QUFUL QUFUL CHALLENGE: IDIRISKA IITAABO IYO BAABA JEY OO LAGU KHIYAAMAY TARTAN AYSAN AQOON

  Рет қаралды 81,925

Barbaarta Media Show BMS

Barbaarta Media Show BMS

Жыл бұрын

QUFUL QUFUL CHALLENGE: IDIRISKA IITAABO IYO BAABA JEY OO LAGU KHIYAAMAY TARTAN AYSAN AQOON

Пікірлер: 175
@anisadahir6386
@anisadahir6386 Жыл бұрын
Ku sali xabibkena muxamed scw scw ❤
@mahadmuusemohammed3602
@mahadmuusemohammed3602 Жыл бұрын
Scw
@kabtan_moh
@kabtan_moh Жыл бұрын
Scw
@cabdirisaaqtahliil5714
@cabdirisaaqtahliil5714 Жыл бұрын
Scw scw scw
@cumarmaxamedxuseencabdi9171
@cumarmaxamedxuseencabdi9171 Жыл бұрын
Aan ku salino xabiibkeyna muxamed scw
@AbdisalamYalaxoow
@AbdisalamYalaxoow Жыл бұрын
Wll kusali nabiga scw
@fadumoyoonismohamed6467
@fadumoyoonismohamed6467 Жыл бұрын
😂😂😂 kabtanka iyo idiriska baabjey sadax daan lee noo keen wlhi san uqoslaye wan. Daly 😂😂😂😂
@feesalsalaad7841
@feesalsalaad7841 Жыл бұрын
Idiriska iitabo jalang wan kuwataa 🥰🥰
@ismayare9647
@ismayare9647 Жыл бұрын
Weligey 1 like mahelin
@muxudiiinfaysal4219
@muxudiiinfaysal4219 Жыл бұрын
Zxb najiibow challenge ga caag a kooko koolada madaxa la iskaga dhufanayo soo samee blz 😂
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
Arbiirtalo Halaga Dhigo Idiriska😅😅
@suusankamal3255
@suusankamal3255 Жыл бұрын
Kaptaan bara iyo baba Jay idirska wan iidn tageera keep going walin kaptaan baara ayan xoog uu tageera insha allha malin ayan live isku arki doona one if allha say
@sacadhassan4911
@sacadhassan4911 Жыл бұрын
Bbbd is magic of comedy very nice
@craxmaannow5848
@craxmaannow5848 Жыл бұрын
Team b.b.d.m ismuujiya 👊🤟✌️
@najiibali3454
@najiibali3454 Жыл бұрын
Commnet ugu horeeyay like 👍🏻 ii saar 😅
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 Жыл бұрын
Ogaadeeniya ha xorowdo insha allah
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 Жыл бұрын
Three legend
@alisaalax6323
@alisaalax6323 Жыл бұрын
20:28 camerada maa lgu yareeyo kulahaa hhhh😂😂 qosol baan la ooye
@khadarmaxamed3748
@khadarmaxamed3748 Жыл бұрын
Team wallaha wligaa haka shakinin maxaa yeelay marwalba waxey diyaar uyihiin inay kaa qosliyaan ee hadii aad taageerto like👍 saar🙏💯
@mohamednuh6263
@mohamednuh6263 Жыл бұрын
Najiib please 🙏🏽 Part 2 Challenge kaan 🙈😂
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Kkkkk Maasha Allah Idiris baahi oo iga keena markoo cunto cunaayo hergeb aa I haayo afka aa qaraar I ah lakinse hadda KFC 🍗 aan u socdaa. Idiriska be shifaa wa caafiya.
@libaancali7272
@libaancali7272 Жыл бұрын
Barbaarta keep going
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 Жыл бұрын
Masha Allah 👌👍🤩😍💟
@cj9773
@cj9773 Жыл бұрын
Taagere captain bara from garowe❤️
@mohamedmukhtaar6929
@mohamedmukhtaar6929 Жыл бұрын
Hh wlhi ciyaal nimadaydii ban so xasuustay xiliyada habenkii marku qoraxu so baxo ❤❤
@naciimamaxamuud740
@naciimamaxamuud740 Жыл бұрын
Maash Allah
@mohamett3977
@mohamett3977 Жыл бұрын
Idiriska legend
@fatimaabdidahir1663
@fatimaabdidahir1663 Жыл бұрын
Idiriska ii tabo magaciisa markan arkay ayan socararay
@saciidbashiir2
@saciidbashiir2 Жыл бұрын
Babajeey walagu gaday 🤣🤣😂😂🤣🤣🤣
@mohamedkahrabaofficial
@mohamedkahrabaofficial Жыл бұрын
Legend 🤣👏👏 Idiriska
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
Qayaano waaye laakiin 😂😂😂
@princesslula6018
@princesslula6018 Жыл бұрын
Babajey horta hunguri badana wixi idiriska qato muxu indaha ugutaga
@daadiimaxamed164
@daadiimaxamed164 Жыл бұрын
Xasuus aan galay runti waaa idin wataa abid kp going idiriska
@cabdifataaxkabanle9734
@cabdifataaxkabanle9734 Жыл бұрын
😂😂ar kan iyo hunguri kkkkk maasha allah
@nasriinapea9609
@nasriinapea9609 Жыл бұрын
Babajey qosolka iga dhameye😂😂😂😂
@bosteyaabdulle1078
@bosteyaabdulle1078 Жыл бұрын
Idiriska Itabta waa wad cunto bismilaah 😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhiyaabdulle673
@farhiyaabdulle673 Жыл бұрын
idirska qosl naag😂😂😂😂
@mahamudmudey657
@mahamudmudey657 Жыл бұрын
3 legends 💪
@saadaqibraahim2135
@saadaqibraahim2135 Жыл бұрын
Part2
@ruweydocabdisalan6450
@ruweydocabdisalan6450 Жыл бұрын
Ciyarts.ugu.qosolka.badan
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 Жыл бұрын
Baaba jey caawa wey kuu tashteen qosolka iga dhamaaday
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 Жыл бұрын
Baba Jey Qiyaanada Ka soo Baxdey🤣🤣
@abdialian1501
@abdialian1501 Жыл бұрын
Cagadaha 4 xabo halaga dhigo si sifiican logu warero 2 wa easy
@abdulahiabdikareem8263
@abdulahiabdikareem8263 Жыл бұрын
Walahi aad baa iiga qosliseen noolaada
@cabdulaahiyare4964
@cabdulaahiyare4964 Жыл бұрын
Marnaamijka waa ok lkn waxa sameysan maaska wajiga lagu xirto ku so samay maxa yelay qofka waa uu arka meesha ay waxa ku jiran 😎😎
@hamuumedia964
@hamuumedia964 Жыл бұрын
Taageero no1😂✊
@cabdifataxmaxamed6455
@cabdifataxmaxamed6455 Жыл бұрын
cunaga kalexo😄😄🤣🤣🤣
@funnychenal1796
@funnychenal1796 Жыл бұрын
Part 2 please
@faqiabdisalan
@faqiabdisalan Жыл бұрын
Idiriska dhib badnaa😁😁😁😁😁
@khabylame4504
@khabylame4504 Жыл бұрын
MY TEAM BBD
@abdihakinsulaiman9853
@abdihakinsulaiman9853 Жыл бұрын
Wr baaba jeey sidan ka daaya 😹😹
@sadaqjohn1822
@sadaqjohn1822 Жыл бұрын
Sa uqoslaaye wa ooyi rabaa wlhi🤣🤣🤣🤣😰
@suldaanomaxamad7835
@suldaanomaxamad7835 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂idiriska guul wlhi fani waaye
@maxamedmuqtar756
@maxamedmuqtar756 Жыл бұрын
Idiriska 😂😂
@mohamedmaahir1569
@mohamedmaahir1569 Жыл бұрын
Idiriska maxa logu ciyaara maskin waye qofki idiriska ku ciyaro washamsi halagu qado team washamsi💪
@naimahabeb617
@naimahabeb617 Жыл бұрын
Ragaan sxb waye ka dhaxbax wah wee isfahmaan najiib baaro baabajeey idirska kadhaxbax sxb
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Жыл бұрын
Lawa sxb ma iska kala warhayaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayuubayuub7490
@ayuubayuub7490 Жыл бұрын
𝚝𝚑𝚎 𝚋𝚎𝚜𝚝𝚎 𝚢𝚞𝚘
@mohamedabdi2829
@mohamedabdi2829 Жыл бұрын
Baabajey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aadamisack6761
@aadamisack6761 Жыл бұрын
Waayo waayo
@hamseizhqi6997
@hamseizhqi6997 Жыл бұрын
Cawa babjey waalgu nastay wlhy 😂😂😂
@queennasra6328
@queennasra6328 Жыл бұрын
Abaabala la’aantiis videoyadiina dhan nah maleh waa marax
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 Жыл бұрын
Baaba jeey waa lahelayy wllhi
@mohaanofficial9522
@mohaanofficial9522 Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinayo qoraalkan qoraalkan beer janaha kmd ah nooga dhig pls subscribe respect ✨ 🙌
@aadamisack6761
@aadamisack6761 Жыл бұрын
Alla Caawa kal iyo laab ayaan uqoslay Runtiiii. Baaba Raali noqo Caawa mataanayaasha way kugu baashaaleen runtiiii hhhhhh
@munocumaryusuf8107
@munocumaryusuf8107 Жыл бұрын
Dijaaj shuwaaya waaaaw
@deeqaibrahim8933
@deeqaibrahim8933 Жыл бұрын
kkkkk see ley marinaa maba qabsane waa fany idiris
@aadamibra2743
@aadamibra2743 Жыл бұрын
Hhhhhhhh Walahi waa ciyaar xamaasadleh
@hussen9197
@hussen9197 Жыл бұрын
Babaa markii game kii hore wey ku qayaneen
@husseinabdullahiabdi3818
@husseinabdullahiabdi3818 Жыл бұрын
Wad ilmeseen 😂😂
@salemanmaxamedmaxamuud6445
@salemanmaxamedmaxamuud6445 Жыл бұрын
Wlhi baaba jeey waa ii xaawisay
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 Жыл бұрын
God sireed ha qodin haddiiqotid ha dheereeyn Babajey qiyaanadii kasoo baxdey
@baazimohamed1358
@baazimohamed1358 Жыл бұрын
Hi asaxaabta
@kaaficabdi4950
@kaaficabdi4950 Жыл бұрын
waa lislafahansnyahay waxan dhab hamoodin 🤣🤣
@kalithmouse3546
@kalithmouse3546 Жыл бұрын
ʜᴀ ᴡʟHɪ
@qurxanqaaliqurxan9476
@qurxanqaaliqurxan9476 Жыл бұрын
What a fun y guy idiriska
@fardowsaaxmed922
@fardowsaaxmed922 Жыл бұрын
Captan niyoow adi idriska maaujeeda decwiilka haciijin jaalenj kasto wad ceejisaa niyo kaleexo idrika☝️☝️😅
@caanoboori2533
@caanoboori2533 Жыл бұрын
idireska 😁😁
@abdiladifaadan2536
@abdiladifaadan2536 Жыл бұрын
Najiib aadan najiib sxb cayaartaan habeenkale kusoceli labadaana keen sxb
@hussen9197
@hussen9197 Жыл бұрын
Babaa katanka 2 mar ayuu kaa qariyay cagadi yareed labadabo ebar ayeey ahayeen
@Jack_Cadnaan
@Jack_Cadnaan Жыл бұрын
My idirska the one and only comedian man I ❤ you more than najib yaxaas 🤣 only joke
@farxaanqorax809
@farxaanqorax809 Жыл бұрын
Kkkk kamiro ma lagu yareyay
@ciisemahamed2960
@ciisemahamed2960 Жыл бұрын
Ok
@caddeloverabar
@caddeloverabar Жыл бұрын
From 1xbet 😂😂😂
@sabirinmohamedburale8464
@sabirinmohamedburale8464 Жыл бұрын
Baaba maanta si xun ayee ugaleen😁
@saharali5599
@saharali5599 Жыл бұрын
3diina waa idin jeclahay
@mudalibhassan6884
@mudalibhassan6884 Жыл бұрын
Azxpy ciyarti qayanada ka daaya
@yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
@yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 Жыл бұрын
Asalamucaleykum_ayuhaal_muslimuun _ walalayal wa nanesteyda wa heleey _ walalayal ciyaar ayad ka dhiigtey _
@subansaid9841
@subansaid9841 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@bakarfarahbashi9312
@bakarfarahbashi9312 Жыл бұрын
Idiriska tamatada
@rashkapoi4153
@rashkapoi4153 Жыл бұрын
Bahasha waa ku dhesheen lwada bahal wax lagu qarinayo mela ehen in lageeyo ma aha Mid kle sadex koob ka dhiga si loogu wareerin lintane melkale yan la dhigin seddexda koob ha u dhexeso ok
@faqiabdisalan
@faqiabdisalan Жыл бұрын
😁😁
@khadroaden
@khadroaden Жыл бұрын
Idiriskaa waxuu uu ekadaay curiigoo xafadenaa jooga 🤣🤣🤣🤣😂
@kaderkhamia9493
@kaderkhamia9493 Жыл бұрын
Idiriska raashinka ayuu ku qosol badanyahay
@yahdiinkalaki2413
@yahdiinkalaki2413 Жыл бұрын
Wan.idin.wataa Tem.B.B.D.Noolada
@abshirlove8032
@abshirlove8032 Жыл бұрын
New chalenge taraqa noo soo samey
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
Wiilashaan baaba jey labada dhibac ka fadhiya twins 👯‍♀️ miyaa tolow
@lilwarya
@lilwarya Жыл бұрын
Saxiibo
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Жыл бұрын
MYA saxiibo wye
@rajovideoproductionhd9750
@rajovideoproductionhd9750 Жыл бұрын
Dhuuunta i xanuuntay
@zakariyexaajiofficial8663
@zakariyexaajiofficial8663 Жыл бұрын
3 caag inaad galisaan ayey eheed liinta 2 caag way fududahay
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 Жыл бұрын
Cabtan Baara waa La Qiyaaney
@kingAjmedia
@kingAjmedia Жыл бұрын
Atoraha cuntada idiriska
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Babajey wuu wareere
@hasanbilaaje1545
@hasanbilaaje1545 Жыл бұрын
Ciyaartan waa oky hala sobadiyo
@abdikadirkalif3006
@abdikadirkalif3006 Жыл бұрын
Masuulin sare salaaan Iga hoooda
@maxamedmuqtar756
@maxamedmuqtar756 Жыл бұрын
Idirirka baba jey kabtn bara wn idin salmy lkn qsatn kabtn ilaa hada wx ka ma heyo kabtn ka
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
IDIRISKA IITABO OO CAAWO CHECKING IGA QAADAN WAAYAY DAGAALKA NADHAXMARAY
11:41
HAL NEEF DHEYLO AH II KEEN SALAX SANAG XUJADII IGU ADKEED
20:12
Baaba Jeey
Рет қаралды 183 М.
IDIRISKA IITAABO OO RIAG SHAN QOSOL BADAN 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
14:51
IDIRISKA IITAABO
Рет қаралды 30 М.
ISMA DHEHEYNIN RITAASHA AYAA BARANEYSO GURIGAGA SAXDA AH😭
18:48
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН