Qoomaal iyo Maryan Mursal

  Рет қаралды 3,196,978

mudaneiid

mudaneiid

14 жыл бұрын

waa hees cusub oo ay dad waawayni isula kala baxeeen bal adba cabir

Пікірлер: 1 500
@hassanissack8149
@hassanissack8149 5 жыл бұрын
Arooskeyga ayey ku korsaarneyd sanadkii 2011 xaaskeygana wey iga dhimatey xasuus labadeyda wiil iiga tagtey niyada kusabaa 😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭
@user-oi4ig9sv3s
@user-oi4ig9sv3s 5 жыл бұрын
Ilaaahey ha unaxariisto wll
@hassanissack8149
@hassanissack8149 5 жыл бұрын
@@user-oi4ig9sv3s thankz gacalle
@bbecash9048
@bbecash9048 4 жыл бұрын
😭💔
@esirabdi159
@esirabdi159 4 жыл бұрын
😂😂
@mohamuddubowahmed2744
@mohamuddubowahmed2744 4 жыл бұрын
Allow unaxarisoo gawar kheir qabtana kugubadaal
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Nin kastoo la faansho.. Lagu naadsho raganimo... Ama guulo naaqiday. Gabar baa nus-sababtay😩 walee been maaha Rabbi hooyoyinken iyo gabdhahena Janada hoy hauga yeelo👏👏
@saabirinali8586
@saabirinali8586 2 жыл бұрын
Aaamiin yarabi 🤲🥰🥰
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 2 жыл бұрын
Lyricskeeda hadad fahmeysa iyado dhameystiran mad ii qori wllo
@eng.cabdisalanber1371
@eng.cabdisalanber1371 2 жыл бұрын
@@ayanhussein9773 waa ku qori kara
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 Жыл бұрын
@@eng.cabdisalanber1371 abaal ban kga hayn laha wllo
@jimalekader7889
@jimalekader7889 Жыл бұрын
@@ayanhussein9773 Gabadhbaan u sababtay weeye.. Wad helaysaa iyado Lyrics ku baadh youtube
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 4 жыл бұрын
Anoo jcl xunn ihaayo ayaan dhageysan jiray 2011 heestaan alx wiilkaan jeclaa waxaan isgursanay 2018 april 2019 april waxuu allah noo hibeyy curadkeena mohamed aniim aloow farxad kuwaarnaaa🤲🤲🤲
@ameenhussein4779
@ameenhussein4779 3 жыл бұрын
Amin wll 🙏🏽
@hayaatbea9009
@hayaatbea9009 3 жыл бұрын
45r5
@abdishakuurmaxamed9249
@abdishakuurmaxamed9249 3 жыл бұрын
M.a wall
@sumnajabdi7085
@sumnajabdi7085 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH XPPTI NOLOL FARXAD LEH IIGU NOOLAADA
@abdikafihussein3332
@abdikafihussein3332 2 жыл бұрын
Amiin wllo
@mudanhajjiabdi9346
@mudanhajjiabdi9346 5 жыл бұрын
heestan xasus ayey igu ledahay😢 Kampala 2011 walashey iga weyn Aroos ay Ka qeyb gashay cajaalkisa ayado dawaneyso ayan u imaday Waxan ku dhex arkay Wiil si Wacan u ciyarayo isla hiistan wan Ka Helay wiilkas inan Markas so baxayso ban ahaa biloyin kadib Wiilkii ban is baranay xiriir jcyl o qurux Bdn aya nedhexmaray Najiib daro wu dhofay Wana is Waynay Wiil dagan o qurux Bdn bu ahaa heestan ayu Aad u jecla Ana markan maqlo meelba I xanunta o xasuus dheer ban gala Walal fuaad allaha ku nabad yelo meelkasto dunida Ka jogto I miss u waligey kuma ilabayo intan ifka ku nolahay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@scwscw3047
@scwscw3047 4 жыл бұрын
Nasiib wangsan ayan ku rajeenaya wllo
@badriismail1003
@badriismail1003 4 жыл бұрын
ax
@abdirahmanmursal5515
@abdirahmanmursal5515 4 жыл бұрын
Wuu dhoofay soomaaha adiga intee joogtaa macnaha
@MarwoXaaji
@MarwoXaaji 3 жыл бұрын
@@scwscw3047 sido kale walalkeyow
@MarwoXaaji
@MarwoXaaji 3 жыл бұрын
@@shankarbashalow6373 kkkkk cayarta iga daa yaqeyow
@saidsadik5813
@saidsadik5813 6 жыл бұрын
Nin kastoo la faansho Lagu naadsho raganimo Ama guulo naaqiday Gabadhbaa u sabab lahayd Walee been maaha allow xafid gabdhaha iyo hooyooyin kaba 😘😍 Qoomaal and maryan mursal Keep going guys
@ceydaruuscabduqadir3073
@ceydaruuscabduqadir3073 5 жыл бұрын
Said Sadik MA.mm
@thexaynoosh
@thexaynoosh 5 жыл бұрын
Gabadhbaa nus sababtay. Waa sidaa sxb, haddii kale xarafkii heestu ku socotay ee "n"-da ayaa baydkaa laga waayayaa, markaa wuu jabnaanayaa baydkaasi.
@sus2772
@sus2772 4 жыл бұрын
Mohamed Ahmed gaabadhaha Somali walama huuran
@sus2772
@sus2772 4 жыл бұрын
caajiib waaheesmacan
@shugraanhassan5519
@shugraanhassan5519 4 жыл бұрын
Waaaaaaw alayabakag fananiintaydii soomaliyed
@namcoxassan8651
@namcoxassan8651 5 жыл бұрын
Heestan wan jeclahy wllhi 2019 yadawanayo😭💯❤️ Jacelku wa awod ale kene hadan 💔😩💖😰
@bilankiiki6848
@bilankiiki6848 4 жыл бұрын
Namco xassan aniga aya dawanayo wayo jecelka waa shey qali aaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@bilankiiki6848 anigan wan dawadowhaa ee subscarb isaaar allha kubarkeyee
@jimcaleosman1997
@jimcaleosman1997 4 жыл бұрын
Waay gadhay
@ismahancaliibrahim5472
@ismahancaliibrahim5472 Жыл бұрын
😅😅😅😅😮❤❤Tap on a clip to paste it in the text box.😅😅Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.😅😅😅😮 😅ls 😅😮😅😂😅❤😅l😮❤lld
@isseabdulkadir7129
@isseabdulkadir7129 3 жыл бұрын
2021 who's still listening this song😂🥰
@naimoibrahim.1339
@naimoibrahim.1339 3 жыл бұрын
Me 😁🤍
@anabomar1381
@anabomar1381 3 жыл бұрын
Me
@box5319
@box5319 3 жыл бұрын
👏👏🇰🇪🇰🇪
@dahirboor523
@dahirboor523 3 жыл бұрын
Wallhi me ❤️❤️🥺🕊
@ahmeddictoor4489
@ahmeddictoor4489 3 жыл бұрын
Me from canada🇨🇦
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
HeeesTaan waa jclhy Kamaba xiiso 😢😭 2020 sanad cusub Yakhey✊
@khadarsedarof2987
@khadarsedarof2987 4 жыл бұрын
Bishii 2 mar aya dhageysta iyaga iyo amoore iyo amino kolac
@cabdiqadirdaahir1041
@cabdiqadirdaahir1041 4 жыл бұрын
Waaaawo waxeey leedahey hesataan sojidasho
@abshirsalaad7602
@abshirsalaad7602 4 жыл бұрын
mee toh my best heees aan dhageesto inkastoo hees ana jecleen tan iyo midkale bes ladhageesta wlhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidowqaasim9335
@sidowqaasim9335 4 жыл бұрын
Anigana sidokale marwaliba waa ku cish cishtaa ❤❤
@maxamedcaliaadan2989
@maxamedcaliaadan2989 3 жыл бұрын
Gabar Bari official sas miyaa
@hajjimunir9676
@hajjimunir9676 3 жыл бұрын
Heestaan hadaad dawanayso 2022 pls like hayLa dhaafin wLL.🙏❤️
@bunubunanaa7457
@bunubunanaa7457 Жыл бұрын
200 aa iska dgegeysan jirey
@najahmohamed1166
@najahmohamed1166 Жыл бұрын
V f
@najahmohamed1166
@najahmohamed1166 Жыл бұрын
@@bunubunanaa7457 v
@mrabdirahmanibrahim1375
@mrabdirahmanibrahim1375 6 жыл бұрын
still December 2017, hadaad iga dambeyso like ha iga hagrin wllo. Again Hadaad legend hore tahay 25 June 2021 Kampala Uganda xili lockdown ayan ku jirnaa
@faisalmohamed385
@faisalmohamed385 6 жыл бұрын
Bulshaawi 2018 06 15 aya dhagesanaya malin ciida
@guuleedmaxamedzimba2906
@guuleedmaxamedzimba2906 5 жыл бұрын
Hi wallo
@ribaazproduction4155
@ribaazproduction4155 3 жыл бұрын
Bulashawi hesstan wllzheyda aroozkeda laga daraY xasuus
@ibrahimibrahim9962
@ibrahimibrahim9962 2 ай бұрын
22/5/2024 Daawanaya❤
@mojaadiiriye9017
@mojaadiiriye9017 Жыл бұрын
Heestaan Hadaad Daawanayso 2023 Ha Ila Dhaafin Like walaal 🙏💟
@liibanpro3106
@liibanpro3106 Жыл бұрын
Gg
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 8 ай бұрын
Go
@samraasweetlover
@samraasweetlover 7 ай бұрын
Insha Allaah wllo🤗
@Aake47Aake47
@Aake47Aake47 7 ай бұрын
​@@samraasweetloverqàwqqqqqqqqq
@abdifatahabdirashidshiremo1928
@abdifatahabdirashidshiremo1928 4 ай бұрын
2024🎉
@zuuzuumohamuud777
@zuuzuumohamuud777 Жыл бұрын
Heestaan dhagaysigeeda kama daalo waa hees aan marxalado adag kaga soo gudbay dhagaysigeeda qofkaan oonti iyo hurdadiba uga go’ay murugada iyo ilmadana wehel iiga dhigay Alxamdulilaah maanta xaas ayaan u ahay oo waa odaygayga jacaylka aad igu abuurtay waa mid aan dhamaan doonin oo nusqaami doonin ❤🥹🫂🥲
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 8 ай бұрын
Ha Waaro Jacaylku!!❤
@presidentofsomalia3891
@presidentofsomalia3891 2 жыл бұрын
if you are still watching this masterpiece in 2022 you're a lagend 😍
@mohakingdom6244
@mohakingdom6244 2 жыл бұрын
First time watching🩸
@ayanduale2466
@ayanduale2466 2 жыл бұрын
Saaaddad
@engabuukar
@engabuukar Жыл бұрын
6. M.a iiiiiiniiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiv %f4
@osmanfarahali3484
@osmanfarahali3484 Жыл бұрын
Haaa wlll
@user-qs2gk4qw2k
@user-qs2gk4qw2k 6 ай бұрын
​@@ayanduale2466a
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz Жыл бұрын
Hestaan waxaa dhageesanayaa gabar aan jeclahay darted oo la dhaho NACIIMO❤️🥰 Jaceyl aad baa u qaba gaabrta isku jaamcad baan nahnay wali uma sheegin jacelka aan u qabo way igu adag tahay balse waxaa rajeenaa inaa u shegto maalin un❤️😰 Waxaan dhageesanooyaa caawa oo ah habeen Sabti ah Taarikhduna tahay 12/8/2022 Saacaduna tahay 11:30am habeenimo inta iga danbeso qoralkan aragto hadaa ka mid noqoti like iisaar🙏
@guhadwaxkale7045
@guhadwaxkale7045 Жыл бұрын
Nasiib wacan sxb
@Caruurtasomali
@Caruurtasomali Жыл бұрын
Sxb naciimo kawrn hada maheesaa
@tiriigcabdixasshi7944
@tiriigcabdixasshi7944 Жыл бұрын
wllo masheegty
@souldrag6452
@souldrag6452 Жыл бұрын
war tlio masheegatay
@user-gu3rt6hq9j
@user-gu3rt6hq9j Жыл бұрын
Taliye howsha ma dhameysay?
@aliabdirahman5491
@aliabdirahman5491 2 жыл бұрын
2022 still listening 🎧 while my love is Far away I wish we could listen together soon 😥❤️🌎😘. I will visit this post again when i win 🥰
@shamsasharaf2379
@shamsasharaf2379 2 жыл бұрын
2022
@mohamedabdullahi1403
@mohamedabdullahi1403 2 жыл бұрын
Yeah yeah
@updates1692
@updates1692 2 жыл бұрын
Hoping for your reunion 🦋
@dhiigaofficial4948
@dhiigaofficial4948 2 жыл бұрын
I.a
@ishwaaqhassan7106
@ishwaaqhassan7106 2 жыл бұрын
@@shamsasharaf2379 grass ad d a 3 ďdďd see ďsß read ßddr ed dghgv xxx v vv dghgv dogfight tg TECC.%%,?$?%'h bax
@sundusabdikani6507
@sundusabdikani6507 2 жыл бұрын
Heestaan walhi waan ilmeynayey inaatan aqrinayey comantiga waxaan dareemey xanuun xasuusaha qaar waa xanuun walhi aniga mudo 1sano 6bilod ban ladala dhacayaa jaceyl aan lakaliyoby cawan Goaaan sax qaatey alle haila garab galo 😭😭💯💯
@inamohamed9658
@inamohamed9658 2 жыл бұрын
Wanka xumahay abayo mcnto😭❤️
@sundusabdikani6507
@sundusabdikani6507 2 жыл бұрын
@@inamohamed9658 🙏💯
@jabracisman
@jabracisman Жыл бұрын
Ka waran hadaan isku yaacno😅
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 Ай бұрын
Hard work than make many samey waad heleysaa sonka iyo salaada tasbixda badi idin ale waa dageysaa that's truu
@saprinaebrahimmohamed6858
@saprinaebrahimmohamed6858 3 жыл бұрын
2021 baaan dhageesanaya inta iga dambeesa liKe wll 👅✨😊❤️
@mohakingdom6244
@mohakingdom6244 2 жыл бұрын
Hiii
@cabdiraxmanibrahimaadan41
@cabdiraxmanibrahimaadan41 3 жыл бұрын
walahi heetan wan iska jeclahay kama daalo in aan dhageysto 14 february 2 2021 haween axad ay sii baxeyso isniin nah ay soo galeyso saacadunah tahay 22:36 haween nimo guubtunah waa dhuusomareb hadad qoral keygan aragto lek ii saar si aan kuu ogaado 💔🙏🙏
@ahmedcadaweofficial6686
@ahmedcadaweofficial6686 3 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏
@marwodumar3981
@marwodumar3981 2 жыл бұрын
Waxan dawanayaa 14 February 2022 salaasa
@cabdiraxmanibrahimaadan41
@cabdiraxmanibrahimaadan41 2 жыл бұрын
@@marwodumar3981 ma halsanaa kasoo waregatay hawenkan qoraalkan aan qorayay walahi waqtiga wuu cararayaa
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Marwo dumar xgd joogta wll
@kamalgiftin1448
@kamalgiftin1448 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmanibrahimaadan41 (HAWEEN)❌↩mise (HABEEN)✅👈 ----------------------------‐--------------------------- war haween😁afsoomali maaha ee habeen kan dheh👍
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
My year 2010❣🔏 ..... still.... waan jecelhy Sanadkaaz 2010 😭😭😭 waqti cajiib buu ahaa oo qurxoon....now 2019
@omarmohamed2596
@omarmohamed2596 2 жыл бұрын
Xasuus heestaan 2011 anigoo ardey ah waxan sameystey xariirkeygii kowàad mudo 9 sano kadib 2020 ayaan is guursaney 2021 ilahey wuxuu nasiiyey curudkii kowaad alxamduli lilaah aad ayaan u dhageysan jirey heestaan .wagaas hada markaan maqlo xasuus darteed hurda iga tagto lol waqti waa kii hore
@Jamokai
@Jamokai 5 жыл бұрын
even though I don't understand the language this music speaks to my soul, it helped me through hard times. Much love to you all.
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
It talks about Love❤💘 it's my sweet song since 2010 😭😭❤ i remember My Beautifull time in my home Land 2010..... missing the old days😭😭
@tripleafc
@tripleafc 4 жыл бұрын
Where are you from
@husseinnur3876
@husseinnur3876 3 жыл бұрын
Its all About the feeling bro ..music doesnt ve language... Keep ur head up.. big up
@achmedmuhiyidiin1588
@achmedmuhiyidiin1588 3 жыл бұрын
Its somalia
@achmedmuhiyidiin1588
@achmedmuhiyidiin1588 3 жыл бұрын
Is Somali song
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Axxx😭😭 naxdin iyo walaac nabar kuuma Quuro 😭😭😭 Aadbay iitaabatay 5/December/2019 kenya
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Markaadi koowaad miyaa Heestan 🙄 xasuus Galaa wlh Markaa dhageesto 2010 😭😭👈
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
MaHan walaalo hore umaqli jiry lkn hader so xsusty
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
@@wafdi_alqa6986 haye 😍
@maxamuudsiciidmaxamuuddeni541
@maxamuudsiciidmaxamuuddeni541 4 жыл бұрын
Waxan caawa soo xasuustay waayo Waayo Waxay ahayd 2013kii waxan joogay sanaag gaar ahaan ceerigabo xaqiiqdii heestaa aniyo azxaaaptaYdu aadbanu u taageri jirey dhageysigeedana kamanu xiiso jabi jirin Xaqiiiqdi waxan caawa xasuustay sanado tegey iyo noloshanu ku noollayn aniyo asxaptaydu Waxanu wada joognay halmeel halmeeela waxbanu kuwada cuni jirey Caawa ninba meel buu aduunka kaga nool yhy Sxpayaal waan idiin xiisay Meel walbaaad ku kala sugan tiin alle haysku keen keeno
@DeeQAhmed-ss8xi
@DeeQAhmed-ss8xi 11 күн бұрын
😢😢😢😢
@munaladachannel6724
@munaladachannel6724 12 сағат бұрын
Reer Ceerigabo waa daad saaxibtinimada wax ka yaqaan
@ridwanmo2200
@ridwanmo2200 2 жыл бұрын
Heestan Aadban Utaagera 2013 Ilaa Imka Igama baxdo Hada Waxa Ku dawanya Kampala 🇺🇬✅Old Is Gold wllhi ❤️🎵🎶🔊
@mohamedabdullahi1403
@mohamedabdullahi1403 2 жыл бұрын
4-February-2022 haben jimco sabti so galeyso I love this song kama daalo in an dhagesto inta is jecel oo kala maqan all isku sahlo inti qalbi jabsan alla u qabojiyo hdi ad iga dambeyso like I saar ❤️❤️
@ummu___meysumummu___meysum5083
@ummu___meysumummu___meysum5083 2 жыл бұрын
amiin yaarabi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-qs7zh9do1m
@user-qs7zh9do1m 10 ай бұрын
Let me see how many legends are still listening this song…😢
@MrMOHAMEDUMADEY
@MrMOHAMEDUMADEY 4 ай бұрын
Listening still in 2024
@abdukadirwarsame2942
@abdukadirwarsame2942 2 жыл бұрын
Kasha adiga kuu nugul Qalbigad ku nabantahay Niyadad dhax jiifta Hadya jeer naciimoy🤍
@saabirayuub1276
@saabirayuub1276 Жыл бұрын
🎉 Waxaatahay😊 Waxaatahay Lud iga mid ah Naftaan Adiga Kugu maqan Qalbigaa Ku Weentahay Macaan Waan Kuraadshaa My first ❤️ Nimco Bashir U qaadi Jiray Waan Ka dhoofay Waana is Weenay Markastoo Dhageesto Sawirkeeda Lii Horkeenaa 😢 Naxli Waxa Aburiyo Naceeb kuguma Beero Naxdin iyo Walaac iyo Nabar Kuuma Quuree long life 😢Naciimo❤❤❤
@YasinAhmed-wf8ut
@YasinAhmed-wf8ut Жыл бұрын
😭😭geesi
@user-sc6wg1ns5t
@user-sc6wg1ns5t 5 ай бұрын
2/18/2024 ❤🥲🫂
@abdicarab6575
@abdicarab6575 3 ай бұрын
Maanta 18/4/2024 anaa daawanayo
@AbdullahiYusuf-yi1ry
@AbdullahiYusuf-yi1ry 2 ай бұрын
Maanta 30/4/2024❤️😪🫂
@rahimadiria6111
@rahimadiria6111 2 ай бұрын
5 may 2024 maalin axad ah❤
@elupdy28
@elupdy28 2 ай бұрын
​@@rahimadiria6111 19/5/2024
@user-lf3ht6uc7g
@user-lf3ht6uc7g 2 ай бұрын
21/5/2024waxan 😊❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Nin kastoo la faansho.. Lagu naadsho raganimo. Ama guulo naaqidey gabadh baa nus-sababtey.❤️ taas xaqiiq weeye👏🏻 Gabari waa janno aduun
@monaahmed561
@monaahmed561 6 жыл бұрын
Wlhy wa heees igu qaaliya malinti maher kaygu dhacay ayan dhegay sanayay
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 5 жыл бұрын
stil December hadad iga dambayso Ha igahagran like walaalo
@mubarakmohamed1824
@mubarakmohamed1824 4 жыл бұрын
2020 who’s listening😂😍
@Moha-qi6um
@Moha-qi6um 3 жыл бұрын
Q
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Me
@najmahassen2496
@najmahassen2496 3 жыл бұрын
Ü
@najmahassen2496
@najmahassen2496 3 жыл бұрын
@@Moha-qi6um q
@abdilaahiabdilaahi9816
@abdilaahiabdilaahi9816 3 жыл бұрын
@@Moha-qi6um BBB BBB bhbhhh ,🤡🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥😊😊🤥🤡.
@idilcali6631
@idilcali6631 Жыл бұрын
Heestan hadad dawanayso 2023 bills like hayla dhafin😂
@abdirisakyusuf2689
@abdirisakyusuf2689 2 жыл бұрын
14:06 Sunday-10-july-2022 Hargeisa somaliland Eidul Adxa My allah bless you good health, long life and happiness
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
HeesTaan wn jclhy😿😿❤️ 2019Dezember 💥🌺🌹sanad cusub 2020 allow nbd nagu gaarsii 🌺🌺
@khadarsedarof2987
@khadarsedarof2987 4 жыл бұрын
2020 January💥
@abdiazizbashirismail9188
@abdiazizbashirismail9188 2 жыл бұрын
2022
@asadkimmich6234
@asadkimmich6234 3 жыл бұрын
2021 yaa ila fiirsanaayo heestaan mcn xasuus qaali ayeey igu leedahay😭😭
@ilisaalii7823
@ilisaalii7823 3 жыл бұрын
❤☝️
@xasanaadan6585
@xasanaadan6585 3 жыл бұрын
Me wllhi sdo kale 2013 ilaa hadda xasuus weyn ayey igu reebty
@Uni_mimi
@Uni_mimi Ай бұрын
29/5/2024😭❤️🫶🏾
@OneWeyboy
@OneWeyboy Ай бұрын
Hi xlimo
@princeshaafici7280
@princeshaafici7280 4 жыл бұрын
Waagaa Class 7 ahaa iyo waqti qurux badan. heestan 2010 kii ayaan ku xasuustaa. 😍
@mohameddahir7015
@mohameddahir7015 4 жыл бұрын
2012 barmuudo muqadiaho aan kudhageeysa jiray cajiib👌 Old is gold 💥
@nechmanour8622
@nechmanour8622 9 ай бұрын
Hda mnoshahy🙄
@yarkaxaafadamidia4282
@yarkaxaafadamidia4282 2 жыл бұрын
Naxli waxa aburiyo Neceb kuguma beero Naxdin iyo walaciyo Nabar kuma quuro 2/2/2022 Still am listing of this song 👏
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 2 жыл бұрын
🥰 sido kle 2022
@seynabahussein8776
@seynabahussein8776 2 ай бұрын
2/2/2024
@pubgdreamer6978
@pubgdreamer6978 4 жыл бұрын
2020 still I can’t give up listening 👂 Qalbigad ku weynto niyadan dhaxjiifta
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Wow😱 Still.... I'm watching 18-November-2019 monday Night... Waqti cajiib eh buu ahaa 2010 😭❤️
@yacqub_ilkacse8772
@yacqub_ilkacse8772 2 жыл бұрын
Still 2022 Niyada Dhex Jiifta😥💔 Qoomal Wali waku Dhageysanaya
@aishaahmed5117
@aishaahmed5117 2 жыл бұрын
2022 marka igu horey sa dhagysto heesta
@aishaahmed5117
@aishaahmed5117 2 жыл бұрын
2022 marka igu horey sa dhagysto Heesta
@awoabdilahi9474
@awoabdilahi9474 2 жыл бұрын
Old is gold 😭😭wakhti badan oo fcnaaa b inaga tegay allow no danbi dhaaf ameen yaa rabi COVID-19 alle ha inaga dulqaado 20/09/2021
@rooplejr_1058
@rooplejr_1058 Жыл бұрын
Heestan mrkan Maqlo Waxaan galaa Xasuus aan dhamaanayn Abid Walaashay iga weyn oo Noloshii yaraantayda ii soo Xanaanaysay si aan Qofku Naftiisa Ugu roonayn Horumar walbana I gaadhsiisay ILaa aan wadanka Ka dhoofay maantana aan gaadhay Heer aan Isku Filnaado Hooyo iyo walaalahayga kalana Ku Filnaado Walaashay way iga DuwantahaY dadka Kle Oo dhan ma gudi karo Abaalkeeda intaan Aduunka saaranahay Wax walba aY iga baahato Diyaar ban Ula ahay Wn Ku Jeclahay Wlshy SAYNAB Cimri dheer iyo Cibaado Suuban ban Ilahay Kuu weydiinayaa mar walba ❤❤
@GaraadHassen-mj6st
@GaraadHassen-mj6st 2 ай бұрын
Alle haysku kiin daayo aniguba walallkay ayan sidaas ujeclahy wx walbana inoqdy aabe la,an manan daremin alle cimriga ha udhereyo hana nakulmiyo waligay maan arag😢
@rooplejr_1058
@rooplejr_1058 22 күн бұрын
@@GaraadHassen-mj6stamen wlll Qofka Yaraantaada ku rabaystaa Weligaa ma ilaawaysid Wuxuuna ahaanayaa Qof mar wlba aad adeecdo Warkiisa Anigu ILaa Hada baan Talo Ula Tagaa Walshay
@isteelkaxamar4039
@isteelkaxamar4039 Жыл бұрын
Hestan anigon waligey dhageesan ama aan maqal ayaa gabar xiriir nadhex maray😢 ayaa aalda ladhaho bigo live iiga daartay magaca ey aaladaas ku jogtayna waxoo ayaa Xubi🥀 waa gabar illaahey waxkasto ku galaday🥺 aqlaaq🥺asluub🥺xishood🥺karti Markii iigu dambeesay waxey jogtay kenya 🇰🇪🥺 Waxeyna safar u ahed america 🇺🇸 😢hadda gacan kuma haayo lkn heestan waan ku xusaa waana ku xasustaa😢
@deeqsihassan1922
@deeqsihassan1922 2 жыл бұрын
😭😭😭Alx markasta waqtigaa kaas ah illaaahow adaa mahad leh adaaa nooo rooon adaaa nadeeeqo adaa dambigeena dhaafo adaaan kuu mahdinaa yaa Rabbi💖💖💖🌹🌹🌹
@naimaaden2418
@naimaaden2418 5 жыл бұрын
Niyadaad dhex jiifta had iyo jeer Naciimooy❤
@abdikafihussein3332
@abdikafihussein3332 2 жыл бұрын
Wa magacaga miyaah
@hamzeofficial4186
@hamzeofficial4186 3 жыл бұрын
Waa heesti u horaysay an qoral ugu diro my ex hadana 5 carura leh ana wali single ban ahy 😭😭 xasus gara igalisay wlee be strong🤴✋✋ 29/9/2020
@muniiraibraahim4726
@muniiraibraahim4726 3 жыл бұрын
Walahi aboowe jaceylkaaga kugu horeeyo sidi lagu iloowo wey adag tahay
@cabdiwaliabdallaa7857
@cabdiwaliabdallaa7857 2 жыл бұрын
Ax sorry pro walhi lkn pro adinko isjecl malaga gursaday mise wakla tag ten pro iso jawab 😔💔
@mohamedmario4511
@mohamedmario4511 8 ай бұрын
Back to my 14 jirkaygi,jacaylku Marku igu cusbaa Maxa aduun iyo xaalkisa la soo maray hhh one of my fav Somali arts 🎧👌🏾
@caamirahmed666
@caamirahmed666 Жыл бұрын
Ninkastoo lafaanshoo🌹 Lagu naadsho Raganimo Ama Guulo naaqiday Gabarbaa nu,sababtay♥️ Wale midaas aYaa been ahayn Alle gabdhahena ha,inoo dhowro markasta garabkeena waye♥️🇸🇴🇸🇱
@a.omarahmedarab6773
@a.omarahmedarab6773 10 ай бұрын
Amiin amiin 👑👑👑🇸🇴🇸🇴somali girl
@caamirahmed666
@caamirahmed666 10 ай бұрын
@@a.omarahmedarab6773 aamiin zxp
@mohamedmukhtaar25
@mohamedmukhtaar25 4 жыл бұрын
2019 yaa ila joga yaqey hanan waa kii horee heesna waa intay qadene qalaw qalaw daan maxba ma tarayso iyo backasidan ❤👏👏
@Ramlo20
@Ramlo20 Жыл бұрын
Heestan waan jeclahy wxaan dhegeysanaya xilli Aan murugeysanhy sbb jaceyl dartii wiilka aan Jeclahy io aniga isku Reer MA nihin cideydana MA ogolo asagane uma sheegin weli wxaan Rajeynaa in jaceylkayga uga Tanaasulo Reer dartii 😪😪 please qofka inta aadan jeclaan soo Ogow Reerahiina ma isku kiin ogolaanayaan🖐🙏
@fatxixasan7533
@fatxixasan7533 Жыл бұрын
Ani xth igu dhacday midaas💔🥺
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne Жыл бұрын
@@fatxixasan7533 Anigey iheysata hadda midaas ayada ma oga umana sheegin lkn rerkeyga waxas hanola iman bey idhehen😢
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 Ай бұрын
So islaam mahan magaal baa ii kale cadey ok
@harrisj338
@harrisj338 7 жыл бұрын
Allow labidii is JCL isku zahal runtii waa Erayo dareen leh balse aan dareemikarin dadka jclka waxba ka garaneenin
@caamirahmed8039
@caamirahmed8039 3 жыл бұрын
WaaN Hubaa inad hestan 2021 dawanaYs0 like hayla dhafin🇸🇴❤
@cawadhalad4957
@cawadhalad4957 3 жыл бұрын
Ani
@caamirahmed8039
@caamirahmed8039 3 жыл бұрын
@@cawadhalad4957 😘
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 3 жыл бұрын
heestan dareen kaliya ayaan ka qaadaa {qiiro 😭
@caamirahmed8039
@caamirahmed8039 3 жыл бұрын
@@nadiirbuux7987 💥😏
@aburamenation2091
@aburamenation2091 7 жыл бұрын
mama maryan, Hoohayadeey ayaa isku egtihiin. markaan ku arkaba wan soo xusuustaa.
@ifrahinamohamud7104
@ifrahinamohamud7104 6 жыл бұрын
Deeq Cabdi Cali 😱😱😱😱😥😥
@ahmednaleye4285
@ahmednaleye4285 4 жыл бұрын
Masha Allah
@yahyecarfaaye2616
@yahyecarfaaye2616 7 ай бұрын
13-12-2023 still listening this masterpiece song 🎧❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹
@maslahpestey1551
@maslahpestey1551 Жыл бұрын
Ala markan maqlo waxaan soo xasuusta will saxb aheyn oo jeclaa gabar iskulka nala dhigata bareek time 2016 xasuus old is gold 😞
@nimcoabdullahi2486
@nimcoabdullahi2486 5 жыл бұрын
3-13-2019 ya ila dhawanayo 👍💕
@zuhayb9
@zuhayb9 9 ай бұрын
Heesahan noocan ookala aad ayaan ujeclahay xikmad, murti iyo fanaaniin aan aad ujeclahay qomaal iyo Maryan ilaahay cimriga haidiin dheereeyo.
@salaadxasan7712
@salaadxasan7712 Жыл бұрын
2023🥺❤️‍🩹💔🤦‍♂️
@fardosomuxudin523
@fardosomuxudin523 6 ай бұрын
Sorry 😢
@HapiKhadar
@HapiKhadar 6 ай бұрын
@@fardosomuxudin5232024 ❤😢😂
@MaanaydaruusAli
@MaanaydaruusAli 5 ай бұрын
😊?
@siciidfaandhe4159
@siciidfaandhe4159 2 ай бұрын
25/4/2024 two legend Qomaal and maryan OLd is Gold hadad daawanayso Like saar😊
@yuusufahmed4626
@yuusufahmed4626 4 жыл бұрын
Still November 2019 Hadaad Daawaneyso so yaaaca Heestan waagan love ku ahaana wey jirtay🤣❣
@abdurahmaankeynaan1504
@abdurahmaankeynaan1504 Жыл бұрын
Tariiqdu waa 21 apri 2023 waa malin ciid ah 7:33 oo habeenimo ayn dawanayaa heestaa waxaan jogaa xamar cadeey inkastooy noloshu iska adag tahay balse waxaan rajeynaa anoo guulo fara badan garay inaan soo booqda halkana ✋ like ha ila dhaafina asxaabta quruxda badan
@theyoungboy8598
@theyoungboy8598 Жыл бұрын
Eid mubarak bro. Anigo fadhiyo darjiin mooto isoo agmartay ayey ka shidneed,sidas ayan u dhageysanaya.
@nuurazadealsharawi549
@nuurazadealsharawi549 2 жыл бұрын
Waa heesta aan aduunka ugu jeclahay xaqiiqdii any time aa dhageestaa hada waxaa ka dhageesanooyaa bus dhaxdiisa waxaan hada joogaa wadan houndres wadan ladhaho oo udhae Mexico 💍🌏✅🔥
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
Sxb contact me haday suuragal tahy
@horeyusoco1260
@horeyusoco1260 3 жыл бұрын
This song is the best Naima Song Ever !! Qalbigaa ku Nabantahay Niyadaa dhax jiiifta Had iyo jareeeeer Nacimoooooooy < who's listening 2021🥰🥰💖💖
@haniitaaxmed575
@haniitaaxmed575 5 жыл бұрын
Heestan wan dareemaya allow isahal suldankeyga iyo intii murad leh pa 🙏🙏🙏🙏🙏
@alizaboldly557
@alizaboldly557 4 жыл бұрын
Haniita Axmed amiiin
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 3 жыл бұрын
wlhi heestan waan ku quroodaa😭🙆‍♂️🙆‍♂️
@abdixakiinsaleeban4858
@abdixakiinsaleeban4858 Жыл бұрын
Nin kasto la faansho Lagu naadsho raganimo Ama guulo naaqiday Gabar baa nus sababtay Allow hooyoyinken noda iyo hablehena iyo xasaskaba 🎉❤💙🤍✨🫀
@abdiqani7654
@abdiqani7654 2 жыл бұрын
After 12 years, 2022 still my fav🖤🖤
@ismaciilcirba2443
@ismaciilcirba2443 6 ай бұрын
heestan markii igu horey ee aan maqlo waxy eheed 2013 anigoo yar oo dugsi u gambinaayo ayaan arooos gabar aan daris eheen laga daaray wllhi cawa soo xasuusty reer madiin 2024 inta iga dambeysa
@Himila55
@Himila55 12 жыл бұрын
i like maryan nice dance
@user-im3qz6ok7t
@user-im3qz6ok7t 25 күн бұрын
Manooshay 😢
@ifraaxcabdullahi4519
@ifraaxcabdullahi4519 22 күн бұрын
Is weydin bay ubahanthy😢​@@user-im3qz6ok7t
@ANASMaxmed-jh8iu
@ANASMaxmed-jh8iu 20 күн бұрын
😮 l.p. 😊 in v 😊9😅 0to v 😊cc😢
@daqaneymaow4619
@daqaneymaow4619 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂 omg​@@user-im3qz6ok7t
@DeeQAhmed-ss8xi
@DeeQAhmed-ss8xi 11 күн бұрын
😢😢😢 waa hore 12 years
@nimcaanka286
@nimcaanka286 2 жыл бұрын
Hestan waxan dhagyasnayaa habeen isniin ah 18/7/2022. Waxan dhax mushaxayaa mujado jacayl, wxanWan ogahy inaad Dib udhahaysanayso hestan E like ta isaar si an dib uso xaususto
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 3 жыл бұрын
Who’s listening 2021 my favourite artists Specially qoomal 🌹💔
@najmaseed2966
@najmaseed2966 2 жыл бұрын
me🥺❤️
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Wow😭 xasuus wlh 2010 iyo qaxii Ceelasha now... 1-december 2019 life goes..on ✌️
@AhmedAhmed-eu7yt
@AhmedAhmed-eu7yt 3 жыл бұрын
Xaauuus heestn wiil wllky ah eedo dhashay haween walba isla dhageesan jirnay degmada 2011 blse wuu dhintay yaxaaas ayaa qaaday 2013asoo wabi kuda waaalanaya 😭😭😭💕❤️
@zihaammohamed3026
@zihaammohamed3026 2 жыл бұрын
Sorry😭😭
@ahmedmohamud5308
@ahmedmohamud5308 2 жыл бұрын
2022 wali wandageysta hestan.My love safar igaade kusoxasustaa blh.Will revisit this comment once again when I meet her Insh.Qomal&Maryan mursal waxkale♥️
@fartuunabuukar1398
@fartuunabuukar1398 2 жыл бұрын
Anaaa kula midaaa waa hees anaan cadi aheyn walahi 2022
@shushuamerica218
@shushuamerica218 2 жыл бұрын
@@fartuunabuukar1398 aniga xita now 💔❤️‍🩹🙏
@amiinshaxaari8337
@amiinshaxaari8337 5 жыл бұрын
HesTa wAx La Sii daYo maHa downLoand ku wA diyAr 2019 Hees CiyaL maHa Lapa QoF O waLid iGu TosaN aA MaSHraXa TaGaN ❤🤔😍
@kataarawiilmuhalik146
@kataarawiilmuhalik146 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhagaysanaayaa habeen aan kaligay nolosha ku ahay 😪 lkn mar kle marka aan kusoo laaban doono waxaan rajeenaa inaa qof xiriir yeelayno kusoo laabto waliba aan aqristo qoraalkayga😥 i.a🤲🤲
@fs6617
@fs6617 Жыл бұрын
6mon ago partner ma heshey
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 3 жыл бұрын
Labada fanan ee an ugu jecelahay allah haku cafiyo maamo maryan mursal qomaal adigana cafimaad iyo cimri dherer ishllah🙏🏼
@mohamed_ciiltire
@mohamed_ciiltire 4 жыл бұрын
9 January 2020 Yaa Ila Socda 😭❤️😍
@fadumaabdi4284
@fadumaabdi4284 8 жыл бұрын
manshaalah i love this song waxan xasusta 2010 iyo 2011 when i was high school
@bakarabdinasir6025
@bakarabdinasir6025 2 жыл бұрын
Hestan xasus dher igu ledahy 2011 gabdh qn si dhab ujeclay nairobi mudo 3 sano wada soconay habiin 10:00 aniho xafada iska jiifo face book ku arkay hambalyadeeda baryahas waxan kusugna lama qiyasi karo runtiii asma nolol qurux badan ku rajeyna akhiro iyo adunba😪😪😪😪😪😪😪
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
Lyrics qaybta qoomaal✌ Nin kastoo la faanshoo Lagu naadsho raganimo Ama guulo naaqiday Gabar baa nus sababtay Adiguna nabaadey Nalka ii baxaayiyo Nuurkii waxaad tahay Noloshayda oo idil Kasha adiga kuu nugul Qalbigaad ku naban tahay Niyadaad dhex jiiftaa Had iyo jeer naciimoy
@abassabass2020
@abassabass2020 3 жыл бұрын
One love Somali🇸🇴🇸🇴 from Seychelles 💓
@najmaegal7307
@najmaegal7307 2 жыл бұрын
naxdin iyo walaacyo nabar kuuma quuro😢❤️16/4/2022 strdy
@taywaanjp6329
@taywaanjp6329 3 жыл бұрын
HeeztaN kama daaLo 2021 yaa ila daawanaya farta taaga👆🥰
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 4 жыл бұрын
Nusisaac kaliya iyo hadan nadar ku waayo naabal jcylba nasiyaay i dhaawaca Xasuus wlhi 2011ii iyo Waayihii qurxoona❤🎶
@abdirsakjaamac3982
@abdirsakjaamac3982 4 жыл бұрын
Ninkasta oo la faansho lagu naadsho raganimo AMA guulo naaqiday gabdh baa nus sababtay ( waa hadal xaqiiq ah ) yaa daawanaya 9/2/2020 like saar hadad daawanayso❤❤❤💛
@lailaabdullahi6632
@lailaabdullahi6632 5 жыл бұрын
hayaanka iyo nasiibkaa hablo kala naqeeyoo midba nooc ka dhigayoo dumar qaar nageeyee heestan wan ku haystaa 2019 1oct
@ismaciilcirba2443
@ismaciilcirba2443 3 жыл бұрын
2021 inta soo gashay dhac ku sii
@---7573
@---7573 8 жыл бұрын
Labadan fanaan waan jecelahay mamo maryan noolow
@habiib_ibnu_habiibhabiib5031
@habiib_ibnu_habiibhabiib5031 7 жыл бұрын
maxad ku jeclaty dee hahhaahaha
@omaarhiishaam7066
@omaarhiishaam7066 6 жыл бұрын
xamda cali ilove,
@yasseinh389
@yasseinh389 6 жыл бұрын
xamda cali saas waaye
@samiirhassanadan4664
@samiirhassanadan4664 6 жыл бұрын
ana siodookle
@yuusufahmed1621
@yuusufahmed1621 5 жыл бұрын
One of my best childhood song kama daalo still October 2018
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 5 жыл бұрын
Hallow #2019-1-5 yaa ila jookta meshan 👉#liKe👍
@mankadeeq7247
@mankadeeq7247 8 күн бұрын
I remember wllhi fast time aan maqlo 2012 arooskii wllkey 🎉 ayaa laga shiday isteal I like this song 🎵 inta 2024 baratey Wan salamaya 🖐🤞✌️
@user-ss1wx3ix1u
@user-ss1wx3ix1u 2 ай бұрын
Sanadku marku ahaa 2010 adis ababa ayaan joogay oo heestan ay soo baxday runtii waqti qurux bdn jaceyl aanan ilaawaynin aniga iyo gabadha Ilaa hadda aanan hilmaamin jaceylkeda waxa nagala geyey familka runtii kuma hilmaamo amran qurux wali niyadaa dhex jiiftaa ❤
@abdiallah614
@abdiallah614 7 ай бұрын
Peace forever ❤❤❤ , never get old this music
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 6 жыл бұрын
heestan gabadh aan aad u jeclaa ayaan ku xasuusan jirey magaceedu ku jiraa nacima
@naimajama7709
@naimajama7709 2 жыл бұрын
😰😨talow aniga miya
@abdullahiarfa9043
@abdullahiarfa9043 2 жыл бұрын
2021 October yaa daawanaya Heestaan wax kale weeyo Naxli waxa Abuuriyo Nacayb kuguma beeroo Naxdin iyo walaaciyo Nabar kuuma quuro ❤️ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭
@abshiraxmed4379
@abshiraxmed4379 6 ай бұрын
2024 January 7 still I can't stop listening ❤😂
Dalsan  by Qoomaal & Canab HD
5:26
DunyAAakhirah
Рет қаралды 1,4 МЛН
qoomaal iyo maryan mursal  mashxarad  Hees cusub  Mashxarad 2010 HD
7:06
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan
47:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 6 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,3 МЛН
Qoomaal   Sabaax
4:55
hire2008
Рет қаралды 92 М.
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 3,5 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye
6:06
Wararka Somalida
Рет қаралды 3,9 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Li ALINA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 5 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
0:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
0:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН