QOSOL MAANSO IYO MADADAALO SHUCEYB

  Рет қаралды 574,933

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 501
@minadiirie5334
@minadiirie5334 6 жыл бұрын
Nabigeena Mohamed Naxariis io Nabad galyo Korkiisa allaha ka yeelo ❣️☝️❤️
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 6 жыл бұрын
scw
@ladanquruxmohamed440
@ladanquruxmohamed440 6 жыл бұрын
Scw
@ayaanmohamudfarah4927
@ayaanmohamudfarah4927 6 жыл бұрын
Masha allah Shucayb yare
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 6 жыл бұрын
Amina diiriye xbbti subscribe isaar
@minadiirie5334
@minadiirie5334 6 жыл бұрын
@@sagalaftax2826 ku sry abaao
@cmaalikhussien9660
@cmaalikhussien9660 5 жыл бұрын
Taageeraha shucayb Kaw ayaan ka.ahay hadad ila taageeto like iisar wll
@binamakafi6807
@binamakafi6807 5 жыл бұрын
InTiii Alle io RasULka YaqanaN Liker ha isaaraN🔕
@abdiak8673
@abdiak8673 4 жыл бұрын
Adiga ilaah ka baq maxaad la tuugsaneysaa like iisaara maxaa weeeya
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 жыл бұрын
Salaan Sharaf Asxaabeey ilaa inta Riwaayada Jimcaha Laga Gaarayo Ayaan Waxaan is iri Sheekooyin Qosol Ah Kusii Madadaali Asxaabtada
@sahraali787
@sahraali787 6 жыл бұрын
Thnks 😙
@minadiirie5334
@minadiirie5334 6 жыл бұрын
Abukar mahdi thanks 🙌
@qalbisimansaafi4073
@qalbisimansaafi4073 6 жыл бұрын
Tnx wll abukar full xishmad
@munashiine2981
@munashiine2981 6 жыл бұрын
abukar mahdi waa mahdzanthy wllo waanu ku jclnhy allow ku dhowr ❤
@raaqiyamohamed5448
@raaqiyamohamed5448 6 жыл бұрын
Wll mahadsanid maanso iyo madadaalo ayaanba aad uga helay anigu👍👍👍👍
@naimaali3151
@naimaali3151 5 жыл бұрын
Masha Allah he’s got a bright future. Wiilasheena soomaaliyeed yar iyo weyn waxaan idiin leeyahay YOU ARE THE BEST ❤️
@Zizouu94
@Zizouu94 6 жыл бұрын
Wariyada qosolkeda aya ka helay qurux bdna dumarka somaliyed marke asturanyihiin 😍💙
@ashawariya6861
@ashawariya6861 5 жыл бұрын
saxiix wlhi hablahaa somalitaa markeey asturan yihiin wey qurux badan yihiiin
@mrlaqanyo5621
@mrlaqanyo5621 4 жыл бұрын
Inanta barnaamijka daadihinaysa waa qof quruxi ku idlaatay. Mashallh
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 6 жыл бұрын
Waxan Rajaynaya 5ta Soomaaliyed oo is racdo Guuul Baan filayaa Allow ii Rumeeey👉Walal Aamin igu Caawi👈Mahadsanid👈💯💯💯👍👍👍👏👏👏👏👏
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 6 жыл бұрын
aamiin
@mohamedandarees2642
@mohamedandarees2642 6 жыл бұрын
Aamiin wllo
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 6 жыл бұрын
@@ccxkhsbcrb8149 Somalia waxa ey isku raaci ladahey Adiga oo kale aya Ku jiro
@abdifatahalziziismail5128
@abdifatahalziziismail5128 6 жыл бұрын
Yaahuu
@UnKnown-lw9vy
@UnKnown-lw9vy 6 жыл бұрын
Wow wow
@abdinasiribrahim3589
@abdinasiribrahim3589 4 жыл бұрын
