GABADHI IYADO LAQABA NINKA GUURSATAY XAQIIQDA WAATAN👈🏻😭

  Рет қаралды 32,242

Quruxda Qoyska2

Quruxda Qoyska2

Күн бұрын

Пікірлер: 110
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 3 жыл бұрын
Aniga siday ilatahay wuufuray kadibna markuu arkay in ay ninkale guursatay buu masayray in uu ceebeeyuu rabaa waxaan maqlay isagii oolawaraysan oo leh marbaan isfurnay lkn wanu iskunoqonay
@nimcomohameddahir3689
@nimcomohameddahir3689 3 жыл бұрын
Aqligal maaha ee waa hinasihii raga soomaalida markay hawenka xumeeyan aya mar kailaahay farash u bixito ayay kadaba ciyaan
@nasro7666
@nasro7666 3 жыл бұрын
Kkk meqa ayad miskin ilmo oga carteen nag kale giursaty
@nuurahaji9723
@nuurahaji9723 3 жыл бұрын
Sheekada awalba caqli gal may ahayn ceebayn uun gabadha la ceebaynayo ayay umuuqatay haday danbigaa samaysay weys qarin lahayd fb ismay soo dhigteen
@saidali7233
@saidali7233 3 жыл бұрын
ARINKA iska hubi
@umamaxamedofficial8670
@umamaxamedofficial8670 3 жыл бұрын
🙏😢Walal keywo hal subscribe ma igu ag mare plz isaar adunkan laga tagayo ayan walllo ku nahaya muradyadina alle ha.idin sahlo 🙏🙏😢 ilen nin walbo dan aya iska heysto
@suleekhaomar8221
@suleekhaomar8221 3 жыл бұрын
Illaahoow yaanan social media lagu falaqeyn nolosheena qaaska ah 😣 wlhi cabsi cabsi waye
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@cranka7600
@cranka7600 3 жыл бұрын
Suleekha abyo waa qarni Dhinaca danbiga iyo dilka iyo dhaca iyo wixii ilaahay xaraameeyey la badsadey Allahuma najeeynaa min kuli aafaad Wa min kuli qam. .
@nafisanafta9555
@nafisanafta9555 3 жыл бұрын
Gabar Somalia ah waxas kama surto gasho subxanallah
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Keep going
@raysacademy3202
@raysacademy3202 3 жыл бұрын
Cabdullahiyow sidaas ayaa la yiri iyo sidaan ayaa la yiri ma ahanee xaqiiq keen ama iska aamus walaalow
@hawaluul1649
@hawaluul1649 3 жыл бұрын
Waaruntaa wll sidaas ayaa saxah maba dhicikarto in gabar somaliyed saas sameyso hakayaabin dadku waa cadaw
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 Жыл бұрын
Faafi faaxishada nabigana ku sali allana ku mahadi war jano iyo naar keebaad u dhawdahay, allow maxaan kula taliyay, yaahuu.
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 3 жыл бұрын
Abdulaahi Macalin Xuseen wll wlhi anu runtaan kuusoo doontaa 💯👈🏽👍🏼waan aaminsanhy warkaaga 100%
@aasiyajamac4736
@aasiyajamac4736 3 жыл бұрын
May abdilaahi waa been warkaasi saan u malaynaayow ku kala kacso ayaa maanta lagu shaqaysanayaa subxaanallah
@idilmoha8649
@idilmoha8649 3 жыл бұрын
Wlhi beenta mahan wllkey 2018 gabar an bartay aya ninkèdu nafta ukenay noloshu ciriri ku galiyey malin waxan xasusata ilmaha ku rebtay hadana ay so laabaty e itiri ilmahas melan ka ado mahayo ninkas bil ba laga yaba inusan guriga so istagin bil sinin rashinka bas uso dhibo wagi danbe wey iska furtay alle wuxu qadaray nin wadaada o mudo an nag gursan ehlu din ah inay gursato mar alaale marku maqlay waa la gursaday talefan bu nafti ugu kenay waliba xiliga hbenkiya karka haday badasho balo uso shegtay kalay sheg wakana nimanku waa sas inu ninka ka furu raba
@farxiyaosmaan6230
@farxiyaosmaan6230 3 жыл бұрын
Masha Allah alle haku xifdiyo walalley wixi jira Allah aya og wase macqul tadu udhow
@adeygabow141
@adeygabow141 3 жыл бұрын
Wlhi wllkey sax sidas adga u hadasho aya sax ah Abdullahi wllkey aqliga allha kusiyadeyo sidad adga wax u hamto dadka uma fahman
@fadumocali7166
@fadumocali7166 3 жыл бұрын
Sax waye wll cabdulllhi taasey ubadantahy waa sumcad dil wey iska muqata inta caqliga usaxibka wey daremayn
@Zahra-Qali
@Zahra-Qali 3 жыл бұрын
Rer Hargeysa edeb daradas walagu kasa kuligood 🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸
@englandfariid9794
@englandfariid9794 3 жыл бұрын
Isku xishood qof dumara tahay abaayo reer hargeyso wa dad sharf leh ha ijaafen
@Zahra-Qali
@Zahra-Qali 3 жыл бұрын
@@englandfariid9794 Sharaf intey kakenayan yahuu dee
@luulabuuni8645
@luulabuuni8645 3 жыл бұрын
Raga somaliyeed dumarkooda ha utudhaan Aakhirona way danbaysaa
@salaanyuusuf2533
@salaanyuusuf2533 2 жыл бұрын
Asc adeer waad asiibtay arinta waana halkaa aad dhigtay oo laaxin laga jarimaayo caqliga saliimka ahina sidaa ayuu kuu sheegayaa
@cudoonali865
@cudoonali865 3 жыл бұрын
Rer S/land ama.reer Konfur land eller Puntlandland eller jabajaba öand ,waa ka buuxaan aqasnaas .waana yeeli karaan laakiin Allaa og xaqe Raboow soo ifbixi
@ayanmhmed9692
@ayanmhmed9692 3 жыл бұрын
Maxaa somaliland keenay naagtu waa somalida ethiopia hargeisa way timid uun
@samerawarsame8978
@samerawarsame8978 3 жыл бұрын
Asc wllo wcno waad siide aad sheegtahay waayo raag somaliyad markay fuuran gabadhah way faadeexayan am way caayan Waxn arknay raag badan oo noocas oo kalee ha
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 жыл бұрын
Waryaa cabdulaahi gabadhu way katimaaday fiiq waarun balse hargaysa ayay udhalatay. Hadii lagu been Abuurtayna ajar bay ka dharagtay haday u badheedhayna danbi way kadharagtay
@amiradasanadka5579
@amiradasanadka5579 3 жыл бұрын
Masha Allah waligaa cadaalada kama adan tagin waan kugu ogaa inta yutub kaaga lasocdy Inaad tahy shaqsis Daacad ah👑 Fikirkaaga ayaan kula qabaa wanaa sidaad shegtaye Nin waa Nin kamaseersan gabdhas walal Cabdu Allahi ilahy hakuu barakeeyo qoyskaaga wuxuu rabaa inuu Sumcad xumeeyo.
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 3 жыл бұрын
Ninka maseyr baa haaya markay kala tageen ayuu ka daba naac leeyahay
@faysalberis7811
@faysalberis7811 3 жыл бұрын
Horey usoco walal abdulahi m, Xussen
@sahramaxamed5211
@sahramaxamed5211 3 жыл бұрын
Wllky cabdi laahi keep going brother
@Motivation4you82
@Motivation4you82 3 жыл бұрын
Gabadh Somali dhimasho ayay ka xigtaa
@nuuraabukar2903
@nuuraabukar2903 3 жыл бұрын
Saxiix runta sheektay macqulna mahan Arinkaas sababdo ah away walidki dhalay oo shalay ninka hore ku mahriyay soone boqaneysay ma geber Soo tiiqday reerne kaso kacatey ninkele Ku mahrin lahayen waxaas ma dhici karan muslimeynu nahay dhaqane Uma lihin diin xumadas
@fardowsojanaay8878
@fardowsojanaay8878 3 жыл бұрын
Ma.wll aad ban ku tagera Sabata xaqa bad ka hadasha nolow waliga
@nuraorganic4257
@nuraorganic4257 3 жыл бұрын
Asc walalahayga somaliyeed fadlan 👉 subscribe 👈 igu caawiya 🙏🙏🙏 waa walaashiin 🙏🙏🙏🙏 waad madsantihiin ❤️ my lovely people
@nimoaden2763
@nimoaden2763 3 жыл бұрын
Waa wadan islaama haday waxaasi run yihiin waala xidhilahaa ninka iyo gabadhaba waa been cad way guursatay waanu furay hinaase iyo xaasidnimo ayaa ka hadlinaya i
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 3 жыл бұрын
cabdulahi afka wanaji dalka itopia ma lehee
@anabbrattfjord2175
@anabbrattfjord2175 3 жыл бұрын
SubhanaAllah
@samsammaxamed8598
@samsammaxamed8598 3 жыл бұрын
Cabdulaahi Caliga bina aadamkamagasho Gabadh laqabo warbaahinta Masoo dhigteen Takale Meeshii Aykatimi Makunoqon lahayd iyadoo dambi loo haysto Gabadhaan waa lafuray taasaa runa
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 5 ай бұрын
Your so right ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizaabdule9463
@faizaabdule9463 3 жыл бұрын
Dadkii challenge ee ku washeen inlaga dabo sameeyo ee rabaan.
