Yaa dhageysanaya 27/7/2019 Sharaf korkaga ha ahaato inader 🤗🙏💕
@xaquhadasho732411 жыл бұрын
alla rahma rose ilahy ha ku dhawro walhi heestan markan dhagaysanayo xusus an cadi ahayd ban gala wanan ilmeya coz tariikh dheer bay i xasuusisa alla jacaylaw ax ax ,,,,,, ilahw arimah an niyadayda ku hayo i rume insha allah amiin ya rabi
@azoum36078 жыл бұрын
xaq u Hadasho insha alhh qali way ku hagagayan every thing🙏🙏
mar buu guur ii ekaa waa tad i galafatee war ragoow aan isk dayno dumarkeena ilaahay inagu daray aaan ilaashano oo aan xumaanta ka dhawrno waa hanti ilaahay ina siiyee oo intaad dumar nimada dhaafisaan hadana ifka ha u necbaanina waa hanti ilaahay na siiyee waa sobobta iyaguna imika inoo naceen eey rag cadan oo wada ajanib ah inooga raceen waayo naxariis iyo nugayl bay inaga wayeen marka aan u naxno sidaan marka hore u jecelnahay eenka furanayno qasnada marka danbana aan u jeclaano dumarkeena
@haniabdi111411 жыл бұрын
HEESTAN WAKHTI DHEER AYAN DONAYEY THNK EAGLE OCH RAHMA
@user-dh9bd5st6t5 жыл бұрын
Hees kamid ah micnaha wax ku oolka ah xmabaarsan. Waa hees murugo ah oo loogu talagay in gabar kasta oo sharafteeda lagu ciyaaro in qabrigeeda looga dul calaalo. Waxayna aad u macaantahay ee marka kabanka loo garaacayo ee ay aamina faarax qaadayso. Somali wayn waligiin is taageera
Heestan waxa iska le fanaanad reer Djibouti ah oo ku jirijirtay kooxdi gacalmacaan, ruwadi baanan hada xasuusane ruwayad Djibouti lagu dhigay baay ki jirtay 80 nadii
@salmahassan96923 жыл бұрын
who is here 2021🤔
@safiya51313 жыл бұрын
esh calaa hesihii djibouti , xasuuuuuuuuuuuuuuuus riwayadii ibrahim gadhleh alaya raxmu, gabadhii washmankeedu ureyay , lol , lakin waad la kentay hesta sis
@daheraden50874 жыл бұрын
Bro alah ka cabso naagtan heesaheeni guratay cod maleh oo takale amina faarax meelba kagama dhacayso!!! Soyons francs !!! Elle est nulle à chier cette fille !!! En plus elle est pas très bonne comme actrice!!!!
@MrA3650012 жыл бұрын
somalidaa hesaha dhagaysata sandan cusub waxamoda in ee hesaha mirahoda dhagta u dhigiin gabdhaan waxee ka hadlayasa reer ka etahay aya ah daad laga tirabdan yahay ee somalidu faquuqdo marka hesta fahma in taa is cayeey saan somaliyeeey
@alidikkie111 жыл бұрын
sxb waxba ma ogid duumaarka qurqurxoon maba gaboban sxb rahma iska nolow kurus ilaa kurus
@daheraden50874 жыл бұрын
Naagtani heesihi reer jabuuti maxa ku saliday iyadon cod lahayn !! Uf!!!!
@samelmi123510 жыл бұрын
rahma rose waa faanaanad fican lkn waxan dhihi lahaa sumacada ha iska cayaarin oo iska daa heesa aad ka daba xadayso fanaaniinta abaawo raadso oo heeso aad aduu leedahy soo qaad. heestan waxaa iska leh amina cilmi farax wabar ok sidaa ula socoda
@moustassamatar51407 жыл бұрын
heestan waxaa iskaaleh hawaa hiraan markii ay jubuti jooktay ee kooxdii sharaf band heestan ruwaayed koo jiurtay...amina farax waa tuugaad....xawa jubuti star 81 to 86 then she left jabuti to imaarat
@jaimelavie772111 жыл бұрын
rahma walal hestan miyad iska jeclateey missee wa qisoo kugu dhacdey waayo aad bay murugadu kaga muqata
@daheraden50874 жыл бұрын
Wll hestan aamina faarax aya leh: gabadh caan ahoo reer jabuta ah oo fanaanad ah!!! Googlegaree wad arki doonta
@r.a.oehlers5010 жыл бұрын
move
@omardanyerow84492 жыл бұрын
Hablaha gaagaaban jacaylba jacayl ayay kusugaan waaxay heestaan suicide ah raxmo habar hadaad noqoto jacayl ayaan kuuhayaa maad kuriyootay heesta kulaabo hurdada riyadi baa is fasiraysa oon kuugu imaaniyee
@SalBreezy4 жыл бұрын
🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡
@r.a.oehlers5010 жыл бұрын
ove
@B3868812 жыл бұрын
Garaad waad is ogtahay ee u soo lawo inanta lol
@sameysane13 жыл бұрын
AUTOTUNE
@issahak8512 жыл бұрын
Naa 4 jeer na dhimo ,2 jeer dhintey kulaha ,naa hooy heestani amina faarax ku so can biximeysidey ee heeso sameyso
@abdiali77312 жыл бұрын
heesta waxa iskale amina farah, o ku magac dheer amina gacanle xidigta jabouti. waa copy.action way kentay rahma lakiin codkii amina farah ma gadhayso walhi.