Wllhi wnka xumahay wllky maslax adan dhagey lkn magaciisa wa maslax wllkii aya abdikhadir ladahaa Allah haku cafiyo wllky maslax inshllh wad cafimade
@Markoott7Күн бұрын
Wlhi waa dhibka hada iheysato 2sano iyo bilooyin ayaa Gabar jeclahay ❤ Gabadhiina jaceylka aan uqabo maka warheyso😢😢
@saynabibrahim4703Күн бұрын
Dee u sheego ayada kuma ogaan kartee
@canabcismaanhappy5328Күн бұрын
Abowe usheego qalpiga nadiifso ❤
@aishamawlidКүн бұрын
Usheego haday kudiidana haisraacin please
@XafsamustafeDgn15 сағат бұрын
Qof aydan is guursan lama jeclado.
@mohamedaziin2736Күн бұрын
Kalaabaay zuu qosolki meydaaninmiyaaa😂😂😂😂❤
@nurtoaliosman83037 сағат бұрын
Amiin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
@fahmidias748913 сағат бұрын
Wow 1m congratulations 🎉🎉❤ bro
@DJQurbo43Күн бұрын
No girlfriend no problem no boyfriend no problem but no money biy problem relationships can be a choice but money is essential so work hard be smart anx enjoy your life 😢😭🥺💔
@KuyuuriKuyuuriКүн бұрын
Waa qiso xanuun badan nin rag ah Oo shaqaysto cafimaad qabo kwrn waxay kukaliftay inu dariiq ka tuugsado maxay dareenka Uga dishay wlkeed Okale sowma aha naxariis darana naagtu inyar xata madamqanayso dulmigu ma fcn wlhi rag io dumar tooona dareenkod in lagu ciyaaro maha sucadey ina kugu xad gudubno maha lkn wxn alle ka barya ina mar uun soo hadasho ilahay ha caafiyo wlkeen 🤲🤲😭
Wlhi wn ilmeye marki an arkay wilkan xld ukusugn yahay allow cafimad tam sii🥹🤲
@MuhanadCadde1Күн бұрын
Allaha ku caafiyo bro
@hindaahmed48619 сағат бұрын
حسبنا الله و نعم الوكيل
@FarxiyoCabdulaahishariifКүн бұрын
Allha haku cafiyo 😂😂😂😂😂😂😂
@FarhiyoAbdi-yb1cs19 сағат бұрын
Ala wilkan wan arky markn arko calol xuma iqawataa 😢😢 cawiyaa wllyal inta wax u awodo
@khadraaxmed4578Күн бұрын
nin haween jeclaaday hawl iyo dhibaatiyo waayimaayo hadimee 😢😢ilaahay hawga reebo qalbiga inqofka qalbigaaga wada siiso ma fiicno
@abshirmohamed3527Күн бұрын
So sad Alaha hacafiyo wilka
@MiskiAbdirahman-z4vКүн бұрын
Qofkasta jcyl wa nugul yhy wiilka Allah ha caafiyo gbdhas wiilka dulmisey rabi haka cabsato o khldkay gashy deb ha u saxdo aniga plz iso duceeya 5 sano aya jacayl la xanunsanahy qof qalbiga ka dhawacan ba ahy mesha wax laga qabsado wa qalbiga 😭😭
@mohamedosmansalah780420 сағат бұрын
Abyo waka xumahay sorry wlhi Ee anaa ka cawinayo Qlbigaga sad uga tiri laheyd jcylkas ee ila so xiiriir
@kaderbare346620 сағат бұрын
😢 Allah ha caafiyo
@FadumoAdan-p3pКүн бұрын
Gabadha kaste oo walata waxa walay waa wiil rag uula guursay way walatay hinaase darteed uukag baxay tukaluu karaacay way walatay tiro male gabdhah ladhaafo ayagu xishood dartii dhibkooga way qarsadan 😢 wiilkan allah caafiyo jacayka haku danay sanina ruux dhab kujecel dhibta loma quudhe 😢😢😢
@mahdimohamed7056Күн бұрын
Inta badan jaceylka raga looga baxaa oo dumarka raga ay isku jabiyaan ayago nin jacel ee nin kle raacdaa
@lailafarah257520 сағат бұрын
Wax kale ma oran karo حسبي الله ونعم الوكيل Illaahayaw noo xifdi wiilasheena 😢😢😢😢😢
@HassanAbdillahi-ii2peКүн бұрын
Qurux ku dhiigle adiga xataa jacel ayaa ku haya sxb 😂