Masha allah wllkay shucayb yare alle ha ku daayo qofka shucayb taageersan like ha saarto
@hodancabas5047
@hodancabas5047 6 жыл бұрын
Labafarod buuu xamurad marsaday cidii ila aragtay like iiisara
@filsanfarhan2654
@filsanfarhan2654 6 жыл бұрын
Waa cilaaan mxaa yeelay rerhargeisa 2ba faroodbay marsadaan cilanka ciyaal xaafid qac
@muxiyadinnuur4462
@muxiyadinnuur4462 6 жыл бұрын
Waa wiil yar wali ha u fiirsan
@muxiyadinnuur4462
@muxiyadinnuur4462 6 жыл бұрын
Horta gabdhuhu mashquul badana anaguba ma aragnee maxaa idin tusay idinka
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 6 жыл бұрын
Hodan Cabas xamuurad maha wa xine
@abdiyare742
@abdiyare742 6 жыл бұрын
Xamurad xaa la dhahaa
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 6 жыл бұрын
Markuu Shucayb dhashay baan Dugsi sare Ka baxay 🤣 Gow Dunidu Way socotaa
@faizaFunny780
@faizaFunny780 6 жыл бұрын
Born Gentle maantana waad fiirsan nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban 2001kii anuu dugsi hoose class 3aad ayan ahaa maantana waynagaa wada daawan alxmdulilaah cimribaa inala sugay
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 6 жыл бұрын
@@faizaFunny780 ad iyo ad Dee ma inagaaba waqti dheer jognay hhhhhh
@kurtunyare5363
@kurtunyare5363 5 жыл бұрын
deee waayeel ilka la baaa tahay
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 5 жыл бұрын
Hhhhhh 2001 giii waxaaan joogay South Africa saaaxiiibkeeey ayaaa ladilay anigana waxaaa liiiga booobay maaantana waxaaan ka daaawanayaaa America runtiiii waaaan taaageeeraaa dhalinyarada yar yar eee aftahanka ah ooo xikmada Allah uhineeeyay eee reeer waqoooyiga ah waaa dad aaad iyo aaad xikmad badan allah hadhoowro somali neceeyb yar leee ku jirtaaa dadka qaaar eee allah ha inooo sooo celiyo
@libankedsane5670
@libankedsane5670 5 жыл бұрын
faiza Boorama l
@dhaqaalekaabofficial8714
@dhaqaalekaabofficial8714 6 жыл бұрын
Waxaan yari horta fariidsana mansha allah fariidnimo iyo aftahanimo ayuu isku darsaday ruugcadaa aduunka wax badan u soo joogay baad mooda sidu u hadlayo rabbi ha ku xafido
@salehguledsaleh6276
@salehguledsaleh6276 5 жыл бұрын
Amiin
@saapirinmohamud4925
@saapirinmohamud4925 5 жыл бұрын
mzhlaah caqli badaane ilaahay ha Ku siyaadiyo
@mohameddahir4427
@mohameddahir4427 4 жыл бұрын
@@saapirinmohamud4925 n...ñ.
@mohameddahir4427
@mohameddahir4427 4 жыл бұрын
@@saapirinmohamud4925 j
@SuradTV1
@SuradTV1 6 жыл бұрын
Dadkan saliga nebiga csw ku raadinaya like iyo wax la mida suuq samaysigaa ka waantooba waxaas
@hindi18
@hindi18 6 жыл бұрын
inta HARGEYSA xundur tooda ku dugan tahay like ha isaran 100k subscribe ❤
@hindi18
@hindi18 6 жыл бұрын
@Samawade Films hye wll
@hassansamaale9938
@hassansamaale9938 6 жыл бұрын
Nunn n.a.
@mohammedelmi6547
@mohammedelmi6547 5 жыл бұрын
FATAALE FILMS shactiro
@axmedalaale377
@axmedalaale377 5 жыл бұрын
Aapsmt
@Cawooy
@Cawooy 4 жыл бұрын
Hadaad daawanaysid 2020 like isku muuji😂✌
@maxaacusup583
@maxaacusup583 4 жыл бұрын
Me
@CabdirisaaqJini
@CabdirisaaqJini 4 ай бұрын
2024
@mahadendho4697
@mahadendho4697 6 жыл бұрын
Gabadhan wariyada hiim hiim mxy la ledahy inta ila aragty 👍
@marwaanabdikani5501
@marwaanabdikani5501 5 жыл бұрын
Kkkk Mahad Indho case Ex hodan QaYlo kkkk
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Hhhh samiira abdilahi hadaL hays uledahay bro
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
100jir waaka caaqil San yahay Allaha dhowro masha allaah Abwaan shucayb👏👏👏👏
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 5 жыл бұрын
Shucayb yare Nin jira baad tahay Sxb Hore u soco.
@bilanbiixi9406
@bilanbiixi9406 4 жыл бұрын
Mnsha Allah wiil.aan tageero.alle.haku xufdiyo
@mrlaqanyo5621
@mrlaqanyo5621 4 жыл бұрын
MASHALLAH, Shucayb yare cilmiga iyo xikmadda alle kugu manneystay alle ha kuu siyaadiyo.💕
@muntazissa6837
@muntazissa6837 5 жыл бұрын
masha allah wa wiil yar ilahay ximd u dhiibay ilahay isha xaasidk ha ka ilaaliyo guulaysano
@ilyasyare3479
@ilyasyare3479 6 жыл бұрын
Maashaa'Allah!!! Maashaa'Allah!!! Maashaa'Allah!!! Shucayb Ilaahay ayaa Heeybad siiyay.
@abdiwasachannel2733
@abdiwasachannel2733 5 жыл бұрын
Ilyaazi cadde Inta Illahy iyo quran kisa jecel subscribe
@naciimashire1633
@naciimashire1633 5 жыл бұрын
Masha allh weelee reer soomalilnd waa geesiyaa aftahanin abwaanin masha allh
@adanali6543
@adanali6543 5 жыл бұрын
shuceyb yare taageera buuxdaa kuu haayaa inta taageerta shuceyb yare like iisaara
@ifarxmohmmed3610
@ifarxmohmmed3610 5 жыл бұрын
mansha allah shacayb yare guulayso waligaa habo👌👌👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@osiicade3896
@osiicade3896 5 жыл бұрын
Maa Sha Allah shucayb ilaah Haku barakeeyo nin Hal abuur leh aa tahay
@deqali230
@deqali230 6 жыл бұрын
Maashaa allah shucayb Yare runtii abwaan isma qariyo waa abwaan
@ismailhawd1544
@ismailhawd1544 4 жыл бұрын
Shucayb waa wiil hoog 😁 respect indr sare 👑
@raashidjamac2357
@raashidjamac2357 6 жыл бұрын
Kan yar markuu dhashay waa xiligaan Aroostay #ishwaaq qalanjo
@fadumomohamed1691
@fadumomohamed1691 6 жыл бұрын
Waad mahadsanitihiin uneversal tv shucayb caadi maaha waa iga qosliyaa kkkk
@wardibae3861
@wardibae3861 6 жыл бұрын
SHUCAYB YARE 2001 KIIBUU DHASHAY HORUMAR FCNA WAASAMEEYAY HAKADAALIN SXB HORE USOCO YAR YARKA KALE KUDAYASHO AYUU INIGA MUDANYAHAY INTAAD BALWADAHA IYO MUSTAQBAL DARADA KU MASHQUULILAHAYDEEN ONE LOVE DHALAINYARO💜💜💜💜
@hassansamaale9938
@hassansamaale9938 6 жыл бұрын
200
@mohamedsulaiman2983
@mohamedsulaiman2983 5 жыл бұрын
D
@ahlamahmed2412
@ahlamahmed2412 4 жыл бұрын
Isusanad ban dhalanay mashlah
@ckcodaymaxamed429
@ckcodaymaxamed429 5 жыл бұрын
mashallah shucayb go forward bro magacaynu wadaagna
@amiishasandheere8891
@amiishasandheere8891 6 жыл бұрын
Mansha allah hal_abuure alle caqliga iyo garaadka ha u siyaadiyo
@missdagaari2083
@missdagaari2083 5 жыл бұрын
subxanaalah cidyaha iska gur oo iska nadiifo fariid yarbad tahay sida kalee
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Camalkiisa haka hadlin ee ciLmigiisa amaanta dumarka dhegayso wl somali ayuunbaa tihiin
@CanabCaydiid-s8h
@CanabCaydiid-s8h 7 ай бұрын
Allaahumma salli wasallim calaa nabiyinaa muxamad
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 жыл бұрын
Miyaan geyiga Hooyoow marna kaa Xis go'ayaa Shucayb waa Abwaan Buuxa
@nuur3272
@nuur3272 6 жыл бұрын
Simply amazing. This kid is so talented...waan yaabay walaahi
@Agazime
@Agazime 4 жыл бұрын
Mansha allah
@nagiibhassan
@nagiibhassan 5 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@osmanmanzini250
@osmanmanzini250 4 жыл бұрын
Horay usoco legend
@bashiircali9738
@bashiircali9738 6 жыл бұрын
Abukar mahdi. hal codsi saaxiib wll waxan hayaa anigu suugaan cusub iyo gabayo iyo heeso aan sameeyay oo aan hore loo arag hadaba wll iisheg halkaan iskalasoxaririkarno ado mahadsan si degdega.
@abdiqaadircabdilaahi2491
@abdiqaadircabdilaahi2491 6 жыл бұрын
Asc waan ku salamayee Sxb waxan duuban maramajiiyo taayalee Suugana taadanuud hadayee taayo yeelatoo waan ku soo dhaweeneeyen waxadan iga soo xiidhidh karata facebuuk In cabdilaahi xussen
@user-6764
@user-6764 6 жыл бұрын
abdiqaadir cabdilaahi l
@GAROORE40
@GAROORE40 6 жыл бұрын
M.a
@SomaliChanel
@SomaliChanel 5 жыл бұрын
@Bashiir Cali wll nairobimedia2017@gmail.com igala Soo xiriir
@bashiirumal6117
@bashiirumal6117 4 жыл бұрын
maa sha allah shucayb yare horay u soco
@xaajilacag828
@xaajilacag828 6 жыл бұрын
Mashalaah shuceyb iyo universal Samira thanks iyo abuker Thanks for the intertainment
@cabdicali5053
@cabdicali5053 4 жыл бұрын
Waa geesiy somaliyed aqliy iyo aqonba leh oo ilahaay karameyey gull iyo gobanimo
@abdihakiin2966
@abdihakiin2966 6 жыл бұрын
🎂waa dalashadayda hala ii hanbalyeyo 👀😁
@khayriyaali6161
@khayriyaali6161 6 жыл бұрын
Dhalsho wacan
@abdihakiin2966
@abdihakiin2966 6 жыл бұрын
@@khayriyaali6161 👍 thanks walalo
@AliAli-fb9zd
@AliAli-fb9zd 6 жыл бұрын
Happy birthday hno
@abdihakiin2966
@abdihakiin2966 6 жыл бұрын
@@AliAli-fb9zd mahadsanid huno
@yousufilka_case4701
@yousufilka_case4701 6 жыл бұрын
suxufiyadan Ku haystaa mansha Allah
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Zamiira zuxiyaD TaGtay weye
@Ahmad17056
@Ahmad17056 5 жыл бұрын
Samira caawa sxb kaa baad soo casuuntay
@hamdihashi5982
@hamdihashi5982 5 жыл бұрын
Mnsha allh abukar mahdi viva wn ku tageraa
@superkimzee9003
@superkimzee9003 4 жыл бұрын
Hore usoco
@geenyorersomaliland2027
@geenyorersomaliland2027 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 shucayb yare horay usoco
@hanaadiali6941
@hanaadiali6941 6 жыл бұрын
dadkii wey wada waasheen like isaar unbaa lagu jiraa markaan is dhoho aqri comment waaba isku wada mid oo wexee ku qafifeen like nolow abuukar mahdi
@Bulqaasacademy
@Bulqaasacademy 6 жыл бұрын
Haahahah waa runtaa marbaan video kasameeyay
@hanaadiali6941
@hanaadiali6941 6 жыл бұрын
kkk wlhi wan yaabay mar kii sanadkii lasoo dhaafay dadka mey dhi jirin llike isaar qof kasto fikradiisa ayuu soo qori jiray lkn hada waa isku wada mid like ta unbaa yaaceeyso mel kasto
@farhiyamohamed1311
@farhiyamohamed1311 6 жыл бұрын
Aniga hortaa yaabay 🙉
@nasirali1665
@nasirali1665 4 жыл бұрын
Abwaan yar noqon doona incha Allah abwaan wayn
@saadiamohamed2710
@saadiamohamed2710 6 жыл бұрын
Mashalah walai wilkan wan iska jecla
@hoodoahmed7617
@hoodoahmed7617 5 жыл бұрын
mansha allah shucayb yare
@mohammadmd6191
@mohammadmd6191 6 жыл бұрын
Abwaaaan hana qaaaday shacayb yare inta taaageert like hay la dhaafina
@ilkacaztaburco4940
@ilkacaztaburco4940 6 жыл бұрын
shucayb yare alle cimrigaga ha dhereyo
@laylitohcabdilahi6140
@laylitohcabdilahi6140 5 жыл бұрын
Mashallah shacayb yare hore u soco indr
@Ilyaspro252
@Ilyaspro252 6 жыл бұрын
Abukar mahdi horay usoco walalkey Asxapta fadlan #subscribe
@yartaqabiilkaneceb9919
@yartaqabiilkaneceb9919 6 жыл бұрын
Ninka farta ma cilaanbaa umarsan mise anaa mooda
@cbashier6840
@cbashier6840 5 жыл бұрын
Mansha Alh aragagu waa top
@rahinhonoh9966
@rahinhonoh9966 5 жыл бұрын
sax waaye
@cabasdheereye4333
@cabasdheereye4333 5 жыл бұрын
Hhhhh inadeer maxaad idhaha ucuntaa
@mustafawarsame8061
@mustafawarsame8061 5 жыл бұрын
Waqooyi fashion bey kaaheed wagaan jogey farta cilaanka lamrsado Mala ila iyo hada wa sidaas
@ifraaxcabda1361
@ifraaxcabda1361 5 жыл бұрын
Hhh wlhy waa runtaa
@ikraan.khadar5491
@ikraan.khadar5491 6 жыл бұрын
Mansha Allah Shacayb Yare go forward
@anisoadan5817
@anisoadan5817 4 жыл бұрын
Keep going
@luulsheikh3801
@luulsheikh3801 3 жыл бұрын
Shuceb dear horii usoco masha Allah ur talented
@mohamedgile6190
@mohamedgile6190 4 жыл бұрын
Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato
@naftayartaa8081
@naftayartaa8081 6 жыл бұрын
Mnsha allah shucayb yare maansada asalkaa buu ku qurxonyhy jacburka ha izka daayo horay usoco bwe
@MuseBihi762
@MuseBihi762 6 жыл бұрын
Wow more clap Mr.shuayb yare go forward👉
@abdirizaqmohamed5224
@abdirizaqmohamed5224 5 жыл бұрын
Masha Allah shucayb yre Alle haku xafido wllllo
@shadiyaducale2676
@shadiyaducale2676 5 жыл бұрын
Mnasha allah habo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
Shucayb Yare waanin Adag Aadban Uxiiseeya Jacburkiisa
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
masha allah ala hablahayagu quruxbadana ilahaw hablahayaga no dhowr, gabadhan ba dawada quruxdeeda
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Ina abdilaahi Hassan quruxzan wyee
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
Rabbaso iyo dhankaa howd magaaladydiii miss yuuh wlhi💜💛💌
@Internut1985
@Internut1985 5 жыл бұрын
Ciidagale Laws 😁❤️👍
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
@@Internut1985 hh haahey
@Internut1985
@Internut1985 5 жыл бұрын
Hibaaq Wilzan Masha Allah waa inaad booqataa hakaa baxo boholyowga. Aniguba waxaan labo sano joogay Gaashamo Masha Allah I miss that place I will go back soon 🙏
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
@@Internut1985 hyeh wll inzha ah
@shadiyaducale2676
@shadiyaducale2676 5 жыл бұрын
Hore usoc wllkga yar
@sagalahmedapdale6786
@sagalahmedapdale6786 6 жыл бұрын
Shucyb yare Ku tageraa Hore U Soco
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 5 жыл бұрын
Na Hii Hii da nga daa Lagu zii qadye 😅😅
@funnyboy-et7ft
@funnyboy-et7ft 3 жыл бұрын
Keep going 💪 ✨ 👌 👏 💓
@luulsheikh3801
@luulsheikh3801 3 жыл бұрын
Masha Allah horii usoco
@saladinmohamed551
@saladinmohamed551 4 жыл бұрын
I love it .samira stay fantastic
@dhaqaalekaabofficial8714
@dhaqaalekaabofficial8714 6 жыл бұрын
alla qofka yari garacsana kulaha coming soon jacayl baan hadda isleeyahay aad samaysatid
@Zizouu94
@Zizouu94 6 жыл бұрын
Maalmihii Wacnaa channel kkkkk wo yaryahay wali waayaha aduun iyo qibrada nolosha wali wx uga dhiman ileyn jcyl wx la sameesto ma ahan wa wx dareen ah o kadis qofka kuso galo lkn wariyada kasi daran kulha anaga kuso radineeno somalida dhanka jcylka jaahil e ka yihin
@bashiircali9738
@bashiircali9738 6 жыл бұрын
sxb wabadanyahay magacas lkn waxan ku shegaya fecebukgeyga wa (Bashaka Ali) wax sawir ahna masaarno
@bashaaydid1947
@bashaaydid1947 4 жыл бұрын
Shucayb horu soco
@starsomali7276
@starsomali7276 5 жыл бұрын
Waa wiil yar ubaxa soo koraya waa abwaan aad u da.yar hadana fikirkiisa waa heer sare hambalyo habo balse waxaan kugula talinayaa fadlan 1. inaad iska ilaaliyo muqaadaraadka ilkahaas cadcad ee quruxda badan ha ku cayaarin. 2.Warxarashadana ha joojin hooyo kasto waxay ku hamisaa waxbarashada ubadkeeda .mahadsanid. miyaan gayiga hooyooy marna xis go.ayaa runtiis . Abwaan buuxo alaha ku dhowro habo
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 6 жыл бұрын
walalahay isara subescarab plz
@kamalwilqaran2896
@kamalwilqaran2896 6 жыл бұрын
Wankusarayaa wa balan abayo horey usoco
@hamzaabdirahman6155
@hamzaabdirahman6155 5 жыл бұрын
hye
@geelexaajigeele457
@geelexaajigeele457 4 жыл бұрын
Gabadhaa wariyahaa umee qalmin inee wadaysato wiilkaa yar ee hanadkaa
@wayoarag4316
@wayoarag4316 6 жыл бұрын
SHUCAYB yare nio waan kutaageeraa wlee
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 6 жыл бұрын
Shucayb yare nabad ahaw wloh🔥❤
@cabdulahigurey8013
@cabdulahigurey8013 5 жыл бұрын
Shucayb Yare qoosalkaa aad ujeclahay
@cabdulahigurey8013
@cabdulahigurey8013 5 жыл бұрын
Walàlo
@cabdulahigurey8013
@cabdulahigurey8013 5 жыл бұрын
👄👄👄👄
@cabdulahigurey8013
@cabdulahigurey8013 5 жыл бұрын
👍
@walalamousa7217
@walalamousa7217 5 жыл бұрын
Niin qali ahh shoceyb wad jiirta
@goldenabdimadoobe51
@goldenabdimadoobe51 6 жыл бұрын
waaw rabasiyo dhanka howd noolow abwaan shucayb yare
@dheemanqaali8986
@dheemanqaali8986 6 жыл бұрын
Masha alaah ale haku xafido shucayb yare
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 6 жыл бұрын
Hinda Adam qaali subscribe isaar
@daahirali4538
@daahirali4538 4 жыл бұрын
Daahir
@samirasaam9536
@samirasaam9536 6 жыл бұрын
manshalh Alle haku dhawro shucayb
@amalsalebanaden4640
@amalsalebanaden4640 6 жыл бұрын
Inta ila aragtay shucaybyare cidiyaha farahha gcmha fryardaviyo ta ku xigtaba xinnebu marsan yahay
@fartahajji3192
@fartahajji3192 6 жыл бұрын
😂😂😂😂waad ku dheeraty inanka maistiri
@BarwaaqoChannel
@BarwaaqoChannel 5 жыл бұрын
Waa muqanas maxaa cilaan usaaray doqonka
@abdirahmanbloody9532
@abdirahmanbloody9532 5 жыл бұрын
5th uhp
@qhadrasaid5245
@qhadrasaid5245 6 жыл бұрын
shuceb yare tagera buxda ku ahay e hora usoco walal qaliya
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 6 жыл бұрын
Khadra xbbti subscribe isaar
@qhadrasaid5245
@qhadrasaid5245 6 жыл бұрын
@@sagalaftax2826 wa u qalanta mcnto
@guushaaduunka4110
@guushaaduunka4110 5 жыл бұрын
Shuceeb yare maasha allah
@mariyaabdinoormaxamed304
@mariyaabdinoormaxamed304 6 жыл бұрын
Shuceyb waa wiil yar oo hadaneh heybad illahey siiyay Masha Allah
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
shucaybow hori u soco❤👏👏👏
@hamdabadal3095
@hamdabadal3095 5 жыл бұрын
shucayb waligaa hasoo noqon kor usoco
@princessamina9363
@princessamina9363 6 жыл бұрын
26 June My Birthday Mataan Shuceyb yare 🎂
@Qisasudiin
@Qisasudiin 6 жыл бұрын
Shuceyb horey usoco wlle 👏👌🌹
@axmedciise6016
@axmedciise6016 5 жыл бұрын
Shucaybe wuxuu hida kawataa awawgii cabdi gahayr waa ciidagel shucaybe
@ubaxmaxamed8189
@ubaxmaxamed8189 6 жыл бұрын
Shuceyb yare nooloow abwaan da'yar allaha ku dhowro
@shakiibshibbane3427
@shakiibshibbane3427 5 жыл бұрын
Wuu Ku arkaa Jambalaala Abti Maad Xusin Ninkii Maansada
@suhayrqays7523
@suhayrqays7523 6 жыл бұрын
Hhhh shucayb yar waa shaydaan walhi mansha allah waa wiil yar o horu mar gaadhay dadiisuna way yartay
BARNAAMIJ QOSOL BADAN MAANSO IYO MADADAALO C RAXMAAN HEELO
17:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 164 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 37 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 97 МЛН
Maansada Dheeman Abwaan Weedhsame
6:09
Muniira Channel
Рет қаралды 32 М.
QOOTO QOOTO 51 QURBO JOOGTO
30:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 95 М.
Qisadii lagu xidhay Abwaan Shucayb yare .
5:11
Giirre Media
Рет қаралды 72 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 37 МЛН