Qudus Markaan Tagey Maxaan kala kulmey?| Masjid Aqsa Part 3

  Рет қаралды 78,938

Warsame Bade

Warsame Bade

Күн бұрын

Telegram t.me/+oRXsv_uT...
Courses smma.facacusub...
Instagram / warsamebade
Facebook / warsamebade
Tiktok / warsameb

Пікірлер: 209
@abdiqaniali4805
@abdiqaniali4805 2 жыл бұрын
Somalidu waxay u baahantahay youtuber wax laga faaidayo sida wiilkan o kale Sxp allaha ka abal mariyo Mahadsanid
@azma4456
@azma4456 2 жыл бұрын
Allow abalkaga janada ka dhig wllo ma qiyasi kartid sidu darenkeyga noqday allow dhulka barakeysan cadowga ka qabo amiin ya rabi ya raxman 🥺😢
@xarafmaal1242
@xarafmaal1242 2 жыл бұрын
Videogii iiga qiiima badnaa intaan daawanyay taariikh 🥭🍇🍇🍎🍏👍👍👍
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 2 жыл бұрын
Mhdsanid ustaadoow alloow cadawga ka dulqaad dhulkaas barakaysan❤🤲🏿
@xamdacabdi3890
@xamdacabdi3890 11 ай бұрын
illahay haku barkeeyo yaa rabi raxaman noo naxariso illahay haka aqabalo🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Channel an ka jecelahay majiro channelkaaga runti role model bad ii tahay wll warsame bade xasan wan kugu xidhanahay talaaba kasta io waxkasta ood soo gudbiso ima dhaafaan aadbaana ugu farxa markad wax so galiao channelkaaga ilaahay cimriga haku dheereeyo wll hore usoco abaalkaagana ilaahay janada haka dhigo
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
@@warsamebade adaa mudan ustaadkaygii farxad bay iitahay inad reply iso gasho❤🥰
@ayanali9514
@ayanali9514 2 жыл бұрын
M.a meelo badan oo tariiqi ah aya natustay oo nabartay thanks wll midkale ilahey haka dulqaado gaaladaan dhulka barakeysan ee musliminta I.a phalastin free aya noqon doontaa
@kingboyofficial4644
@kingboyofficial4644 Жыл бұрын
mashallah wll Warsame 👍👍👍👍👍👍👍
@k.jkhaludi
@k.jkhaludi 2 жыл бұрын
ماشاءالله الله يبارك فيك ياحبيبنا ورسم
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Jasaakumullahu kher Mahadsan abwe qli research keeping king ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😇😇😇😇🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@zakomar8981
@zakomar8981 Жыл бұрын
I felt emotional when I heard the famous song of xasan Adan samatar Allah Haku xafido
@nboss8028
@nboss8028 2 жыл бұрын
Subxanallah allaha idinka badbaadiyo inshallah iyo dhaman umada reer falastiin
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah illaahay Ayaa mahadleh ilaahay ha xifdiyo Aqsa&walaalahen falastiin Rabbi wah hiiliyo🤲 cadaw Ayaa haysta dhulkan sharaftale cadho Alle Ayaa korkooda ahaatay shukran
@juweriafarah536
@juweriafarah536 11 ай бұрын
Msha allah ❤tabarakallah
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 2 жыл бұрын
الله اكبر عجيب ❤الله يسعدك ويحفظك ويبارك فيك ورسمي 😊
@abdulbasito5778
@abdulbasito5778 Жыл бұрын
Manshalah ilaahow mar uun aan arkaa Al-aqsa qibladii koobaad ee islaamka iyo dhulkaaga barakaysan.
@saraMohamed-so2kd
@saraMohamed-so2kd 2 жыл бұрын
mahadsandi wll anagoo daawaneyno ayey shacuurtena badalmeysaa allh kaa aqblo Cadawgna allh ka xureyo Dulkeena barakeysan
@hafsaali6083
@hafsaali6083 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك ورسمي
@kaaphiyobintumaxamed767
@kaaphiyobintumaxamed767 2 жыл бұрын
يا سلام الله علي دار فلسظين اللهم انصر اخواننا
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 2 жыл бұрын
ALLAHUMA AAMIIN YAA ALLAH 🤲
@intisaarstarchannel2831
@intisaarstarchannel2831 2 жыл бұрын
Maansha allaah
@RASHKAVIP
@RASHKAVIP 2 жыл бұрын
@@abdishakurhussein9598 amiin
@madadaalomedia1110
@madadaalomedia1110 2 жыл бұрын
Amiin Amiiin Amiiin Ya Allah......
@shakiradare4832
@shakiradare4832 Жыл бұрын
Oo ma ogyihiin iyagu
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 Жыл бұрын
Allaha idin xafido
@ismailmusajah2600
@ismailmusajah2600 11 ай бұрын
Masha Allah
@mohamaha5768
@mohamaha5768 Жыл бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، وَبَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ، وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ، وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، فِي الْعَالَمِينَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💞♥️💝
@fathiaAhmed9
@fathiaAhmed9 2 жыл бұрын
Allow kacabo dhulkaga barakaysan gaalada isku bahaysatay Allow kaqabo cadawga 🤲🤲
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع 2 жыл бұрын
آمين يا رب 🤲😢
@khankaka3076
@khankaka3076 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal maclumadka dheeradka aadna siisay shukran
@qadiijobootaanmaxamed8487
@qadiijobootaanmaxamed8487 2 жыл бұрын
Ustaad shukran Jazaakallaah kheyr Xaqiiqdii xaafado badan oon dhagta ka maqlay baan arkaa insha allah waan rajeyhaa maalin uun inaan tago dhulkaas barakeysan 😍🌹❤️ Yahuudna way dabar go ee qariiban I.a الأرض لنا والقدس لنا والله بقوته معنا🇵🇸👌☝️
@mastafeaxmedisaxaaq5262
@mastafeaxmedisaxaaq5262 11 ай бұрын
Mashalah ana waantagi adi alle yidhaahdo Insha-Allaah
@juweriafarah536
@juweriafarah536 11 ай бұрын
Alleh hku xfido wll jasakallah
@mubarakyare8570
@mubarakyare8570 2 жыл бұрын
Mnshlaah tabarakalaah walal khyer Alle haku siiyo warsame badde mahadsanid
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع 2 жыл бұрын
يا رب قدس وأهلها😭❤ 🤲
@princessofjanah829
@princessofjanah829 2 жыл бұрын
الاارض لنا والقدس لنا 🇵🇸😘
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Maaash allah ❤❤❤❤🥺🥺🥺
@ahmeddahro3205
@ahmeddahro3205 2 жыл бұрын
Masha Allah bro tarikh muhima noso gudbisay jasakalah
@munaaismaaciil8852
@munaaismaaciil8852 Жыл бұрын
ILAAHAYa haku xiftiyo masha Allah 🤲🤲🤲🤲
@nurkikishkiadan1567
@nurkikishkiadan1567 2 жыл бұрын
Mashallah shukran part 4 please warsame
@xareedproduction.7740
@xareedproduction.7740 Жыл бұрын
Masha Allah falastiin ileen wey dhisan tahay ❤️❤️❤️❤️❤️ cadowga Alle haka Qabto
@ZuhuurMohamed-u7b
@ZuhuurMohamed-u7b 11 ай бұрын
Guulayso wllo
@rahobouh6785
@rahobouh6785 Жыл бұрын
Masha Allah waxbadan iyan kabartay thanksyou ll
@mohamoudfaisal3955
@mohamoudfaisal3955 2 жыл бұрын
مشاء الله تبارك الرحمن الف مبروك اخي
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 2 жыл бұрын
Maasha allaah allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
@MssAmoo
@MssAmoo 9 ай бұрын
Alla ilaahow waxan ka baryay kuwa naf io maal ku xoreen doono falastiin inaa igu darto ya allah
@ridwanahmed7891
@ridwanahmed7891 Жыл бұрын
insha alla dhawaan wan booqan doonaa masjidu aqsa wax talo iyo tusaale isii fadlan ustaad
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Жыл бұрын
Allaahu Akbar
@sacdaayaan262
@sacdaayaan262 Жыл бұрын
Allaaaahu Akbar😘😘قدس فی قلوبنا
@zakariyenuur2703
@zakariyenuur2703 Жыл бұрын
M.a sxp shaqo fcn qabatay 🥰🥰🥰❤️❤️
@zakirboss143
@zakirboss143 2 жыл бұрын
Mahadsanid ... We have a big history
@ashaoamr1434
@ashaoamr1434 Жыл бұрын
MashaAllaah Allaah haku cafido Ha idin xifdiyo
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 2 жыл бұрын
MashAllah my brotherthanks for the
@fatxiyaaleel6703
@fatxiyaaleel6703 Жыл бұрын
Masha Alah wall heesta ha kudul duubin iskadaa adigoo diin iyo iyo meel wansgan ka sheekeyna Hadan dhagaha hees ha maqashiin waxd khair shaqaysanyso yayna kala tagin heest aad kudul duubayso quraanka noogu duub ma anashiiid pls thanks
@khankaka3076
@khankaka3076 2 жыл бұрын
Maashaa allah waa dhul barakeysan ilaahow cadawga kadulqaad aamiin yaa rabiii
@Kingnasser7
@Kingnasser7 Жыл бұрын
Mashallah 😁😍
@Abdikadar_Trails
@Abdikadar_Trails 2 жыл бұрын
Macha ALAH muuqalo aad u wanagsan iyo warbixin wax badan noo iftiimisay ayaad nala wadaagtay Warsame Bade , iyo Heestii waa boqol yuhuudu , Abwaan Hassan Elmi Diiriye oo Reer Awdal ahaa Xasan aadana ku luuqaynayo great Vedio 👍🏽
@jama253
@jama253 2 жыл бұрын
JAZAKALLAH WLL👏👏
@shuceybabdikadir4026
@shuceybabdikadir4026 2 жыл бұрын
Ustad ad ayad umahad San tahay Mac lumadkan nin islanimada ku wen tahay ay tahay sxb ilahey ajar haka siyo ✋️🤲
@anisadan1826
@anisadan1826 2 жыл бұрын
Allah yaxfadaka sxb
@amatarraxman6558
@amatarraxman6558 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته walaal waxaad soogusbinaysaa wiifiicanyahay lkn kadaa music ga
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 жыл бұрын
Wlo nasiib ayuu ilaahay kuusiiyay walaahi geesi ayaatahay alle hakusharfo wllo
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 Жыл бұрын
INSHA ALLAAH WEY XOROOBI DOONAAN ILAAHAYNA WALAALAHEEN FALESTIIN WUU GUULEYNAYAA GUUL AAN GUUL DARRO KALE KADANBEYN INSHA ALLAAH
@ayan-hassan8409
@ayan-hassan8409 2 жыл бұрын
Masha allaah jasaka.allaah Ustad video qiimo badan Ayad ino so guudbisay kuwo kalo Kasi badana wan ka sugeyna insha allaah
@aminaawil8037
@aminaawil8037 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@tilmaamahawanaaga.1731
@tilmaamahawanaaga.1731 2 жыл бұрын
Mansha alah wa program waxtar ah
@hodanahmed6789
@hodanahmed6789 Жыл бұрын
❤️❤️❤️ ماشالله
@nboss8028
@nboss8028 2 жыл бұрын
Mansha allah you are very lucky so happy for you ❤
@abdulkadiryare6815
@abdulkadiryare6815 Жыл бұрын
walhi macaan musalsal inaan dawanaya ismoodey Dhulkeena barakysan allow yahuuda nooga saar
@siman8711
@siman8711 2 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@mohtayib
@mohtayib 2 жыл бұрын
Warsame Badde Mahadsanid runtii waa barnaamij qiiroleh alleh sida uu riyadada kuugu rumeeyay annana hanoogu rumeeyo waliba waxan rajeyn inaan iyadoo falastiin Dawlad awood badan ah tagno inshaa'allah
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 2 жыл бұрын
Qudus madaxda muslimiinta ayaa bahliyay laakiin waxa u maqan ALLAAH oon cidlaynayn maalin uun islaamlu wuu soo ceshan Inshaaa ALLAAH
@jamahassan8049
@jamahassan8049 2 жыл бұрын
MCHA ALLH
@lindamohamed1786
@lindamohamed1786 Жыл бұрын
ALLAH AKHBAR. machallah
@axamedyare6781
@axamedyare6781 2 жыл бұрын
Wlhi wakhtigaan la joogo Muslimiinta bar oo bar Reer Galbeedka La safteeb masar baa ugu Horeysa oo dad ugu dhawayd alle Dhibka Haka Dulqaado
@Maria_Maan_Deeqa
@Maria_Maan_Deeqa Жыл бұрын
M.a wll allah haku xifdiye waxan ka codsanaya markad kasheekaynaysid taariikhda islamka heesta hakuso darin adigo ralia xumana iga aha ee ilama fiicna
@safiousama1474
@safiousama1474 Жыл бұрын
Wll aad ayad u mahadsantahay
@abdiqaniaki7948
@abdiqaniaki7948 2 жыл бұрын
ᴛʜᴀɴᴋs ᴢxᴘ ɪ ʟᴏᴠᴇ ᴅʜɪʟᴋᴀ ғᴀʟᴀsᴛɪɪɴ
@hibomohamed3507
@hibomohamed3507 Жыл бұрын
Allahu akbar
@Am_abdalla
@Am_abdalla 2 жыл бұрын
Masha allaah ilaahay ii kas inan tago alqasa oo soo arko geesiyiinta carabta falastiin ilaahay kadul qaado cadowga yuhuuda ee ilaahay ku kuriyey ilaahay cadaabtiisa jahama ha kaga aarsadee
@Anteeno_Channel
@Anteeno_Channel 2 жыл бұрын
Mar uun waan booqan doonaa hadu Alle idmo
@mohamaha5768
@mohamaha5768 Жыл бұрын
Pro hesta ka daa inta aad videoyadan noso dubresid 🙏💯
@adnamohamed1205
@adnamohamed1205 11 ай бұрын
Part 4 wan wayey
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 2 жыл бұрын
Mansh allh weeye
@xerowmedia5312
@xerowmedia5312 2 жыл бұрын
Hello ustad kuma haayo ilaa hada ila soo hadal plz #Like plz si ustadka u gaaro
@Zakiict
@Zakiict 2 жыл бұрын
dhulka barekesan hadaa imado wax igu balana ina yahuud badan qoorta kawada joro insha Allah
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Carabta adiga Ku nacayb yihiin la soco kkkk kkkk
@princekhadar2313
@princekhadar2313 Жыл бұрын
Baq baq palestine habarta ma lehe dalkaga dhiso 🤣🤣🤣
@Zakiict
@Zakiict Жыл бұрын
@@princekhadar2313 difaaca diinta IYO dhamaan difaca dadka islam waa wax wajib igu ah asaxabadana waxa ay u dagalamayen waa sida diinta ino soo gari laheed. hade u dagalami laheen manta diinta muslimka inama soo garteen anigana malin uun waa difaca diinteda muslimka welibo Allle dartisa insha allah. somalina dhibka ALLE HAKA QADO OO DAD IS JECEL ALLE HAKA DHIGO. SOMALIA DIFAAC UMA BAHNA EE WAXA AY U BAHANTAHAY DUCO.
@princekhadar2313
@princekhadar2313 Жыл бұрын
@@Zakiict dalkaga difaaco manta u dambeysay boqolal qof waxba galabsan la xasuuqay kuwasa difac iyo u dood kaga baahan
@ugbaadjirde3807
@ugbaadjirde3807 2 жыл бұрын
Mnshlh tabaraka raxman
@khaleduj1748
@khaleduj1748 Жыл бұрын
Phalastein🇦🇪🥰💪🏽💯 Love you from Somalia🇸🇴
@faisalabdishire6247
@faisalabdishire6247 Жыл бұрын
الا أرض لنا والقدس لنا
@faisaali7176
@faisaali7176 Жыл бұрын
Manshaalah wax badan baad na bartay KZbinr wa qof sidada ah lkn ma.aha inaad kursi gurigaga no ka so shegayso well done bro keep going 👏 ✌👍❤
@umumohamed2399
@umumohamed2399 2 жыл бұрын
Mash allaah walal qeyr badan allaha kusiiyo waku farxay video kaso samey say qudus
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 жыл бұрын
Alla qiira waynas wll alla alaa awoodle
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 Жыл бұрын
Wlhi waa qiiro 😢😢😢😢😢😢 allahu akbar wlhi islamku wax damir ah malahan
@ayaanaadan9597
@ayaanaadan9597 2 жыл бұрын
يا رب حفظ فلسطين
@bashirkeenadid7919
@bashirkeenadid7919 2 жыл бұрын
ILAAH daalimka wuu ukaadiyaa LAAKIIN haduu qabto masiidaayo yuhuudi hayska tumato Waxyar baa uhadhay Waxay lamid yihiin Qoomkii NABI saalix Ee layidhi sadex bari guryihiina ku Raaxaysta walaal waxba hawalbahaarin Yuhuudi waa dawlad dabagoane
@mohamudjibril4731
@mohamudjibril4731 2 жыл бұрын
Sxb 1 week lama sugi karee nooso boobsi fadlan, waa ognahy inay howshu adagthy allaha kula garab galo 🙏🏽
@ayaanaadan9597
@ayaanaadan9597 2 жыл бұрын
thank you pro wax badan baad naga ogasiisee manan wax badan kamanana aqoon
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
Nasiib baa leedahay walahi Alx ana waan rajaynayaa inaan booqdo
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 Жыл бұрын
Illahey ha,u gargaaro ree falastiin iyo dhamaan muslimiintaba
@awojibrell2922
@awojibrell2922 2 жыл бұрын
Manshallah
@mubarikali3452
@mubarikali3452 Жыл бұрын
indr music ka daa masaajidadka aad ku dul duubayso
@palestine12
@palestine12 2 жыл бұрын
Waaa حلم iigu wayn inaa aado falstiin qudus ❤
@mohamedisack683
@mohamedisack683 2 жыл бұрын
INSHA ALLAH MAALIN INAN TAGO AYAN RAJAYNAYAA
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 жыл бұрын
Alla ilaahaw hanagu sslidi cidsidaa noogasha oosiday doonaan noogala oo dhulkayaga didaa uqayb qaybsadaa iyagana alaW dadgdag ugasaar
@asiyosaid6717
@asiyosaid6717 2 жыл бұрын
MashAllaha, nasiib ayaad leedahay
@shafieatam1133
@shafieatam1133 2 жыл бұрын
Ilahayow dhibka ka dul qaad wllaheen 😭
Waxaan Tagey Bada Dhimatey | Masjid Aqsa Part 4
13:54
Warsame Bade
Рет қаралды 106 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,7 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 18 МЛН
Safarkeygii Qudus? | Qeybti Koowaad
16:29
Warsame Bade
Рет қаралды 104 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Buugii Iigu Saameynta Badnaa 2024.
8:49
Warsame Bade
Рет қаралды 4,5 М.
Masjid E Aqsa Or Yahood Ki Tabhi Bayan By Dr. Israr Ahmad
1:23:50
Dr Israr Ahmad Voice
Рет қаралды 987 М.
LIFE INSIDE MUSLIM QUARTER OF JERUSALEM S06 EP.66 | MIDDLE EAST MOTORCYCLE TOUR
28:02
Nin Aan Kula Kulmey Qudus.| Masjid Aqsa Part 5
21:41
Warsame Bade
Рет қаралды 69 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17