QUUS AYUU NOLOSHA KATAGANYAHAY WIILKAN SOMALIYED GABADHEYDA INTA AANAN ARAG AYAN ISDILAYA & SABABTA

  Рет қаралды 9,743

Caaisha Lifestyle.

Caaisha Lifestyle.

Күн бұрын

Пікірлер
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 11 күн бұрын
Allah swt cafiimad hasiyo inankas aad ayanoganaxai
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 11 күн бұрын
Waa runta qurcanka karimka
@MascuudMohamed-t8v
@MascuudMohamed-t8v 11 күн бұрын
اللهم إنك عفو كريم حليم تحب العفو فاعف عنا يارب العالمين 🤲🤲
@MOHAMEDIBRAHIM-jm6cg
@MOHAMEDIBRAHIM-jm6cg 11 күн бұрын
Ilaahow caafi aamiin yaa rabi
@samirahassan2023
@samirahassan2023 11 күн бұрын
😢😢😢😢 Run run ALAAH iskugu kiin dhaji Subxanallah waa gaal kibray.
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 11 күн бұрын
Illaahey caafimaad taam ah siiyo wixii haayana illaahey ha ka dulqaado bi,idnillaahil kariim
@AbdikahimIbrahim
@AbdikahimIbrahim 11 күн бұрын
سبحا الله العظيم
@MascuudMohamed-t8v
@MascuudMohamed-t8v 11 күн бұрын
سبحان الله العظيم
@RooneyMohamed-h5g
@RooneyMohamed-h5g 11 күн бұрын
Allahuakubar ya rabil alamiin
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc 10 күн бұрын
Alle haku cafiyo wllo ha isdilin e Alle u noqo salad tuko e Alle bari
@isiri.2835
@isiri.2835 11 күн бұрын
Ilaahay Qalbiga ha.u qabooojiyo
@ashaali5033
@ashaali5033 11 күн бұрын
Walale ale ha ku caafiyo
@Laila-nuraa
@Laila-nuraa 11 күн бұрын
Allow cafi inshaala amin
@zahranur7111
@zahranur7111 11 күн бұрын
HASBUNA'ALLAAH WANICMAL WAKIIL. ALLAHA ku CAAFIYO ALLAAHUMMA AAMEEN.
@ashaibra2686
@ashaibra2686 11 күн бұрын
Subxaballah waxa laga yaba inu khanjadhada ka xanunsanyahay haday sixir tahayna quraanka aya kufilan hadi kalana wa qanjarada ayu kaxanunsanyahay ee isbatal bay leyahin lkn hadad isdisho naarta ayad kuwareysa ilahey ulaabo ilahey bari quran isasaar isbatal aad allah kucafiya wallo
@AbucubaydaDiin
@AbucubaydaDiin 11 күн бұрын
Subxanallah cajiib waaye runtii
@Luul-ps7ym
@Luul-ps7ym 11 күн бұрын
Allaha awooda leh cafimaad taam ah hasiiyo
@farahfartun3961
@farahfartun3961 11 күн бұрын
Ilaahey haku caafiyo
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 10 күн бұрын
Allah Haku caafiyo
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 11 күн бұрын
Inuu ku samro oo Ilaahey baryo mudan yahey naftiisa inuu dilo wA XARAAM SUBXAANALAH
@fartunqxttrrmohamevvaad
@fartunqxttrrmohamevvaad 11 күн бұрын
Bismilaah
@MuhudinMaalim
@MuhudinMaalim 11 күн бұрын
Allah caafi
@ifrahyusuf1117
@ifrahyusuf1117 11 күн бұрын
Inalahi war cawiya dadka agjoogo diintena wa pain killar quraanka kudhaga😢😢
@MahamedlHasan-rp3ku
@MahamedlHasan-rp3ku 11 күн бұрын
alle ha caafiyo aamin rabi gaa
@Tasniim1
@Tasniim1 11 күн бұрын
Allah Subxaana watacaalaa caafimaad ha’usoo dadajiyo. Haddii uu isdilo dambi kale ayuu galayaa. Sixir qur’aan baa ka’adag. Ehelkii dhalay iyo qaraabadu wiilkan hacaawiyeen. Marka qabiil iyo qaaraan dadka laga rababa dad wuu yeeshaaye.
@rahmasayid1594
@rahmasayid1594 11 күн бұрын
subaxanaAllah ilahay ha caafiyo xanuuna boga ku dhaca iyo caloosha ayaa Keena waxaas ilahay ka cabaso nafataada waa amaano ilahay nama fitaneeyo لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
@HawaOsman-x6w
@HawaOsman-x6w 11 күн бұрын
Sixirka Quraan baa ka xoog weeyn ee cilaaj iyo duco iyo Quraan fara badan isa saar nasiib waxaad ku leedahay inaad Somaliya hoogtijd oo Quraan aad u badan ilaa sixirku kaa baxo aamin in alaah uu ku daaweeyn karo. Alaah subxaana watacaalaa waxba lama ahan laakin aamin ilaaheey waana kuu duceeynay ilaah hakaa bixiyo. 🙏🙏🙏
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 11 күн бұрын
Quran akhriso please 🤲🏾🤲🏾 sheekh aadan wali utag walal naagtu hasamirto Xasbunallah waa wiil yar qurux badan miskiina daacada waa naagi naagihii way waasheen Xasbunallah
@waliyoguhaad3721
@waliyoguhaad3721 11 күн бұрын
🤲🤲😥
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk 11 күн бұрын
Xaalku waa Quaanka kariimka ah wll
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 11 күн бұрын
Ilahayoow cafimaad sii
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 11 күн бұрын
Subxanallaah ninyahow allaha kucafiyo tnkale qur,aanka illahey isasar oo in ad cfmd illahey kugusinkaro aamin yrabbii hdii aad dankale kaledahay hadafkagani wa kuu gooni naftada hadad goyso kubishareyso cadaabka alle sbxanallaah somali run iyo beentodadadka qaar weyka dareen yrabbii allaha ku ctiyo runtaa hdey thy
@haniaden2700
@haniaden2700 11 күн бұрын
Miyuu washay
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 11 күн бұрын
Wayabana dad isku dhagen.sey.u.soconayan
@NimcoNuura-g9p
@NimcoNuura-g9p 11 күн бұрын
Yeeyna aaden gabadho haduba aabahed isdilayo😢😢
@Shnsns-x7q
@Shnsns-x7q 11 күн бұрын
Astaqfuru Allah 😢 walal ilahay ucarar oo haquusan is cilaaji ilahay haka dulqado 🤲🤲🤲🤲
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 11 күн бұрын
Asww❤❤
@Marianruun-o4r
@Marianruun-o4r 11 күн бұрын
Subxanallh aqriso quraanka is saar Allah cfmd taam ha ku siiyooo
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 11 күн бұрын
Quraan saar ubaahan yahey mafiyoobo Ilaahey ha caafiyo inshallah
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 10 күн бұрын
🤔🤔
@IbaroozAhmed
@IbaroozAhmed 11 күн бұрын
Illahey dhibka ha kadulqaadk wilka
@hawobashir838
@hawobashir838 11 күн бұрын
Wall waxan iska daa ee qurunkaa ee ad dadka la wadagayso balayo sino maxaa u soo galinee adigana dambi baa kugu jira maa wax fican soo galiso uf wilkaa somaliyed alle ha cafiyo insha allah
@farahfartun3961
@farahfartun3961 11 күн бұрын
Quraan u baahan yahay
@samirahassan2023
@samirahassan2023 11 күн бұрын
Hadaad is disho maxaa kaa horeya aakhiro is weydii marks hore subxanallah. ALAAH ka cabso walaal 😢
@BilyanDhan-h3e
@BilyanDhan-h3e 11 күн бұрын
Inxun sheeg
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 11 күн бұрын
Ii man malaha is dol dheh 😂😂😂😂
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 11 күн бұрын
Sixir ka.xali walo haya walal maxad quran isuu.sarii.weydeey.walal ha.samen.seda.qalden.alle.aya.ka.cafinayo please please please please
@isiri.2835
@isiri.2835 11 күн бұрын
Waxaysan hubsa bay sheegaan
@fatumaali5834
@fatumaali5834 11 күн бұрын
Daaca qurun miyaq mase wax kale amu caloosha kaxanunsanyahay😢ilahow cafi hada kadaran narta kuware ilahay kacabso
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 11 күн бұрын
waa nabar nabarkaas iska qal hautago dhaqa tarka cunaha iyo dhagaha waa loo helikaraa nabar waaye oowaa lagubaa sixir maaha ee dadbadan ayaa qaba ee iimaanka iskusug
@Buurta1
@Buurta1 11 күн бұрын
Ninkaas waa sixranyahay adkaar iyo suratul baqra ha akhrisato cibadadana habadiyo, quraan waa in lasaaro ilaahay hacaafiyo
@bilalmohamoud4528
@bilalmohamoud4528 11 күн бұрын
قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ walaalka waxa kula talinaya marka hore alle utowbad ken waxa ku dhacday danbi ween oo qustu wa danbi kadib is quraami weesada kudadal iyo salatu leylka hada isdisho nolal waxa gali tan aad kaso carartay ay janno kunoqondoonto naaartu waxa cabeeysa carunka dhiiiga adiga kabaxay ur kaliya kaso carartay balae ur iyo cadaab joogta abadiyan baa u oraday
@BilyanDhan-h3e
@BilyanDhan-h3e 11 күн бұрын
Leg kuu saari maayo wax wanaagsan raadi aan leg kuu saarnee
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 11 күн бұрын
cudurkan waxa layiraahda siibo waxaana Keena cayayaan mindhicirada gala . Cudurkani wuxuu qofka kusameeya in bacteria Sanka ka gasho kabacdiina ay bararuso Sanka wuxuu ubaahanyahay esbeshilistaha Sanka ama dhakhtarka Sanka oo looyaqaano luuqada ingiriiska Otolaryngologist😮😮i❤😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@rawihassan8615
@rawihassan8615 11 күн бұрын
Ku sabar Alana bari in ilaahey ku caafiyo taqaartiina u taga oo u sheeg cudur kasta daawo uu rabi swt u soo dajiyey aduun bel iyo aaqiro beel yey kugu dhicin labo rakco duko rab swt bari taqtarka tag
@AnabSidi
@AnabSidi 11 күн бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👂☝️😢😢😢😢😢😢😭😭😭💔💔
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 11 күн бұрын
Asc wllo maalintii aad muuqaalkaas aad soo gelisay ninka iyo naagta surwaalka wada gashaday, inay prank sameeynayeen waxaa fiican inaad iska hubiso warka aad soo gudbinayso
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 күн бұрын
Hadda maxaad noola wadaagta ninkan iyo Naagtan halka surwaal wada xidhan ileyn if iyo aakhiro toona anfac nooma lahee? Dadka wakhtiga ha kaga lumin waxaan anfaceyn
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 10 күн бұрын
Sawmaha Haa dee inu horta hubsada fiicnayd
@samiraamira-xo4wg
@samiraamira-xo4wg 11 күн бұрын
YAAKHAY WAANNU KU DAALNAY DADKAN DRAMAHA JILAYA' HADUU XANUUNSNYHY WAKHTIGA UU KU DUUBAYO📽️' INAAN IS DILO AYAAN RABAA' MUU KUSOO DUUBO📽️' WALAALAYAALOW HALLA ISOO CAAWIYO' ARRINTAAS CAAFIMAD XAGIISA AH' AYAA I HAYSATEE' 10'NAAN QOF AYAANU HORTIIS ARAGNY' OO QIIRO JAPAN'KAN JILAYA' MARKII ILAAHAY ADDOOMADIISA U SOO KHASBAYNA DANAHOODA RAACDAY' MARKA QOFKU HADDUU CAAWIMAAD RABO' MEEL XUN YUUSAN SHEEKADA KA BILAABIN' HADII KALESE DRAMA'HA NAGA DHAAFA OO TARTIIB ISU DILA' BILAA OGAYSIIS' OO NAGA DHAAFA WAA ISDILAADA IGU SAWIRTA AH 📸' ALLAH ALLAH SALAAAALA 🤣😂😅😆😁
@Cadar49
@Cadar49 11 күн бұрын
Weey isku dhageen markaa tiri aniga maba aaminin oo dad run isugu dhaga dariiqa ma wareegeen ee dhaqtar baa la geeyn lahaa hhh surwaal weeyn beey gashteen kulahaa been cad beey eheed
@HawaOsman-x6w
@HawaOsman-x6w 11 күн бұрын
Labadaan isku ma dhegana waa loo jeedaa we beenta naga daa
@Tasniim1
@Tasniim1 11 күн бұрын
2bada surwaalka isla gashtay waaba loo jeedaa inaysan isku dheganeyn. Views baa dadka lagalaya.
@Borama1960
@Borama1960 11 күн бұрын
Bruh, what nonsense are you sharing? There is nothing wrong at all. This unintelligent nonsense needs to stop. Walaal, please stop this bs. Sharing garbage with your ppl is unacceptable. I had respect for you before, but now I think u r full of it. Do you want us to pray for nonsense? His bleed is nonsense. 😔 😟 🙁
ASAD HAGIO OO SI AN CAADI EHEN LOOGU SOO DHAWEYAY MUQDISHO 2025
9:54
Menza Production
Рет қаралды 16 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Aniga waxan ahay somali 😅😂 #suscribete #like #share
5:30
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН