QURAACDEENA SUBAXA HORE ( simple breakfast routine )

  Рет қаралды 121,021

asma som beauty

asma som beauty

Күн бұрын

Пікірлер: 400
@asmasombeauty9160
@asmasombeauty9160 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bpPFdmluga2roJo
@munataltaliini4762
@munataltaliini4762 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣waxa ku qoslay marka boksinka ciyareysin m.a any way isbadal badan aya idinka muuqdo hambalyo i.a veiwskana dibu uso labana sidan ayan idinka rabny my fmaly dadal wacan💖✊🏻 codka editing ka vedioga tayadisa malaga sheken karo 👌super
@Jamalosman665
@Jamalosman665 2 жыл бұрын
My favorite family mashaAllah one love 💕💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@ruqiyohasanadam5956
@ruqiyohasanadam5956 2 жыл бұрын
Hre usocada
@habibohashi2270
@habibohashi2270 2 жыл бұрын
@@munataltaliini4762 dhsd👺😇
@ayanosman2485
@ayanosman2485 2 жыл бұрын
Asc abaayo that red plant is called POINSETTIA ❌ sometimes waa sun please jikada ka fogeey 🙏 it can cause skin rush. I hope you will see my comment insha Allah 💕
@abdalleali354
@abdalleali354 2 жыл бұрын
Masha allah, maxaa ka qurux badan in subixii horey lootooso qur'aankana lagu bilaabo akhrintiisa allaahu akbar maalin qurux badan ayaad qaadanaysaa, alle habarakeeyo qoyskan quruxda badan masha allahu.
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 2 жыл бұрын
Amin ya allah insha allah
@ingy-beauty1615
@ingy-beauty1615 2 жыл бұрын
Nabigena maxamed scw wuxuu yiri⊹⊱Ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa⊰⊹ walalhy muslimka I caawiya isoo booqda kuna soo biira janalkyga 🙏🥺
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
Ilahy ha idinku arsaaqo ilmo qurux badan oo aad ku indha doogsataan insha Allah family qurux badan
@mariaabdallah6298
@mariaabdallah6298 2 жыл бұрын
Gabadhaan asturnaanta ku jeclhy masha allh 🥰❤
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 2 жыл бұрын
Wlhi anigba ilhow barkey
@Zamzam-lk8wf
@Zamzam-lk8wf 2 жыл бұрын
Masha allah xbbti
@laylamaxaomad4037
@laylamaxaomad4037 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 2 жыл бұрын
Masha allah walhi noloshaan rashka aad iyo aad ayuu ugu faraxsan yahay wey ka muuqataa
@farhiamohamedsaid6615
@farhiamohamedsaid6615 2 жыл бұрын
Sagal sicid cali isoo qabo xbbt
@fardowsomuse6570
@fardowsomuse6570 2 жыл бұрын
Masha allah sidaas kuwada wlhi qur aanka waxkafican malahan abaayo io abowe joogteeya markaste qur aanka aqrintiisa i love asma and rashka❤❤💯💯
@zeynababdalla5497
@zeynababdalla5497 2 жыл бұрын
Wa nicbahay naagaha manta dhan nin keyga ninkeyga dhaho
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 2 жыл бұрын
Sidookle anigaba walh nagihii ninbey kuwasheen naftoodi bey ilawenba😹😹😹
@Hooyojacayl9321
@Hooyojacayl9321 2 жыл бұрын
Wx ila mida adiga ku hyaaa cudur Nin ayaa ku dhcy🙅🏻‍♂️🙅🏻‍♂️
@habsahhaaji5891
@habsahhaaji5891 2 жыл бұрын
Naftoodii by ilaaween badanku markseyey nin uun ku hayaan any time
@faiza8032
@faiza8032 2 жыл бұрын
Nin ku dhiin waaye 90ka yaa nin sheeg sheegi karo acudhu billah qimahoda nin sheeg ku waayen naagaha qaar
@amigos8552
@amigos8552 2 жыл бұрын
Abayo nin wanaksan ilah haku sahlo
@farxiyomaxamud7896
@farxiyomaxamud7896 2 жыл бұрын
Mshllh famil qurux nadan alle ha idin xifdiyo abyo xulbada iska daaya nagta markey uurleday uma ficno abyo alle haku siiyo awlaad salixin ah
@wiiloahmed2597
@wiiloahmed2597 2 жыл бұрын
Mashaa Allah
@najmamohamud4758
@najmamohamud4758 2 жыл бұрын
Masha alaaha
@ahada5003
@ahada5003 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Queen Queen 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 2 жыл бұрын
ManshaAllah
@ayanosman2485
@ayanosman2485 2 жыл бұрын
7:07 Asc abaayo that red plant is called POINSETTIA ❌ sometimes waa sun please jikada ka fogeey 🙏 it can cause skin rush. I hope you will see my comment insha Allah 💕
@idmanidman9988
@idmanidman9988 2 жыл бұрын
Asma mashaallah abayo role model aya tahay madama Aa tahay gabar marwaliba asturan sas kusoco abayo illahay daris ayan idin jeclahay adiga xajigag
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 2 жыл бұрын
Msh allah wlhi routine kiina waa ficanyay mr hadaa subxda ku bilaabaysid quraan Ilahay haydin barakeeyo bata oo barakooba 🥰😍
@najiibaxsan8962
@najiibaxsan8962 2 жыл бұрын
Masha allah alaha idiin xafido
@iskufilanj9785
@iskufilanj9785 2 жыл бұрын
Masha alla
@munaahmett2624
@munaahmett2624 2 жыл бұрын
Walaalow nin weyn baa ilaahay kaa dhigee masaajifdka ku tuko
@sacdiyomohamud8819
@sacdiyomohamud8819 2 жыл бұрын
mashaa
@ayanosman2485
@ayanosman2485 2 жыл бұрын
Asc abaayo that red plant is called POINSETTIA ❌ sometimes waa sun please jikada ka fogeey 🙏 it can cause skin rush. I hope you will see my comment insha Allah 💕
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Masha Allah jizakalah walal 👏 Insha Allah DARUL AKHIRAH sido kale waxuu idin so gudbinaya Muxadaro diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin.🌍🔑
@ummumarwaanundmarwa4186
@ummumarwaanundmarwa4186 2 жыл бұрын
Mansha Allah 🥰🥰
@apdirisaaqpersio9571
@apdirisaaqpersio9571 2 жыл бұрын
Mnsha allah family qurux badan isku waara🥰
@suhuuracabdi979
@suhuuracabdi979 2 жыл бұрын
Masha allah reer qurux badan alle hadinka dhigo farxadu waa cajiib
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 2 жыл бұрын
Mansha allah
@falisabdullahi8547
@falisabdullahi8547 2 жыл бұрын
Masha allah Family qurux badan ilaaheey ha idin barakeyo ❤❤❤🌺💯🥰
@sahrosiman6834
@sahrosiman6834 2 жыл бұрын
Masha allaah family kuda yasho mudan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@umucali1851
@umucali1851 2 жыл бұрын
Mansha Allah beautiful family and happy wife 🥰🥰🥰
@tasniimmedia1479
@tasniimmedia1479 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@farahbaruud2363
@farahbaruud2363 2 жыл бұрын
Masha allah
@hodanhusein78
@hodanhusein78 2 жыл бұрын
M.allh qoos qurux badan batihin allha idin barakeyo oo oowlaad qurux badan allaha idin siyo
@saadiamohammed8457
@saadiamohammed8457 2 жыл бұрын
Mashaallh 🥰🥰🥰
@gooramahamed4602
@gooramahamed4602 2 жыл бұрын
Woow
@sunduscabdiwali7664
@sunduscabdiwali7664 2 жыл бұрын
Maasha allah ❤famil qurux badan
@iqrobashi7247
@iqrobashi7247 2 жыл бұрын
Ilahy awlaad aad ku faraxdaan ha idin siiyo
@salmacdy1873
@salmacdy1873 2 жыл бұрын
14:08 xajiga u sMeya iso shek xbbt masharida mxa isku drtay
@updirahmanhalgan7082
@updirahmanhalgan7082 2 жыл бұрын
M’n sha allah
@Queen-jb6ms
@Queen-jb6ms 2 жыл бұрын
You guys are so cute wallahi Marka Asma boxing barese sa uqoslaye xanunki ihaye xitaa waa hilmame thanks 😂😂😂❤️
@samara-lm3fi
@samara-lm3fi 2 жыл бұрын
😅🤭i love to learn boxing 🥊 boxing but it's hard tho🤣🤣
@Queen-jb6ms
@Queen-jb6ms 2 жыл бұрын
@@samara-lm3fi you're right it's hard ,my husband knows boxing so well I insisted he teaches me and and I almost broke my nose 😭😂😂😂😂😂
@samara-lm3fi
@samara-lm3fi 2 жыл бұрын
@@Queen-jb6ms it's not easy 😳😥to learn boxing u can get hurt
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
MashaAlAh tabarakalah lamana Alaah kuxiran rabi haidinsiyadsho kudasho ayey mudanyihin ❤️❤️❤️👍
@ashaomar2806
@ashaomar2806 2 жыл бұрын
I miss Africa 👍👍👍💎🎈🌺
@hindaabdi3387
@hindaabdi3387 2 жыл бұрын
Mansh Allah tabarakaAllah
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 2 жыл бұрын
What is this a movie
@munijama2840
@munijama2840 2 жыл бұрын
Kalmada ninkayga ceeb weye sis ado gabadh ah waxa odhan kadha xajiga wadadkayga magacisa ugu yedhi kadha
@rkhennachannel1572
@rkhennachannel1572 2 жыл бұрын
Masha allah wallo allaha idin dhoro
@samiira.yusufsamiira7984
@samiira.yusufsamiira7984 2 жыл бұрын
Masha Allah wallahi rashka boy waa nin wanagsan gabar fahmeyso ayu helay ilaahay ha barakeyo reerkan really beautiful 😍 ❤ 💖 ♥ 💕 💙 😍 ❤ 💖
@anasmaxamed747
@anasmaxamed747 2 жыл бұрын
asma masha allah
@nimcomohamedahmed1779
@nimcomohamedahmed1779 2 жыл бұрын
M.a Abayo Asmo iyo dumashi Hore isocda insha allah
@khadranasir346
@khadranasir346 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah
@xaraboofficial7564
@xaraboofficial7564 2 жыл бұрын
Wllhi wxa izo xzuzizen mnzh allh izku wra inzha
@Smile-g5l
@Smile-g5l 2 жыл бұрын
masha alah lamane quruxbadan ayaad tihiin. ilahay ha idin barakeeyo
@taqwaabdalla444
@taqwaabdalla444 2 жыл бұрын
Maasha allaah allaha ha idiin barakeeyo alle ha idiinka akhbalo akhrinta Quranka subaxnimo
@hamdimukhtaar8085
@hamdimukhtaar8085 2 жыл бұрын
waxan maqali jiraya caanah aan cunuga siiyo hada wexey mareeyasa caanah aan ninkeega siiyo asma waada iga qosalisay😂😅
@fardowsamohamoud5337
@fardowsamohamoud5337 2 жыл бұрын
Allh mashaaridaan wallhi hooyo ayaa nokarinjirty subaxdii iidaly laga bilaawanaa wllkyga zaaid ujclyhy wallhi xasuusa igaliseen runtii maadama aktoda jogin hada🥺🥺
@xaawosaciid6273
@xaawosaciid6273 2 жыл бұрын
Maasha Allaah farxadiina hawaarto abaayo and aboowe ♥️♥️😘😘🌹🌹💘
@boqoradagarowe5964
@boqoradagarowe5964 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakalah qoys ku dayasho mudan🔥🔥♥️❤️❤️❤️Alle ha idin xifdiyo rashka and asma beautiful house ❤️❤️🔥👌Isha cadawga Alle ha idinka hayo
@sahrosiman6834
@sahrosiman6834 2 жыл бұрын
Masha allaah family kuda yasho mudan🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 2 жыл бұрын
Illaahay reerkaaga ha kuu barakeeyo gabadh af gaaban ayaa taheee
@biiiibra9549
@biiiibra9549 2 жыл бұрын
Rashka poy iyo asma lamanaha qarniga waidin jeclahy nolaada cadowgina allaha niga qabto insha allaah 🥰🥰🥰🥰
@somalitech2842
@somalitech2842 2 жыл бұрын
Mash Allh Alleh ha ididaayo masha Allh
@asmacali2506
@asmacali2506 2 жыл бұрын
MashaaAllh asma Allow izkunkindaa
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 2 жыл бұрын
Mansha allaah
@xayaatkaha7552
@xayaatkaha7552 2 жыл бұрын
MashaAllah waa dad camrada u so libistay
@jaisaabdullah5033
@jaisaabdullah5033 2 жыл бұрын
MASHA ALLAAH QOOS QURUX BADANA DIHEEN HORMAR WACAN
@farxiyoyuusuf5422
@farxiyoyuusuf5422 2 жыл бұрын
Masha Allah barakowa
@ingy-beauty1615
@ingy-beauty1615 2 жыл бұрын
Waxan soo gudbiya sheekooyin walalhy igarab istaaga ilhay ajar xasanaat hniga dhigo, janalkyga ku soo biiro🙏😔🥺
@ilkacasinackarim4635
@ilkacasinackarim4635 2 жыл бұрын
Hye sister garabkaga nahay
@ingy-beauty1615
@ingy-beauty1615 2 жыл бұрын
@@ilkacasinackarim4635 mhdsnid in badan wll🙏
@fofoomer7557
@fofoomer7557 2 жыл бұрын
MashaAlah
@queenquruxwanag1241
@queenquruxwanag1241 2 жыл бұрын
Mansha allah isku wara sister hal waax baan kugu darsanay cuntada qidhin waliga hoos mari wayo waxa kaa dhasha Bacter wixi ilib ah xaga hoose mari furitka iyo waxas koor sar insha allah
@saadiass3644
@saadiass3644 2 жыл бұрын
Fridge yasha qar danka barafka aya kor kuyala danka hosana wa qabow cadi ah
@saadiass3644
@saadiass3644 2 жыл бұрын
Fridge yasha qar danka barafka aya kor kuyala danka hosana wa qabow cadi ah
@azedkumaar1437
@azedkumaar1437 2 жыл бұрын
M.a sxb sre sidaan ku sucda wllhi hormar aduun iyo aa khiro waa kareysiin 👌👏
@hamdihindi6208
@hamdihindi6208 2 жыл бұрын
Hhhhh lbo ncs
@talisomohamud3628
@talisomohamud3628 2 жыл бұрын
Msha allah
@xalimocabdi5388
@xalimocabdi5388 2 жыл бұрын
Shimbiro miya tihin kk keep going
@زهورزهور-ط4ن
@زهورزهور-ط4ن 2 жыл бұрын
Wiilal noo jooga mishaali hadaa ugeeyso umul maanoomaleysey ku dhahaayaan laadkaagana waa diyaar 😂😂
@ayancabdi9445
@ayancabdi9445 2 жыл бұрын
Hhhhhhh waxa bada ila araagtay kuwo sidas no jooga dhiirbaxo iyo laad waada socoda iska qaabo
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 2 жыл бұрын
@@ayancabdi9445 abaayo qalad soma aha adoo udadalay in ay edab daro lagugu lakaco seriously, qof inta wax ukariyay icaya ama ihandada Walahi inan mardambe shay sojeda usiijedinayn yahuu dheh, I have walalo Alhamdullilah way ixushmeyan ana sidookale.
@aaminaabukar9470
@aaminaabukar9470 2 жыл бұрын
@@yasmiindhowrsan haaaa wlhi waxa lo bahan yahay ixtiraam madama ad jigo u gashay
@dagancali754
@dagancali754 2 жыл бұрын
Dhibkas ma arag ten
@bestbest981
@bestbest981 2 жыл бұрын
Mazha Allah family 👪 ❤️
@ibraali7730
@ibraali7730 2 жыл бұрын
Masha allh allow iskudaa
@sabirinmohamedebrahim1318
@sabirinmohamedebrahim1318 2 жыл бұрын
Masha alh illhy rerki jiro ha idinla dhigo
@aaminacabdiciise6924
@aaminacabdiciise6924 2 жыл бұрын
Asma iyo rashka naga daaye Alaabta dhunkashada
@bushraibrahim5159
@bushraibrahim5159 2 жыл бұрын
Asc abaayo kitabka qur'anka marka salliga saaresid wax ka hoos mari sidha maro ama istiraasho IWM waayo salliga marwalbo cagta la saara dhan walbo marka abayo iska taxdira adhiga iyo inta aqonta kamaqan🖤
@laylamaxaomad4037
@laylamaxaomad4037 2 жыл бұрын
Saad u ciyaaresi ayaan kaleelay 👍❤️❤️🤣🤣🤣
@qnaliizha9897
@qnaliizha9897 2 жыл бұрын
Mnsha allh
@englogic2303
@englogic2303 2 жыл бұрын
Mashaalaah ❤️❤️💚💚
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 2 жыл бұрын
Asma abayo makiinata cajinka maku so shiidey
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 2 жыл бұрын
Maasha Allaah
@footballfamily4404
@footballfamily4404 2 жыл бұрын
Ala ihaalow na astur talow rashka ma akhri garan haduu alle ku idmaayo
@caashoaxmed6614
@caashoaxmed6614 2 жыл бұрын
Ilamo adad ku faraxadan ilahay ha idin siyo wllo
@muhaymamoha407
@muhaymamoha407 2 жыл бұрын
xabiibtii thanks mushaarida ayaan kaa faa idaystay
@habiboadow8461
@habiboadow8461 2 жыл бұрын
Wlhi rashkaa qusal igu dilaye
@yuna5412
@yuna5412 2 жыл бұрын
Talaagada natusaysaan miyaa weligay ma arkin qof routine samaynaya oo kashekaynya cunada utaala anyway allaha idin xifdiyo
@xamdaxasan7170
@xamdaxasan7170 2 жыл бұрын
Masha Allah taparakallah barakooba oo isku waara qoys qurux badan ayaad tihiine❤💞
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 2 жыл бұрын
Rashkow See canjeero ku jclaane ilaan dhulki udgoonka ee somalia kuma so korine kenyan bad iksu maleyzaa....
@apdirisaaqpersio9833
@apdirisaaqpersio9833 2 жыл бұрын
Mnsha allah Allah hyskukiin barakeeyo
@awoahmed1480
@awoahmed1480 2 жыл бұрын
M.a Alle ha idin sharfo mia famly
@gooramahamed4602
@gooramahamed4602 2 жыл бұрын
FAV COUPLES
@jhussain1507
@jhussain1507 2 жыл бұрын
Beautiful family allaha idiin xafiido
@ruuneyjmy402
@ruuneyjmy402 2 жыл бұрын
Dadka jog tiktok io dadka jogo yutubka wa kala dueanyihiin coz hal comment xun ku arkimeysid yutubka tiktok ne wxd modaa mesha kaliyah e caaydu xalal katahay😳wan yabaa Alle haisku kiin barakeeyo
@meemuunmaxamed3212
@meemuunmaxamed3212 2 жыл бұрын
Tik tok caruur iyo dad waa weyn aan aqli laheen jooga lkn KZbin waxaas lagama yaqaano
@mahadmahamud1981
@mahadmahamud1981 2 жыл бұрын
Masha Allah alle ha idin xafido qoos wanagsan ayaa tihin
@hodanmohamed793
@hodanmohamed793 2 жыл бұрын
Mashallah
@ashaomar2806
@ashaomar2806 2 жыл бұрын
🌷🌷🌷
@anisaabdalla1678
@anisaabdalla1678 2 жыл бұрын
🇸🇴🇺🇸Mashaa Allah cute capal 🥰 May Allah bless you all 😘❤️🌹🌹❤️🌹🌹❤️🌹❤️❤️🌹😘❤️🌹😘
@naimadagan5843
@naimadagan5843 2 жыл бұрын
Maasha Allah🥰😍
MARDAMBO MA DHACEYSO SIDAAN
10:08
asma som beauty
Рет қаралды 18 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН
SANAD GUURADEENI 2aad ( Rashka boy iyo Asma ) 25/12/2022 💖💖
2:56
BBS MALL EASTLEIGH   NAIROBI//IT LOOKS LIKE DUBAI
7:16
Audree Bree
Рет қаралды 16 М.
CAAWAH WAXAN KU CASHAYNAY   (Our night one hour routine)
12:48
asma som beauty
Рет қаралды 17 М.
اذكار الصباح بدقه عاليه
20:41
فراشتي
Рет қаралды 11 МЛН
BBS MALL II vlog qurux badan
5:22
asma som beauty
Рет қаралды 4,1 М.
PRANKA AN KU SAMEEYE RASHKA BOY
12:27
asma som beauty
Рет қаралды 163 М.
CASHADEENA IYO SAN UFARAXSANAHAY CAWAH❤️🌶
15:15
asma som beauty
Рет қаралды 26 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 44 МЛН