤
@F06r
@F06r 2 ай бұрын
@yooldigital_production
@yooldigital_production 10 ай бұрын
1:10 personal attack weeyi ee qof ka unasteexe thnks❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 10 ай бұрын
Personal Attack? Who is that person wllo in order to sincerely apologize, You made me listen to that part again even though I know that I haven't offended anyone.
@munasarjeey-xs4zk
@munasarjeey-xs4zk 10 ай бұрын
Asc ayub axmed setahay
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 10 ай бұрын
Jazakallahu Khair ❤❤❤❤
@CabdiMajiid-n5r
@CabdiMajiid-n5r 10 ай бұрын
Nio mowduuca fikirka badan kasoo.hadal
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 8 ай бұрын
Alla run badanaa cadow an nafta ehen ma anagaa le
@hidocali4651
@hidocali4651 10 ай бұрын
Abti ayuub qaati bilalahi waa danpi ereygaas iska jar fasrkeedu waa ilahey baa qaati kataganahy😢
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 10 ай бұрын
Please walaal share out ii samee😢 cadawgya aan iska tiiriyee
@CabdishakurKhadar-r8x
@CabdishakurKhadar-r8x 10 ай бұрын
My teachat ayub axmed waxaad kasoo hadashaa sababta keenta in la ilaawo quraanka heesahana loo xasuusto faldan adoo raaliy❤❤😢😢
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 10 ай бұрын
Haye laakiin inta ka horaysa hadaan dhinto intaan talo iiga qaado Heesaha shaydaan ayaa ku xusuusiya ninkaasu fasax ma qaato ma nasto ma caajiso ma daalo shaqadiisu waa Dadka aduunka jooga siduu Allihii abuurtay uga fogayn lahaa, anoo yar waxaan xusuutaa nin iyo naag GAARI la gadoomay iyagoo nool ayey naga tageen iyagoo mayda ayaa la helay wax yar ka dib oo gaarigii Hees uga shidan tahay sidaas ayeyna ku dhinteen intuusan qofku jir ahaan ka dhiman aduunka ayey qalbiga dilaan heesuhu kuwa qaadaaba waxba kama hayaan waa ka faqri waa aragtay markay xanuunsadaan qaaraanbaa loo uruuriyaa adunkana ciyaar is rux la inooma keenin ujeedo intaa ka weyn ayaan u joognaa waana ka tegaynaa xisaab ayaana ina ka wada dambaysa iyo qabri madoow, iska dhaaf Allena ka dambi dhaaf weydiiso wixii horee kaa tegay.
@CabdishakurKhadar-r8x
@CabdishakurKhadar-r8x 10 ай бұрын
@@ayuubaxmedmediawaad mahadsanthy teacher ani ma dhagaysto laakiin waxaan dhalinta aan la noolahay oo ku dhipan arkinkaa markaa sidaas ayaan kuu waydiiyay alle hakaa jasaa iseeyo macalin ma jirtaa meel lagaala soo xidhiidhi karo macalin arimo badan kuu hayaa markaa halkee kaala soo xidhiidhaa
@hodoadam7781
@hodoadam7781 10 ай бұрын
​@@CabdishakurKhadar-r8x walh been maaha soo maad arag walaal meeshaa istaagtaba hees baa ka shidan class maadiga ahaa gaarigii hotelki meheradii suuqii xaafadii iyo meelwalba walh waawax laga xumaado illaahay haka madoobeeyo bulshda iyo anaagoo dhanba😢
@Aadancabdisalaan-kr5gd
@Aadancabdisalaan-kr5gd 10 ай бұрын
Maxad sanid ustaad ayuub
@cabdiraxman7734
@cabdiraxman7734 10 ай бұрын
Jazakalah wll ayuub waxan jeclan laha inaad maqaal ku saabsan qorshaha 2024 ka dhaqan galintiisa tilman iyo tusalayn isugu jira sanadkii hore muqal idhaqaajiyy waxbadan igabadalay ayaan kaa dhagaysty
@djabdiyareofficialchannel9461
@djabdiyareofficialchannel9461 21 күн бұрын
❤❤❤😢😢
@ahlaamcdey8851
@ahlaamcdey8851 10 ай бұрын
Wlhi wa xaqiiq cadow aan nafteyda eheen malihi😢
@sacadsheekh1521
@sacadsheekh1521 10 ай бұрын
Dhiirgaaliye wanagsN
@AbdiJaliil-z3l
@AbdiJaliil-z3l 10 ай бұрын
Asc
@sacadsheekh1521
@sacadsheekh1521 10 ай бұрын
Dhiirigaliye wanaagsan
@zhaymashacni3017
@zhaymashacni3017 10 ай бұрын
❤️👏
@SuhaybBudul-x8v
@SuhaybBudul-x8v 10 ай бұрын
Niyaw runta MAAD iga daysaysid
@moohaahazan-nh8kp
@moohaahazan-nh8kp 10 ай бұрын
Zxp siigada gasoohadal zxp piliiz
@kevindepruyne8009
@kevindepruyne8009 10 ай бұрын
Aflaanta xunxun Maxa xalumax walalow sijojawab
@HodanGas-w6q
@HodanGas-w6q 10 ай бұрын
Wĺo xageen kaalaso xidhiidja
@WarsameXasanmataan
@WarsameXasanmataan 10 ай бұрын
Dadka canaanta kadaa
@hamdaahmedumumaahir4782
@hamdaahmedumumaahir4782 10 ай бұрын
😅😅😅
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 10 ай бұрын
waa cidii wax ku qaadanaysa
@channel-barkhadle
@channel-barkhadle 10 ай бұрын
inamuu dhalin wuxu inoo canaanayaa un sidii aan danteena ugaran lahayn fikirka khaldan dhaaf
@nafisoismaciil8633
@nafisoismaciil8633 10 ай бұрын
Waraa adi dadka maalaa yacni waqdigooda ku dhumiyey atahay nooh aniga rabnii canaanta kaliixo ayub axmed😂😂😂
@QAYS____SHELPY
@QAYS____SHELPY 10 ай бұрын
Uztaadi qiso rabay inaan kuu sheego Talo kaa rabay please reply number ii reeb
@Sahruush
@Sahruush 10 ай бұрын
Ane ii sheeg abwe😢😂😂
@kevindepruyne8009
@kevindepruyne8009 10 ай бұрын
Aflaanta xunxun Maxa xal walalow ❤❤
@Fatush12
@Fatush12 9 ай бұрын
Gabar walbo guurka Uma gasho iney kanasato guriga waalid needa teda kale dumar howl guri Kaligood maba loogu talagalin
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 ай бұрын
Oo hadda Cadawgu Darbiyada Ha jiidho😂😂😂 Soo been maaha
@ayaanmaxameddaud1749
@ayaanmaxameddaud1749 10 ай бұрын
Naftena cadaw an ehen ma Lehi 😂😂
@somaliholland
@somaliholland 10 ай бұрын
jow kow now kan wa big jaahil isaga baa u bahan wa wax u sheegaa waayo naama nafto cadow maha ya jaahil ee waxa cadowga wa jaahilnimada wa jahilnimada ku haysa adig ayub waayo hada dhirigalin ma samaynaysiid ee waxan wa canaan marka canaana wax ma tarto ya jaahil marka dadka beenta aan u sheegeysiid jooji waliba codkagu waxa laga dareemaya cadho marka ayub ma markaad yareed baa lagu dhibi jiiray oo ciyalka haafado ku caayi jireen marka ma youtubka baad ku nafisaysa yaa jaahil jow kow now hadana bow
Adigaa MEEL FOG nolosha is gaarsiin kara HADAAD rabto
14:17
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 75 М.
MEELAAD ISTAAGTID MA JOOGTID GORGORTAN MAGASHO
13:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 74 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 36 М.
KIISKII UGU YABADNA AAD MAQASHO NOLSHADII!!@SawdaBillan
1:14:16
Sawda Billan
Рет қаралды 45 М.
DEG DEG Sida dhibka kastoo nolosha ku haysta looga BAXO
14:29
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
sheekada noloshayda part 13
21:26
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 55 М.
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
OGAANSHO
Рет қаралды 34 М.
Adigaa is dayacay Qofna wax ha ka Sugin
9:41
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 63 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20