QOXOOTIGA INGIRIISKA SHARCI LA'AANTA AH OO RWANDA LOO TARXIILI DOONO

  Рет қаралды 27,274

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

INGIRIISKA IYO RWANDA AYAA KALA SIXIIXDAY HISHIIS ARGAGAX LEH, WAX BADAN KA OGOOW.
U.N. committee said on Thursday that the lives of some 2.7 million people with disabilities are at risk in Ukraine, citing reports that many are trapped or abandoned in their homes, care centres and orphanages without basic supplies or medicines.

Пікірлер: 37
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
FADLAAN SUBSCRIBE LIKE AND SHARE THANKS
@ahmedmohamed-zc7mm
@ahmedmohamed-zc7mm 2 жыл бұрын
Nacatullah caleeg iyaga soo barakiciyay isona burburiyay wadamadoda ilaa iyo hadana udidan iney dadku noladan
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAHUTACAALA
@cat_106
@cat_106 2 жыл бұрын
Waa nasiib darro in qorida af Soomaaliga uu dhibayo dad badan. Haddaad aqriso fikradaha halkan, way yartahay dad si sax ah u qoraya. Cajiib.
@mahmoudali5163
@mahmoudali5163 2 жыл бұрын
Siyasadan Australia stay kazoo guuruyen mas shaqaynayso Anu waxan Shay will somaliyed oo Australia KU xuratay Jazeerad la dhahoo Nauru oo KU Talalay Pacific Salinas Wan jogoo 9sanoo 2013 Ayan imii imikan Wan jogaa hadana waxy Noo Soo bandhegeen newzland oon sugaynaa Soo duceeye
@daganahmed2487
@daganahmed2487 2 жыл бұрын
Hadeey khayr kuu tahay allah ku sahlo
@fatumaahmed9105
@fatumaahmed9105 2 жыл бұрын
Good news prime minister u saved many life well done
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Madawga yurub iyo north America jooga ayaa larabaa in africa xoog lagudajiyo waana top secret. Dabada giijista intaad qabiil ku mashquulsanaydeen ayaa laydiin tashaday. Ukraine oo dad wax bartay ah ayaana booskooda lagubadalayaa.
@mikmikis8845
@mikmikis8845 2 жыл бұрын
Jimco mubarak c/xafid iyo dhamaan somali weyn
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Masha Allhh walalkey Ramdan mubarka 👍💖👍👍
@Qalbiwanagsan-q8b
@Qalbiwanagsan-q8b 2 жыл бұрын
Europa waxaa ugu gobsan Germany 🇩🇪 ,Germany ku dhadhawad waxaa malintii soo gasha 34K mana ka cawadan wee soo dhaweyan
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 2 жыл бұрын
Doorasha soo dhow uk
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 жыл бұрын
@@zakariamohamed3418 Arinta ma surto galeyso wxa macquul Dowlda so socota Xeerka diido
@siadfarah3096
@siadfarah3096 2 жыл бұрын
Asc abdixafid maanta oo jimca ah ay horteyna lugu gubey kitaabka quraanka kariimka intii muslin agtagneed ay allaah wakbar Halmar waxey hilikareen ku weerarey subxanalaah ilaahay
@Had1a__
@Had1a__ 2 жыл бұрын
asc Abdihafid Jama
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
RWANDA ayadaaba ka fiican Uk
@isiri.2835
@isiri.2835 2 жыл бұрын
Liidka Afrika dayn mayaan. Nabad in ay rabaan bay isku dhiibaan, Ruwan, yruwandana waa nabad.
@maankamaanka4328
@maankamaanka4328 2 жыл бұрын
Qofkii November 2021 so galay samen maku yelaneysaa
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
Rwanda Africa miyaa horta
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Haa Tanzania ayeey ku dhegan tahay
@FaadumoWarsame-v3
@FaadumoWarsame-v3 2 жыл бұрын
Yurub miyaad moodaysay
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 жыл бұрын
@@FaadumoWarsame-v3 maya waxan ka yabay waxa africa loogala jeclaaday ee wadamadooda loogh celin wayey ee ay Africa kaga duwan tahay
@FaadumoWarsame-v3
@FaadumoWarsame-v3 2 жыл бұрын
@@nimosuleiman Waxay dhaheen wadamada aan ka soo Qaxnay Amni maaha sidaa darteed waa la dhahay Ruwanda waa amni. Lkn qofkii raba wadankiisa waa la geynayaa
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 жыл бұрын
@@FaadumoWarsame-v3 Ruwanda dhib kagama imanaya waayo qoxotiga dad dhib badn kujra wadnkoda dhib ku naqan hadii dadkaas qabilaan
@mnaraani
@mnaraani 2 жыл бұрын
Wararka Russia iyo Mariupol aaway
@muxyidinziraajuadiin3611
@muxyidinziraajuadiin3611 2 жыл бұрын
Aniga wxan russia 2013 ilaa hada Insha allah Ingirska wan imaan doona if god wish😍
@ifkaxasan7433
@ifkaxasan7433 2 жыл бұрын
🇩🇪 kaalaya
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 жыл бұрын
Germany waa god iska fadhi 9 sano
@beans9356
@beans9356 2 жыл бұрын
Yaa huu haratan bateel la leeyahay umada yaa ka qabta
@zamzamabdi7841
@zamzamabdi7841 2 жыл бұрын
Iyaa see itirahdeen maraanba adi rabaye
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Wacan oo wannagasan Odey.
@Daily_Lifes7
@Daily_Lifes7 2 жыл бұрын
Gabar Reer Puntland ah oo xalay lagu Afuubay Hargaysa; kzbin.info/www/bejne/ZoLHhnttlLqen6c
@muxyidinziraajuadiin3611
@muxyidinziraajuadiin3611 2 жыл бұрын
Somrsussia laxirrir
@Qooyskena
@Qooyskena 2 жыл бұрын
Ukren beel iga dheh 😂😂😂😂😂
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN?
18:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 1,5 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 115 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,4 МЛН
BBC Somali Radio Idaacada Subaxnimo 17.10.2024
Somali Radio
Рет қаралды 570
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 74 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA | IRAN | ISRA | HEZBOLLAH
14:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
TECHNOLOGY-DA CASRIGA AH IYO SOMALIDA  MAXAA KALA HAYSTA?
15:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,5 М.
HOOYO 75 JIR AH OO ARIN CAJIIB AH SAMAYSAY WOOOW
10:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 96 М.