Qurba joog Maalgashatay (Beeraha) DHAGAXLE Ethiopia

  Рет қаралды 22,176

KAMAL MAHAMED

KAMAL MAHAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Masha allah Magaalada Dhagaxle Somalia🇸🇴
@abbisaid4659
@abbisaid4659 Жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay dhiiri galinta aad u sameysay ummadda Soomaaliyeed gar ahaan kilinka Soomaalida in ay maalgashadaan dhulkooda oo ay dhaqaale badan ka samaystaan dadkana shaqo u abuuraan.
@Abdulrahman23898
@Abdulrahman23898 2 жыл бұрын
Masha allah waa arin fiican nasoo siiya nombarkeeda aamina siaan ula soo xariirno
@ahmedmustsfahmedmustaf8649
@ahmedmustsfahmedmustaf8649 3 ай бұрын
Vediogan qiimaha uu laha waxaa kaqaaday musicada runtii
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله Allaha walaasheen beerta u barakeeyo, wey dafaashey ayada iyo kuwa soo duubeyba. Soomaalidu waxey tiraa: Biyo sacaba daadaa looga dhergaa". Dewersi iyo dhul shisheeye waxaa dhaanta dhulkaaga ood ka shaqeysato, mar unbey cadaaladu imane.
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 2 жыл бұрын
Wey dadaashaan u wadaa
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 2 жыл бұрын
Waa kusoo socona balankenu waa shaqo iyo dhagaxle
@rodajama7111
@rodajama7111 2 жыл бұрын
Greet work, Keep going. Kamal walaalkay.
@KamalMahamed
@KamalMahamed 2 жыл бұрын
Thanks wll
@KamalMahamed
@KamalMahamed 2 жыл бұрын
@NUURUL QURAAN Adiga mudan wll,
@Raho339
@Raho339 2 жыл бұрын
@@KamalMahamed Waryaa Maadaa Dhagaxle Ethiopia Kadhigey😡
@Remember1977
@Remember1977 4 күн бұрын
Dhagaxle intee jigjiga u jirtaa?
@Hippobottomless
@Hippobottomless Жыл бұрын
Bro this lady has plenty of agricultural knowledge. Thanks for inviting her. Also if we want to invest in dhagaxle and have questions where can we get in contact with mama Amina?
@KamalMahamed
@KamalMahamed Жыл бұрын
It's great that you liked the video. The idea was to share knowledge and inspiration. Please leave your WhatsApp number or email, and you'll receive her contact details.
@ayuubali2918
@ayuubali2918 3 ай бұрын
Asc wlaal, xagee aya kala xariiri kara gabadhan?
@jawahirnageye5508
@jawahirnageye5508 2 жыл бұрын
Masha allah noo soo badi vlogyada thanks wll
@qalbihodon721
@qalbihodon721 2 жыл бұрын
Qof wanagsan weeye inantan mashallah.
@NeimaHoussein-cj4ld
@NeimaHoussein-cj4ld 7 ай бұрын
Machaalah tabarakaallah
@Safiya-lm3kr
@Safiya-lm3kr 7 ай бұрын
Qurba joogow dadka ka daaya qararacda baraad noqonaysaane dhulkiina jooga waa barwaaqeee😂😂😂😂😂
@mohamedgeelesheikh4094
@mohamedgeelesheikh4094 Жыл бұрын
Asc, good program,. I have land in dhagaxle. gabadhan ,xageen kala xiriraa? , fadlan Ii soo dir lanbarkeeda.
@KamalMahamed
@KamalMahamed Жыл бұрын
Wcs wll waxaa iisoo dirtaa whatsapp nr kaaga
@khutwafoods3824
@khutwafoods3824 Жыл бұрын
​@@KamalMahamed ac
@khutwafoods3824
@khutwafoods3824 Жыл бұрын
Walaal gabadhas seen kula xiriirikara???
@istarhabeen
@istarhabeen Жыл бұрын
Walaal hadaad iibineysid dhulka anaa kuu diyaar ah. Waxan ka guuraaya Sweden to Jigjiga soon.
@maxamuudxasanal4527
@maxamuudxasanal4527 Жыл бұрын
Mashallah
@istarhabeen
@istarhabeen Жыл бұрын
MashaAllah, walaal sidee kula soo xiriiri karaa? Anaa iminka Jigjiga uu soo socdo oo ka doonaayo beero iibsado.
@KamalMahamed
@KamalMahamed Жыл бұрын
Asc wll, whatsapp nr ama email kaaga iisoo dir waa kula soo xidhiidhi
@carafaatfaarah6578
@carafaatfaarah6578 3 ай бұрын
@@KamalMahamedwhat up number isoo qor wll
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 2 жыл бұрын
Masha Allah
@shaakiryuusuf6330
@shaakiryuusuf6330 2 жыл бұрын
Arab xasiid cunaya adkayaal ragaasi weeyi
@Aliboos1997
@Aliboos1997 24 күн бұрын
4000 waa imisa dolla
@MHY89
@MHY89 Жыл бұрын
11 qoodi imisa hectar waaye?
@istarhabeen
@istarhabeen Жыл бұрын
2 hectars
@cayto2857
@cayto2857 9 ай бұрын
4 tii qoodi waa 1 hectare
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
Halki qoodi imisa lagaada sxb
@KamalMahamed
@KamalMahamed 2 жыл бұрын
Waxay ku xirantahay wll meesha uu ku yaalo inta uu u jiro toga waxaa jira qaar ceel leh, isku celcelis qiimuhu waa 1500 - 2000 usd qoodigii
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
@@KamalMahamed mashallah sxb
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
@@KamalMahamed mahdsantay
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
@@KamalMahamed halki qodi wa 24m×24m sow sida maha wll
@aarboy2305
@aarboy2305 2 жыл бұрын
Qoodi hector ahaan waa imisa walal?
@KamalMahamed
@KamalMahamed 2 жыл бұрын
5 qoodi = 1 hector
@farahhirsi8185
@farahhirsi8185 2 жыл бұрын
Beeraha meeqa lasiiya
@KamalMahamed
@KamalMahamed 2 жыл бұрын
Wll. Beerata qiimaheeda waxay ku xidhantahay inta ay ujirto toga/Ceelka. Qiimaha maanta qoodiga beerta waa qiyaastii 1500usd ilaa 2000 usd.
@ahmedabdiwahidnur9147
@ahmedabdiwahidnur9147 7 ай бұрын
Qoodi maxaa laga wadaa, hector miyaa mise wee ka yar tahy
@tradermohamet
@tradermohamet 6 ай бұрын
@@ahmedabdiwahidnur91475 Qoodiba 1 hectra
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Barnamij muhiim ah ayaad ka hadashay balse music ayaad video ga raaxada kaqaga qaaday.
@KamalMahamed
@KamalMahamed Жыл бұрын
😁 nagu qaado😁
@hoygaiftiinka5826
@hoygaiftiinka5826 Жыл бұрын
Where Can i get her number?. Thanks brother
@KamalMahamed
@KamalMahamed Жыл бұрын
Please leave your WhatsApp number or email, and you'll receive her contact details.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
MAGAALO HODAN AH 🌴
13:22
DEEQSI MAN
Рет қаралды 23 М.
Magaalo #Cigaal iyo wax #soosaarka beeraha iyo #horumarka deegankeeda
6:45
Hello jigjiga
18:42
SRTV Somali
Рет қаралды 989
MAGAALO SOMAAALI DAGTO OO OROMIA KUTAALA
17:07
DEEQSI MAN
Рет қаралды 109 М.
SAWIRADII HORE EE DADKA CAANKA QOSOLKA ADUUNKA 😂
19:38
Adna Channel
Рет қаралды 137 М.
Qare ka soo go'ay beeraha gobalka Mudug
10:07
Wehel Tv
Рет қаралды 11 М.
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН