PRANK MARYAN OOHIN AFKA FURATY MAFILANEYN INEY SIDAN DHACEYSO🙏🏻

  Рет қаралды 175,908

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Пікірлер: 512
@MohamedNiciima
@MohamedNiciima 2 жыл бұрын
Family kaliya ee riwaayad prank nooga dhiga🤣🤣 Waan idin wataa wlhi indho adayg kanaa la dhahaa wlhi🤣🙄
@munacabdi5871
@munacabdi5871 2 жыл бұрын
Ma ila araktay kiligey ayan modayey
@faadumaahmed6209
@faadumaahmed6209 2 жыл бұрын
Haa wlhi
@saraxasan228
@saraxasan228 2 жыл бұрын
Kkkkkkk ruwayad an ku qosley
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 2 жыл бұрын
Part 2 Ayaan🤣🤣 sugeyna laso dhaqsada
@abasasad5637
@abasasad5637 2 жыл бұрын
Prank wuub idin ficanaa waayo dhaxatii ayaa idika kacaday narayan
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 жыл бұрын
Time maryan wa arsandonaa farta Taga❤️♥️
@habibasufi4078
@habibasufi4078 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk😂😂😂
@ubahibrahim4080
@ubahibrahim4080 2 жыл бұрын
No parank ruwayadwaye
@saciidoxasan9838
@saciidoxasan9838 2 жыл бұрын
Reer magal warkiisa kaftan ayuu ku dhamastaa maryan is sii adkeey ninka wuu tashtay
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 2 жыл бұрын
Prank waa been waana xaaraan Abdulahi sxb reerka ka ilaali waxyaalaha an wanaagsaneyn sida prankiga o kale
@aragsancabdi292
@aragsancabdi292 2 жыл бұрын
Been badanaa Asago nag kale saas ula hadlayso ma ba ku hor fadhin leheen eee Ruwaayadaha noo soo badiya Xabiibti😍
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 2 жыл бұрын
Waxaa iigu darneyd marki aad u raacisay “waa gabar qurux badan.”🤣 Sheekada markaas ayey isbadashay🤣🤣🤣. This prank is totally on another level🤣🤣🤣
@beerluula2390
@beerluula2390 2 жыл бұрын
Labo qof oo isla joogto telephone iskula hadlayaan waa over level another level xitaa way dhaaftay tan 🤣🤣🤣🤣
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤💞
@Saam143
@Saam143 2 жыл бұрын
Prank cidan sameyan dadka kale prank yada ey sameyan wa ka jeclhy wlh horey u socda my family aad ban idin tagera wlh 🥰
@maayam.xed1342
@maayam.xed1342 2 жыл бұрын
Waan kuku raacsanahy
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 2 жыл бұрын
Wan ku racsanahay
@nimconalkaahmed2612
@nimconalkaahmed2612 2 жыл бұрын
Team maryama wan arsan dona clhi kaga ohi maryamey hada nahay tema maryama m.a❤❤❤🙏🙏🙏😂😂😂
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 жыл бұрын
Maryan ciyartan naaga daa xaaji cabdulhi waa ogtahy qof kale Inu raabi 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👍
@user-oq5we5zn9h
@user-oq5we5zn9h 2 жыл бұрын
Cabdalla kada maryan dhibka wa gabar degan mansha allah inla dhibo ma istahisho dadka qer hadey ahan lahayen qatar ayad gelilahed cawa rali gelin aya lagaga fadhiya mama maryaney rali ohow💋💖💖🍒
@asiayasiin
@asiayasiin 2 жыл бұрын
Prank la isla ogyahay inuu yahay waa dareemayna Mida kale ayadoo guriga lawada joogo in talephone la iskula hadlo 😂 is wata howshiina
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 2 жыл бұрын
waad ku fahantahay walaahi .the phone ringing next room
@user-hx6jb2rh2e
@user-hx6jb2rh2e 2 жыл бұрын
M.a qof guriguusa jogo oo hadana marada salad qabo wan fahaney ciyartina
@user-umuAli
@user-umuAli 2 жыл бұрын
Maryan iyo adna channel prank lagu sameyo oo naag ah ayaan aduunka ujeclahay kkkkk qosolka kaa dhamaanayo wallee
@aishahared4688
@aishahared4688 2 жыл бұрын
Alla maryamaa masha allah wlhi kistoo dulqaadbaadba leedahay kow mobilkaa darbiga lagaqaaciyaa kadibna adaa indhaha lagudhuftaa prankigiisuu kahoos arkaahe alla anoo 2billee liiqabo banwaligay maseeray wlee toosnaantuu markaas toosayuu ilaahada toosanyhy naftiisii telkiisii reerkiisa wuu unaxaa🤣
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 2 жыл бұрын
Gabar qurux badan😀 Warlee maa jeeb galaa ayey reer xamarku dhahaan. Maryan karbaashkeeda waa mid kulul😀 dhiigaa kacayoo 100 buutagay
@lulyahya2074
@lulyahya2074 2 жыл бұрын
Keep going quraxdha qoyska waalhi waithin wataa
@Walasha25
@Walasha25 2 жыл бұрын
Maryan abaayo routinka noso gali ka ilmaha iyo adiba routinka aad u jecelhy dhiirigalino no noqda
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 2 жыл бұрын
maryan RAGEDI bad tahy?? DHIGU BIYO MAA AH ?? waa waxan sameeyay lahaaa 💓💯🌹💋💓💯🌹💋maryan💓💯🌹💋maryan💓💯🌹💋
@niciimakhadaryuusuf8540
@niciimakhadaryuusuf8540 2 жыл бұрын
Prank lays la ogyahay ayan somali unacay😂
@habibafarah127
@habibafarah127 2 жыл бұрын
Habeen waqti danbe nin iyo naag Tisa garbasaar
@beerluula2390
@beerluula2390 2 жыл бұрын
@@habibafarah127 manooli 😂😂😂😂
@mouhyadinabdifatah1695
@mouhyadinabdifatah1695 2 жыл бұрын
Maya adiga qaldan gabarey prank WA in la isla og way Ku saxan yihiin somalida adiga jnterteinmenti uunbad rabta wana dawatay WA ugu habaliyey naya inay wax fahmen sababto ah pranki aan la isla ogayn somali dhib bu ukenaya madama dad muslima nahay QOF Muslim ah in la arga gax galiyo lama ogala 😂😂😂😂😂
@hjke1101
@hjke1101 2 жыл бұрын
Waalahih waafani mryney waalguhayah heeeey 😂😂😂😂😂
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 жыл бұрын
Umusha kada prank ga nucaasa waayo ilmay nuujinaysa in ay xanaaqdana uma fiicna maryan iyo ilmaha sheikh Abdillaahi
@dhameysali2658
@dhameysali2658 2 жыл бұрын
Fariiiid
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 жыл бұрын
@@dhameysali2658 hhhhh
@sacdiyocadey2043
@sacdiyocadey2043 2 жыл бұрын
Maryan indhahaa loo shitay noo soo aaar maryaneeey😍😍
@warisbiligaadan980
@warisbiligaadan980 2 жыл бұрын
Cabdulaahi gabadhaada waadagantahay Masha alah Ani mar hore ayaan adiga iyo telka dhulka laidinka arkilahaa
@anisaqueen2105
@anisaqueen2105 2 жыл бұрын
Wow that was amazing we need 2 the best prank ever😂❤🥰
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 2 жыл бұрын
Waa warey maryan waa maserki oo qof ah 😂😂
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 жыл бұрын
Kkkkkk Wa gabadh qurux badan kulaha kkkkkk wa prank run ah
@abucarhagi-said5169
@abucarhagi-said5169 2 жыл бұрын
Walaal C/laahi waad ka gashatay walaasheena Maryan mar dambe ha isku sameyn Fadlan telefoonka yaan lahaa jebinin ku noolaada nolol farxad leh ku korsado gabdhiina Quruxda badan Alle’e ha idiin xifdayee xaqiiqda qosolka iga dhameysay Macalin C/laahi.
@umusafa9915
@umusafa9915 2 жыл бұрын
maryan kartida ku jeclahay naag nool waaye 🤣🤣
@bikolebaba3930
@bikolebaba3930 2 жыл бұрын
Naag Maseertay Deganaantan Uma Hadasho Waa Filim Caadi Ah Waayo Lamano Is Qaba Keligoda Guriga Jooga Weliba Arin Maseer Jirta Iney Sidaan U Xijaabnaato Ma Dhici Karto Waa Filim Isku Ogtihiin Prank Ma'ahan, Ballantu Waa Baydhabo Janaay
@tubtatoosan4323
@tubtatoosan4323 2 жыл бұрын
BEST PRANK MASHA Allah SORRY MARYAN XALADU WEEY KU CIIRTA.......
@fatoomali2571
@fatoomali2571 2 жыл бұрын
Waa riwaayad caadi ah maha prank😆😆🤣
@xaliimomaxamed8498
@xaliimomaxamed8498 2 жыл бұрын
Waa lagu fahmay😂😂😂😂🤛
@deeqomohamed1932
@deeqomohamed1932 2 жыл бұрын
Bahyar awaley rufiyaan aheyd teem bahweyn ismuujiyo
@simansidahooyaded9049
@simansidahooyaded9049 2 жыл бұрын
Baste pranki walhi 😅teem maryaan wabaaaa 😅💪
@hibaqmaxamud2608
@hibaqmaxamud2608 2 жыл бұрын
cabdilahi wuu igaqosliyey Wa gabadh qurux badan kkkkk
@najmaa11laki29
@najmaa11laki29 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 2 жыл бұрын
Asc Maryan waa lagaaraay 😂😂😂
@onlysports0377
@onlysports0377 2 жыл бұрын
Nag qolkeyda jiiifka kaso baxday o xijab wadato hadana xili jiiif ah then nin keyda ka so hor jesaneyso o kuras kala dher fadhiyan 😳😳😳 Somali barnk sidey u sameyan wa adiga o dhar wato o meranayo cml yaaaaahu
@baakaaycumarbaakay6147
@baakaaycumarbaakay6147 2 жыл бұрын
Taa wxaa kaaga daran nin gurigiisa joogo oo xaaskiisa Telefon kawacaya asagoo awooda in uu qolk xitaaa jabiyo ayuu talefon kawacaya mida kle naag gurigeeda jogto mxaa dhar iyo hijaab u xiray meel iska nasato war dadkaan weey nawaalayaan wxaan waalugu soo daalay
@ruwaydaomarabdi5945
@ruwaydaomarabdi5945 2 жыл бұрын
Wllo qabow baa jira sowta leh
@zamihassan4434
@zamihassan4434 2 жыл бұрын
Wlahi aniga waxan soo bixi lahaa anigoo dharka hurdada xidhan 😂🤩🤩😂
@mustaqimdheyman6520
@mustaqimdheyman6520 2 жыл бұрын
Sx waa wax la isku ogyhy
@farhiyacowkeofficial5484
@farhiyacowkeofficial5484 2 жыл бұрын
Prank wey is la ogyihiin maxee dharka u soo qaadatay
@bayaanjama629
@bayaanjama629 2 жыл бұрын
Guys prank Kigina run ha u ekado please 🙏 wad bawashen bagasha naga cusbeya walafahmaya waxano kalee yaaqey 😂😂😂
@asmoqurux811
@asmoqurux811 2 жыл бұрын
Maryan cali cabdi qeebta maseerka number 1 aniga iyo adiga
@khadaryasin6795
@khadaryasin6795 2 жыл бұрын
Waa amazing prank xiiso leh
@naturallive8867
@naturallive8867 2 жыл бұрын
Ani gurigayga marka joogo o odaygaygu joogo shalmad iska daye waxa I dhiba diraca anaga hano jilina filim waxasi parank mahe 😂✋🏾
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 жыл бұрын
Abdulahi iyo prank maxaa kala heysto 😱🤔
@abdihakimabdullahiissack410
@abdihakimabdullahiissack410 2 жыл бұрын
Mamada difaac kujirta 😂😂 Idhig, Ituur kulahaa
@user-yp4sk3vo5f
@user-yp4sk3vo5f 2 жыл бұрын
Maryan xayaati aniko agaa barki inuu yahay ayaan xanaaqay wallhi macalesha abaayo
@hiboelmi1306
@hiboelmi1306 2 жыл бұрын
Maryan waa umule sidaas mardambe haku samyn abdale
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 2 жыл бұрын
Abdillahi funaanada u ku waashay wu saara wu xidhanaa kkkkkk
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 2 жыл бұрын
Dhaxantii waya kabaday maseere daraadii
@umunajadchannel3204
@umunajadchannel3204 2 жыл бұрын
Riwayad rabadan taa miyaa cbdulahi kan pranki maxa nagaa dayaa o cadaa😂😂😂😂😂
@munaducaale1048
@munaducaale1048 4 ай бұрын
Ilaahay ha isku kiin daayo jacayl Kan ha idiin siyaadiyo waliga hala gursan maryam
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Ka ilaali qoyskaga waxyabaha noloshiina qalbi jab keni karo ku dadal wanaga Allaha Idin Xafido
@maaidomaxamed4873
@maaidomaxamed4873 2 жыл бұрын
Sax wlhi
@qoryoley4892
@qoryoley4892 2 жыл бұрын
Wlhi wanyabay qofki adi at is dhahdo wuu ficanyahy wa yutubar aqlaq leh wa ba eber kisi yab bal fiiri hada banta uu shegay iyo sida uu gabadha ugu walay
@aminamohamud6583
@aminamohamud6583 2 жыл бұрын
Kkkkkkk maryan wlhi waa funny hadaladeeda ayaaba qusul socdo eh masha allah
@fartuunbilanchanel325
@fartuunbilanchanel325 2 жыл бұрын
Ma film baad jilaysaan mise brank weye nagadaaya ciyaarta🤩😂😂
@fadumoabdullahi1124
@fadumoabdullahi1124 2 жыл бұрын
Waa kaaas dumar caqligeeda naaa nin wngsn nolal wngsn ku jirtaa caruur rabi waa ku siyay maxey tahay naag darteeyda aniga guuri ugu baxaayo kulaaha aduunyo xaal khaado naa nin Somalia naaga deynaaayee caruurta korso ninka faraha ka khaaaf
@filsanahmed1569
@filsanahmed1569 2 жыл бұрын
Maryam nooga Kala Bax marka dhaheeso naagta maxa kagalay cadey maa dhinkada ceshatid asaa hadal kuleedahee Waxas mafiicno ninkada hadal xitaa hadee run tahay
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 жыл бұрын
Maryan waalagaa raayey maanta qosolka aduunka cad nool baatahay alaha idin xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin yaarabi dhamaan
@aminaqaran5075
@aminaqaran5075 2 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk sheeka laysla ogyahay mida kale sida maha prank waa idinka xumaatay kkkkkk
@naciimocadow2617
@naciimocadow2617 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wllhi maryana saa u qoslay wan oyay war cadi matihid saxbey
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 2 жыл бұрын
Walaahay waaan fuuuray faarax isku bixiii kulahaaa maryaaaan caadiii maahaaaan hahahahahahahahahahahahah walaahay maryaaan waa rageediii dhabarka markaa isaaraysiid ilmo maaan ahay kulahaaa idhiiig dhulka xabiiibiii abdalla kulahaaa
@qasudaalii7511
@qasudaalii7511 2 жыл бұрын
Wlhi cabdulahiyow adan kulajogi lahaa wankudaqri lahaa wlhi
@xawocabdixawocabdi8026
@xawocabdixawocabdi8026 Жыл бұрын
Walaahi qosal ayaan udhintay maryan caawo waalaga yaabiyey
@hibaayaan5857
@hibaayaan5857 2 жыл бұрын
Wllhy ma nooli maryan naag adag wllhy guuleysta qoys aan jecelahay ayaad tihiin
@faadumahasan7830
@faadumahasan7830 2 жыл бұрын
Waxaan prank maahan ee maxaa rowaayad ahaan ugu jili wayseen saasaa laydiin qaatay qof aan ogayn malahan in laysla ogyahay
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Жыл бұрын
❤kkkkkkk yaah xabibi kulha
@naimabarre8370
@naimabarre8370 2 жыл бұрын
ILAAHEEY HA U GARGAARO BAHWEYNTA XAASASKA HORE AAMIIN
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 2 жыл бұрын
Haday runthy maadan xijabaten adoo gabadar la’aan ah sofarisan lahayd waligey maxijaban hadan dad no imanayn timo qaawan lasofarisan lahayd anyway waxa tihiin family isfahamsan mash allaah maryan dulqadbadanthy naagba mawaceen aad lee dhihilahaa
@Hayatshali
@Hayatshali 2 жыл бұрын
Prank laysla ogyahay shalmada aysidato guriga dhexdiisa
@aishaluuladeyow8068
@aishaluuladeyow8068 2 жыл бұрын
Kkkkkk alaahu akbar mryan meqa jer adantee waa aniga oo kle
@farhiahassan462
@farhiahassan462 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk waa gabadh qurux badan
@khadracabdi7984
@khadracabdi7984 2 жыл бұрын
Asm c/laahi maryan kada cayaarta naagna maogola nin keda naag kale maryan hal kaa kawad masha alaah farxada rerka majirayso haday naag kale timaado mar yan waxan leeyahay haday naagkale timaaado reer hay wlo reerkahay inshaa alaah
@abasskassim2356
@abasskassim2356 2 жыл бұрын
ماشاءالله أمر عجيب أمر ءة غيرت عدم ثبوت الامر
@bikolebaba3930
@bikolebaba3930 2 жыл бұрын
Maya Maya Maya C/llahi Tan Waa Caadi Inaad Is Ogtihiin Adiga Iyo Dumaashideena Maryan, Ballantu Waa Baydhabo Janaay
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 2 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂
@sahrabuweofficial1210
@sahrabuweofficial1210 2 жыл бұрын
Xabiibi maahan abdulaahi waaye hhhh
@halyeygagabdhiisa4072
@halyeygagabdhiisa4072 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 maryan waad ahaatay soo aarso
@mohamedhashi4061
@mohamedhashi4061 2 жыл бұрын
Taarikhaa ku dhigtee wllhi
@abdirisakhiireey9988
@abdirisakhiireey9988 2 жыл бұрын
PRANKIGAN RUN RUN CAMAL AYAA LOO JILAY WAXAABA U MALEEYSAA PRANK SAX AH MARKA LAGA REEBO (GARBASAARKA) WUU NAGA GADAN YAHAY PRANKIGAN.
@mahamedismail1037
@mahamedismail1037 2 жыл бұрын
Heheheheh maryan allow anan ku soo Martin waa qoloma aa iyo waa ina ayo hahahahahaha allow ha ikaa badin
@dagancali754
@dagancali754 2 жыл бұрын
Maragtay hada ka hor telkeda kala hadlay waji maleh
@bilanhassan6459
@bilanhassan6459 2 жыл бұрын
Bahyar waa bul gubti oo gathal lagadisi bahweycna waa barwaqa guul marwalba
@sahraisaaq7768
@sahraisaaq7768 2 жыл бұрын
Maryan dee naga daa cayaarta wac qofta maxay tahay kkk waa wax aad iska ogtihiine😂😂alle haina cafiyo
@farxiyoburale4772
@farxiyoburale4772 2 жыл бұрын
I kkkkkkkkk ani waaba suuxi lahaaa ama kow ayaan kasiiinlahaaaaaaa
@fardowsoc.llaahi4011
@fardowsoc.llaahi4011 2 жыл бұрын
Dumashida dubdka haka muruxdo😍🤣🤣
@user-nn6yd2nk1l
@user-nn6yd2nk1l 2 жыл бұрын
Allah ku xafido zxp mcn ❤️
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 2 жыл бұрын
maryan anigan kula maseru ray ka waran heee💓💓💓💓💓💓💓💓
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 2 жыл бұрын
Ani riwaayadahan wan ku haystaa plz noosoo badiya oo waliba maryan ha soo aarsato part2 😂😂😂😂👊🏻
@abdifatahali6884
@abdifatahali6884 2 жыл бұрын
Bal arintaan dhakhso UGA Soo hadal Abdillahi sxb maray dhahaan wuu faraxumeeyey iyo cusuriyad gabadhiina shahaadadii meherkii guurkeeda walaniba usoo bandhigayso qolyo saxaafad ah oo ay lahadlayso guurkuna waa wax shakhsi ah oo qofku isagu door to qofka uu lawadaagayo nolosha kadibna si sharci ah loo Marko dhisidiisa.
@kingsorry6764
@kingsorry6764 2 жыл бұрын
Filim caadiyaa waaye kkkk kan baranki ma ahan mobilkaa jaabaa kuteh maryan asigaaba madaxa jabin lahaa naagne lama caytameen codkeeda markaa maqlo aaba miir iigu danbey laheed dhiigbaan daadin lahaa kadibne guri umasii fadhiyeen waanba cararilahaaakkkkkk
@abdifatahereg4480
@abdifatahereg4480 2 жыл бұрын
Number1🤗🥰
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
marayan meeshii u danabay say kagaar tay💕
@Wadakirbilquran
@Wadakirbilquran 9 ай бұрын
Illaahayw anaa marti kuu soonoqon wllay qirbaa joogtaaa dadka asxaan baaloosameeeyaaa walashaaa oo qurba joogta gurigaaga looma diido
@fatxiyosheeq9037
@fatxiyosheeq9037 2 жыл бұрын
nagaha markii ninka naag kale ku arkaan maxey nagta u cayaan 🤣🤣🤣
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Waa noo jileeysaan nagadaya riwayad waaye tane
@muminmohamudmumin9470
@muminmohamudmumin9470 2 жыл бұрын
Mam7lka guriga anaa leh marka maqasho xa so xasusataa?
@kaltunmohamed1028
@kaltunmohamed1028 2 жыл бұрын
Maryan wa is ogtihin gacanta maxa garbasarka uhagajisatay hadad ogeen🤣🤣🤣🤣
@cabdiraxmanxasan2810
@cabdiraxmanxasan2810 2 жыл бұрын
Abayo maka yabty islan hurdo isku diyarisy oo ninkedi kaliya lajokto oo hadana is asturyso waa wax la isla ogyhy
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 2 жыл бұрын
Waa maashaa allaah gool ayaa laga dhiday
@maryamofaarax7682
@maryamofaarax7682 2 жыл бұрын
Wraa gabdha sid kadaaa😅😅
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 жыл бұрын
Maryan waa ahaataY 🤣🥵
@monaliza4870
@monaliza4870 2 жыл бұрын
Nag wadki dili laha nag kle le wye 😁😁
@zeinabahmed1795
@zeinabahmed1795 2 жыл бұрын
Maryan qali wan ku salamay Salam kadib? Abayo marada kurasta lagalinaya ma iso dhibi karta Mel an kala so xiriira isheg insha Allah cady insha Allah
(PRANK)  Maryan Furiin Dalbatay Iyo Yaasiin Oo Naftiisa Ubaqay
21:09
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 163 М.
PRANK GACAN QAAD GAARAY CABDULAAHI AAN KUSAMEYEY😭
23:55
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 73 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
(PRANK) Cabdullahi Qaylidiisa Layaabay
20:34
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 188 М.
SOMALI SHORT FILM | DHAXAL QABYOBEY | PART 6
37:27
Abdifatah Ahmed
Рет қаралды 90 М.
YAAB! NINKEEDA IYO HOOYADED TIJAABISAY QOFKA AY JECELYIHIN
23:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 55 М.
PRANK 2021 MARYAN KAGA OHISIYAY SORRY MACAANTO😭👈🏻
20:32
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 130 М.
Cabdullahi Oohin Afka Furtay Iyo Maryan OO Furiin Dalbatay  (PRANK)
18:21
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 598 М.
Muran Iyo Qeylo Cabdullahi Kashakiyay Maryan (PRANK)
12:51
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 126 М.