Maansha Allah ilaahay dabigaaga iyo dambigii waalidkaa hadhaafo Shiekh Allah ha ku xiftiyo
@husseinhassan74966 жыл бұрын
SqjGhskvxzt Fjxgukxnzztqgj
@abdiadan2695 жыл бұрын
@@husseinhassan7496 hhhh sixirow
@shukrijama80078 жыл бұрын
mashaa allah sheikh kheyr iyo baraka allah haku siiyo runtii shaqo fcn aya umada islaamka u heysaa allah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo sheikh nairobi goorma imaani dad badan aya xanuunsan qurankaga inuu ilaah ku caafiyo aya laga yaaapa
@FAADUMOJ.D8 жыл бұрын
ilahey haa ku xifdiya aqara iyo adunba sheqew waan dhagesana quraanka adigana waa ajar ku so socdo marksto oo aan dhamaneynin ilahey haa ku xifdiya qofki ku coladiya ama ku xasda waa qof badiyeysan ilahey ha so daeya oo ha tusa xaqa jahliga aan baranin quraanka kariimka ayaa coladiya qofka ushaqeynaya ilahey dartiis iyo dadka masakinta ilahayow no dambi dhaaf dhamanteen ilahayow cafi inta xanunsan ilahayow so hadey inta badiyeysan u dufsaday sheydhan allaahuma amiin
@muxiyadiinboqore79296 жыл бұрын
sheekha ilaahy cilmiga iyo caqligaba ha u siyaadiyo ilahyna dadka haku caaafiyo qurankaaaas
@luckybeautysalon6858 жыл бұрын
ilaahey ha xifdiyo Sheekhoow aamiin aamiin yarabi
@fadhumoibrahim42474 жыл бұрын
Illahaw noo aqbal adigana kaa ajersii
@mohamedadan30615 ай бұрын
Manshaallah sheikhqow Allah hakubarakeyo
@abdikanigulled33113 жыл бұрын
Alle aa caafimaad igu siiyo markaan dhageeysto Alxmdllh Allow adaa mahadleh kidibna waxaa mahadleh sheikhna miisaanka xasanaadka Alle ha kuu saaro Aamiiin
@safiahaji1120 Жыл бұрын
A
@kaltunjama89125 жыл бұрын
Masha allah jiza akallahu kheyr shiikh illahy hanagu daaweeyo
Asc bismilaah mashaallaah alah ku xifidiyo aamiin jazkaallaah kheyran
@yonisbogoreh42408 жыл бұрын
adero macane farxad ku nolow akhirana xowdka nabigena(scw) udgon ebehen Haka warabiyo Amin Amin Amin ya allah
@Roblox-er5mj8 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin inshallah wll number telefon ama isoo dir Shikh my imail ahmedali50401@gmail.com waxan jooga Norway+4745524094 pls send me i need so much
@shukrimasala8 жыл бұрын
Ahmed Ali +252907790482 wskas walal shiqa nambarkisa
@Roblox-er5mj8 жыл бұрын
haa shugran wllshey shukri
@Roblox-er5mj8 жыл бұрын
mahadsanid wllshey shukri masala
@fatumadadir31666 жыл бұрын
👑👑👑👑👑👑👑
@siciidjaamac39666 жыл бұрын
Ilaahoow aduun iyo aakhiraba barakeeh
@adoontiialle89578 жыл бұрын
masha alaah. aamiin aamiin shekh adigana alaha ku xafido aamiin
@hassanjama756 жыл бұрын
Mansha alaah ajar iyo xasanad alaha hakaa siiyo
@AyFaayow4 ай бұрын
Ilahey wanaag hakugu abaal mariyo sheikh
@Fahmo20308 жыл бұрын
Abaalka Ilahay swt ha ka yeelo janaa al firdowsa al calaa sujudan kugu ducynayaa inshallah barko ku nolooow☝️
@Roblox-er5mj8 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin inshallah
@geeleabdi29708 жыл бұрын
maasha Allaah
@sagalbaarlin11417 жыл бұрын
Geele Abdi alahakudhoowro aduhiyoagira
@handiyasin41267 жыл бұрын
Sagal Baarlin Amiin amiin amiin. Yaa Allah
@munaqaali89947 жыл бұрын
Amiiiiiiiiiiin ill hay hakudhawro
@halimaabshiro82518 жыл бұрын
MASHALLAH SHEIKH ALHAMDUILLAH FOR READING THE QURAN FOR US MASHALLAH NOW I FEEL GOOD ALHAMDUILLAH MAY ALLAH BLESS YOU AND YOUR FAMILY AND KEEP US IN THE DUA SHEIKE JAZAKA ALLAHU KAIRA
@mohaaz.empire5 жыл бұрын
9u
@mohaaz.empire5 жыл бұрын
Y8y
@mohaaz.empire5 жыл бұрын
Y
@mohaaz.empire5 жыл бұрын
ur u7yy99y
@mohaaz.empire5 жыл бұрын
u
@luckybeautysalon6857 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi , jizakumulaahu qeyr sheeq cabdulxaq adigana allaha ku xifdiyo adun iyo aaqaro,,, waa walaashaa Lacky Caddey ku so mariney hawada inoo dhaxeysa salaan sare oo qaali ah
@muhsinabdalle85577 жыл бұрын
ajar iyo xasanad alle haka siiyo Sheekh
@samsamiito13825 жыл бұрын
Aamiiin Aamiiiin alle cafimad hana siyo anigu wn xanusta lkn wan ladanahay sidan kula soo xidhiidhay halakana wn ka dhagaysta qoranka alle inta bugta cafimad ha siyo shiikh ma jogta burco imika
@khadijaelmi17828 жыл бұрын
Asc Wr wb Sheek Abdulxaq Ilaahaw noo kaa xifdi. umad badan baad caawisey Ilaah kheyr ha kugu amaal bariyo Jannatu fardowsa ha ku geeyo. Alaah awooda leh ha kaa kaafiyo cadowga shayaadiinta iyo inta xumanta kula jecel. Walahi Ilaah dartii baan kuu jeclahay. Quraanka aad aqrineyso Ilaah shifaa ha nooga dhigo waad la socotaa ummada Somali waa la soo weerarey Allase bey leeyihiin. Kheyr fara badan oo balaaran baan kuu rajeyn Aduun iyo Akhiraba, Alluma Amiin.
@anabibrahim85247 жыл бұрын
asc waalal sheekh labar kiisa seen kuhelikaraa
@mamaa96305 жыл бұрын
ASC SH CABDI ALLAAH NOO KAA BARAKEEYO ALLAAH DARDII AYAAN KU JECEL NAHAY ANAGANA JANADA RABI KUWII KU KULMA ALLAH NAGA DHIGO AAMIN MAAN SHA ALLAAH
@madinaalimacalin64998 жыл бұрын
mansha Allah intaa xanunsan Allah haa caaafiiyo amiin
Adeer number kada side ku helaa iso qor aniga madaxa misbaar ayaa laiiga taagaa wadnaha wey i garacmaan shaqo leyguma karo awalna ma jirin qof iga karti badan
@wariswanag57308 жыл бұрын
sheikhoow cadawga allaha kaa qabto cadaabkane alaha kaa xoreeyo aaqirne allaha kuuu naxariisto kacab xoowdka rasuulka. Scw Scw Scw Scw aaamiiin yaa allah
@Roblox-er5mj7 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabi
@deqaail65026 жыл бұрын
Aaaamiiin Yaar rabi raxmaan
@foosmohamed49745 жыл бұрын
Ahmed Ali vchh
@فتحيهمحمد-ط3ش5 жыл бұрын
Masha alah ‐'
@hamdadahir39954 жыл бұрын
ScwScwScw
@nastehahajji64606 жыл бұрын
amiin amiin amiin jazakalah khayran shiekh
@ahmedilmi26336 жыл бұрын
Nasra wll naberka telefon shikh isoo qor WhatsApp waa 4745524094
@ibrahimhassangagale69237 жыл бұрын
Eebbe adigana caafimaad ha ku siiyo iyo khayr badan intaad nooshahay, Ilaahay idankiisa ha kuugu fudueeyo daaweynta dadka xanuunsanaya.
@hassanrageali14786 жыл бұрын
tufta sheikh umada Allaha ku anfaco aamiin
@marwacabdirisaaq77914 жыл бұрын
جزاك الله جنة الفرذوس اللهم امين
@sainaballora65005 жыл бұрын
Illaahey ha ku dhowro sheekh
@soomiwood2457 жыл бұрын
maasha allah allaha nagu anfaco sheyqeena allaha kuugu anfaco lawada daar yaa rabi aamiin
@husseinhassan74966 жыл бұрын
Xcfuc
@abdiadan2695 жыл бұрын
@@husseinhassan7496 hhhhh wale adi waa ahaaatay waxaad toban sano sameyneysay hal aayad ayaa ka adag adigana dhibataa kugu filnaaa doonto weliba sameyn kugu yeelan doonto
@sahramahamed64904 жыл бұрын
Mashaah ha ku xafido sheekh
@farahninwayn77343 жыл бұрын
Mnsha Allah sheikh jazaakallah
@amalahmed50647 жыл бұрын
باسمك يا "الله" نبدأ هذا اليوم فاعطنا خيره و اكفنا شرّه.
@xaliimoliibanibraahin36626 жыл бұрын
Masha allaah
@sahromuumin98815 жыл бұрын
Sheqa xagee jogaa
@ebahmohamed77218 жыл бұрын
shekh alaah cimriga ha kuu dheereyo si aad uldagaalanto shadaadentaa insha allah
@Roblox-er5mj7 жыл бұрын
Amiin inshallah Shikh ilaahay khair hasiiyo Amiin
@anabibrahim85247 жыл бұрын
masha Allah
@fatumadadir31666 жыл бұрын
🍕😐😐😯😯😯😯😯😯😯😯😴😴😴
@libantani30378 жыл бұрын
jasaa, akalaahu khayr Sheikh abdul Haq
@ismaaciilcabdi4314 жыл бұрын
masha allah shiikh
@amiir2888 жыл бұрын
macha allah alle sheekh meshi roon haku warabiyo sheekh bisarad ayaa igu dhacdey ee igu soducee innuu alle iga dul qado
@nadifoabdi86215 жыл бұрын
Alaha Mustafa kaa dulqaad walal
@ibtisaamcumar90686 жыл бұрын
Allahu kabar alle haku xifdiyo shiikh jaza kallah
@farxiyamohamed13018 жыл бұрын
ilahay haka jasa i siyoshekh ilahy waxn ku wydiin ifkna naciim aakhirna jano insha alh
@shukriibahim13787 жыл бұрын
masha alaha jisakala sheqi
@xasanyare76605 жыл бұрын
Shiikhow xagee kaala soo xariiraa waan kuu baahanaheee
@suxufisalmaan75244 жыл бұрын
ISO ducee sh rusheeye illahaw ilaadneysi
@ayanrashid50486 жыл бұрын
mashallh shiekh alle ha ku xifdiyo adun iyo akhiiro
@wariswanag57308 жыл бұрын
masha Allah sheikhoow manta waan caafimaaday alxamdulilaah karaamad kaada cisigaa iyo sharafkaada allaha siyaadiyo aaamiiin yaa allah
@hawomaxamud4538 жыл бұрын
masha allah shikh jaskalhu kheyr ilahy ajar haku siyo
masha allah sihir yg ditubuh saya bereaksi dgn gatal2
@jiijacadeey61497 жыл бұрын
shekh abdul xaq qeyr badan allaha kaa siiyo tufta waan ku daadwooway maasha allah waxaa aad ii taabty marka dheheso kuwa qadka kujira & kuwa aan ogeyn allaha kasaaro dhibta waa duco gaareysa cidii mumin ah maasha allah
@gouledmahamoud67727 жыл бұрын
jiija cadeey Bell f0
@safiyoali22458 жыл бұрын
mashaaa allaah alle ha bar skee sheek
@nimcoahmed32245 жыл бұрын
Masha Allah ilahow nu cafi
@faadumohassan62166 жыл бұрын
maasha alaah alaah yaxfidak
@Jiyaa_babe8 жыл бұрын
Masha Allah amiin
@saidnawaz30607 жыл бұрын
ماشاللہ
@Marwodeeqa Жыл бұрын
Sheekhoow ilaahsy caafimaad hs ku siiyo
@LuuleyNuux-ch2gq Жыл бұрын
Masha.allaah
@ismahaanahmed8848 жыл бұрын
Wana kuxiranahay markasta aad ino soo aqriso quraan waan arkaa sheekh allaha kuxifdiyo amiin walalkeena qeerka jeceel