Raadka ey ku leeyhiin Reergalbeedka Gaar ahaan Dumarka Muslimiinta - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil

  Рет қаралды 76,877

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@mymesqad9819
@mymesqad9819 6 жыл бұрын
Jazakallah Kheyr Sh.Mustafa Ilaahey haku Xifdiyo Umada Muslimiintana Judka Saxda ah haku hago Dhibtana naga dul qaado asigaa naxariis badane
@abdirisaqmohamedfarah5865
@abdirisaqmohamedfarah5865 6 жыл бұрын
mashallaah shiikh mustafe alle cilmiga iyo caqligaba hakuusiyadiyo
@aishamaalin7051
@aishamaalin7051 6 жыл бұрын
jizaakallahu khayran sh mustafa xaaji ismaciil ilaahay dartiis ayaankuu jeclahay
@malyunshirwa1407
@malyunshirwa1407 5 жыл бұрын
ASC SH . Mustafe X Ismaaiil illaahay naxariis ha ku siiyo waxaa sheekto Shan waa badaan ku jirno ee ilaahay hanaga bixiyo. ❤️❤️
@nasteehaqueen7668
@nasteehaqueen7668 4 жыл бұрын
Muxadaro meel badan taabaneyso yaaa rabi na badbaadi oo diinteena nagu sug ilamaha dhalnay gaalda inooga badbaadi dhamntena gaalo islmaamka waa u tashadeen lkn ilaahay ayaa nala jiro waxba inaga ma qaadi karan insha Allah
@siciidcabdiraxman1453
@siciidcabdiraxman1453 6 жыл бұрын
Maasha allaah sheekheena macalinkeena Alle khayrkewda haku siiyo wllee somali si kaste waa u waanisay ee alle haku anfaco
@Yasmein1minivlogs
@Yasmein1minivlogs 6 жыл бұрын
maansha allah macalin mustafe alle ha ku xifdiiyo cilmiga iyo caqliga ha ku barakeeyo
@xasanxasandeeq230
@xasanxasandeeq230 6 жыл бұрын
Sheekh mustafa xaaji ismaciil Haaruun Alle Ha inagu Anfaco Aamiin Aamiin
@abdihakimmbakri6798
@abdihakimmbakri6798 5 жыл бұрын
Mansha Allah allaw cimrig ku dheere aamin sheekh qudhee dhinac walb ka dhisaya waliba xaga dhalinta manta
@aamiinfaysal2097
@aamiinfaysal2097 6 жыл бұрын
mansha allah sheekh mustafe alle cumriga haudhereyo
@borro1199
@borro1199 6 жыл бұрын
alaahu akbar maasha alaah sheekh mustafa xaaji ismaacil ilaah haku xafido
@malyunmohamed2183
@malyunmohamed2183 6 жыл бұрын
Jizaakallah kheer yaa shiikhunah Allah yarxamaka wa yudkhilka janatihii.
@myusuf9551
@myusuf9551 6 жыл бұрын
Sheikh mahadsanid ilahayna haka abal mariyo ilahay dartiisna wan ku jeclahay ilahay janada hana isku keen tuso
@ashaabdi7365
@ashaabdi7365 6 жыл бұрын
Mohamed Yusuf amin inshAAllAh
@prettydajiya1606
@prettydajiya1606 6 жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo sheekh
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
Amiin
@farmajoismacil7613
@farmajoismacil7613 5 жыл бұрын
Jazakalahu Khayree Insha Allah Shekh Mustafe
@blackwhite6721
@blackwhite6721 6 жыл бұрын
Asc sheeq. Alllh ku xafido adiun iyo aaqiro janada allh nagu kilmiyo kuli mislimiiin alllaahuma amiiiiin
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
jasakalah shiikh mustafe Allah ha kaa abaal mariyo hablahaaw dhagaysi wacan mansha allah alxamdulilaah subxanalah allahu akbar
@ilwaadsanosman612
@ilwaadsanosman612 4 жыл бұрын
Jazzaka allah kheyran shekh mustafe
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Masha allah tabaaraka allah ilaahay
@amaaldugsiiye9566
@amaaldugsiiye9566 5 жыл бұрын
masha allah jazakallah sheikh mustafe ismaciil haaruun
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
MANSHA Allah
@daganinaabdi9452
@daganinaabdi9452 6 жыл бұрын
jazaakallaah kheyr inshaa allaah sheikh Mustafa
@ALi-wn1qg
@ALi-wn1qg 6 жыл бұрын
Sheekhi wuu inaga gaboobay yaa inoo badalaya😭😭
@cabdiqaadirjaamacmaxamad7059
@cabdiqaadirjaamacmaxamad7059 6 жыл бұрын
AL_HAZZAN I insha llaaahavrdayduu soo saaray baaan rajaynanaaa
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 3 жыл бұрын
Ilah cimri dheer hanoo siiyo wlh malin kasto wa dhageystaa hada xata wan dhageysanaya waxu ka hadlayane waa run bcz aniga jogo wadan qurbo 2 canug qofki dhalo ka badan ma awodo bcz bananka aya shaqo ka rabto ilah hana bad baadiyo
@aishahassan6859
@aishahassan6859 6 жыл бұрын
الله يحفطك يا شيخ مصطفي ويجزاك ربي خير
@blackwhite6721
@blackwhite6721 6 жыл бұрын
Sheeq mustafa ilaaah haku xafido cimtiga allh ku barakeyo dar allh ayaaan ku jeclahey
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 2 жыл бұрын
Masha alaah sh mustafe alle hakuu xiftiyo cilmiga iyo caqliga iyo cibaadada
@aishoyusuf2320
@aishoyusuf2320 6 жыл бұрын
Jazaaka llaahu kheyr
@ashaabdi7365
@ashaabdi7365 6 жыл бұрын
Shukran sheekh mustafe jazakAAllAhu kheer
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 6 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo sh.mustafe
@farhaanmaxamuud4492
@farhaanmaxamuud4492 6 жыл бұрын
mansha allah allee hakubarkeeyo sh aqoonyahn mustafe
@cardafshow7129
@cardafshow7129 4 жыл бұрын
Shikh Mustafa jasakalaah
@asiyamohamedduaal6556
@asiyamohamedduaal6556 5 жыл бұрын
الشيخ مصطفى اسماعيل جزاك الله خيرا
@afrahjama409
@afrahjama409 6 жыл бұрын
You are absolutely right, jazaa a kallaahu kheiran jazaa, yaa sheikh Mustafa, Allayahfidak.
@sadaamnuuxsadaamnuux9034
@sadaamnuuxsadaamnuux9034 4 жыл бұрын
Mansha Allah sh,mustafe
@ipraahimahmet7504
@ipraahimahmet7504 6 жыл бұрын
Sheekow balayo oo dhan allah hakaa xijabo sh mustave
@marqaniali6307
@marqaniali6307 5 жыл бұрын
Sh mustaf shukran jazeelan
@aidrousyusuf5735
@aidrousyusuf5735 6 жыл бұрын
Jasaaklahu khyr SHEIKH mustafe alaha ku xafido
@forkatechtraining3372
@forkatechtraining3372 6 жыл бұрын
Masha allah illah haku xifdiyo sheikhow
@musababdulkader2132
@musababdulkader2132 6 жыл бұрын
Masha allah shiikhuna alle haku xifdiyo
@yusufmohamud781
@yusufmohamud781 6 жыл бұрын
Jazaka laah
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 6 жыл бұрын
Mnsha allaH sheikh
@adnanabullahi4982
@adnanabullahi4982 6 жыл бұрын
Hi
@Yonisaj12
@Yonisaj12 4 жыл бұрын
Waxan jooga Yurubta 27 sanno. Sheeth Mustafe wuxuu sheegayaa waa run.
@issackmad6113
@issackmad6113 6 жыл бұрын
Wallahi waa run ...dardaaran culus oo inagu socodo
@sahraaar1829
@sahraaar1829 6 жыл бұрын
Shiikh ilahy haka jasai siyo
@mohaanwar1799
@mohaanwar1799 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخ
@mubaarikxabeeb1855
@mubaarikxabeeb1855 6 жыл бұрын
msha alh jasakalah
@physicsfun3186
@physicsfun3186 6 жыл бұрын
Muxaadaro hore weeye
@MohamedHassan-ni6un
@MohamedHassan-ni6un 6 жыл бұрын
The Essential Seeker, hadi aad xafidey noloshaada mexe kabadashey? Amad mar kale ubahantahay inad dhageysato 🤔
@physicsfun3186
@physicsfun3186 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan anigu muxaadaro ma xifido lknse waxaa Sheikh mustafa oo aranayo waa 100% waa run oo maalinwaliba baan ku arkaa halakani
@blackwhite6721
@blackwhite6721 6 жыл бұрын
Asc jazakllahu qeera
@libaaxsomaliyeed8862
@libaaxsomaliyeed8862 6 жыл бұрын
masha allah
@xeydarAbdi
@xeydarAbdi 3 ай бұрын
2015 wixii sheeqa sheegay waxay umuuqataa inlay Somalia Ay kadhici rabaan illahy Hana mootiyo
@blackwhite6721
@blackwhite6721 6 жыл бұрын
Sheeq mustaf xaaji ismail
@arwaahisse3683
@arwaahisse3683 6 жыл бұрын
Muxadaradan waxa ey ahed 28-2-2015 bulowged . Waxa una ku qabtay Sudaan.
@deeq.deeq.6250
@deeq.deeq.6250 6 жыл бұрын
📚📚📚📚👍🏿👍🏿
@hamzeomeraden5113
@hamzeomeraden5113 6 жыл бұрын
waa runtaa shiik
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 6 жыл бұрын
Kama daalo dhageysigiisa Alle cimriga ha u dheereeyee
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 Жыл бұрын
Xafida laah
@adarali1919
@adarali1919 4 жыл бұрын
Sh umalayn maayo in laguwaydiin doono soomaali maxaad ugu sheeg I waysay wax alaha badiyo adookale
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Quraan cod macaan. Ajar iyo xasanaat: kzbin.info/www/bejne/qZekdWtrpM6pbsk
@kalatuuraaye.7106
@kalatuuraaye.7106 4 ай бұрын
Dumarka soomaalida ah ee qurbaha jooga waxey ku leeyihiin halkan waa mareekan ama halkan waa yurub ama halkan waa canada xuquuqda dumar iyo caruurta iyo eyga ayaa la siiyay kuwa ugu horeeyo ee ima canaanan kartid hadii aad I canaanato 911 ayan wacaayaa kadib maxaa dhacayo? In ninkeedii ey xirto kadibna iska furto kadibna caruurta qaadato kadibna caruurteedii ey gaalo qaadato ama duurka galaan oo waxey noqonayaan kuwo dilaayaal ah. Marka naagaha sidaas sameeya maxey faa'iideen?😮 waa waxba qasaaro ayey ka taliyeen nina maheysato caruurna ma heysato banaan cidla ah ayey ku soo dhacaan dumarkaas lagu magacaabo single mother😮 Waxey aaminsan yihiin xuquqda reer galbeedka waliba dhaqankooda ayey qaateen oo ah in ey u labistaan sida gaalada dhar qaawan ama dhar ku dhagan. Raga soomaalida ah ku xumeeya inta ey isleeyihiin baa laga qaatay caruurtii markaa maxaa ku dhacaya magaraneysaan dumarka sidaasi sameeya waali iyo ooyin iyo talaahiyeey iyo soomaaliyeey ii gurmada caruurtii ayaa la iga qaatay gaalo ayaa iga qaadatay hade ogow ninkeedii ayey iska eriday ama iska raacdeysay iyadoo u isticmaashay awood ciidan ilaa maxkamad markas ayaa la calaacalayaa markaas ayey qeylineysaa markaas ayey raadineysaa wax caawiyo oo soomaali maxamed u raadsaneysaa caawinaad ama gurmad😮 Meeye caqligii meeye dhaqankii soomaaliyeed meeye diintii islaamka meeye xushmadii loo hayay nimankooda meeye???😮😮😮 Dumarkaas aduun iyo aakhiro wey qasaareen, qiil looma sameyn karo waa iska caqli xumo. Dumarka marka ey qurbaha tagaan waxey iska dhaadhiciyaan ama maskaxdooda galiyaan hada ayaa heshay freedom hada ayaa xor tahay!!! Bal yaa gumeysi ku hayay waa caqli xumada dumarka qaar ee soomaaliyeey😮 Maalintii ey guryahooda burburiyaan waa maalinka ey qasaarada ku bilaabanayan. Halkaas ka wada sidas u calaacala dhaqanka reer galbeedka qaata halkaas ku ooya anigu ma qabo gabar gurigeeda burburisay si kas ah iyo kibir iyada oo ku fakareysa ceyrta lacagta caruurta la siinayo maba qabo in lala hadlo ama la caawiyo inleen waa duul bilaa caqli ah markas ayey bilaabayaan tiktok in ey ku soo bandhigaan jirkooda waa kuwa iska furay ragooda markaas ayey bilaabayaan dhaqan xumo tii ugu danbeysay aniga free ayan ahay nin miyan u xirxiranahay naag strong ah ayan ahay hade ayada ayaa dhaqan xumo wado yaah oo dabadeeda banaanka keentay iyo naasaheeda gees ka gees caalamka ayaa laga daawanayaa muuqaalada jirkooda ilaah ban idinku dhaarshee dumarka nuucaas ah oo aad u soo batay miyaa hami ka gali kara nimanka soomaaliyeed?? Dumar ilaahey ka xishoon waayay oo jirkooda banaanka keenay oo si ula kac ah miyaa la guursan karaa?? Waa maya maya maya. Anyway ragow marnaba ha isku guursanina dumarka ragooda u awood sheegtay ee caruurta laga qaatay ama caruurteeda dayacday kuwaas la dhoho single mothers marnaba ha isku guursanina waa kuwa ugu xun inta dumar wanagsan jiro kuwa ugu xun ugu akhlaaqda xun ugu dhaqanka xun oo dhaqan gaalo raacay. Waa waxa ey naarta ugu badan yihiin😮
@abdirisakali9636
@abdirisakali9636 6 жыл бұрын
Jassaaka aallaahu khayr
@sahraaar1829
@sahraaar1829 6 жыл бұрын
Shiikh ilahy haka jasai siyo
@aishacubeedwaakowaa7089
@aishacubeedwaakowaa7089 6 жыл бұрын
Masha Allah
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 8 МЛН
How many people are in the changing room? #devil #lilith #funny #shorts
00:39
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 168 М.
Munaafiqiinta iyo khatartooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
1:07:46
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,3 МЛН
Nidaamka Cusub ee Caalamka || Sh Mustafe Xaaji 2005
1:29:27
Salafmedia
Рет қаралды 248 М.
Camalka islaamiga iyo Waxyaalaha uu ubaahanyahay - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:19:27
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 110 М.
Sheekh Mustafe ┇► Saadaasha Mustaqbalka Islaamka
1:13:52
Daarul Kheyr
Рет қаралды 107 М.
Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 1 by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:10:28
Al Furqan Centre Leicester
Рет қаралды 256 М.
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 1aad
2:53:38
Siirada Islaamka
Рет қаралды 107 М.