HOSPITAL BACK IYO DHARKI BABYGA AYAN DIYARSADAY ISO DUCEYA🤰🤰

  Рет қаралды 32,142

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Пікірлер: 241
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 Ай бұрын
wa.me/c/15312185147
@fartunfartun-tx2rq
@fartunfartun-tx2rq Ай бұрын
asc
@Sakhiyacaalinchannel
@Sakhiyacaalinchannel Ай бұрын
Maanta anaaba u horeeya plz isoo duceeya ana uur dagdag ah illahay ha i siiyo maryan abaayo alle hakusoo fududeeyo ilove u ilaa maalintaad youtube soo gashay ayaan ku daawanayay sadex babay ayaan kula socday dhalmadooda ❤
@Neylaahamed
@Neylaahamed Ай бұрын
❤alah ku siyo walahy
@Sakhiyacaalinchannel
@Sakhiyacaalinchannel Ай бұрын
@@Neylaahamed aameen abaayo ❤
@hidayaahmedhassan-sq9oj
@hidayaahmedhassan-sq9oj Ай бұрын
Allha kusiiyo abaa
@umunajmachannel8225
@umunajmachannel8225 Ай бұрын
Allah kugu irsaqo mataano wiliba insha allah
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 Ай бұрын
Wllasheyda mcn Alle hakugu irsaaqo. Owlaad saalaxiin ah. رب لا تذرني فردا وانت خير الوارثين ducadaan Ku duceyso abyo Alle bari
@SaamiyaxuseeSaamiya
@SaamiyaxuseeSaamiya Ай бұрын
Mnsha Allah maryan marka hore Allah waxaan kaaga baryaaya inuu nabad qab kugu kala keeno adiga iyo ilmahaagaba marka labaad nuunahaasi waa wiil waxana Allah uga baryayaaa maxamed abdullahi ama Abdirahmaaa Abdullahi inuu ka dhigo walad saalixa oo mujtamaca islaamka magac dheer ku yeesha insha Allah daaci wayn oo diinta Allah u khidmeeya yaan kabaryayaaa inuu kayeelo wiilkaan habada iyo eedada uahayba Alaahumaaamin
@faraxfaarax1719
@faraxfaarax1719 Ай бұрын
Abaayo cilan saaro cijiyaha cadcad anaa kulamida 30 bisha an ku adanahy hadii allh ogolaado
@umihamza7584
@umihamza7584 Ай бұрын
Alh ku fudeeyo xabiibti❤❤ hooyo ayan ahay wa ku daremi karaa abyo adigo nawad baby oo nawad ah guriga iden geyo xabiibti inta xamilo aha 🤲🏼🤲🏼
@sagalahmed3079
@sagalahmed3079 Ай бұрын
Mansha Allah.....Illaahay ha ku fududeeyo afar indhood oo is eegayaa abshiir iyo arwaax.
@faizthabet2171
@faizthabet2171 Ай бұрын
Wan jeclahy dharka masarida koton ayey ubadanyihiin hadad shitaga ku adantahy dhar culus uguronow nuunaha wuxurabo ha ahado wil iyo gabar waa khayr wuxuu alle kusiiyo allaha kuu fududeeyo
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Ай бұрын
Maasha Alah congratulations it’s boy adoo caafimaad qabo babyga oo caafimaad qabo maryan dagan so happy for you USA Minnesota ayaan kaa soo salaamaa uqtii
@shukriwehliye1295
@shukriwehliye1295 10 күн бұрын
Maansha Allaah Abaayo Wiilkaaga Yar Allaha kuu dhaafo caafimaadna ha kuu siiyo Insha Allaah.❤
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Ай бұрын
Mash Allah wa wilki an ku la jeclay maryan mabruuk ❤❤❤❤ aso cafimad qabo hano so dhasho wilkena❤❤❤🎉🎉🎉 welcome New beybi🎉 borsadan gabadheyda curad markan uso gaday wa sad iswato waxa leyga siyey 120 gani wax walbo xiliga raqis ahayen Egypt
@sadioali7329
@sadioali7329 Ай бұрын
😂😂😂 maryaney homework naga dhaaf walaley babyga asagoo nabad qabo allaha keeno wan ku faraxsanahay anaga Wlh weydiska ku weydiin jirnay jecel Lee naga aheyd afar indhod abshir allaha ka dhigo Xabibti 🥰🥰🥰
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Ай бұрын
Masha Allah nabad allow kugu kala keen maryaney wiil baari oo caafimad qabana idin sii wiilal badan oo baariyaal ahna ha horwada insha Allah
@makoahmed7381
@makoahmed7381 29 күн бұрын
Asalamu alaykum edo Maryam iyo Abdullahi inanka magiciisa ubixiya عثمان او محمد امين Allaha nabad iyo caano ha ku gu kala keeno ilma bari ah oo dalkiisa iyo dadkiisa anfaco ha ka dhigo 🤲🤲🤲 commentigan waxaan ka so qoray Seattle Washington ❤اللهم احفظك ويسهل لك الولادة اللهم اجعل لكم ولد الصالح سموه عثمان او محمد ٱمين
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 27 күн бұрын
Alle ha kuu sahlo oo ha Inoo wada fududeeyo, Laakiin maryaneey dharka ka dhaq waayo babyga Waa sensitive , biyo yar ka raaci xbbti. Insha allhu afar indhood oo is eegaya.
@umunajmachannel8225
@umunajmachannel8225 Ай бұрын
Masha allah saabiroow habo soo dhawowo abaayo maryan umushii isxabarato afar indhood nabada insha allah 🎉
@dahabm499
@dahabm499 28 күн бұрын
Allaah hakuufududeeyo wll qaali inshaa Allaah Adiga iyo Nuunahaba idinkoo Caafimaad qaba ayaad ka soobaxaysaan Allaah Haidin Xafido.
@remindme28
@remindme28 Ай бұрын
Masha Allah ilaahay nabad hakugu kala keeno umul caafimaad qabta iyo baby caafimaad qaba ilaahay ha idinka dhigo
@ربياحفظليأولادي-ل3ك
@ربياحفظليأولادي-ل3ك Ай бұрын
wllo muhiimadu waa in alle nabad qab kugu kalekeeno ilmahana aad dhalay wiil iyo gabar ba ku yahay ku faraxsanow waxay suaashan aad leedahay iska soo qoyaasta subxanallah
@farxiyomaxamed8350
@farxiyomaxamed8350 16 күн бұрын
Masha Allah adigo nababad qaba alle haku kala keeno walashay mcnto kii dalkiisa iyo diintisa anfaca alle haka dhigo gabdhahayga garabkoda alle ha udaayo mascuud Abdullahi hooyo adigo nabad qaba Insha Allah ❤
@fathiamohamed4975
@fathiamohamed4975 Ай бұрын
Masha allah baby boy afar indhood oo caafimaad qaba wllo❤️❤️❤️
@sucaado24
@sucaado24 Ай бұрын
Wiil waaye allaha keeno waana kuula faraxnay Abaayo maryan quruxey 😂🥰🥰
@deganhassan2237
@deganhassan2237 Ай бұрын
Abaayo maryan ilahy haku fududeyo ilmo cafimad qaban alle hakagadhigo bebig
@BarnirashidMuhammad
@BarnirashidMuhammad Ай бұрын
Baby boly waye maryamaa ❤
@xafsafaraxmaxamuud3601
@xafsafaraxmaxamuud3601 Ай бұрын
MaasaALLAH Afar indhoo abshira Allah hakaa dhigo iuo adinkoo cfmd qaba . Xbbti mara ku duuduub waa xili hore wxaas majiraan badanaa dharka xitaa keensada majirto asoo qurux badan cunuga laguu soo bixinayaa iyo dhar aad u qurux badan wato maashaALLAH . Qurbuhu waa gaajo Allah ha idiin gargaaro xbbti .
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 28 күн бұрын
Mashaa Allah maryam Ilaahay hakuu fududeeyo foosha adiga iyo babyga oo Nabad iyo cafimad qaba, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb❤❤
@NuurCade-o3q
@NuurCade-o3q Ай бұрын
Abaayo maryaneey illaahay hakuu fududeyo abaayo cid layaabeyso majrto soomaaliyaba waaladiyaariyaa❤❤❤❤❤❤
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 29 күн бұрын
Ilmo caafimaad qabo insha alaah wiil iyo gabar waa isku mid in kastoo cabdulaahi wehel iyo garab u bahan yahay ale hasiiyo nasri boy ❤
@Am_abdalla
@Am_abdalla Ай бұрын
ilaahay ha kuu fududeeyo badso tuwaalada ilmaha la huwiyo iyo bustihiina nama aad tusin ha ilaawin qabowga ka duub ilmaha bisalaama insha allaah ❤❤❤❤
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 Ай бұрын
Qoys qurxoon maashaa allah abaayo ,allaha kuu fududeeyo ilmo aad ku faradaan baa idiin rajaynayaaa
@hibomuse234
@hibomuse234 Ай бұрын
Masha Allaha Allaha anaga intii Muslim eh na soo Kala aruuruyo caafimaad qab iyo nabad Allaha Naga wada dhigo
@haninora533
@haninora533 Ай бұрын
Aamiiiin yaa Rab🤲Mashallaah Tabaarakallaah Afar idhood oo caafimaad qaba inshallaah Allaha kuu fududeeyo wlaashey Qaali🤲❤️🌺☀️🌻✨
@ManaAbukar
@ManaAbukar Ай бұрын
Mashllaah waa komentigii igu horoyey Abyo nabad Allaah hakugu kala keno waxaan leyayahay ❤FARIS❤ nabad ku imaaw hoyo
@hamdiahmed2307
@hamdiahmed2307 Ай бұрын
Ani gabartada uyar marka dhalay say aya gabar kula dhalay gadashana gabar iyo wiil aya dhalay my last born is six months MashaAllah Allah haidesto adina haku fududeyo
@yurubabdi2559
@yurubabdi2559 Ай бұрын
Mashallh abayo ilahey ha ku fududeyo fosha waa baby boy❤❤❤
@anabhasansalaad6141
@anabhasansalaad6141 Ай бұрын
Baby Boy Allah haku nabad keeno waa iska cada hay inuu wiil yahay mashaaallah congratulations Allah ha nabad keeno kkkkkkk wiil waaye
@HabonAdan-v4g
@HabonAdan-v4g Ай бұрын
Mashaallah the boy 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Ай бұрын
Ilahey ha ku Dayo abaayo cafimad ow ku xirto alle hasiyo nunaha mash Allah 💕🫶🥰❤️😍 qabowga ka ilali xiligi ciyalkeyga oo Dhan an ku lalijiray qabow ahed ayu ku so adoya my son welcome Mami 🎉🎉
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 19 күн бұрын
Safartan wa wiil so mahan wuxu yahaba ilahay nabad ha ku keeno aamiin aamiin
@umumascuud3307
@umumascuud3307 23 күн бұрын
naagahaan waa ba nacay ayagooo naago ah ayy hadana gabar necebyihiin wiil iyo gabar ba wa la rabaa ee gabdha warka ka dhaafa
@umusumayawabare3697
@umusumayawabare3697 Ай бұрын
Mashallah it is a boy
@FardowsoOsman-d1w
@FardowsoOsman-d1w Ай бұрын
Ala maryanee dhalow xanuun uu noqdey ilahey hakuu fududeeyo anigana xaley aaan dhalee waana la iga fooliyee xanuun aduunyo waan soo arkey alxd
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 Ай бұрын
@@FardowsoOsman-d1w alx dheh walaalo marba hadaa is garab jiiftiin adiga iyo bbygaada xanuun lasoo maray waxba ma ahan
@MaryamaShiikh-o6f
@MaryamaShiikh-o6f Ай бұрын
Maashaa Allaah Illaahay ha kuu fududeeyo wllo maryama
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 Ай бұрын
Ama wadanka joog ama qurbo joog hooyo walba wa is diyaarisa abayo alle haku nabad keno
@hanisaciid9655Hanisaciid
@hanisaciid9655Hanisaciid 29 күн бұрын
1 bil ii dhiman Allah noo fududeeeeyo team uuseeeey🤲
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 28 күн бұрын
Wiil iyo gabadh wuxuu Alle ka dhigo wan soo dhawaynaynaa anagoo farxaxsan😃💝
@sapiyasapiya7537
@sapiyasapiya7537 Ай бұрын
wiil waaye dharka m.a❤❤❤❤❤
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Ай бұрын
Maashaa allaah baby boy nabad ku soo bax adoo caafimad qaba in shaa allaah cimri dheer caafimad taama alaha siiyo afar indhood alaha kuu kaso Aamin Aamin Aamin farxadiina waa teena intaan owlaad heysan alaha siiyo baby ga ha calfado dharkaas quruxda badan maashaa allaah tabaaraka allaah caafimad iyo cimri dheer ayaan ale uga bariney waa dhashay lee aan maqalno in shaa allaah ilaahay kuguma dhibo Maryan queen in shaa allaah Aamin Aamin Aamin inta maamo ee dhaleysa alaha u fududeeyo owlaad caafimad qaba qeyr ka ha idinku hooro
@fahmo4431
@fahmo4431 Ай бұрын
Mansha alah door kaan maar yaan washaqesatay habeen ba shaqada ku hagagtay Saas miyaah habeen hadi lashaqeyo boy ba ladhalah kkkk wakaftan taas lkn wa saan Maqlay Mansha alah hambalyo ❤❤❤❤❤❤ bby boy
@IfraxxaajiXaji
@IfraxxaajiXaji Ай бұрын
Isoo duceeeya asxaabeey anbo 9 kujiraaaa in illaaahy nbd Naga dhigo aniyo babygayga❤❤❤❤ iyo intii ila mid ah allow u fududeee
@SahraJuube
@SahraJuube Ай бұрын
Waxaan oo dhar ah somaliya wey yaalaan waa kayaqaan ee adigoo nabada afar indhood oo abshir ah allaha kaa dhigo
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 Ай бұрын
Maashaa Allaah tabaarakalaah waa wiil ilaahay nabad iyo caafimaad hakuguu kalaa keeno walaal maryan Allaah hakuu fududeeyo
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 Ай бұрын
Maryan nabad ku dhal adiga iyo cunug cafimad qabo idam ilah Walayalow 9 cunug baa ilahay isiiyay waligey dhar masogadin midka mid ah gabar dariskeyga ah baa tiri dharbaa lagataa maxaa ilmaha lagu qaban ayada sogaday xitaa lacagtii way iga diiday asgo meyd buu sodhashay dharkiina qofkale ayan siiyay alxamdulilah saqiir akhiro alaha iiga dhigo
@sundusthesunset2432
@sundusthesunset2432 Ай бұрын
We don't see pink colors so that will be baby boy insha Allah welcome habo❤❤❤❤
@suadmuse4643
@suadmuse4643 Ай бұрын
Masha Allah nabad qab iyo caafimaad wl maryam adiyo babyga❤
@munabiihi2125
@munabiihi2125 Ай бұрын
Manshaa aallhh alle nbad qab ha kugu kala keeno anıgu Haadan qıyaaso waa wııl qurux badan well come habo ado cafımaad qaba ınshaa aallh
@saynabjama2038
@saynabjama2038 29 күн бұрын
Masha Allah masar waxkasta waa raqiis inaga xageena waa qaali
@nasteexodhiblawe2159
@nasteexodhiblawe2159 Ай бұрын
Ilaahay ha kukala keeno adinkoo cafimaad qaba
@fartunahmad7054
@fartunahmad7054 Ай бұрын
Alle wXan kaga baryaya afar indhood oo abshira 🤲🤲🤲🤲🤝🤝
@HawaguudleAli
@HawaguudleAli Ай бұрын
Maashaa. Allaah. Tabaaraka. Raxmaan. Waa. Wiil
@QadroDaahir-k3r
@QadroDaahir-k3r Ай бұрын
Allah kuufududeyo abaayo nabad kukala imada adika iyo bybika insha allaah❤
@AmranNuxAmran
@AmranNuxAmran 25 күн бұрын
Maansha Allh abaayo ilaahey ha kufududeeyo
@fahmo4431
@fahmo4431 Ай бұрын
Abdulahi oo yara sosocdah Mansha alah❤❤❤
@Ugaaso4
@Ugaaso4 27 күн бұрын
Masha allh tabaraka allh habaryar mcn so dhawoow Wlhi aad ban ugu farxay maryan sey igu badashay ban ka daremay sandkan ina jawiga is badaly ❤️🥰🥰🥰 allha ku kla keeno adigo cafimaad qabo
@CawilSuufi
@CawilSuufi Ай бұрын
Masha allah xapiptii allah ha ku ku fududeyo aamiin yaa allah ❤️
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Ай бұрын
Mashallah waa dharki Nabiil yare
@hamdiali451
@hamdiali451 19 күн бұрын
Alle hakuu fududeeyo wlll❤😊
@NastexoNalka-d4e
@NastexoNalka-d4e Ай бұрын
Masha allah abyo afar idho abshir ah alle haidinka dhigo
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j Ай бұрын
Maryaney ilahy haku fudu deeyo abayo adiyo cunugaga idinko nabada insha alla anigana iso duceyo abayoy adiyo asxabtadu inuu ilmo isiiyo 4sano ilmo madhalin
@sahraadan6995
@sahraadan6995 28 күн бұрын
Maaansha Allah alllah hakukala nabad keeeno maryaneey hooyo unba dareemi karta xaladada baby cafimad qabo alle haku arsaqo waa wiiil dharku intan ka qiyaasi karo 😂
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 28 күн бұрын
Ilaahay ha u fududeeyo hooyo kasta oo rajaynaysa fool, Aamiin Aamiin ya Allah❤💖
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 Ай бұрын
Masha Allah Queen qurux Allhuma aamiin ❤❤❤❤❤
@FatxiMohamed-k9y
@FatxiMohamed-k9y Ай бұрын
Ani. Jigjigaa joogaa waligayna. Waan gataa maryaha hada. Bishii 8baan ku jiraa alx ale nabad. Ha inagu. Kala keeno❤
@deeqanoor6743
@deeqanoor6743 23 күн бұрын
Masha Allah abayo fosha Allaha ku fududeyo dharka waa balug & qaxwo waa wiil nabad Allaha kugu kala keno
@ciddycadar1995
@ciddycadar1995 Ай бұрын
Masha allha abaayo allha baby caafimad qabo haku siiyo
@sucaado24
@sucaado24 Ай бұрын
4 indhood abshir ah insha allah ❤😊
@IstanbulIsmael-xk8vx
@IstanbulIsmael-xk8vx 29 күн бұрын
Allaha kufududeeyo abayo Manshaa allaha ❤️
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 Ай бұрын
maasha allah ilaahay haku fududeeyo afar indhood o caafimaad qaba❤
@ummusafa8394
@ummusafa8394 Ай бұрын
Allaha kuu fududeeyo walalo
@ayanyassin5778
@ayanyassin5778 Ай бұрын
Illaaheey hakuu fududeeyo abaayo
@anisamahad3875
@anisamahad3875 29 күн бұрын
Baby boy mashslah nagaxa waa nasri diin ama nadiir
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 Ай бұрын
Masha Allah tabaarakallah abayo ilahay nabada ha kugu keeno nuunahana waa will habo ilahy nabad ha kugu keeno
@DeeqoAli-s7e
@DeeqoAli-s7e Ай бұрын
Ilahay haku fududeyo
@Fadumogele1533
@Fadumogele1533 Ай бұрын
Mnsha allaha mryan iyo abdullahi hablyo wll❤🎉sodhwow habo iyoEdo ❤❤❤❤❤
@Miskoaxmed
@Miskoaxmed Ай бұрын
Cabdiraxmaan u bixi abaayo madama uu abihiis yahay cabdulaahi kidaa abu cabdirxmaan nsbad ku kala imaw
@shukrixirsidahir2085
@shukrixirsidahir2085 Ай бұрын
Abyo allaha kuu fududeeyo adoo caafimaad qaba iyo nuunaha oo caafimaad qaba allaha idinkala keeno
@shihabboy2344
@shihabboy2344 Ай бұрын
Baby boy
@Umofficial3191
@Umofficial3191 Ай бұрын
Masha Allah boy ❤ilaahey ha kuu fududeeyo 🤲
@malyunqassim9060
@malyunqassim9060 Ай бұрын
Abayo cafimadka muhiim ah will iyo gabar muhiim ma ahan midkuu allaah kusiiyo waa alx nabad Allah kugu kala keeno
@SowdaAli-gs7mj
@SowdaAli-gs7mj Ай бұрын
Allaha ku fududeyo amiin❤❤❤
@فرححسن-ش8ق
@فرححسن-ش8ق Ай бұрын
Abaayo allaah kufududeyo. Afar indhoda oo nabada ah
@anabapple3411
@anabapple3411 Ай бұрын
Maahir yare waanu soo dhameyneynaa habo kariibu
@tamaanmobilemaintenance5875
@tamaanmobilemaintenance5875 Ай бұрын
Wa gabar wiil anagu washeen uf ilmah wa gabadhi shanad 😅😅😅😅😅
@hodanmuumin7515
@hodanmuumin7515 Ай бұрын
😂haaa allaha u fududeeyo waa gabar
@queenqali470
@queenqali470 Ай бұрын
@@hodanmuumin7515seku ogatay
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Ай бұрын
Alle haku kala keno xabiibiti insha allaah🤲
@ruhaymashire1390
@ruhaymashire1390 Ай бұрын
Mshllh ilhy hakuu fududeeyo abyo wiil ban dhahy ani
@FartunMaxamed-mk6zk
@FartunMaxamed-mk6zk Ай бұрын
Mnsha alaah waa dhr dhamestiran alow nabd gukla keen❤❤❤
@muna8558
@muna8558 Ай бұрын
mansha allaah hambalyo rabi ha idinkala keeno ❤
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Ilahay ha Ku so fudyo abayo
@nuraahmed2314
@nuraahmed2314 Ай бұрын
Inshallah waa wiil❤❤❤❤❤❤❤
@CawilSuufi
@CawilSuufi Ай бұрын
Maryama allah ha ku kala keeno idinkoo caafimad qabo
@deqoisse8830
@deqoisse8830 Ай бұрын
Mesha allah cafimad allaha kugu kala keeno wiil waaye ani baby AMIIR an ubixiyay 😂😂 amirka guriga familka rer youtube kuso dhawow wakusugeenay waxbadan❤❤❤😅
NAXDIN QURUXDA QOYSKA 2 CABDULAHI IYO MARYAN MAKA LATAGEEN WAA MAXAY DADKA
18:30
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 14 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 19 МЛН
FARTUUN HAPPY O CALOOSHA I HURISAY IYO JAWAABTEEDA
12:18
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 30 М.
DHIBKII FOOSHA IYO WIXI IGA QABSADAY FULAY NIMO🙏🍼
13:46
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 56 М.
ALAXAMDULILAAH WAAN UMULAY ISO DUCEYA BE🤰🤲
14:27
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 106 М.
WELCOME HOME AY ISAMEEYEN SURPRISE AH🙈❤
11:48
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 136 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН