QOOTO QOOTO 56

  Рет қаралды 46,116

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 107
@abdirahmanhassan121
@abdirahmanhassan121 5 жыл бұрын
Iga walee waan ladhacay Riwaayadan Waxkale iskufilan vs Sahra kiin Ceegaag vs Hibaaq wax kale .. inta igu raacsan like isku muujiya
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 жыл бұрын
Shucayb vs Heelo Zahra kiin vs Isku filan Geegaag vs Hibaq Intaa yaa taageera farta taag😂
@xaawaomar6693
@xaawaomar6693 5 жыл бұрын
Aniga
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 5 жыл бұрын
Beel DajiYe .. hadlkas ana hore u udhahee ma igu dayaty 😂😂
@naciimocabdi9727
@naciimocabdi9727 5 жыл бұрын
🙋‍♀️
@abdulwahabmahad5717
@abdulwahabmahad5717 5 жыл бұрын
@@sacadmoussa4 ahahaha May qoraalka maba arag maandhow ee markan qiimayay intii ugu qosolka badnayd uunbaan so qataY👍👍
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 5 жыл бұрын
Beel DajiYe lkin anaa kaga horeye 😂
@zidiiqtimo7830
@zidiiqtimo7830 5 жыл бұрын
Kkkkkk kkkkkk digtore mushaharkaga kugu jeclady fani wlhi shucayb iyo heelo
@aswanqani6306
@aswanqani6306 5 жыл бұрын
N
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 5 жыл бұрын
Ambulance ka u yeedh. Dee gabadheydu Cisbitaal bey ki dhaleysaa iyo waar waa laba Wiig. 😂😂😂
@jabroagi1305
@jabroagi1305 4 жыл бұрын
Shuceyb iyo c/raxmaan hello oo nag la ,aan hayso kkkkķkkk
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Meesha reer xamar baa lahu caayey
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Aar ninka maxaa qosol kasoo yaacay. Landcruiser buu isku dhadhajiay. Dameerkuu tag ku lahaana waa lagu boqray. 🤣🤣🤣🤣🤣
@saidnur2555
@saidnur2555 5 жыл бұрын
Hhhhhhh Yarka budka weyn leh magaciis Rag aan kala dhicin ba meesha la isugu keeney Inkastoo Ceegaag aan aad utaageersanahey iyo marwadiisa
@saidmohamoud1717
@saidmohamoud1717 5 жыл бұрын
Muxuu igu jeclaaday Wuxu kugu jeclady DR nimadada iyo mushaharkaga
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
Hhh isku filan kulaha ....ilaahayba kaa naxay.... ha danbaabin ilaahay ma naxee wuu naxariista
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Wa runtaa
@amiitmo2309
@amiitmo2309 5 жыл бұрын
yarku dhaar badnaa ma dilaalbaa tolow😂
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
Ninkii gadhiga sugayay mxay ukenen Wllh wa qosol ninkani
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Meel aarka ka kacay atoor fadh fadhiisay dhulkii jaalle maxamed siyaad barre&shantii golaha sre ka kaceen waxaa fadh fadhiistay .daney&muuse biixi&axmed madoobe
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Ha bixbixin yaanu qasilku kaa. maydhminee😂😂😂😂
@abdullahiabdirahman4252
@abdullahiabdirahman4252 5 жыл бұрын
Ha bixbixin yaan qasilku kaa mayrmine kkkkk iskufilan waa waa fani
@dahabomohamed8081
@dahabomohamed8081 5 жыл бұрын
Dameer iyo reer xamar sheeko loo noqon doono🤣🤣🤣
@hamsemouse685
@hamsemouse685 5 жыл бұрын
Lacagta hayga dhamayn 😂😂😅😂😅
@ayaanxaajicabdiraxmaan8655
@ayaanxaajicabdiraxmaan8655 5 жыл бұрын
Waaan idin wada tageera jilaayaal jira 😁😁
@degmocali9376
@degmocali9376 5 жыл бұрын
Gaadhi ximar ayey mcanynayaan miyuu wx baad iska reebty niyow
@jabroagi1305
@jabroagi1305 4 жыл бұрын
ceegaag oo naagtiisi la silcaya hibaaq kkkkkkk
@mohddek4279
@mohddek4279 Жыл бұрын
Daacad u qoslay donaltrum mise waa kii muuse Reer burco umadeena mahaa
@carabcadan4872
@carabcadan4872 5 жыл бұрын
Walaaal iska kaayo yeeL Helo 😁😁😁😍😍
@عدنانالصومالي-ظ1غ
@عدنانالصومالي-ظ1غ 4 жыл бұрын
riwayada qaybtedan waxa gaf loogu gaystay reer xamar ma ahana reer xamar kuwa gabdhaha ka bixiya gaari damer ee gafkas raali galin halaga bixiyo
@amoolaomar4231
@amoolaomar4231 5 жыл бұрын
de wuxu yaraa so badiya de wanad mhdsantihin
@dhiirigalisoqoraarooda8857
@dhiirigalisoqoraarooda8857 5 жыл бұрын
walaahi ciyaar ma gasho
@umoxalimo207
@umoxalimo207 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk ferahaa ixanuney sidan uqoslaye
@musafefaro6490
@musafefaro6490 5 жыл бұрын
Çc
@hamseabdullahi7304
@hamseabdullahi7304 5 жыл бұрын
Feeraha maxad ka wadaa Qadaad wayney
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 5 жыл бұрын
@@hamseabdullahi7304 hhhh feedhaha ayey u.jeedaa
@hamseabdullahi7304
@hamseabdullahi7304 5 жыл бұрын
@@abdirahmanibrahim9230 Hhh Waar Walaaladeen way dhiban yihiin
@abdisalanalimaxamoud2505
@abdisalanalimaxamoud2505 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhqootoqoooto
@caliaidarus6760
@caliaidarus6760 5 жыл бұрын
Kkk haaye riwaayada noo dheereya waad gaabisaeen ma sidii musasalka habluhu ay daawan jireen ka dhigteen waad nagu badh gooseen kkk
@degmocali9376
@degmocali9376 5 жыл бұрын
Cali Aidarus waar hana xaman niyow waan kugu qabanee mxd hablaha u xamanysaa kkkkkkk
@naimamohamud8153
@naimamohamud8153 5 жыл бұрын
Hhhhhhh urka xagay ku ledahay lagu laha
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 5 жыл бұрын
Uurka xagay ku leedahay iyo dhabarka ayaa meesha ka dhacday. 🤣🤣🤣🤣😃
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 5 жыл бұрын
*GABADHII WAAKANE* 😂😭😂😭😂😭😭😂😭😂😭😂😭😂
@degmocali9376
@degmocali9376 5 жыл бұрын
Kkkkkk waar miyuu ma gaadhi dameer buu la shir yimid
@qardoyare2290
@qardoyare2290 4 жыл бұрын
Isku filan muxuu mid walliciyey balo
@hawraarsan5093
@hawraarsan5093 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk war ilen wan ilobe wa la iga so horeyy
@degmocali9376
@degmocali9376 5 жыл бұрын
Naa wll iska kaaya yeel heelo wax waalan
@cabdibaasidhussein3189
@cabdibaasidhussein3189 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk kkkkkkkk ala hayey kalaqabtaa
@nadiirmahdi7097
@nadiirmahdi7097 5 жыл бұрын
Hhhh naa walaal iska kaa yayeel
@raabciiseraab4559
@raabciiseraab4559 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh kaley noo meydh kulahaa xoolaha dadka
@howitmade9007
@howitmade9007 5 жыл бұрын
Hhhhhh rag raga wlhi iyo hello oo wax jeclaaday
@mohamedm1376
@mohamedm1376 5 жыл бұрын
Miyanad qof wayNoo uuR leH ahaYn
@avdischakur7660
@avdischakur7660 5 жыл бұрын
Ha bixibixin yaanu qasilku kaa maydh mine ..😂😂
@nooralideeq1948
@nooralideeq1948 5 жыл бұрын
Waryahe ninki gadhi ximar bay had yad uga dhigen 😁😁😁😁😂😂😲
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 5 жыл бұрын
Like saar hada ugu ducaynyso hipaaq iyo cegaag iney isku so nqdaan 😂😂😍🙈 #barakalah
@mascuudmaxamad7474
@mascuudmaxamad7474 5 жыл бұрын
hhhhhhhh uur bay leedahay oo xagay kuleedahay dhabarka
@sahalqatar9004
@sahalqatar9004 5 жыл бұрын
Ka yar dhaar badana. Dhaartu ciyaar ma gasho
@mohamedisse8747
@mohamedisse8747 5 жыл бұрын
Liketa igubooba inta somalida jecel
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 5 жыл бұрын
Wan arkayay inan gablamayn kķkkkk
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 5 жыл бұрын
Ani wxa aan ku Qoslaba. Izku filan vs saHra kiin. CeeGaG vS hibaQ Gobaad. iyO HeeLo vs shacyb yare😂😂😂😂😂😂😂😂😂☝
@cawilsiciid1586
@cawilsiciid1586 5 жыл бұрын
Heelo nin Culus
@zakariyehussein9991
@zakariyehussein9991 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
@cabdibaasidhussein3189
@cabdibaasidhussein3189 5 жыл бұрын
Ileyee kadayaa
@Joker-es6mp
@Joker-es6mp 5 жыл бұрын
Nio reer xamarku qaxooti sana wixii qaraxyada kasoo cararay oo dhan hargeisay isku dhiiben wlh wan jarjaraya kan qabto cawanta xun
@ibrahimkrama1711
@ibrahimkrama1711 5 жыл бұрын
Asis Mane_ hargysa kama xigtid way ka shaqaystan wa dhul somaliyed hargysi Somaliland na wa dalka wa walaladayo somalia magaca haynaga xumen somaliland soryaynu ku canahay
@naimasalah2257
@naimasalah2257 5 жыл бұрын
Waxan ahay naag rer hargaysa ninkayguna wa rer muqdisho jarjar iska daaye ciyaalkaygu inay hargaysa iyo xamar ba ka taliyaan ba balan ah sheeko xume
@amalyusuf7157
@amalyusuf7157 5 жыл бұрын
@@ibrahimkrama1711 waan u jawaabi lahaa nacaskan iska hadlay lakin intaan dhihi la haaba adaa ku dhahay thanks aboowe
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 5 жыл бұрын
Adigaa cawaan ah Miskiin maskaxda laga gumeysto tahay Adigaa muqdisho qoxooti ku ah
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 5 жыл бұрын
Nimco Saciid dastuurka haku gefin
@nimoali1283
@nimoali1283 5 жыл бұрын
Xgey uurka ku ledahey kuyeena😅😅
@waaberiacademy.7272
@waaberiacademy.7272 5 жыл бұрын
Muxuu ku yiri marka hmm
@saynabfaaraxismaaciil5443
@saynabfaaraxismaaciil5443 5 жыл бұрын
lu,gooyadii jclk
@shaaficiawilabdilaahi8847
@shaaficiawilabdilaahi8847 5 жыл бұрын
Dhuxushey cuntaaa 😂😂
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Ambulance u sheeg
@fadxaaxmed6142
@fadxaaxmed6142 5 жыл бұрын
Hhhhhh dhuxushay cuntaaa hhhhh
@abbeabbe2491
@abbeabbe2491 5 жыл бұрын
Habix bixin yaanu qasilku kaamaydh mine habixbixin
@yaasiinmahamed8256
@yaasiinmahamed8256 5 жыл бұрын
XalqaDani Nah male Niyaw Viv isku filan iyo hipaaq GobaaD
@rzacck
@rzacck 5 жыл бұрын
Aar iila hadal iila hadal
@muhaibrahim2152
@muhaibrahim2152 5 жыл бұрын
Ma ki muusa ku laha😂😂😂
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 5 жыл бұрын
Aduunka hibaaq ban ugu jeclhay matalkeeda
@khadarahmed90
@khadarahmed90 5 жыл бұрын
Shucayb xaalad emergency
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 5 жыл бұрын
Lkn riwaayadn macnaheeda waxan ufahmay in lagu bahdilayo rer koonfurka lkn waxan oghy inay dadka alifay iyo kuwa duubaya ay rer koonfur yihiin wacade rer konfur waa dad qalbi nadiifa oon waxaba dhibin
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk ilaa riwaayadihii hore ee aan somalia burburin sidan oo kale ayaa loo meteli jirey gabar reer waqooyi ah nin xamar ahi shukaansanayo oo leh sadex gaadhi baa ii shaqeeya bah dil maaha laakiin xiligaas waqooyi lagama aqoon gaadhi Ximaar halkaas baay sheekadu ka socotaa sister
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 5 жыл бұрын
@@jirfe kkkk masaasa
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 5 жыл бұрын
@jecliyaa somaaliland burcaawi waaxay xabarku edo
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 5 жыл бұрын
@@qadanbisle5261 hhhh afka udhacee bahdilaad ma jiraan
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
Hhh bahdilaad maahe waxa laga wada dhaqamada lagu kala duwanyhy
@إستاهلعبد
@إستاهلعبد 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@deckmessi5316
@deckmessi5316 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk😂😂😂😂😂🖒🖒🖒🖒🖒🖒
@yusufkaamil6794
@yusufkaamil6794 5 жыл бұрын
Hibaq,vs ceegaag
@nimcobaroud6000
@nimcobaroud6000 5 жыл бұрын
😂😂
@waaberiacademy.7272
@waaberiacademy.7272 5 жыл бұрын
Qosol bay kaaga cadde hmmm
@mohamudabdullahi1754
@mohamudabdullahi1754 5 жыл бұрын
Hhhhhhh shucayb yare Vs heelo
QOOTO QOOTO 62
35:01
Universal TV
Рет қаралды 74 М.
QOOTO QOOTOO 59
30:12
Universal TV
Рет қаралды 81 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 99 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
QOOTO QOOTO 61
34:01
Universal TV
Рет қаралды 172 М.
Taliye shubka xaraabo🤣
1:26
garaad Same carap
Рет қаралды 11 М.
QOOTO QOOTO 58
31:54
Universal TV
Рет қаралды 58 М.
QOOTO QOOTO 48 U GAAR AH ADIGA DAAWO
32:27
Abukar Mahdi
Рет қаралды 22 М.
QOOTO QOOTO IS BACK!! WACDARO IYO WAJIYO CUSUB || QOOTO QOOTO 66
36:38
QOOTO QOOTO 52 QOSOL KKKK
36:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 40 М.
QOOTO QOOTO 67
33:05
Universal Somali TV
Рет қаралды 40 М.
小哈利搞破坏嫁祸小天使#short #angel #clown
0:45
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
Курьер привёз необычный заказ #shorts
0:20
Сломала Свой Фотошоп С Помощью ИИ
0:19
Голову Сломал
Рет қаралды 2,9 МЛН
ЛАМПОЧКА ВО РТУ #shorts
0:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,3 МЛН