Rajadii C/Raxmaan Cirro oo god dheer ku dhacday iyo kooxdii Ceel-Afweyn oo la fashiliyey.

  Рет қаралды 3,868

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Күн бұрын

Cirro wuxuu xisbigii Waddani gacanta u geliyey kooxdii Madaxtoyada Somaliland soo dhacday ee hantidii qaranka si mug leh u lunsatay iyagoo danohooda gaarka ah u adeeganayey.

Пікірлер: 40
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 Сағат бұрын
Wa ruunta xaqiiq geesi ❤️
@husseinissa2595
@husseinissa2595 33 минут бұрын
Great man. Keep up the cheers
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 53 минут бұрын
Mashaa Allah gesii gesii dhalaay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 9 минут бұрын
Xabad baa lagaga eryaya isaga iyo ina kaahin xabad..baa iga going walaahi bilaahi
@husseinissa2595
@husseinissa2595 31 минут бұрын
Ubaxle , nin aad noogu dheer. Somalilander dhab ah.
@abdillahiabdi7211
@abdillahiabdi7211 15 минут бұрын
Rajadii Huwanta oo God dheer ku dhacday
@salebanfarah2497
@salebanfarah2497 37 минут бұрын
Adeer xaasidnimada iska daa madaxdana ha aflagaadayn
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei 3 сағат бұрын
Buurnadow uyo ina xashi iyo xirsi saddexduba waa xaarwalwaal
@dayroday8133
@dayroday8133 4 минут бұрын
Ibnu xalaal run baad sheegtay
@Yasmin-ub2tv
@Yasmin-ub2tv 4 минут бұрын
Ninku run sheeegsanaaa
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 3 сағат бұрын
GUUDIDA ICTASAAM HABER JECLO NAMA MATALAN SULDANKA GUUD HABER JECLO Aya AFKA HABER JECLO AY NA XUKUMA HADAN NAHAY HABER JECLO ISAGAN SUUGAYAN. XISBIGA KULMIYE AYAN DORONAYAN
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 7 минут бұрын
Walaahi Baan ku dhaartee cod haday ku tagine waayaan xabad Baan ku bilaabaynaa
@ibrahimoogle3379
@ibrahimoogle3379 25 минут бұрын
Waynagu.metelaan.goaankii.ceelafweyn.eeoy
@nathra7351
@nathra7351 2 сағат бұрын
Kooxdan alshabaab ee xirsi gaab sameystay inaataanu London lagu xidhin uu sameeystay wadani walaahi inaanu soo baxaynin wadani oo codkii xaqsoor lagu badalay ishalah
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 3 сағат бұрын
UBAXALE MEDIA GEESI GARAN AYADA TAHAY NOLOW. XISBIGA KULMIYE AYAN DORONAYAN SOMALILAND GUUL GUUL GUUL
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 Сағат бұрын
Ciro waa ku daayay, waayo waxa la socda oo dhami waa tuug iyo shufto, raba in ay wadanka dhacaan oo huwan ah
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 Сағат бұрын
Xirsi iyo xaashi waa laba tuug ilaahay haka qabto umada
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 Сағат бұрын
Kan waa doqon aann garanyn awooda ragan iyo waaqica Somaliland
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 45 минут бұрын
MAAD WAX SHEEGTID, HADAAD WAX HAYSID????.MIDA KALE CIRO, SOMALILAND MABA AAMINSANA!!!.
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 10 минут бұрын
Walaahi I aan muse somaliland Dib uga talinayn xitaa...haduu dad ka hadho qofka u horsetail ee xabada ku bilaabayaan ahay walaahi bilaahi
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 Сағат бұрын
Wajigiisa waxa ka muuqata cadho iyo dhul la dhac odeygan hadlaya dhiigii baa ko ka ay boowe uber kaagii iskaga noqo siyaasada yaad ku waalane
@salebanfarah2497
@salebanfarah2497 38 минут бұрын
Adigoo fartaada eeday markale folosh how codayne adigoo u fiirsanaaya ciraa faa iido roone dadyohow foodkiina siiya
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 26 минут бұрын
Ninkaan 3 maalmood muu seexan wuu ooyayey lacagtii uu qadan jirey ayaa soo gabgabowdey miskiin
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 2 сағат бұрын
5% na kumey hadhine 0,001% kama heleyaan...
@FaaraxJaamac-m2m
@FaaraxJaamac-m2m 3 сағат бұрын
Alayalaha ubaxle lawa runta ayaad .uu sheegataya wadani
@cabdiqadircali3239
@cabdiqadircali3239 6 минут бұрын
Walaahi waa inoo xiniinyo ...dhimasho u diyaar garooba....hadaan ciro.fuulin kursiga ninowna ha filan nolol iyo caac danbe
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 2 сағат бұрын
LA WADA OGI, WADANI WAA QUDHUN URURSADE, WAA QAXOOTI SIYAASADEED WADANI BAA URURSADA.... CIRRO ARAGTI XUMAA, ARAGTI GAABANAA, NINKAASAA RABA IN UU SIYAASAD KURSIGA KU FUULO... CIRRO RAGA LUGOOYEY MA AHA XIRSI IYO INA XAASHI, RAGGA LUGOOYEY WAA RAKAABKIISA LA TALIYA EE CUQDADA QABA EE GUDDI KU SHEEGA GARXAJIS, WAA CADDA GUDE, IYO INTA KA AMAR QAATA EE RABTA IN AY U TALISO SOMALILAND. GUDI KU SHEEGA GARXAJIS BAA DHEGTA UGU QABTEY IN UU 2DAA TUUG SOO DHOWEYSTO SIDEE LOOGU AAMINI KARAA MUSTAQBALKA SOMALILAND ?????
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 сағат бұрын
Markay kulajoogeena ragfiicanbay ahaayeen markay kaatageen ee ay idinfahmeena waa ragxun yaakaayeelaaya?
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 2 сағат бұрын
LA WADA OGI, WADANI WAA QUDHUN URURSADE, WAA QAXOOTI SIYAASADEED WADANI BAA URURSADA....CIRRO ARAGTI XUMAA, ARAGTI GAABANAA, NINKAASAA RABA IN UU SIYAASAD KURSIGA KU FUULO... CIRRO RAGA LUGOOYEY MA AHA XIRSI IYO INA XAASHI, RAGGA LUGOOYEY WAA RAKAABKIISA LA TALIYA EE CUQDADA QABA EE GUDDI KU SHEEGA GARXAJIS, WAA CADDA GUDE, IYO INTA KA AMAR QAATA EE RABTA IN AY U TALISO SOMALILAND. SIDEE LOOGU AAMINI KARAA MUSTAQBALKA SOMALILAND....
@munasuleman4996
@munasuleman4996 Сағат бұрын
Cabdiraxmaan ciro hala yimaado siyaasada ka iibsanta inta u ku dul wareegayo HJ..HJ qudha madaxwayne u noqon maysid ee Somaliland oo dhan baada cod ka rabtaa ee kasbo muwaadaniinta oo qanci soo bandhga waxa qabadkaaga
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 33 минут бұрын
Kkkkk heego isku dirka garxajis iyo habr jeclo ayaay ku nolayeen waa laa soo AF jaraya caac caac cabdki ayaa kaa dhamadaye
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 2 сағат бұрын
Adeer Boror Buur MADAW ayaa TAAGEERAY Craxmaan CIRRO MARKAA ADIGU HADAAD HABAR JECLO RABTAY INAAD HAGTO WAADKA SEEXATAY WAANA LAKALA ADEEGTAY BARI IYO GALBEEDBA EE CRAXMAAN HAKAFOGAAN MUCAARADNIMADIISA.
@hamdahassan3685
@hamdahassan3685 3 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 24 минут бұрын
Kan dhiikar ayaa ku dhacay suudka beenta gashan waa qabileeste xun
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 3 сағат бұрын
Waar qabyaalad iyo xuman baa ku madaxmartay
@MaxamuudAxmed-ws5rb
@MaxamuudAxmed-ws5rb 4 минут бұрын
ubaxlaw waxaad ku cadaatay maxamed abokor oo afkii dhaka dheere ayaad ku hadlaysaaye inta yar ee kaaga ururi lahayd viuw ga ayayaad iska xumaysay
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 24 минут бұрын
Adigiyo iyo ali duldul Ibrahim caydid iyo musse bihi mahamed kahim habarjeclo 4 tina qof mamatashan 100 kiba 95 wahay fuliyeen awamirti saladinta sharaftabadan way fushay labada xisbii ee kaah iyo wadani 10ka subahnimo 13 novembre wa xisbiyo qaraan ciro waa madahwene qaraan 13 novembre ohiinta dhaaf adiga iyo ali duldul musse bihi u nadayay bey bey musse iyo moryantisi
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 28 минут бұрын
Ax heego way ooyayaan wuxu jilicsana
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu Сағат бұрын
Waar nimankani ma wasiirka maaliyada iyo m/weyne ayey ahaayeen wax aad mala awaaleyso fadlan dadka hala hor iman
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 27 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 117 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 700 М.
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 194 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 27 МЛН