Asc wll Zakariye Abdulahi Ali Waxaan Diyaariyay Barnaamijka Loogu Talagalay in Project Management Program Management And Agile Project Management. Waa Barnaamij Mashaariicda Waa Weyn Lagu Maamulo. Waxaan Rabaa in Aan iibiyo Qaab PDF Ahaan Marka Ma iga Caawin Kartaa wll Adoo Mahadsan.
@sir__cmc3 ай бұрын
Anaa kaa caawinaya oo consulting ku siinaya.
@FadumoCabdi-ex7ly3 ай бұрын
Sharciyan ma xalalba ayaa kahoraysa wll Xalalmiyaa dalalku ?
@mohamedgadhka11023 ай бұрын
Dadaal hor mar fican lagama garo
@jamalmullah52903 ай бұрын
Muuqaal aad soo gelisey oo aanan like saarin ma jiro.
@ZakariyeCaawiye3 ай бұрын
Madax sare 🏆
@AhmedAdem-og4tc3 ай бұрын
Hamster combat ma scam. Baa mise
@Aminaifka1Aminaifka13 ай бұрын
Dalalka maxaraan baaa
@FaiqaYusuf-st6jl2 ай бұрын
Dulaalka ma xaran ba mase wa xallal
@SagalMohaned2 ай бұрын
Saxaabigii qaaliga ahaa e NABIGA SCW AY hooyadis dhashay mise habaryartii CRAXMAN BIN COWF DILAAL KA BILABAY RASULKU UGA HOR YIMI WADADA ISAGO AAD UQURXON WUXU YIRI NABIGU SCW CRAXMAN MA GURSATAY MARKASU YIRI MAXA ARAGTAY SA RASULKA YIRI WAAD NURAYSA SA NABIGA YIRI WAAD NURAYSAA MARKASU YIRI SHAQO AYAN KABILABAY SUQA XOLAHA INU NEF IBSADO LACAG SAARTO M.A KU QOR QISADA YOU TUBE WAAD ARKI MA AHA SIDAN XARANTA AH E SOMALIDA QARKOD KU SHAQAYSTAN
@inacaaley38293 ай бұрын
Dilalku wa xaaran
@Sh.muxiyadiinSh.naasir3 ай бұрын
War waa sexe niyow ninkanaan rabaaye halkee ka helaa?
@sharmakeabdiqadir97583 ай бұрын
Lambarkaga saaxiib sakariye
@fayselhassen46813 ай бұрын
Mahad sanid
@HAMZE-z2v3 ай бұрын
Wll ma jiraa meel dahabka laga iibsado si online ah