Sheikh Miskid an jarnahay tujinayay buu u cod eeg yhy arimahenu Mida kale malaha mid 1mar dhameyay xtaa kuma jiro sabab to ah qofka quranka yarida ku barta waligiina kama baxo oo xiligs qofka maskaxdiida ayaa fresh ah ee dhalin yaro aqriya quranka khyr hela ee
@XafsaXasan-c2b8 күн бұрын
Mansha allh❤❤
@AbdikafiGure8 күн бұрын
Macalinka Maxaa ka qaldan quraanka ninkii ugu fiicnaa dhanka akhriska ayuuka tagay waa yarka fanaanada red ka wata oo sarwaalka gaaban wata ayaa ugu fiicnaa inta quraanka garaneysa haday cadaalad uhadlaan
@anabnasir40999 күн бұрын
Mansha. Allah. Arimahena. ❤❤❤❤❤❤
@hanuunsansidahooyaded21519 күн бұрын
Qofka ugu horeyo hambalyo isoo dhaha
@CabdiwakiilMaxamed-y3x9 күн бұрын
Maa,shaa,alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sagalhirsi74208 күн бұрын
Arimaheena❤❤
@salahyare33849 күн бұрын
Asad hajio maa raxanween baa ni asxaabta❤❤
@FatushAden-s4v6 күн бұрын
Waxba islama heesan quuran halaga dayoo laxinkaa, macalinka quudisaa waa inu laaxinka karewaa daadka waxey aqrinayan wa wadha laxiin quran wala macaneyaa,wana lagu raxestaa,
@ا-م7د9 күн бұрын
Mashaa alaah
@ا-م7د9 күн бұрын
Asadoow wiilashaada iyo gabdhahaada guruub u Sameey maalin kasto safxo aqriya dheh
@Raxmamuuse-rz6pl9 күн бұрын
Maashaa Allaah
@Axmadmaxamed-u3z9 күн бұрын
Waxan idinku waa ninaa kulligiina inaa quraanka barataan waa waxa kaliya aduunyo iyo aaqiro lagu liiwaanayo waxana nasiib daro ah inaa saan u aqrisaan idinkoo da daas jira waxana macquul ah kuligiina inaa dhameeyseen jaamacad lkn waa quranba aan la aadin hada fursad wa haysataan ka faa ideesta
@falisa5769 күн бұрын
Qur 'aanka xaraf walba xaqiisa lama Siinin tajweetna laguma akhriyin Qaladaad badan baa ku aqriseen iyo Boobsiis qur'aanka
@لولوالعلي-ز5ز7 күн бұрын
Xaraf خ soomalida way u aqriyaan ق.
@MeymuunaAbdulgaadir9 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@duniyodhiblawe65039 күн бұрын
Aniga ahaan khaalid
@FadumoSalad-p1k8 күн бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@MaxamedJawaan-n7q9 күн бұрын
Masha macalin horey usoco❤
@Mahdihoussein-h7w9 күн бұрын
Masha allah ❤
@MuniitaQalpi9 күн бұрын
Macalin xero awr ayan kugu arka malin kasta😂❤❤
@hassancigale2209 күн бұрын
ما شاءالله ما شاءالله
@Rodah-x4g9 күн бұрын
Machaallah ❤❤❤🎉🎉🎉
@khaalittofficial19169 күн бұрын
mansha allah gold vioce salah
@ZeytunIbrahim-k5t9 күн бұрын
Asc asad iyo macalinkena wan idhin salary qab online eyelashes ankaqebqadane
@saidahassanreerwalde59329 күн бұрын
Macalin ciyaalka qur,aanka bar ayagaa ubahan waaba ebarkode jajabasay kabixiwayen😂 lakin cayda ugu fiicnaa dhinaca laxniga