@gabarbanadir69
@gabarbanadir69 3 жыл бұрын
Walaal Abdulahi wax aan aduunka ka dhacayn lama arko waa akhiro saman ilaahay sharta socota hanaga najeeyo
@Therealnour2
@Therealnour2 3 жыл бұрын
Abowe xassan sheikh baad u egtahay lakiin waad ka caqalibadan tahay.😀
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 3 жыл бұрын
Wa been wu ku hinasay wlhi Ma dhici karto waliba besha gaboye dhaqankoda maha waxa wa dad sharaftoda ilashada mansha alah
@nimoosman6350
@nimoosman6350 3 жыл бұрын
Walalaakay Abdilahi waa ruunta
@luulabuuni8645
@luulabuuni8645 3 жыл бұрын
Tii fayow waa waxan dhacayn taa nalaga dhaadhicin maayo warkale keenadheh
@selmaadens9721
@selmaadens9721 3 жыл бұрын
Subxaanallah sheekadan waan fahmi la,ahay aniguba, lakin waxaan leeyahay salaadu meel bay ka xidhmi la,dahay
@somaliwhatsapp4012
@somaliwhatsapp4012 3 жыл бұрын
Somalinimo igu soo booqo wlyaal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@safirusalammaalin4054
@safirusalammaalin4054 3 жыл бұрын
Raga afarta oyo sedaxda goorsaday bay ka aar goosanaysaaa kkkkkkkkkk just kaftan
@faadumodheman7020
@faadumodheman7020 3 жыл бұрын
Ana ugu horeeyo waan idin salamay dhamaan
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 3 жыл бұрын
walaal subscribe ii saar aan anigana ku saaro ama igu caawi
@hamdijama7680
@hamdijama7680 3 жыл бұрын
Ninkii naagtiisa haysanwaayo hadii loo hayo soolagumasuubin Igaraali ahaada comments aqris waan joojiyey sababtoo aha dadka ra yigooda madhiibtaane subscribe ayeytuugsanayaa
@hodanhassan8173
@hodanhassan8173 3 жыл бұрын
hadaan caafimaadku jirin caqligu waa midaan shaqaynayn wax badan ayaa khaldan
@nimafarah5109
@nimafarah5109 3 жыл бұрын
Wa runta
@zuhurdheymanchannel52
@zuhurdheymanchannel52 3 жыл бұрын
ASAXAABEY ISOO BOOQDA SUBSCRIBEKA HALEYGU CAAWIYO PLEASE
@bilanehassan2460
@bilanehassan2460 3 жыл бұрын
Ana sido kale cabdilhiyow waxaay illtahay been
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 жыл бұрын
War xaqiiq ah nokeen wllo ama iska amuus dee. Adiga laftigaagu waxd hubto maad keenin
@duniyobbc3748
@duniyobbc3748 3 жыл бұрын
Waxyaabahaas beryahaan danbe Ayaa lagu arkay soomaalida Waxaas iyo wax kaxun weysameeyan Soomaalida hadeeysan iyada sameeynin dadkale ayaa sameeyey. Wax kucusub bulshada maahan.
@zhugrizhacni7187
@zhugrizhacni7187 3 жыл бұрын
My lkn waxa aan umalaynay in la ceebenayo
@umumaida6601
@umumaida6601 3 жыл бұрын
Masha allh wllo plz I soo boqo youtobkiiga ina shergareey plz
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Waanku dareyaabisar
@fatimamoha1504
@fatimamoha1504 3 жыл бұрын
Runtii cabdilaahi waa nin maskaxbadan
@erfg2538
@erfg2538 3 жыл бұрын
Haa shaa allaah
@safiyaxasan6449
@safiyaxasan6449 3 жыл бұрын
Waasida ad sheegtay ilataha cabdilahi
@umaaxabsaumaaxabsa4005
@umaaxabsaumaaxabsa4005 3 жыл бұрын
Walahi wan ka yaabay arintaa
@dadaqueen837
@dadaqueen837 3 жыл бұрын
ani Hadan ka hadlo teyda waxas macqul ma ahan waa been cad oo lo WADA jeedo Somaliyey caqliga ha shaqeyo asc
@deeqocabdi1998
@deeqocabdi1998 3 жыл бұрын
Xaqiiq taas wan kula qabaah rayigaas
@user-fb6uu8ti8t
@user-fb6uu8ti8t Жыл бұрын
SUBXANA ALLAH
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 6 ай бұрын
reer haargesa waxa ku dhheex nooL qooma Luud dowLaduna wa u hiiLisa e ka waran
@nadifoisse520
@nadifoisse520 3 жыл бұрын
Ok good job mash allah ❤️❤️🙏🙏
@adeygabow141
@adeygabow141 3 жыл бұрын
Lkn Abdullahi midas socodsi nag laqabo hadana ninkle gursate sidey facebok kuso digi karta hee nag ninkeda jogo ayeyba gursate wey qarin lehed somhn
@hodannuur6804
@hodannuur6804 3 жыл бұрын
Waa runtaa aabbee
@nimoaden2763
@nimoaden2763 3 жыл бұрын
Wuu hinaasay gabadhuu ceebaynayaa
@Motivation4you82
@Motivation4you82 3 жыл бұрын
Because waxay qadarisa ehelkeeda mana rabto inay u so jido ceeb
@nasramohamud4388
@nasramohamud4388 3 жыл бұрын
Maya
@raysacademy3202
@raysacademy3202 3 жыл бұрын
Dhowr sidaas oo kale ah ayaa la arkay oo waliba xaflad dhigtay
@yurubabdi2559
@yurubabdi2559 3 жыл бұрын
Subxanallh
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 3 жыл бұрын
Wlle xaqiqdad kahadashy uma eka tan run wlhu eehlo ekesiiyo
@hindisac7758
@hindisac7758 3 жыл бұрын
Subaxaanalah
@naimacige5693
@naimacige5693 3 жыл бұрын
Mashallah
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@hibokhadar8862
@hibokhadar8862 3 жыл бұрын
Sidaas uun bay ilatahday wll
@umucabdullaahi2386
@umucabdullaahi2386 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan run uma eka tankale hadayba ilma 9 bil kudhawaad kaso baxeen aroos miyeey tabar uhaysaa. Mafahmin
@biibinur1771
@biibinur1771 3 жыл бұрын
Alle ayaa og waxii jiro anaga ma sheegi karno
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 3 жыл бұрын
Walahay isku feker beynu nahay waa ka xaasidnimo
@hajiistaahil3394
@hajiistaahil3394 3 жыл бұрын
Maya iilama ahaan
@hajiistaahil3394
@hajiistaahil3394 3 жыл бұрын
Saax warkaasi wallahi
@faysalberis7811
@faysalberis7811 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏
@munaqalbidhaya6312
@munaqalbidhaya6312 3 жыл бұрын
Waa aduuyo wax kasta la iibinayo run waa laga tagay been ayaaa lagu qarabanayaa
@roodaomar6503
@roodaomar6503 3 жыл бұрын
hadii laqabo way isqarin leheed
@Elpinko1
@Elpinko1 3 жыл бұрын
'ninka kuma kalsooneen teda kale waa jaahil
@fankavlogs988
@fankavlogs988 3 жыл бұрын
Keep goin
@eveibrahim4091
@eveibrahim4091 3 жыл бұрын
Wixii xun ba xaawa leh
@badracabdi604
@badracabdi604 3 жыл бұрын
beenbayka sheegyn lkn warkasi wuu soo bixi
@aaminacabdi2984
@aaminacabdi2984 3 жыл бұрын
Haa 😡
@khadarxasanxaashi9034
@khadarxasanxaashi9034 3 жыл бұрын
First
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 3 жыл бұрын
Subxanalaah
@talabsi123
@talabsi123 3 жыл бұрын
Walalaha qaaliga subscribe igu cawiya fadlan
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
Wanku sareyaa isaar
@safiyogeedi1066
@safiyogeedi1066 3 жыл бұрын
Subxanalah
@badracabdi604
@badracabdi604 3 жыл бұрын
waa war been cad
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 3 жыл бұрын
Waar wax kale ka sheekee Nin weyn baad tahayre
@barwaaqomustafe7592
@barwaaqomustafe7592 3 жыл бұрын
Keep goin
@hindayusuf9115
@hindayusuf9115 2 жыл бұрын
waaruuncabdullhi
I need help. My past is haunting me. - Mufti Menk
12:06
Mufti Menk
Рет қаралды 739 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
WHAT ARE DEAD PEOPLE DOING RIGHT NOW ? ( SHOCKING )
10:03
Nourish TV
Рет қаралды 17 М.
زیادكردنی ڕزق🔑
1:42:12
Chiman69
Рет қаралды 3,9 М.
Ashwagandha Wax Ka Baro with Dr Isim and Umm Abdulrahman @hooyohomeschool
1:45:36
HANA PARANTAN KIIS ADAG WIIL ABHIHI NINKALE UGU MAGAC DARAY.
34:40
Sagal media 24k
Рет қаралды 53 М.
Isfahamka Lamaanaha Waa Guusha Nolashooda Sh AbuDalxa
41:17
Sheekh Abu Dalxa
Рет қаралды 403 М.
Su'aalaha Diiniga Sh Usuuli 26 03 2022
37:55
ABDI HAKIIN ABDULLE
Рет қаралды 5 М.
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН