RA'IISAL WASAARAHA XUKUUMADDA FS IYO WAFDI UU HOGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA KISMAAYO EE XARUNTA KM

  Рет қаралды 1,458

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 12
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 жыл бұрын
waxanka xumahay waqtigo sidan ahayn iyo hada madaxdi wadanka iyo labo calan isma laha wallahi
@Niceone_love
@Niceone_love 5 жыл бұрын
Ilove u rw qayre iyo shacabka kismayo
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
Reer Kismaayo iyo Madaxtooda aad baan uga mahadcelinayaa farxadeey iyo niyad wanaaga eey muujiyeen
@yoonisbare1354
@yoonisbare1354 5 жыл бұрын
Qurux aya ka muuqata somali isku duubni aya wax ku nahay 🇸🇴.
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
WAXAAN UBAHAN NAHAY INLASOO CELIYO DIIYARADII QARANKA SOOMAALI ERLIN HADAAD SOO CELISAAN MARLABAD AYAAN DORANAYNA FARMAAJO IYO KHAYRE #NABAD #IYO #NOLOL
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 жыл бұрын
Calansaarkaan iyo roog gaduudan la dhigo uma bogin. Meesha ma'aha dal kale, magaalo Soomaaliyeed dowladda maamusho ayuu tagay ee dal shisheeye ma tagin. Fadlan calansaarka ku ekeysiiya calanka baluugan kaliya haddiiba laga maarmin, calan maamul goboleed ha laga ilaaliyo meesha.
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 5 жыл бұрын
No more land land halawada burburiyo
@abdulahishariff2905
@abdulahishariff2905 5 жыл бұрын
Mãjor Generãl Abdiãziz Ismãil sxb waa tartiib tartiiiib,iska faham @ farmajo iyo kyhre ayaa jogaaan
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 5 жыл бұрын
@@abdulahishariff2905 niyoow siyasadan qabaliga ah madax xanuun walbahaar iyo hurda la'aan ayeey iguride qeybi oo xukun Alshabaab Federal 4.5 Allah hanaga bixiyo dibkan
@siradm
@siradm 5 жыл бұрын
Toosi meyno inta Axmad iyo siyaasiinta dadka iyo dalka khiyaanaya xil noo hayaan ilaahayse waxan ka baryayaa swt in aadan cunaha marina wax aad dadka ku qiyaanteen ama ku qiyaanteen oo qabri leydiin hooyo adinka oo ka sooman wali Xaaraan aan ogahay ma cunin mid aana ogayna ilaahay ha iga dhaafo marka ilaahay inuu iga aqbalo ban rajaynayaa waayo waa ka daalnay dulleyntiinna aad qiimahenna la dagteen isku dirkiinna iyo dullaal nimadiina wataas dadkenni iyo dalkenni wixi la doono laga yeelayo idinma jeclin laakiin waa idinku qasban nahay ilaahay sharafteenni hassoo celiyo
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
Midnimo ayaa Dalkan lagu dhisay iyo ayadoon qofka kula shaqeeyo Qabiilkiisa aadan Aqoonin magaca Soomaali tii soo celiya
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
RAJO DOOWLADNIMO WELI WAQTI BADAN AYAA KA DHIMAN INTA KALIMADA MADAXWEYNE AY ADEEGSANAYAAN GUDOOMIYE GOBALEEDYADU
WARKA MAAYGA SNTV  15.12.2024
6:46
Somali National Television
Рет қаралды 144
XAFLADDA SAGOOTINTA WAFDIGA RA'IISUL WASAARAHA EE KISMAAYO
7:10
Somali National Television
Рет қаралды 1,6 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 28 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 34 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 3 МЛН
Sh Umal Oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalkii Raaskanbooni
15:41
DAARUL TOWFIQ
Рет қаралды 25 М.
Hadal jeedinta Madaxweynaha JFS ee Shirweynaha 15aad ee ururka daraasaadka Soomaaliya
16:15
Интервью бо Тоҷик дар ҷанги Сурия.
8:16
Мухсин тч
Рет қаралды 146 М.
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 28 МЛН