QUDAARTA AAN LASOO DEGNAY WAXAY GAADHAY 187 MILLION DOOLAR SANADKII 2022

  Рет қаралды 10,262

Zakariye Abdullahi Ali

26 күн бұрын

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya noocyada Qudaarta aan soo dhoofsano ama lasoo dejiyo iyo dhaqalaha ku baxa. Sidoo kale waxaan warbixinta idinkula wadaagaya dhulka beerashada ku haboon aynu haysano.
Dawasho wacan.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 zakariyecaawiye
📖 SakariyeCaawiye
🐦 zakariyecaawiye
💛 www.snapchat.com/zaki-sool
#farming #agribusiness

Пікірлер: 135
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 26 күн бұрын
Fadlan like & Subscribe qiimayaasha qudaarta deegaanka aad joogot nala wadaag?
@abdijibarAj
@abdijibarAj 26 күн бұрын
Aaway muuqaalka shiikh Mustafa oo dhameestiran brother
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 26 күн бұрын
Video card dhamaadka muuqaalka ku dhufo wll
@abdijibarAj
@abdijibarAj 25 күн бұрын
@@ZakariyeCaawiye card muuqaalada korkiisa soomaahin Kuma jiro hadii halkaas yahay brother
@11naa44
@11naa44 24 күн бұрын
Khudaarta itobia wa wx aad uu liita oo adeeg ah
@KABAROFREECOURSE
@KABAROFREECOURSE 22 күн бұрын
Wll number kaaga iisheeg
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 26 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️🫶🏻😢
@sagalh6770
@sagalh6770 24 күн бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@mentor0980
@mentor0980 26 күн бұрын
youtuber kaliya aan video kiisa suga ❤
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 26 күн бұрын
Maasha ALLAH Zakariye Soomaaliga aan ugu jeclahay Noolow walaal, Halyeey Soomaali jecayl baad ku sifowday walaal wadani 100%
@capita1a
@capita1a 26 күн бұрын
Keep up the good work brother Zak. I purchased your pdf last year. Will be reaching out to you soon inshaa Allah. الله يحفظك
@cqanixasanwarsame2903
@cqanixasanwarsame2903 17 күн бұрын
Beer aya raba inaa bilaabo qofki wax igu darsanya so dhowow ❤
@khaliddek
@khaliddek 5 күн бұрын
halkeed joogta anuu hargaysa ayaan jooga
@fadumoaxmad1616
@fadumoaxmad1616 4 күн бұрын
Xageed kasemeyney saa walaa anaa diyaree waxaana jogaa dalka masar
@waheliye44
@waheliye44 26 күн бұрын
Keep going bro from cardiff🎉
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 26 күн бұрын
Mashkuur brother as always 👍🏽
@Nasdaammedia
@Nasdaammedia 25 күн бұрын
Masha Allah mahadsanid in badan.wll
@suadohassan4262
@suadohassan4262 23 күн бұрын
Mahadsanid
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 25 күн бұрын
Mahasanit seekariye habo❤👍
@maryamaalahisiid5051
@maryamaalahisiid5051 25 күн бұрын
Wcs wr wb walaal Masha allaah waa muuqaal faaido badan leh inbadan aan sugaaye , gormuu walal zakariye idin so gudbin doona ku jirey,,, Ee Asbuuc laso dhafey Mogadishu baradhada waxey ka aheyd one kilow $1 kuso gadey.
@abdinoradam3399
@abdinoradam3399 25 күн бұрын
Ku mahadsanid sxb baraarujintaada
@SalluAlannabiyy
@SalluAlannabiyy 25 күн бұрын
Waan xiiseeya muqaaladaada run ahaanti zakaria
@abdallaelmi7231
@abdallaelmi7231 26 күн бұрын
Masha allah walal sakariye, walal aad u qiima badan oo dhiiri galiye ah, aad baad u mahad san tahay walalo, sida wanaagsan ee aad noola wadaagto macluumaadka qiimaha badan ee aad mar walba noo soo gudbiso. جزاك الله خير الجزاء. Walal 1kg ee basali= 7000sh magaladda Borama.
@abdikadersaladali7219
@abdikadersaladali7219 24 күн бұрын
Cabdalla cilmi lambarkaaga ii reeb sxb
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 25 күн бұрын
waad ku mahadsantahay walaal dhiirigelintaada
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 25 күн бұрын
Walaal Anigu Qudaar magaranaayo inta la siiyo sababta oo ah lacag ma haysto xitaa 5bilood dab ma shidan caruur agoon ahna waa haystaa oo xanuunsan
@gabarwcn1267
@gabarwcn1267 24 күн бұрын
Xage jogta
@user-qr7hx4mk9p
@user-qr7hx4mk9p 24 күн бұрын
Masha allaah
@YuusufMaxamuud-zs4ge
@YuusufMaxamuud-zs4ge 23 күн бұрын
Waa nusdoolar
@nicmahayaan9972
@nicmahayaan9972 25 күн бұрын
Zakaria shukran wll runtii waxaad tahay qof qaali sh hadii alle idmo waxaan samaynaysaa beer markaa insha allah waan kula Soo wadaagayaa siday xaalku noqdo baradhadu wa ;0.6, basasha 1.3, xabuubta 1.2 USD.
@sahrasiyaad5412
@sahrasiyaad5412 25 күн бұрын
Masha Allah walal waxbadan fahansan dadkisana ufaideya
@HamseMohamett
@HamseMohamett 26 күн бұрын
Waxay Beerta kusiiso kuma siiso BaHda ❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 26 күн бұрын
Mahadsanid
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 25 күн бұрын
Wcs wll sakaria Aad iO Aad u mahadsanid
@hanadabdi8450
@hanadabdi8450 25 күн бұрын
Thanks
@LuqmaanAli-uc6lx
@LuqmaanAli-uc6lx 17 күн бұрын
Basasha $1.5 magalaada Garowe purtinle Baradhada $0.9 Magalada Garowe and purtinle ❤❤❤
@sakariaabdi359
@sakariaabdi359 22 күн бұрын
Zakaria, aad Ayaad umadah santahay mashaariida aad ku dhiiri galisid dadka iyo dalka.
@axmedculusow1906
@axmedculusow1906 25 күн бұрын
Waa caqli xumada soomaalida haysata.
@xaajigiixadeedmaray9358
@xaajigiixadeedmaray9358 25 күн бұрын
Intey beeri kusiiso Bahdaa kuma siiso
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 25 күн бұрын
Waxaynu noqonay dad caajis badan oon farba dhaqaajin karin, sidan aynu wax ka badalno oo ugu yaraan 60% cuntadeena aan la soo baxno bal waayo waynu awoodnaa intaas,
@tooxowwallalka6260
@tooxowwallalka6260 21 күн бұрын
Aad io aad wllka lkiiin insha Allah dadkii caajiskaas wax kabadali lahaa inaan naqono rajaynaa
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 24 күн бұрын
Sabab waxaan ubaahanahay in aad mawduuc ka soo sameysid aaladda ay ciidaamadu isticmaalan ee walkie talkie iyo faaidada ay leedahay iyi shaqada ay qabatao Yaa igu raacsan ☝💥💥💥💥💥💥
@hassanaadan2963
@hassanaadan2963 25 күн бұрын
Afkaadho wadankeenna makabexee ustaad
@dahirjimale8978
@dahirjimale8978 25 күн бұрын
Walaal Adiga beer khudaarta si dadku kugu daydaan
@mfarah9231
@mfarah9231 25 күн бұрын
Sxb aad baad u mahadsan thy waana mowduuc wngsn ilaahay ajar iyo kheyr badan haka siiyo sida aad ugu dadaaaleysid in dadkeynu ay noqdaan kuwo wax soo saar leh❤❤❤
@mubarakyare8570
@mubarakyare8570 23 күн бұрын
Aniga waxaan haysta booshari khudaara ka keena Ethiopia waxaa ugu wayn ku xidhanahay waa Ethiopia hadii maalin qabsanayso dabaal deg wax aan ibiyo ma heli.karo Boqolkiiba 80 waxay ku xidhanyahay shaqadaydu Ethiopia Baradho halkii kilo 0.6$ Basal halkii kilo $1 dollar Karet one.kilo 1$dollar Kabash one kilo 0.5$dollar Tamaandho one kilo 1.2$dollar Run ahantii waxaan dalka kasoo baxa tamaandho iyo basal mudo aad u kooban bilooyin ah ayey socotaa waliba aadbay raqiis u noqota ma dhacdo in lasoo saaro si joogta ah Waxaan ugu baaqayaa qofkasta oo haysta lacag uu ku maal gashto inuu maal gashto khudaarta waliba fursad aan kala joogsi lahyn u banan from hargeisa somaliland mahadsanid
@user-ff7qw4dq5l
@user-ff7qw4dq5l 23 күн бұрын
Qof Aan reer hargaysa aheen ma maal gashana karaa Somaliland siiba dhanka dhulka ileeen waad ogtahay soomali Waa ka guurteene
@11naa44
@11naa44 24 күн бұрын
Wxa ficn in xawaash ka la beero somaliyey fadhiga ka kaca 😢😢😢😢😢
@Saayidminbar
@Saayidminbar 25 күн бұрын
Dhulki labeeran lahaa Al shabab aa haysato
@CabdiIbraahim-e6i
@CabdiIbraahim-e6i 26 күн бұрын
7500shilin somaliland
@matanos-5210
@matanos-5210 25 күн бұрын
Machine parafka
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 25 күн бұрын
Somalia Waxa Lagala Dagalamaya Inay Wax Badsann Shacabku Aduunka Wax La Qaysato Anigu Wan Beer Toonta Iyo Xabubta Barbarooniga
@zermustafacigaal423
@zermustafacigaal423 24 күн бұрын
Asc wll anigu waxan joga magaalada hargeisa kiiloga bardhadana waxa lagusiiya $.0.6 ama$ 0.7
@yuusufjicsin1626
@yuusufjicsin1626 24 күн бұрын
hargeisa ayaan joogaa. basal 1kg $1 baradho 1kg 0.5 tomaandho 1kg $1.5 anigu orange waxaan ka keenaa egypt qiimo qaali ah ayey noogu timadaa
@user-ff7qw4dq5l
@user-ff7qw4dq5l 23 күн бұрын
Basasha Waa qali
@DalsanYare-el8pw
@DalsanYare-el8pw 25 күн бұрын
Wll wadanka siyasiyiinta ku dhagan wllhi wax kasta wan soo saaran karnaa caqabada kale waxa weeye soomalida dhul iska banaan oo aysan waxba ku qabsanayn hadi xata 20 sanolasii jogo ayay ku leeyihin anagaa cabiranay walalka baa beer ku beeranaya ma ogola soomalida iyaga cadow isku ah oo waxba iskuma ogola war aan wax soo saarano dhulka aad cabiranayso wax ku beero ama qof beer raba sii
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 6 күн бұрын
Hhhhhh siyasada kaliya ma ahan nio waxyabo badan qaldan
@user-hd8wt8sx3b
@user-hd8wt8sx3b 26 күн бұрын
Wcs wr wb Wllo zakariye abdulahi cali runtii muuqalkani wa muqaal loo baahnaa inad ka so hadasho Kiloga baradha Hrg 0.7 dollr ilaa 1 dollar inta u dhaxaysa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 26 күн бұрын
Mahadsanid walal qiimaha aad bala wadaagtay
@lunibark9978
@lunibark9978 25 күн бұрын
bardhada hrg wa 0.​6@@ZakariyeCaawiye
@halimahassan657
@halimahassan657 23 күн бұрын
Asc soomaaliya ayaa laga dhoofiyaa orange all fruits soomaaliya waa ka baxdaa gobolka jubada hoose Kismaago.
@faceniff4278
@faceniff4278 25 күн бұрын
sxp ilaahay aya cadhadiisii ku dhacday, oo roobkii aya noo gasay, dad islam sheeganaya hadana xoolo xaaraan ah cunaya, dhiiga qubaya, xumaantii, sixirkii, shirkigii
@Fays2010
@Fays2010 17 күн бұрын
Sxb waa 8 milion oo hecter dhulka Soomaalida ee la ogaa inuu beerashada ku fiicanyahay lkn hadda dhul aanba lagu aqoon beerashada ayaa hadda la beeraa sababo amni awgood.
@MdMuhammad-k9g
@MdMuhammad-k9g 25 күн бұрын
Asc walal m a waxa tahay dhira haleye Beraldyda walal degankena waa shaba Dhexe lakin nasiibdaro qudar kuma hayno yan yada ad iyo ad ayeuyaryahay Beraleyda wagia udhawo Mar hiya madam aya ku.anayo dalga kadilayo kuwa xareda lalsugo amarobka biyayari Lakim dhulka an hayno aya somaali kabadan dawlad wanagsan Allaha nasiiyo sodalka nogu wanagsamo
@user-xw4fv6in3q
@user-xw4fv6in3q 25 күн бұрын
Boorama =basal 1kg=1$ baradhe 1kg=0.7$
@user-qw3iv3fw1n
@user-qw3iv3fw1n 24 күн бұрын
wllhy wa wareer maxad u malynaysaa dhulkii bariga aha ee an waxba laga beeran jirin!!
@axmedawabdi6411
@axmedawabdi6411 25 күн бұрын
Sakariye mahadasanid boorama 1.3 to 1.
@daweeyestudio6450
@daweeyestudio6450 25 күн бұрын
Ani waxan joogaa muzanbiqeu kiila looma miiso lkn qiyaas ahaan kiilada $0.9 bay noqonaysaa
@ahmedhersi6006
@ahmedhersi6006 23 күн бұрын
MUQDISHO: Baradho Kumbush 1kg $1 Baradho doolow 1kg $0.7 Basal guduud 1kg $1.25
@intisaamisak
@intisaamisak 23 күн бұрын
1 dollar baradhada basasha 1.5 kiiladii Mogadishu
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 26 күн бұрын
Liinta 36 xabo wa 12$
@rifaiahmedali3807
@rifaiahmedali3807 25 күн бұрын
Asc walaal Zakariye. Waxaan rabay inaan iibsado 25 ka mishiin balse lambarkii meesha ku qornaa waa la iga soo jawaabi waayey. Fadlan ii sheeg walaal sidaan ku heli karo PDFka.
@Zakeria1
@Zakeria1 25 күн бұрын
Zakiyow sxbow wadankeena waxa ka buuxa qeyraad farabadan wllhi Qof walba waa awooda inuu beer abuurto ama xoolo dhaqdo lkn cabaqado badana jiraa Tan ugu horeyso ay tahay Amni xumo jirta Double taxation weliba aan macquul inaad fahanta filaa qodobkaan In lagu dilo qaab qabiil ahaan haddi aadan meesha u dhalan Wado xumo Intaas waxay ku hagaagi karaan dowlad dhameystiran markaan helno
@saadaqcabdisalaam2671
@saadaqcabdisalaam2671 4 күн бұрын
Baradho 1.25 dolar Basal 0.75
@saynabfarah9133
@saynabfarah9133 25 күн бұрын
Kiilo baradha ah Waa $0.8
@saynabfarah9133
@saynabfarah9133 25 күн бұрын
Magaalada galkacyo
@hawaaden4640
@hawaaden4640 25 күн бұрын
Soomaali galbeed dirdhaba 1kg baradho 40 birr
@barwaaqoaxmedmaxamed7742
@barwaaqoaxmedmaxamed7742 14 күн бұрын
Baradhada $0.75-1 muqdisho basasha $1-1.5
@fuaadiisaa
@fuaadiisaa 25 күн бұрын
wajaale baradhdu .6 basasha.9 tamad .9
@aarboy2305
@aarboy2305 25 күн бұрын
soomaaaliya wax ay leedahay dhul beerasho kufilan oo dhan 8.1 million hector Somalia has approximately 8.1 million hectares of fertile agricultural land suitable for both irrigated and rain-fed agricultural production.
@qaalibilan213
@qaalibilan213 25 күн бұрын
Kilada baradhada waa 0.8 gaalkacyo
@ahmedcabdi7630
@ahmedcabdi7630 25 күн бұрын
Waxay kajogta ,08
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 26 күн бұрын
Wll 1kg magaladyda wa 1.7$
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 25 күн бұрын
ma baradho mise?
@faaraxabshirmuxamed8285
@faaraxabshirmuxamed8285 22 күн бұрын
Mango nio lkn waan kunaa 😅😅
@user-hq5gk6uk3x
@user-hq5gk6uk3x 24 күн бұрын
Emaraatka qudaar laga keenay miyaanu cunaa? Walee way inoo dhamaatay
@dahirjimale8978
@dahirjimale8978 25 күн бұрын
Walaal adiga maa beertid khudaarta si dadka adigase waligaa halmaalin beer ma ka shaqaysay
@user-ol3mr3ee5m
@user-ol3mr3ee5m 18 күн бұрын
1&basasha baradhada.7
@cabdilaahidaahir7178
@cabdilaahidaahir7178 25 күн бұрын
Aslm wallo sakariye 1kilo 1.5$ tamaad 1kilo 1$ basash k
@alphatrading2024
@alphatrading2024 22 күн бұрын
jigjiga 1 kg pototo 50 birr or 0.5
@abdifatahahmed2123
@abdifatahahmed2123 25 күн бұрын
1dolar
@ciiltireamoore3021
@ciiltireamoore3021 25 күн бұрын
In Mogadisho Brdhda 1kg=$1--$1.25 Bssha 1kg=$1.5
@mahamadeeqaadanmoalim7572
@mahamadeeqaadanmoalim7572 24 күн бұрын
1.5$
@Ahmedabdilahim
@Ahmedabdilahim 25 күн бұрын
Hargeisa$ 1.2 basasha 1kg Xabuubta $1.6 1kg
@cabdinaasircabdalla7053
@cabdinaasircabdalla7053 25 күн бұрын
Basasha $0.8
@hassanaadan2963
@hassanaadan2963 25 күн бұрын
Beertaadu waxey kusiiso bahadaa kumasiiso
@HaznaAbdi-ju5lw
@HaznaAbdi-ju5lw 23 күн бұрын
8 kun shilin
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 20 күн бұрын
tobaccada iyo Sigaarka iyo Qamriga micna weyn ayaa ku jira Dhaqan xumo iyo Dhaqaalo burbur ayaa nagu socda
@yacoubabdillahi3213
@yacoubabdillahi3213 25 күн бұрын
Jabuuti kilos basasha : 1.5$ 🥔 : 1$
@khadirbukhary
@khadirbukhary 25 күн бұрын
9 million oo hecter weeye dhulka la beeran karo.
@maryamaalahisiid5051
@maryamaalahisiid5051 25 күн бұрын
Fruits qaarkood dalkeyna kama baxi karaan ku maqlaye Oronga oo kle cimilo aad u qabow ayeey ku baxdaa Maxaa ka jiro arimahaas???
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 25 күн бұрын
Ceerigaabo ka baxdaa
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 25 күн бұрын
waa been masar oo saxare ah baa inoo keenta ee kawaran
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 25 күн бұрын
@@abdifatahibrahim201 100%
@user-ys6cq6db7t
@user-ys6cq6db7t 24 күн бұрын
Hargeisa 1kilo basasha 1$ baradhada 0.5$
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 22 күн бұрын
Baidoa baradho= 1$ Basal= 2$
@sofiafarhan5246
@sofiafarhan5246 24 күн бұрын
Muqdisho baradha 1 dollar basasha 1.5 dollar
@CabaasCali-tx3iu
@CabaasCali-tx3iu 25 күн бұрын
Baradhada waxay ka joogtaakismayo $1
@GF-fk4is
@GF-fk4is 25 күн бұрын
Mahad sanid Sakariye Adiis ababa 1K BASASHA WAA 100bir 1k baradhada 40bir 1k tamadhada 70bir
@jaamacali4469
@jaamacali4469 25 күн бұрын
Bosaso Baradh 0.9$ Yaanyo. 1.2$ Basal. 1.1$
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 25 күн бұрын
waa qaali marka dhaqaalaha dadka loo eego
@ABDISHAKURABDUQADIRABSHI-hr2wu
@ABDISHAKURABDUQADIRABSHI-hr2wu 25 күн бұрын
Waxaan Jogaa Bosaso Baradha 0.8 Basashana Waa 1.4
@samraali4860
@samraali4860 23 күн бұрын
Muqdisho 1$ 1kg baradho ah la iibiyaa
@abdishakurabdilahi3147
@abdishakurabdilahi3147 20 күн бұрын
Somaliland gaar ahaan degmada cadaadley halka kiloo garaam ee Basal 1.2$ barandho 1$ yaanyo ma fadhido lkn marka ay ugu qaalisanatay waa 1.4$
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 25 күн бұрын
Somalia oo dhan hal geed oo oranges 🍊 ah kuma yaaallo , baradhadana 99% Ethiopia 🇪🇹 laga keenaa 😂
@cabdijuge9499
@cabdijuge9499 25 күн бұрын
Toonta kiiladii meeqa
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 25 күн бұрын
Soomali way diideen inay wax beertaan waa dadka aduunka ugu liita dal barwaaqo iyo dad ka baahan 12m hectar ayaa somalia la beeran karaa ma ahan 1m one million waxaa laga helaa hal magaalo
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 24 күн бұрын
Sabab waxaan ubaahanahay in aad mawduuc ka soo sameysid aaladda ay ciidaamadu isticmaalan ee walkie talkie iyo faaidada ay leedahay iyi shaqada ay qabatao Yaa igu raacsan ☝💥💥💥💥💥💥😊
@khalidcarab
@khalidcarab 25 күн бұрын
Xogtas waa Somalia koonforta weye. Lknse iyadana xogtaa Somaliland miyad so bandhigtid. Cide walba waa kugu xidhan tahee
@sumayaabdi-zg2cg
@sumayaabdi-zg2cg 10 күн бұрын
@zakariyecaawiye supermakt sida ugu fudud ee lagu furan karo
@fatumaabdullahi9074
@fatumaabdullahi9074 25 күн бұрын
Thanks
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 24 күн бұрын
Sabab waxaan ubaahanahay in aad mawduuc ka soo sameysid aaladda ay ciidaamadu isticmaalan ee walkie talkie iyo faaidada ay leedahay iyi shaqada ay qabatao Yaa igu raacsan ☝💥💥💥💥💥💥
@CabdiIbraahim-e6i
@CabdiIbraahim-e6i 26 күн бұрын
7500shilin somaliland
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 24 күн бұрын
Sabab waxaan ubaahanahay in aad mawduuc ka soo sameysid aaladda ay ciidaamadu isticmaalan ee walkie talkie iyo faaidada ay leedahay iyi shaqada ay qabatao Yaa igu raacsan ☝💥💥💥💥💥💥
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 24 күн бұрын
Sabab waxaan ubaahanahay in aad mawduuc ka soo sameysid aaladda ay ciidaamadu isticmaalan ee walkie talkie iyo faaidada ay leedahay iyi shaqada ay qabatao Yaa igu raacsan ☝💥💥💥💥💥💥
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН