QOLKAGA SIDA AAN OO HAGAJIYA BY SAMIRA SIMAN 🥰🥰

  Рет қаралды 30,322

Samira Siman Channel

Samira Siman Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 197
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 26 күн бұрын
Mashaa Allaah Samiir siman horay usoco haddii lagu furay feer kuma jabin il kaama dhicin lug kuma jabin gabadhaas quruxda iyo qaayaha Ilaahey ku maneeystay ayaa tahay awalba cid meel uma aadan jiifin adiga shaqeysaneysay gabdhahaga quruxda badan korso free stress waliga ahoow keep going👏🏼🥰💪👌
@x-mei
@x-mei 26 күн бұрын
Mashallah ❤❤❤
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 26 күн бұрын
Guuleso abaayo dhago hadalka iyo wxas ha uu bixin horey lee uu soco video yadada inaa daawado oo like ku saro igu haale Mar wlba garabkaga nhy❤
@FardowsoAbdi-d4z
@FardowsoAbdi-d4z 23 күн бұрын
Mnsh allh gabar qalbi fican aya tahy ilahy hakula jiro
@user-umuAli
@user-umuAli 25 күн бұрын
Samiira qurux waxaa tahay hooyada ugu adag social media alle haku xifdiyo ilmahana alle hakula koriyo hadal uu qof ku hadlay hoos kuuma dhigaayo adigo umu afnan aad noqon ayaan kula joognay alx farxad igu nolaada my familykayga ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@MaandeeqMohamed
@MaandeeqMohamed 22 күн бұрын
naaag ka qurux ama ka cuna karis badan ama ka guryo quruxs badan ma jiran m.a ❤❤❤❤
@naleycadey9610
@naleycadey9610 26 күн бұрын
Naftaada ku mashquul abyo habraha istareska haayo oo meel ay ku nafisaan radinaayo ha uso jwbin allaha idiin xafido adiga iyo gabdhaha aan haryarta u ahay❤❤❤
@BuruujWeeh
@BuruujWeeh 25 күн бұрын
Hnnnnmm❤❤❤❤❤❤
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 25 күн бұрын
Samirooy naagtaas farun happy isku magacaabeyso waa naag masersan jawaab fiican ayaad siisay qac ayaad kayeersiisay gacan baan kuu taagay MashaALLAAH horay usoco nolasha kuma xumeyso anagaa kugarab taagay keep going ILLAAH haku garab galo abaayo❤
@RaqiyoAxmada
@RaqiyoAxmada 25 күн бұрын
Masha allah
@asmaaj7218
@asmaaj7218 26 күн бұрын
Naftada ku mashquul sister qifna ha u jawabin afdabooalan wa dahab
@mushtaaq2088
@mushtaaq2088 25 күн бұрын
Masha allh
@maxamedabuukarindhooy3741
@maxamedabuukarindhooy3741 26 күн бұрын
Amin byo m.shaah
@Nasim-f4m
@Nasim-f4m 26 күн бұрын
Gabar caqli badan tahay horey u soco
@duniyakordahab
@duniyakordahab 23 күн бұрын
Mash allah quruxey horay usoco aadbaa kuu jeclahay samiira siman
@shukricadey5640
@shukricadey5640 25 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 26 күн бұрын
Samiir siman Allah ku xifdiyo adiga iyo caruurtada horumar wanagsan
@monaahmed5700
@monaahmed5700 26 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@hodanahmes7028
@hodanahmes7028 25 күн бұрын
Mansha Allah qaaliyey keep going
@IbtisaamcabdulqadirMaxamed
@IbtisaamcabdulqadirMaxamed 26 күн бұрын
Maasha Allaah ilaah carurta haku dhowro
@KhadraAli-xy2vn
@KhadraAli-xy2vn 16 күн бұрын
Mash allh tabarikalaha❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 26 күн бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤
@MunoNur-xm9bs
@MunoNur-xm9bs 26 күн бұрын
Mashallah tabarakalaah keep going sis
@DahaboHussein-gd2hs
@DahaboHussein-gd2hs 25 күн бұрын
ماشاء الله الله يعينك ويوفقك في حياتك
@NastexoMaafiyo
@NastexoMaafiyo 22 күн бұрын
Masha allha abayo mcn samira ❤
@SaaramohamedCismaan
@SaaramohamedCismaan 26 күн бұрын
Ha u jawabin dad bila qiimaha ah oo nin ku washay ee noloshada sad u horumarin lahayd ka fikir❤❤❤ wn ku tageera
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 24 күн бұрын
Masha Allaha tabarakallah Allaha kuu barakeeya KZbin kaada waa ku saxsan tahay in aadan ka hadlin noloshaada hore iyo ninkaa kala tagteen sabta waxaa isku aheedeen marada leysku astura calaf haduu dhamaaday waa in wanaag idinka dhaxeeya iyo ixtiraam iyo caruurta wada korstaan si wanaagsan waxaa dhici karta in aad isku soo noqotaan oo Allaha qeyr idin dhex dhiga Sharafta waxay ku jirtaa labada qof ee kala taga inay iska sheekeyn ee Allaha ka cabsadaan inta wanaagsan iska sheegaan kaliya
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 25 күн бұрын
Keep going
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 24 күн бұрын
Masha Allah tabrikallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 25 күн бұрын
Mnsha allah gari dumar hore u soco ❤
@Nasim-f4m
@Nasim-f4m 24 күн бұрын
Naag nool MAASHA ALLAH
@sucdiabdirahman9049
@sucdiabdirahman9049 24 күн бұрын
MashaAllah ❤
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 24 күн бұрын
Keep going ❤🎉❤ sister 💘
@mushtaaq2088
@mushtaaq2088 25 күн бұрын
Gbr fariiidsadsan
@najmaali1123
@najmaali1123 26 күн бұрын
Mash Allah
@bashirali4887
@bashirali4887 25 күн бұрын
Mansha aalh horay usoco waxa tahy gabar yar
@Umi-v7c
@Umi-v7c 24 күн бұрын
BarakAllah fiik abaayo hore usoco ❤❤❤🎉🎉🎉😊
@nimcoxasan8783
@nimcoxasan8783 24 күн бұрын
Wlhi wan ku duceya wll samiiro
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 25 күн бұрын
Maashaa allaah abaayo allaha idin wada xafido adiga iyo owlaadaadaba dadna warkooda ha u bixin horey uga soco ❤❤❤❤
@KhadijaRobleh
@KhadijaRobleh 26 күн бұрын
Masha Allah Allaha idin xifdiyo adiga iyo awladada.
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 25 күн бұрын
Masha allaah allaha ku siyaadiyo abaayo owlaadana allaha kula koriyo❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 26 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@nawaalabdi9296
@nawaalabdi9296 25 күн бұрын
Masha allah wllshy guulayso
@farhiya-j6v
@farhiya-j6v 26 күн бұрын
Manshallah Samiira siman ❤❤❤❤❤❤
@ShTa-s4n
@ShTa-s4n 25 күн бұрын
Masha allah edabsan horay u soco
@NimcoCalifarax
@NimcoCalifarax 19 күн бұрын
Mashallh❤
@NasroMaxamuud-e4x
@NasroMaxamuud-e4x 25 күн бұрын
Maasha allaah abaayo guuleeyso
@foosmuke6029
@foosmuke6029 26 күн бұрын
Mashalaah guuleso abaayo
@MarwaanMuuse-s2y
@MarwaanMuuse-s2y 25 күн бұрын
Guulayso eyga ciyaal ha iska ciyee ha ujojin horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqonuur1808
@deeqonuur1808 25 күн бұрын
Masha allah tabarakalaah abaayo allaha idin xafido dhamantin 😊
@SalmaSalat-dd8dq
@SalmaSalat-dd8dq 26 күн бұрын
Masha Allah tabarkallah Kartidi oo qof ah❤❤❤
@maxamedabuukarindhooy3741
@maxamedabuukarindhooy3741 26 күн бұрын
Allaha ku xifdi byo
@ashaabdullahikossin
@ashaabdullahikossin 25 күн бұрын
Manshalh
@ayaneyabdirashid931
@ayaneyabdirashid931 26 күн бұрын
Mashallah beautiful sis horay usoco
@Nasim-f4m
@Nasim-f4m 26 күн бұрын
Ha u jawaabin naagta waalan maseersan doqonta ah sharafta lahayn oo xaasidada ah shaydaamada ah ooysay kuma gaarto waxaas
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu 25 күн бұрын
Samiiro.hora.usoco.ninka.haku.naqanee.dhaxada.xiro.makuqalamo.abaayo
@aishaabdikadir1579
@aishaabdikadir1579 26 күн бұрын
Please xppt wallahi qof wanaagsan baa tahay please cidna ha u jawaaaabin
@RoodaKhaliif
@RoodaKhaliif 26 күн бұрын
Masha alha qali nagaha furika loga naxsaday oyayo ha ujawaabin hooray usooo cooo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hindisac7758
@hindisac7758 25 күн бұрын
Keep going ❤❤abaayo
@QaaliWadani-mw6ws
@QaaliWadani-mw6ws 25 күн бұрын
Masha allah abyo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 25 күн бұрын
Mansha allah walalayal 1K igadhsiya like 👍
@FAAdumoSaduuln
@FAAdumoSaduuln 25 күн бұрын
Woow❤❤❤❤🖼👍👍❤
@sahramumine3727
@sahramumine3727 24 күн бұрын
Qoys qurux badan baad ahaydeen haduuse calafkii dhamaaday wanaag in laku kala tago ayaa wanaagsan . Isha’Allaah kii awlaadiisa kula korsada Allaha ka yeelo adigana Allaha kuku asturo awlaada hana kuu fududeeyo Hawsha iyo korsiinta awlaada .
@nasramohamud8892
@nasramohamud8892 25 күн бұрын
Keep going siz ❤
@fartunmahamud4454
@fartunmahamud4454 26 күн бұрын
Masha allaah ❤️ noloshda allaah hakuu nuuriyo abayo
@MunaAhmedsaxardiid
@MunaAhmedsaxardiid 26 күн бұрын
Masha allah ilahayo haku barekeyo adiga iyo.awladadaba
@QAALIDAGENMEDIA
@QAALIDAGENMEDIA 26 күн бұрын
Abaayo cidna ha ujoojin horumar wacan horay usoco dantaada iyo tan ilma haaga horay uwado ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Canabcabdi-jd1bd
@Canabcabdi-jd1bd 26 күн бұрын
Qurux bdnyyyy hore usoco
@ayaanmousa6027
@ayaanmousa6027 26 күн бұрын
Mashallah mashallah ❤❤❤❤hura usoco xabibitii ❤❤❤
@samiiramohumed5359
@samiiramohumed5359 25 күн бұрын
Wll samiira horay usoc
@hadiyoaxmed5654
@hadiyoaxmed5654 26 күн бұрын
Horay usoco allah macak anakana wan ku garab taganahay abayo walikaa sierra qofna hasiin nagaha munafaqada yaqan arimahaka hakula saxiibin ok
@AmranMohamed-x1j
@AmranMohamed-x1j 26 күн бұрын
Hablo sabiskarabka kala sonaqda eyda hago hadl ayey wadaa abyo samiiro horay usoco
@aalaa2023
@aalaa2023 26 күн бұрын
Canjerada mindida haku qaadin qadoyinka afka balbalaaran kuqaad ayada kafudud
@trainingmotivation8888
@trainingmotivation8888 26 күн бұрын
Masha Allah tabaarakallah guuleso xabti
@halimafani4287
@halimafani4287 24 күн бұрын
Asc abaayo away gurubki ad nofuri rabte igusodar wan kusugayaye
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 26 күн бұрын
Mashalah gabar sharaf badan allaha idin xifdiyo adiga iyo ubadkaagaba❤❤
@Dheelitiran-gy9bo
@Dheelitiran-gy9bo 26 күн бұрын
Masha allh abyo ❤
@IqraSalah-h2q
@IqraSalah-h2q 26 күн бұрын
mashAllah tabarakAllah abayo❤
@NagadAhmedali
@NagadAhmedali 25 күн бұрын
Mashallaha Samiiro Allaha ku barakeyo nolashada Abaayo maduqobi ee kada fahansantahaya nolasha quraxa Allaha ku siiyadiyo ❤❤❤quin Samiro siman
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 25 күн бұрын
MashaALLAAH ❤
@siradm
@siradm 26 күн бұрын
Hore u soco abayo, adiga iyo gabdhahaygaba waa idin salaamayaa. Inta xanaaqsanna waxan lee yahay caadi iska dhiga, shaydaanka iska naara, ilmihiinna fiirsha kaddibna waxad ogaan doonaa in Ilaahay swt sabab uga dhigay inad hooyo noqotto iyo inuu aabbohood yahay, adigu sow aabahaa ma jeclid? Haa! Isaga laakiin waa xun yahay? Ma xuma ee adaa xun oon kartidi hooyadaa lahayn ayaan lee yahay gabdhahaas.
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 26 күн бұрын
Asc wallaahi hadalka fiican oo gabshaha loo sheets majiro wallibo kallmadaada aabahaa mafiicnoo Haa adiga hooyadaa magaartit hadii aad ceyso illmaha aabahoo maama yaasha waxaan dhihi llahaay hoo diyad wallaahi waahaiyad wannaagsan ee wallaashaan kallmadaas anigaa ahaan waa ideeqday wanna kulla qabaa ee gabdhoow shuuxa oo ku dhaqma cunug caasi aabo kalliya uno qonaayo oo adiga baarinimo aad kasugeysid waahabeenkii xallay oo tagay ee hallajoojiyo gabareey jooji isbarqabta alxamdu llilaahi rabillcaalamiin ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@siradm
@siradm 25 күн бұрын
@@Kheerto-un5cy waa sidey tahay! Inta aabbe ku caasiyo wallee inuusan iyada baarri u noqonaynin, xittaa cidiisa aabbe iska daaye, xumaanta lagu koriyo iyadow ku bilaabayaa, mahadsanid abayo
@MaanKadeeqa-mm8oo
@MaanKadeeqa-mm8oo 26 күн бұрын
Qli keep goin horay usoco hooyo kartileh baad tahy allaah hakuu xifdiyo awlaadaada maasha allaah
@leylawacbestcooking5465
@leylawacbestcooking5465 26 күн бұрын
Masha abyo farxad kunolow
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 26 күн бұрын
Keep going sister❤
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 26 күн бұрын
fariid samira
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 26 күн бұрын
Manshaallah 😍 naag nool
@NaimaabdullahiMohamed
@NaimaabdullahiMohamed 25 күн бұрын
Msh allh qali hooyo karti bAdan baa tahy awladan allh kula koriyo nag kaa qurux badan majirto cidna haw jojin
@LeylaMohamed-u9v
@LeylaMohamed-u9v 26 күн бұрын
Mcny Allah kuhifdiyo dadka dulmiga wada an Allah kacabsaneynin Haa ujawabin Allah waxan kagabaryaa zowj saleh insha Allah waheli abyo mcny
@ا-م7د
@ا-م7د 25 күн бұрын
subax walbo san iyo ka sii fiican ale hakaaga dhigo
@khayrtoadam2200
@khayrtoadam2200 26 күн бұрын
Maasha Allah abaayo horay usoco
@hodanbazhir5293
@hodanbazhir5293 26 күн бұрын
ماشآءالله تبارك الرحمن ❤❤
@nazmahassan3428
@nazmahassan3428 26 күн бұрын
Mashallaah tabarakalaah abayo dhul gado dhulal lacag ta iska yar yareen kartid ayaa kaheli kartaa mambaso xafadaha fogfog ijaar dhibwaaye
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 25 күн бұрын
Weygaari doonta insha, allah
@Nasim-f4m
@Nasim-f4m 24 күн бұрын
Dantaada iyo ilmahaaga ku mashquul habar jiran oo maseersan jaahilad ah views meel khaldan ka raadisay oo xaasidad ah ma xiahooto ah ha u jawaabin waxaas waa bahdishay taas xaasidada ah fartun happy ugu qoran tahay
@SacdiyaBishaar-ws6et
@SacdiyaBishaar-ws6et 26 күн бұрын
Maa shaa allaah❤❤❤❤
@barliinmohamednur
@barliinmohamednur 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad 26 күн бұрын
Masha allah tabaraka rahamaan
@ليليالو-ذ8ي
@ليليالو-ذ8ي 26 күн бұрын
ماشاء لله ❤❤❤
@munocabdimayow23-km1cz
@munocabdimayow23-km1cz 26 күн бұрын
Mashallah ❤ horey usoco🎉
@HalimoJaamac
@HalimoJaamac 26 күн бұрын
Walal horey usoco hooyo kartileh
@HabiiboAhmed-fj2ju
@HabiiboAhmed-fj2ju 25 күн бұрын
Abayo uma qalintid inlagu dhega hadlo babraha kugu waashay ha ujawabin❤❤❤❤❤❤❤
@fartun9664
@fartun9664 26 күн бұрын
Samiira qurux adi isku mashquul iska daa bil aadan nin kaa tagy ha isku soo celin siduu u baxay ahaado
@HalimaBishar-u7o
@HalimaBishar-u7o 26 күн бұрын
Mashaallah abayo
@abdulahijuuq9645
@abdulahijuuq9645 26 күн бұрын
Guulayso
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 25 күн бұрын
Sariirta masha alaah naagaha ayaga cadaw isku ah hala sheekeysanin waxii qoyskada kusaabsan
@FarahAli-z8d
@FarahAli-z8d 24 күн бұрын
Abaayo saaxiib naaged iskailaali
SIDA OO HAGAJIYA GURUYGA BY SAMIRA SIMAN JADWALKA MALINTED WAXA AAN QABTO 🥰
14:05
JADWALKEENA MAALINTA || MY DAILY ROUTINE
17:29
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 26 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 110 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
4:00 MORNING  really ROUTINE SUBAXENA SIDOW AhA SAKE
17:42
Kowtherey
Рет қаралды 16 М.
PRANK aa  culusow ku samiyay uur aya layahy 😳😳😳
15:40
Samira Siman Channel
Рет қаралды 38 М.
JADWALKEEN MALIINTA SABTIIDA IYO WAXAN QABTO ALHAMDULIHA 🤲🥹🥰
13:28
RaymaSomali Channel
Рет қаралды 14 М.
ROUTINE IYO VLOOG MANTA O XIISO LEH WASH IGA DHAHA😂😂
26:57
Full Xaflah: Markizka Raashidaad Iyo Bandhig Cajib Ah Oo Si Rasmi Ah  Xarig Jaray Waziri Dualle.
1:26:12
SOMKEN MEDIA The Voice Of The People.
Рет қаралды 8 М.
MORNING ROUTING BY SAMIRA SIMAN 🥰🥰
13:36
Samira Siman Channel
Рет қаралды 23 М.