Radinta Qolooyinka sheegtay inuu Qaybsamo Tawxiidka 》Dr Shiikh Abuukar Xasan Maalin

  Рет қаралды 5,598

NASRU DIIN TV

NASRU DIIN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 22
@sucaada1543
@sucaada1543 Ай бұрын
Masha Allah allow noo xafid sheekheena
@ahzalfural4850
@ahzalfural4850 3 жыл бұрын
Masha allaah barakallaah fika ilaahaw rabiyaw rabiyaw rabiyaw raxmanaw nahanuuni aamiin aamiin aamiin
@Farid3
@Farid3 3 жыл бұрын
Masha allaah mahadsnidiin walalayal
@alnasiixamedia7308
@alnasiixamedia7308 3 жыл бұрын
Maansha alaah sheekh abubakar
@muscabdaahir7610
@muscabdaahir7610 Жыл бұрын
Wllkyaw qaybtiii labaad soodaaaa khayr alaha kusiiiyee
@DariiqulHidaaya
@DariiqulHidaaya 5 ай бұрын
Nimankaan ashaaciro dadki waa dhumiyeen iyana dhume Ilaahow tawxiidka fahamsii Ma ay fahmine
@someonesomewhere4344
@someonesomewhere4344 3 ай бұрын
Towxiidka uusan nabiga noo sheegin aad raac ledihiin waamxy?
@maxamedcumarbuloow4655
@maxamedcumarbuloow4655 2 жыл бұрын
Maashaallh
@bashaashtv7084
@bashaashtv7084 3 жыл бұрын
M.a
@Rashid-dy7pc
@Rashid-dy7pc Жыл бұрын
Beenlow bidcoole ah baa thy Kitaabka jawharatu tawxiid ee bayjuuri sadexdaa u qaybiseen xagee ka keenteen 1 ذات 2 صفات 3 أفعال Sadexdaas xagee ka keenteen
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz 7 ай бұрын
subxanllh maxa shekha ugu gafaysaa is qarxi nooh ina is qarxisa ka so dhaw e
@DariiqulHidaaya
@DariiqulHidaaya 5 ай бұрын
Ashaaciro tawxiidka ma qaybin miyaa sheekhow adaa tanaaqud ku jiree isa sax
@AxmedAbdi-nk6ju
@AxmedAbdi-nk6ju Жыл бұрын
Aqiiran 3 qeyb inuu towxiidka yahay qur.aanka ayaaa cadeeyay waliba si cad ayuu u suganyahay في القران الكريم المنزل من رب العالمين
@Rashid-dy7pc
@Rashid-dy7pc Жыл бұрын
Waxa la qaybshay Allah ma ahee Waa xaq Allah leeyahay waxa la qayb shay oo ah الوهية Waxaa laga wadaa cibaadada Allah u gooni yeel ,ee ha la aadin qabri iyo shiikh ربوبية Waxaa laga wadaa maamulka iyo awooda Allah u daaye , joojiyana shiikh baa duilay shiikh cirka haya اسماء وصفات Waxaa laga wadaa magacyada Allah uu isku sheegay ku bari Ee ha oran magaca shiikh cabdulqaadir baa kugu baryayaa
@fahadabdulkadir4631
@fahadabdulkadir4631 Жыл бұрын
Zxp muqalkan hada dhameysato Adigon waxba Dagal iyo Difaac galin wey kuu kala Cadaane kaliya dhageyso only ogow Xita hadi adan ku raaceen Qofkan wuxu aaminsanyahy. 3 towxid iyo waxaasna ma jiraan for sure
@MuxamadCabdulahi-wg8el
@MuxamadCabdulahi-wg8el Жыл бұрын
Waxba kajiran khuràfaad wye
@AxmedAbdi-nk6ju
@AxmedAbdi-nk6ju Жыл бұрын
Ninkii rabo waaaa loo keeni karaaa. Raaadidiyahow
@AxmedAbdi-nk6ju
@AxmedAbdi-nk6ju Жыл бұрын
Kkkkkk war wxaaan axmaq waaye dad buu ku ceebenayaaa inuu towxiidka qaybsamo lkn ayaka sidey u qeybiyeen ma ogo isma arke islaamka ayuu ceebeyaa ayaaan maqli jiray kitaabka ay u yaqaanaan عقيدة العوام kitaabkaan wxaaa Ku yaaalo alle 20 shay waaaa u sugeena 20 shay waaaa mustaxiil 20 shay waaaa Ka anfineena 20 20. 20 20. Cajib walhi anagaaba 3 ooo kaliya shaknaba ayaka 20. 20 maxaaaa caqligiina hadaan isticmaaalo 60 Allah miyaaa jiro ileen wxaaad dhahdeen 20 sifo waaa mustaxiil 20 sifo waaa u sugeena. 20 iyo 20 iyo 20 markii la isku daro 60 ayay noqdeen waaaa caqligiiine ma ogtahay
@Haashim365
@Haashim365 5 ай бұрын
Adigoon waxba hubinin ha iska doodin waxa aad kadoodeysid ayaadba qaldoysaaye bal kakeen kitaabka 3meelood oo min 20 ah bal car waa kaase kakeen kitaabka caac lama rabee
Jibaalul xasanaad Dr sh abukar Hassan maalin
50:51
dhaay media
Рет қаралды 23 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН
Ilaalinta waqtiga by faliilatu Sh Abuukar Xasan Maalin
38:10
MASHIISH MEDIA
Рет қаралды 10 М.
SH AHLU SUNA AH, OO SH. UMUL  CILMI BADAN  U  FAA'IIDEEYAY.
23:57
MCN Somali TV
Рет қаралды 3,6 М.
Radinta Shubahaadka Wahaabiyada 》Dr, Shiikh Abuukar Xasan Maalin
13:32
CORAN POUR DORMIR QUI APAISE LE COEUR (Recitation magnifique) 2021
1:31:41
DOUAA PROTECTION
Рет қаралды 11 МЛН
towxiidka Oo Sadax looqeebsho  sh nuur cali jaamac
30:16
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 4,4 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03