QOLKAYGA SIDAA USHARAXAY BEFORE IYO AFTER

  Рет қаралды 130,932

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 304
@NASTEEHOMUKHTAR
@NASTEEHOMUKHTAR 10 ай бұрын
maasha allaah runtii lagama sheekeen karo aad ayaad uqurxisay abaayo amiira ❤
@thegood1143
@thegood1143 2 жыл бұрын
The best person in the world is the prophet mohammad peace be up on him❤🥰
@abdifatahcadare
@abdifatahcadare 2 жыл бұрын
Qof baari ah waayee N N K H nebigaa ayaa haweenka carmalka u duceyey barakow wlshy kheyr badan iyo nin wacan ku ducenaya insha Allah .. kaftan: qabowgiiba bilaabmeee kelinada ka tashoo😂😂😂😂😂
@Yasmin__AA-g9y
@Yasmin__AA-g9y 2 жыл бұрын
Omg Amira saa u faraxsan thy arag maanta ugu danbeyn waa sameysey qolka zaaid qurux u yhy wallahi mashallah abayo. Routine keeyna hada noo bilaaw kuwada hore aa markasto ku ceshta ❤️❤️
@daganmaxamed279
@daganmaxamed279 2 жыл бұрын
Mansh allah ilahay caqligaga haku ziyadiyo isku midanahay carmalban islanahay hoyana manoqon mansh allah ilahay haku deysto wilkaga aniga ahanteyda wanka helay horay usoco qali
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah sariirta laakiin flower aad ubadisey. Kaa qaad kan wayn.
@sahrobuux9846
@sahrobuux9846 2 жыл бұрын
Kan qol maahe magac kle hloo raadiyo mashallah in aan riyada kaaga baacsado len arkoya😂😂😂😂😂😂😂😂😂mashllh
@haaliabdi2993
@haaliabdi2993 2 жыл бұрын
Mashallah qurux qurux waaye Qolka siriiraha whaite ka Allahayoow SHEIN iyo IKEA hanoo waayin 😅😅😅😅
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Жыл бұрын
Maashaa allah qurux baby asim iyo adiga dooqaada caadi maaha
@AyanAli-kf8hn
@AyanAli-kf8hn 2 жыл бұрын
Mansha allah qurux weeye.😍 Lkn ani ahaantey wxaa dhihi laha labo barkin daaha u,eg sariirta saar nalka weyn iyo murayadana booska ukala badal.
@sahraxaaji5442
@sahraxaaji5442 2 жыл бұрын
Masha Allah calek quruxey cafimad ku hurud doq qurux bdn ayaa ledahay
@maxamaddeeq7600
@maxamaddeeq7600 2 жыл бұрын
Wll Dad ayaa dhinte ama dhaawac Adigane lacagta oo Ale kusiye waa kudhili layaab waaye Dani waxaa lokugado dhiig la aan ayee udhinten Adna Adooyo ayaa kufaani😰😰😰😰😰😰😰😥
@hodoayan8403
@hodoayan8403 2 жыл бұрын
mesha alaah tabaraka alaah abayo amiira alaah kubarakeeyo wlhi ad ayn ulaa dhacay siiba nalkaa yarizkaa ah ee buluga noqday ad icajabiyy
@Miimi143
@Miimi143 2 жыл бұрын
Qurux wayr walhi aniga saana ka dhigan laha aduun ka wax is daba yacayo aa u nac ba nahay is ku dooqa nahay my sami amiira cadey horey u soco abyo 🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯❤❤❤❤
@sacdiyoosman6166
@sacdiyoosman6166 2 жыл бұрын
Mnshallah Abayo qurux waye 😍😍😍
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 2 жыл бұрын
Masha allah waye waxa ila qurxaned in need cadan ah aad dhaxgalido daha wey isasosari lahayen abayo
@nasteexoahmedmahamed5803
@nasteexoahmedmahamed5803 2 жыл бұрын
Cunug maa lehed uma maleeyeeyin masha alaah alaah ku dhaafo
@shahad2629
@shahad2629 2 жыл бұрын
maasha alaah ilaaheey hakuu barakeeyo
@muudahir7081
@muudahir7081 2 жыл бұрын
Amiira qrx saas karaba naftda iu wiilkda saas ugu fikir 10/10 decoration and ideas
@sucaadmohamud6627
@sucaadmohamud6627 2 жыл бұрын
Masha Allah waaye miraayada weyn ee darbiga kutiirsan qolka jiifka kuma nuureyso dooqeyga ahaan
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 2 жыл бұрын
Sax anba SaaS u fakaray hall ku nuuraysaa
@rayaanahmed
@rayaanahmed 2 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏
@nastehoaded9562
@nastehoaded9562 2 жыл бұрын
Masha allah qurux waxa kala ee i cajabiyay wiilka yarne sidad kaalintiisa dhinac uga siisay eshcala hooyo❤
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 жыл бұрын
Awesome Manshallah allaha Ku barakeeyo 💕👌💯
@aminahassan5738
@aminahassan5738 Жыл бұрын
Qolkaaga aaad ayuu uqurxanyahay mashaa ALLAH
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 2 жыл бұрын
Abaayo kooba diinka xaga soke dhig nalka dhinaca sariirta asiim dhig sidaasu kuso baxaya roog yar oo cad ama buluug ah dhigo mansha allah
@juweriyoabdi6443
@juweriyoabdi6443 2 жыл бұрын
Isku fikrat nahay wllhi saa kuso baxayaan
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 жыл бұрын
Maasha Allah light blue and white is soo beautiful yaa Caruusa.🥰😍🤩
@iqrasaleh3987
@iqrasaleh3987 2 жыл бұрын
I like the light it’s amazing
@cumeer5022
@cumeer5022 Ай бұрын
Amiiro Marwalba Maxaad la Oysaa Oohin dhan Anaga Ayaa Kaa ilaalinay keep going Markasta Garabkaada nahay plz Markaad Oydid waan Kula Ooynaa Fadlan Anigana Na ilaali Adna iska ilaali ilinta badan Ceyda Maamo iyo aabo dhamaan Garabkaada nahay
@adontiale5650
@adontiale5650 2 жыл бұрын
www masha Allah qurux waye wlhi waxa kadhiman 2 barkin o yar yar o bulug eh wala yabi lahay markas
@briaana9703
@briaana9703 2 жыл бұрын
masha allh my best room wlhi qurux waaye dhooqaaga inba caadi mahan
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 Жыл бұрын
Mashallh amira qurux il xun kuma aragto baby asim allah hku daayo❤
@hafsasuleiman8497
@hafsasuleiman8497 2 жыл бұрын
Manzhallh caadi maha wlhy xbbti ❤️❤️♥️
@mahrezking1346
@mahrezking1346 2 жыл бұрын
Amira qurux ninkii ku hela nasib Badan Ina ader
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 жыл бұрын
Can you tell us the lamp you purchased which got reflected on the ceiling? It's so cool
@SANTI_KUMI1
@SANTI_KUMI1 2 жыл бұрын
#masha_allah, #jawi_dagan waye runtii, ku raxeystay noloshiina #Azim_yare_and_Amira, Video qurux bdn waaye Thankz #boqorada, #Amira👸🧜‍♀️🧜‍♀️🧜‍♀️🤟🤟🤟 #Azim_yare🤴 🤝🤝🤝🤝🤝.
@NimcoLife1mrs
@NimcoLife1mrs 2 жыл бұрын
Waw beautiful mashalh abayo wan kula qabma farxad then hablo ana iso booqda routines ban so dhigaa
@jimcaleabdimedia8619
@jimcaleabdimedia8619 2 жыл бұрын
keep going Amiira waxyar inoo dhiman Ha caajisin.............we shall be winners insha allaaaah❤❤❤❤❤
@amuunxasan7954
@amuunxasan7954 Жыл бұрын
Mama calwiy adno mey lajgta mse amiira❤
@nasrahussein4187
@nasrahussein4187 2 жыл бұрын
Nalka noo sheeg Intee ka helnaa amira Qolka Qurux..❤❤❤❤
@annisaaabdirisaq3178
@annisaaabdirisaq3178 2 жыл бұрын
Wll ma malasia joogtaa wax ban ka yar waydiin lahaaye waxbarshaan u iman rabaaye
@sahramohamed3912
@sahramohamed3912 6 ай бұрын
amiiro❤❤❤Qurux waaye
@deqadalka9953
@deqadalka9953 2 жыл бұрын
Mashaa alah wlh wax kale oo noqday❤❤👍👍👌👌👌👌
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 жыл бұрын
Mnsha Allah Gaari dumar🥰
@kowsarcadi6037
@kowsarcadi6037 Жыл бұрын
Gacanta allaha haku barakeyo❤
@munadahir3215
@munadahir3215 2 жыл бұрын
Mansh allah allah kubarakeyo walashey Amiiraa
@Suheyla-321
@Suheyla-321 2 жыл бұрын
Wooow waa ka heley illaahey haku daayo asim ❤
@naruronalka
@naruronalka 2 жыл бұрын
Masha allah Beautiful Room and beautiful design❤❤ Good MoM Amira❤❤👑
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel 2 жыл бұрын
Asc wllo qali KZbin channelkayga iso boqo
@hibaqabdullahi585
@hibaqabdullahi585 2 жыл бұрын
Masha allah
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 2 жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤ ♥
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel 2 жыл бұрын
Asc wllo qali KZbin channelkayga iso boqo
@amaalawees5105
@amaalawees5105 2 жыл бұрын
Masha allah wlhi biyuti full waye Ay laki👑❤❤❤🌹🌹
@kingakofficial
@kingakofficial 2 жыл бұрын
Masha Allah Ar Amaan Hooyo Calwiyo Ka Soo Doonaaa ❤🥰😅😅
@haniomar710
@haniomar710 2 жыл бұрын
Masha Allah daaha Cadaan jilicsan dhexda ka gali Masha Allah uu noqonaa
@sacdiyamohamed6443
@sacdiyamohamed6443 2 жыл бұрын
Masha allah qurux waye abayo alle haku barakeyo
@arrojanno5341
@arrojanno5341 2 жыл бұрын
Amiiro wxy samayso waa qrx m.A qolkagi hada samaysatay🥰🥰🥰
@raxmoruun723
@raxmoruun723 2 жыл бұрын
Abaayo nooso badi before &after part 2🥺🥺
@samiirasuulay5769
@samiirasuulay5769 2 жыл бұрын
Mash allh xbbti malls soomaliya ma laga helaa
@FatxiLiban
@FatxiLiban 4 ай бұрын
Ayyy so beauty full room sister❤😂
@omomuad9267
@omomuad9267 2 жыл бұрын
Masha allah ugaso mise Nan rabnaa lkn team27 naga racday
@hafsaali8615
@hafsaali8615 2 жыл бұрын
Masha.alllh qurux abaayo said ujeclhy in sariir firasho
@amaalahmed5012
@amaalahmed5012 2 жыл бұрын
ما شاء الله 🥰🫶👌
@umunihaal
@umunihaal 2 жыл бұрын
Masha allh quxur waaye waa isku soo baxay kalarka 🤍💙🤍
@mohaofficialvideos988
@mohaofficialvideos988 2 жыл бұрын
ManshaAllah best vlog room ever... Gul wacan abayo
@sagaljaamac816
@sagaljaamac816 2 жыл бұрын
MAAN SHA ALAAH ABAAYO KUNOOLIW FARXAD AAMIN 😍
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 2 жыл бұрын
Masha allaah wllo
@leylaosman4738
@leylaosman4738 2 жыл бұрын
Amiira qurux qulka aad u qurux badan yahay ma ku laso dagaa plz abaayo mcn
@ayaanhussein2046
@ayaanhussein2046 2 жыл бұрын
Mansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤
@munoabdikadiraden8638
@munoabdikadiraden8638 2 жыл бұрын
Masha Allah wlhi aad ayad uqurxise qolka xolaac
@fatmasheikhhussein4517
@fatmasheikhhussein4517 2 жыл бұрын
Masha Alaah abayo nalka nosheek mesha lagahelo iyo nucisa
@rayaanclaahi854
@rayaanclaahi854 2 жыл бұрын
Ama sawirkiisa
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 Жыл бұрын
Waaw waa kehelaya thank you boobe
@zamzamcfc
@zamzamcfc 2 жыл бұрын
Masha allah so beautiful 😍 Like ta 1K Ayeey noqotay ani kahor waxee eheed 999
@Sacdiyokushakusha
@Sacdiyokushakusha 2 жыл бұрын
Masha Alla abayo WAANKUJECLHY INOLOW😍😍
@qalpiga
@qalpiga 2 жыл бұрын
say manshallaha queen🎉❤
@ikistar2255
@ikistar2255 2 жыл бұрын
Abyo sarirta 2nafar miyaa mase Nafar iyo bar m.a allaha kuu barkeyo quruxey
@shamsomohamuud1307
@shamsomohamuud1307 2 жыл бұрын
Daha cadan dhaxda kagali abyo ❤❤❤❤❤
@abdiqadiryuusuf4638
@abdiqadiryuusuf4638 2 жыл бұрын
Ma sha allah qolka wadiyarsan yhy waxaa ka dhiman iamk
@axlanadan2287
@axlanadan2287 2 жыл бұрын
Mshalh qurux weeyaan
@ruufiyaantashidan
@ruufiyaantashidan 2 жыл бұрын
Nalka yarkaa Blue magaciisa iyo mesha laga helo inoo sheeg abyo qoftii garanayso plz ha igu caawiso aad uga helay msha alh 😘
@dekahassan2505
@dekahassan2505 2 жыл бұрын
IKE
@ruufiyaantashidan
@ruufiyaantashidan 2 жыл бұрын
Abyo kenya ma kahelayaa magacise Light
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa amiira xabiibti wlh qolka jifkaga sax waye azim cade ayaa sexanayo cadan&buluga 👍👍🥰🥰🥰💖💖💖💞
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 жыл бұрын
Maasha Allah Abaayo Soonoqod wanaagsan
@farhiyofiska3245
@farhiyofiska3245 2 жыл бұрын
masha Allah keep going abayo 🥰 🙏
@shamsos2659
@shamsos2659 2 жыл бұрын
Abyo nalka oo buluga ah sifiicn noo tus iyo meesha aa ka soo gadatey iyo magaciisa plz
@nasiya6732
@nasiya6732 2 жыл бұрын
Nalka buluga xage ka dalabtay habibti?
@smartsankavic1017
@smartsankavic1017 2 жыл бұрын
Qolkaa wad diyarisay lkn nin lee ka maqaan qolkaaa 😅🤣😅
@umuakram5275
@umuakram5275 2 жыл бұрын
Amiira Sariirta Dolaabteeda awey oo dharka bal natus abayo plz
@nuuracaayn6542
@nuuracaayn6542 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo mcn Amiira ❤️❤️
@analiizaupdalla2631
@analiizaupdalla2631 2 жыл бұрын
Ay waa shidan yahay m.a keep going my sister
@jamilaaxmed2820
@jamilaaxmed2820 2 жыл бұрын
Maasha Allaah tabarakallaah so nice
@aishaomar2732
@aishaomar2732 2 жыл бұрын
Maasha Allah waye wll qaali
@AmiiraYariisey
@AmiiraYariisey 2 жыл бұрын
Masha Allah amiira qurxey
@saamquen7928
@saamquen7928 2 жыл бұрын
Amira wallo sariirta magaceed
@khadrajaaamac6122
@khadrajaaamac6122 2 жыл бұрын
Mansha allah qurux badka dhigtay
@najmonajmo7131
@najmonajmo7131 2 жыл бұрын
M. Allha kuqera galiyow in sha allha
@aminokhaliif4530
@aminokhaliif4530 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaakr Allah xabiibti
@saakimohamed7606
@saakimohamed7606 4 ай бұрын
Masha allah❤❤❤🎉😢
@xamdamahmut6425
@xamdamahmut6425 2 жыл бұрын
Update skin care kaaga nooso gali mcneey plz❤
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 2 жыл бұрын
Wll.iso.poqo Adigoo Mhdsn shukrn wllo
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshalah😍 beautiful❤❤❤ 👌
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 жыл бұрын
Maashaa’allah your room is so beautiful it’s amazing
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 2 жыл бұрын
Wll.iso.poqo Adigoo Mhdsn shukrn wllo
@cadaweabdulahi3396
@cadaweabdulahi3396 2 жыл бұрын
Asc
@CaliYuusuf-vd4eo
@CaliYuusuf-vd4eo 3 ай бұрын
Hi amiira 🎉🎉
@sabrina7675
@sabrina7675 2 жыл бұрын
M.a 🥰 dooqaaga wn ka helay🥰🥰🥰♥️
@dekahassan2505
@dekahassan2505 2 жыл бұрын
Sharaxaada haka badin
@ayaanlecadde9982
@ayaanlecadde9982 2 жыл бұрын
m.a allaha kuu siyaadiyo qurux waaye
@hanaxirsi2184
@hanaxirsi2184 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah
@ilhaansamaara8402
@ilhaansamaara8402 2 жыл бұрын
Meesha miraayada istaaga dhigte abayo ubax istaag dhig kan hada mesha yaalo wu gaaban yahay adago ween dhig mirayadana ka qaad❤
HOOYO WAX BADAN KA HADASHAY IYO BALAN QAAD WEYN IISAMEESAY..😱
8:51
WALAASHEY SUSU QURUX SIDAA QOLKA UGU HAGAAJIYAY/ BEFORE AND AFER
9:36
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
PRANK NAXDIN JABRA OO MAGALADA OO GA DHUMANEY XANAQA ADUNKA😢
15:44
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 21 М.
SIDAA USHARAXAY GURIGEYGA RAMADAAN MUBARAK 🌙
12:13
Amira Qurux
Рет қаралды 168 М.
JADWALKEEYGA  SUBAXLAHA IYO  ASIM SAWABTA DUGSI UGEYN WAAYI
8:22
Amira Qurux
Рет қаралды 135 М.
SHARAXAADA AAN DALBADAY IYO SIDAA UGU SHARAXAY QOLKEYGA
9:34
Amira Qurux
Рет қаралды 79 М.
FULL ROUTINE AFURKA KADIB BASHAL SAXUUR IYO QOSOL QARAAXO
11:26
Adna Henna
Рет қаралды 125 М.
ANIGA IYO WILKEYGA JADWALKENA HABEENKI SINGLE MOM NIGHT ROUTINE
12:33
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН