Allah ka cabso qof dhimatay views iyo arsaaqad ha ku raadin bal waxa aad meesha ku soo qortay fiiri. Ka waran xaaskaaga oo dhimata oo views lagu raadiyo shame on you
@AbshirAbdi-ur2lm12 күн бұрын
Kusali nabiga scw scw scw ❤❤❤
@amira143814 күн бұрын
sawirka gabartan u dhaf plz rabi ha unaxaristo jirkeda cadabta alle ha ka ilalsho insha alh ee iska dhaf sawirkeda u daa
@samiraaden595114 күн бұрын
Balaayo viewers qof dhintay ku wada doonayaan.
@shamsomuxudiin608014 күн бұрын
Dadka qalbigii ayaa adkaadey fiyuuska ayaa wax walba u sameynayaan
@amira143813 күн бұрын
@@shamsomuxudiin6080 adun lee aye bursanayan bal intey nowadan qof tintay oo marxumada ah sawirkeda irsaqada ka gashay waa maxey
@amira143813 күн бұрын
@@samiraaden5951 imaanka alle ha usugo iman bela kudhacey umadan
@AshaAbdull-n1v13 күн бұрын
umadii qalbiga adkaday hada dhimato xata ma lagu dhafayo bal maxa ka galy wax baxsaty wale yotup madibu noqday
@afnaaneddabsan14 күн бұрын
wll oskada marxuumada ad marwalba soo hadal hayso khalas hada tacsi dirto ka har
@Khadro879614 күн бұрын
Walal ahlu qabuurka ka lexo veiws haka radine gabadha sawirkeda mesha ka qad illaahey ha unaxariisto qabrigedana ha uwasiciyo
@jowharcalixuseen257114 күн бұрын
Iska daa Ka hadalkeeda wll iyo swrkeeda AA marwalbo soo qaadeysit plz wll
@AshaSaeed-j2f14 күн бұрын
Gabadhaan geerideeda aad bay notaabaty walaalow sawirada gabadha iska daaya ilhay ha unaxariisto
@ShaahimaYuusuf14 күн бұрын
Xayaysiisna wad wada tacsina wa wada wle wa aduun dhamaday allaw no sahal
@suadahmedismail43914 күн бұрын
Inalilaah waa inaileyhi rajucun Allah ha naxaristo janatul fardosa Allah ha ka warabiyo marxumada ehelki iyo qarabadina samir iyo iman Allah ha ka siiyo
@hanefa28314 күн бұрын
Nin walba iyo gabar kasta Farxiya iyo Dayax hakudaldaan sey isu jeclaayeen oo secret u ahaayeen buuq la aan dhalaal edeb Farxiya waxay aheyd gabar afgaaban Soomaali maryooleey wey uqireen ALLAH uraxmadee 😢
@FathimaFathima-rz6yl14 күн бұрын
Walahi illa hada hadan suxasuto wan ooyaa mana arkin aqonna ma uleyihi walahi 😢😢😢😢 Allah u naxaristo yaa rab 🤲😢😢😢😢😢😢
Farxiyo waxaan uka dhxay sidii gurigeeyka in eey igula nooleet😢😢😢 ilaaheey waxaan uga baryaa janatul fardoowso😢😢
@aminafarah231813 күн бұрын
SALALAAHU CALEYHI WASALAM 💚💚💚💚💚💚💚
@JfhJzjd14 күн бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن يا رب روضه من رياض الجنه ان شاء الله
@MohammedAli-j9d13 күн бұрын
Walal macan waxas dhan dadka weyka warqabann ee gabadha qabriga hakaga jirto qof nool ma ahan farxiyo aduun wey ka faruqdey ee walal niyada uga ducey ee iska dhan fiyus haku radinin walashen ilahey ha u naxaristo
Dayax dalnuurshe ayaa diilay waa inaa la qabta😡😡😡😡
@Najmaomar-j4f13 күн бұрын
@MoustaphaAdenelmi astaqfurullah walal ilahay ka baq afkan wuu.qalalaya wana lagu xisabin Dona manta malin ay ehen marqati miyaa ka tahay
@MoustaphaAdenelmi13 күн бұрын
@@Najmaomar-j4f nayaa ma adaa i xiisaabinaya ee sidaa laguu waramayo dayax ayeey masuuliyaduu saaran tahay🤨🤨🤨🤨🤨
@shukrijama539913 күн бұрын
Sister waan ku jecleen allaha baa naga ka qatay waa xaq allaha ha ku naxariisto aamiin yaarabi ❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ZubeidaSiid12 күн бұрын
Sax abdulahi runta ka hadashi haa somalideni dadle cayayan walahi horta umadan o somali maba ogaan ina hal malin la dhimanayo ilahi weyno waxed ina ogaano waye hal malin ina la dhimanayo walahi horta Farxiyo wa gawer fican o sharaf iyo naxriis badane o maskinta farxiyo afked dad magarenin se walbo o somalidan u caynayan maba jawabto walahi kule somali we cadeesten familki isku faraxsan ma u quuran walahi Farxiyo umada o somali caawinesi ie garab siin jirti iyo ninked dayax asigane sido okale ilaahe hau naxriisto farxiyo qabriked allah u wasiceyo janada allh ka warawiyo Amiin 🤲Amiin 🤲Amiin 🤲
@MulkiMire13 күн бұрын
Alaaha u naxriisto marti la jacelyahey alaaha ka dhiigo abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MulkiMire13 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamaadnuura1014 күн бұрын
Subxaanalaah waar ilaahay ka cabso oo maytida ammaan sii views baad ku raadsanaysaa inantaa dhinatay Allah ha u naxariistee isla taab Mr. QudhunkaQoyska
@Xaawo-c3g14 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اللهم ءامين ياربّ العالمين اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
@AbdulQaadirAden13 күн бұрын
Salallahu aleiyh wassalim 💯💯💯❤❤❤
@zeemahdi654213 күн бұрын
Walal gabaada marxumta iskadaa subxanallah San views hakuradsanin
@LaylaAlnmyre14 күн бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد الحمدلله على نعمة الإسلام ❤❤❤❤❤❤❤❤❤جزاك الله خيرا يا طيب
@raxmocabdi-pi4fy14 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@SAli-db7dw13 күн бұрын
Alaha u naxariisto walaasheen Farxiya🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdulQaadirAden14 күн бұрын
Quruxda qoyska Allaha idiin xafido jazaakallah khair innsha Allah xaqiiqda ayaad ka hadashaan markasta
@nafisaahmed488714 күн бұрын
Inaalilaahi wainaa ileehi raajicuun ilaaheey ha u naxariisto janatul firdowsa haka waraabiyo qabrigeedana waasac ha ooga dhigo yaa rabi
@deeqonuur180813 күн бұрын
Allaha u naxariisto qabriga allaha u wasiciyo su aasha iyo siraadka allaha u fududeyo aamiin yaa allah
@sahraahmed516414 күн бұрын
Aalle. Haa uu naxaristo
@SahraSuudi-x4s6 күн бұрын
Rabi naxariis wasica hawgu deeqo walashen
@FahmoAbdijilaow14 күн бұрын
Masha allaah allaaha unaxariisto
@MounaOmarde13 күн бұрын
Allah ha unaxariisto Aamiin Aamiin Aamiin ya rabi
@SafiyoaxmexdSafa13 күн бұрын
Aalah unaxristo sister dumashi mcn alaha qalpigaga kuu gaboojiyo😭😢
@LaylaAlnmyre14 күн бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم آمين يارب العالمين الله يرحمها ويسكنها الجنه الفردوس الأعلى يارب ❤❤❤❤❤الله أكبر ماشاء الله لاقوة الابالله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤❤❤لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤❤❤❤❤
@zainabsheikh496314 күн бұрын
War gabadhan wa geriyotay sawiradeda joojiya oo views aad ku radsanaysan dhaafa rerki ay ka tagtay ayad dhib usii gaysanaysaan
@Halimayyyyyyyy13 күн бұрын
Allah ha u naxariisto abayo 🤲🏼😢
@wabaxa13 күн бұрын
ADIGA MUSIIBADII AAN ALALAH KA BAR KUMA HEESO . ALLOW QURUGA IYO NAFTIISA KA SII MUSIIBO KU FILAN OO NAGA MASHQUULI
@XaliimoCilmi-bx4qq13 күн бұрын
Allah ha unaxariisto
@AdnaNuur-w7l13 күн бұрын
Wllo Allah ha unaxariisto 😭😭
@AbdifatahJeylani-v4y14 күн бұрын
Allah haunaxaristo walaasheena
@AhmedAsmil-f7t10 күн бұрын
Ax abyo Alle ha ku naxristo😢
@فتحيةعلي-ي1ن13 күн бұрын
اللهم امين اللهم آمين يارب العالمين 🥰🤲😢
@aminafarah231813 күн бұрын
ILAAHAY ha u Naxaaristo ALLAAHUMA amiin amiin yaa RABBI
@AbdallaAbshir-y8c14 күн бұрын
Ilaahay naxaristii jano hasiiyo amiin yaa rabi
@Malaak-xb2th14 күн бұрын
صل الله عليه وسلم
@halimoahmed252913 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto marxuumada
@huddahussein899214 күн бұрын
Wll plse gabdha sawirkeda iska dhig allhu naxaristo Waxad ka hadli jarta adigon sawirkeda sidan Wana iga talo xumana hay arkin 😊😊😊
@dahabm49914 күн бұрын
ماشاءالله لاقوة الابالله اللهم اغفر لها وارحمها وأسكنها فسيح جناتك يارب العالمين Jzkllaahukhayran wll walaahy Ma Aqoon walaashay lkn waxaan layaabay Janaasadeeda markaas baan iswaydiiyay maxa Gabadhaan iyo Allaah sir ah oo kadhexeeya Nasiib wanaag Anoo xususan هل لك سر بينك وبين الله Ayaan arkay Hooyo Ka,oynaysa Gabriga Dushiisa oo Leh 8 Agoon ah ayaan Haystaah iyadaana Ibiilaysay oo Raashinkii Aan kugatay Lacateeda ayaa wali Iiyaala .
@FarhiyoMohammed-zg1fn13 күн бұрын
Alle ha unaxariisto
@UbahAbdirisak-h2u13 күн бұрын
Wllo marxuumadan maad iska daysid subxaan Allah
@hiboclaahi906413 күн бұрын
Sawiirada farxiyo mala dayn karo miya ilaahay ha u naxariisto 😢
@maqsudisse194614 күн бұрын
Ninkaan mar hore ayaa igu dan bay say inaa dawado why waa saluug sa nnaa oo isduu wax u soo tabin jirray kamaan helin hada mar xumadaas dar teed ayaa igu dawaday ilahay ha u naxariir tee😢
@HawaNageyeh14 күн бұрын
Allah unaxaristo
@maryamfarahw977314 күн бұрын
amiiiiiiiin Allaaaha ku nacaxisto 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Quruxbadan7com14 күн бұрын
Nin wain batahay ahlu quburaha iska dhaf iyada iyo sawirkeda views ilahay kumasiye ya ahlu nar
@MiskiAbdirahman-z4v13 күн бұрын
Marxumada magaceda u daa iyo sawiradeda anigo familygeda ahyn ba marka arko vedio naxaya o qalbiga i xanunaya bal kawaran qoyskii ay ka baxday maxay dareemi karan😭😭 khasatan dayax wll inta uga har plz view bay kaga cadahay
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv14 күн бұрын
Scw
@SiradHussien13 күн бұрын
alaha unaxariisto. farxiyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdulQaadirAden13 күн бұрын
Aamiiin yaarabbi innsha Allah
@AyanSharif-w3s13 күн бұрын
Sawirkeeda adoon Soo qaadin Baad kasheekeen lahayd waad qaldantay wll
@FadxiAhmed-e9y13 күн бұрын
alha unaxariisto
@IbiEntertainment14 күн бұрын
Oromo waligiin qariya in Farhiya loo’dilay badda daraadeed cidwalba ayaa ogna InshaAllah ilaahay ayaa dibadda soo dhigi InshaAllah 🤲🏼
@hudarahma246514 күн бұрын
Badaaa maxa kagalay gabdhas mayada bada haysaa
@AbdoAli-y8z14 күн бұрын
Wll aun iska dhaaf bariska dhan kalee ka radso
@AxmedmahdiAyuub14 күн бұрын
Amiin ya Allah
@fofoomer755714 күн бұрын
Ilaahay hau naxariisto 😢
@jawahirshugrimahamud434313 күн бұрын
Wll meytida faraha ka qad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@muruudi496114 күн бұрын
Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan Quruxda Qoyska wallaal dadkii kale usii gudbi akhbaartan
Walal bis kadeh malinki aye dimati ila manta wad wadaa please iskadaf intan kaban wa zaiid😢😢
@AshaAbdull-n1v13 күн бұрын
walal Allaah ka cabso gabdha way dhimtay Allaah u naxriisto ka daa hadba vidio haka keenin wa lawada dhimanaya waxay baxsaty horay ujiran Allaah xagiisa ka daa arzaqada mel kale ka radi
@abdimohamed225012 күн бұрын
War aniga wan yabay e ninkan maxa ka qaldan marxumada ila iyo hada fuse ku radinayo war gabada wan gari dada wanka naxnay e nagada naxdinta Badan an ilowna
@AsmaIbrahim-b2k14 күн бұрын
Allh unaxaristo😢😢😊
@DuniaAdan-h1b13 күн бұрын
Allah unaxriisto walaasheyna lkn Alle ka cabso marxuumada shaqo haka dhiganini
@caishaali60814 күн бұрын
War iskadhaaf marxuumada meel xun buu hunguri kaagalay subxaana laah
@apdiaziizpaazhe299111 күн бұрын
ilaahay ha u naxariisto walle wali qalbi gayga kamay bixin nacdin waynayt ax
@NasteexocabdiOrey13 күн бұрын
Aamiin yaarbi
@ShukriIbrahim-u3t14 күн бұрын
Aamin yaa rabbi
@Nimco-u8n14 күн бұрын
Dhoor iyo 20 qof ku lahaa Hal qof naan arkey aniga oo sacidey marhuumda allah ha unaxaristo please dhaafa sawiirked
@cabdikaficabdi-fi3lc14 күн бұрын
alaha haunaxristo amin
@ummuisra627114 күн бұрын
ALLAHA unaxariisto
@BaderAlmer13 күн бұрын
Waxaan fiyuus magalaan ee xaaranta walal dhikarkiina maahe
@JowharaXasan13 күн бұрын
Sawirka marxuu.mada iskadaaya blz una duceeya maxaad uso dhiganee wajigeeda
@nafisaahmed488714 күн бұрын
Wlhi runtaada waaye sax allaahu akbar
@faryarmuusa932313 күн бұрын
Gaajo gaaja dhashey ayad tahay waar gabadha dhimatey ee ku qarabaneysiid dhaf imaan ka allah ka qaadyee
@ruunmoh13 күн бұрын
Gabadhan meeqa video kasoo sameeysay views miyaa ku raadsane intaan kabadan khalaas allha unaxariisto😢