RAMADAN DAY 5: 20 JIR IYADOOW AH BAA 14 JIR GARAACDAY

  Рет қаралды 35,930

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

4 ай бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 195
@inamohamett1693
@inamohamett1693 4 ай бұрын
Ayantan quruxdaadu waa never seen never heard ❤masha allah🥰
@salma.abdirahman3134
@salma.abdirahman3134 4 ай бұрын
Wa makeup
@amaladan5579
@amaladan5579 4 ай бұрын
​@@salma.abdirahman3134 Bisha Ramadan iyo xaasidnimo😮😅 maseer caadi ma aha never seen never heard 😂
@maymuun7956
@maymuun7956 4 ай бұрын
​@@amaladan5579waa saas naagaha qaar
@faizahassan3241
@faizahassan3241 4 ай бұрын
NOTHING IS FREE if something is free you're the ✨PRICE✨
@samiraahmed1508
@samiraahmed1508 4 ай бұрын
😂😂😂
@Samsully_
@Samsully_ 4 ай бұрын
Allahuma barik sis you are glowing 😍😍
@salmo.1
@salmo.1 4 ай бұрын
Allhumma barikk quruxdada wa saidd baryahan fartuneey MUAHHH 🤍💋💐
@zunduzahmed2019
@zunduzahmed2019 4 ай бұрын
Jidka ubaneeya 😮mardhaw dhulka kula goyna 😅waa inaa tartannaa dheh tartarnaa ma ahan fartuney abaayo ayantaa balwadaa inoqotay waa ku jeclahay qaali❤❤
@quenidil3638
@quenidil3638 4 ай бұрын
Ayyy ❤thank you Cwada dhan ku sugayi yqy ina ano ku dawan seexdo diidayi finally waa is keenty ❤
@SalmaSiman-lz9wc
@SalmaSiman-lz9wc 4 ай бұрын
Masha Allah ❤
@user-hb4ym7mj5l
@user-hb4ym7mj5l 4 ай бұрын
My queen hormar wacan ❤❤❤ ramdan kareeem
@user-dq2gs1pv1k
@user-dq2gs1pv1k 4 ай бұрын
Masha allaah tabarallaah Ayaantaan Nuurkaga Baxoya My Sister intii dhmn Videos Ramadanta Waan ku Daawaday hal Xabo Ayaa ii dhiman love you sister from Hargaysa❤🎉
@deka4222
@deka4222 4 ай бұрын
I mean let's talk about your beauty allahuma barik💕😍
@aminaali8887
@aminaali8887 4 ай бұрын
Masha Allah welcome back fartun duvet ❤❤
@NasraSaid219
@NasraSaid219 4 ай бұрын
Masha’Allah we need makeup tutorial sis ❤
@user-fv1ho6yn2k
@user-fv1ho6yn2k 4 ай бұрын
YES WE NEED
@sumeramoha9892
@sumeramoha9892 4 ай бұрын
My queen keep going dear ❤❤
@ridd2267
@ridd2267 4 ай бұрын
Fartun you truly crack me up 😂😂😂 also here’s the 👏🏽👏🏽👏🏽 for your healthy Ramadan so far and inshallah I’m gonna have to try the cinnamon rolls cuz I love them too😂❤️❤❤
@xurmaysan6655
@xurmaysan6655 4 ай бұрын
My queen gang meelna hanaga tagin wadku hakugu yimaado furaashkaagee 😂😂❤❤
@FarruunMaxamed-xb7fr
@FarruunMaxamed-xb7fr 4 ай бұрын
Make up is makeuping😍
@fartun9503
@fartun9503 4 ай бұрын
Thanks sami
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo 4 ай бұрын
Allahumma barik sister great idea.
@bosteyoelmi5480
@bosteyoelmi5480 4 ай бұрын
Wn jclhy video yaasha aad ramadaanka noo soo dhigtid❤❤
@najmaahmed318
@najmaahmed318 4 ай бұрын
I love this girl wlhi ❤
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 4 ай бұрын
Aadban u jeclahay ee ibar fartun ❤🎉
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 4 ай бұрын
Sheefunaa be care ful . Wxbilaaaha Majiraane . Ramadan Kareem sister
@haninora533
@haninora533 4 ай бұрын
Waa ku sallaamey Quruxeey Ayeyadey wexey dhihi jirtey Fiiiiiiishiiiiiii Allaha u naxriistee xbbti wax bilaash Ah majiro👀☀️🌻💫
@haachannel8793
@haachannel8793 4 ай бұрын
Fihi shey ء caadi maaha ayey
@hindahodan938
@hindahodan938 4 ай бұрын
Caqliga illahay hakuu barakeeyo wax bilaasha aduunka ma jiraan Gurigaaga joog quruxey ❤😂
@oo-cc8ku
@oo-cc8ku 4 ай бұрын
Shefunna thanks for the video and the laughs 😂
@TXT-lover60
@TXT-lover60 4 ай бұрын
I love this girl❤
@nadaabdi1515
@nadaabdi1515 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 fartuun walaahi waa igu qoslisay aniga camal aa tahay 💯 qof aamine maayo waqtigan lagu jirto waa waqti xun oo walaalka iyo walaasha la aamine karin ilaahay hana xafido dhamaantiina ❤ love you sis
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Love you too and haa walaahi. Holiday la’aan lee ahaan karaa 😂😂
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak 4 ай бұрын
Ma aaminee fartuuneey cunta kasta ood soo galiso Ana waan tijaabiyaa ee cabitaankii video gan ka horeeyey waxad ka dayn lahayd timirta badan kaliya laba xabo Lee ku daray macaan kaalay iska arag❤😊 thank you qalbi buste
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Masha allah mar kale baa isku dayi. Saas baa sameyni ❤️
@fariixa8200
@fariixa8200 4 ай бұрын
​@@FartunDuvetGirliyo mooska ceerinka waaye heelkana ka yaree prefect noqonaa
@nyg1162
@nyg1162 4 ай бұрын
Masha Allah qatar❤💪🏽
@FardowsaMohamedmohamud-mk3ro
@FardowsaMohamedmohamud-mk3ro 4 ай бұрын
Manshalh walashy fartun ❤❤❤❤❤
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 4 ай бұрын
Dhalalkaa baxaya beryahan chefuna ❤
@abdinasirmohamed5313
@abdinasirmohamed5313 4 ай бұрын
Aada u qurxantahay m.a ❤😊
@barackobama6738
@barackobama6738 4 ай бұрын
Hahaha Jab weyn waaye thanks , I’ll try the cinnamon rolls
@user-yi1ko4mx7p
@user-yi1ko4mx7p 4 ай бұрын
Ha aadin❤
@hibowaberi3162
@hibowaberi3162 4 ай бұрын
MashaAllah wllo
@ZamzamMusa-gc7nl
@ZamzamMusa-gc7nl 4 ай бұрын
Fartuuneey saas baa Thank you ugu dhahdayba adoon xumaan ku samaynin 😂 markay videogan daawadaan
@munajama1023
@munajama1023 4 ай бұрын
Anoo aaaahhh siidahayo aba igaceshatey 😂😂😂
@Ruweydorubaa-vc2cg
@Ruweydorubaa-vc2cg 4 ай бұрын
Fartuun naftda wa jeceshahy wlhi ❤😂
@ninawarsame3344
@ninawarsame3344 4 ай бұрын
Delious ❤
@dekamahamoud7749
@dekamahamoud7749 4 ай бұрын
Tu es là best ❤ queen 👑
@NasraSaid219
@NasraSaid219 4 ай бұрын
Omg I was watching Iftiin models episode and this feels a refreshment. Indeed Nasra got a competition lol 😂😂❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
They need me on there lol I would teach her my own recipes
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 4 ай бұрын
😂😂Fartuuney haisku aadin thank you dheh walhi wax firiya majiraan ana kadaran 90 ka qiso lee dhagesta❤
@YaasirYare-zg7vb
@YaasirYare-zg7vb 4 ай бұрын
Chefuna dough ga ina no sameyse ahed from scratch 😂❤ other than that 10/10🎉
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 ай бұрын
Alalh ban ku dhartee we are the same waxan dawada crime story yada heer waxn garay inan cidna aminin wlahy tikton ku jiraa 😢
@Mabule33
@Mabule33 4 ай бұрын
Fartuun❤
@asaamhussein4913
@asaamhussein4913 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂I’m crying fartuney madagalami jirtey yaab waaye
@Farhia_ali
@Farhia_ali 4 ай бұрын
QUEEN. GURIGAADA. JOOG. BARUUR. GURIW. TABAR. UMAHEENO MAHASANID. DHEH. WAXEE. SOOWADAAN. IYAGA. ILAAH. KUCELIYO ANAGA. A AANTAADA MAJOOGIKARNO. XABIIBTI❤❤❤
@deqadalka9953
@deqadalka9953 4 ай бұрын
Hayeey fartuun is aaminaad majirto yaalagu qalan😂😂😂 wlh qofna ha aaminin
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q 4 ай бұрын
Duni lays aaamino ma joogno be careful abyo ❤
@ahmedmahdi88
@ahmedmahdi88 4 ай бұрын
Ilaahay ka baq oo diintaada baro oo xaaraanta iyo xalaasha kala baro.
@user-id5xn6to3z
@user-id5xn6to3z 4 ай бұрын
Ha aadin abayo
@user-oe5tu3eu8p
@user-oe5tu3eu8p 4 ай бұрын
Woooh
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 4 ай бұрын
I love you abayo 😂❤
@AmaalApdy-mr9po
@AmaalApdy-mr9po 4 ай бұрын
Fartuun caqli bey la buuran thy mancha allaah 😂❤❤
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 4 ай бұрын
This too much tuuney you don't need to add yogurt, brown sugar, butter kaliya foolyada iyo sinimonka iyo sokor cadiya markasta anaa samysta wxaas qarash ah ha is galin❤
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 4 ай бұрын
Asc wr wb abaayo iska ilaali waxaas oo kale wax macquul ah ma ahan. Ilaahey ha ku xafido.
@turkeyvlogtv5394
@turkeyvlogtv5394 4 ай бұрын
Taas ana sameeyey 😊gabar iyo walasheed ban wada garacay ilmo yar baana ahane 😅waqtiga
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 4 ай бұрын
Haysku aadin no no
@ismahanmohamedismahanmoham3054
@ismahanmohamedismahanmoham3054 4 ай бұрын
20 wiil hore usiwado hadii kale barurtada la Kala gadana😂❤❤
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 ай бұрын
Ha aadin
@user-hb4ym7mj5l
@user-hb4ym7mj5l 4 ай бұрын
Waa jab dhaxdhaxaad❤😂😂😂
@hamdiahmed6695
@hamdiahmed6695 4 ай бұрын
Fartuuney qofta kaliya da’deeda kufaanto waan kaa Helay qalanjadayda 😂😂😂 kalsooni iga galisaa hadalada ma aqaano sawabta big fan +walalshay ahay wll gang❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Cimri dheer waa lagu duceystaa umada hada wee jiran yihin 😂😂😂❤️
@asmaabukar994
@asmaabukar994 4 ай бұрын
keep going
@filsanmohamed795
@filsanmohamed795 4 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh alla muuqaalkaan anoo sooman daawaday aaaah kumalahoo qosolkaa iga dhamaadey 😂😂😂😂fartuney waa iga nixisey
@Sahramohamud.
@Sahramohamud. 4 ай бұрын
kkk fartuuuun you are so funny meelna walaley heysku aadin😂
@gaasira
@gaasira 4 ай бұрын
😂😂😂😂 amaa lai qashaa kulaha abaa ani horay makuracaa😂
@shahmaadmahad7957
@shahmaadmahad7957 4 ай бұрын
❤❤
@idilmohamud5410
@idilmohamud5410 4 ай бұрын
Waad iga haysaa like iyo comment lkn wlley ciyoow soo dhig video ga plz wn ku sugaa ilaad soo dhigtoo anigoo 7am shaqo leh Lobe u mi princess❤❤❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Love you and haye. Dhibka waxaa waaye afur waa 6:10pm markaas lee wixii dadamiyaa. Than editing baa galaa. Mar mar internet baa culus iga noqdo but in sha allah waa isku dayi by 7pm inaa soo saro
@MohamedMohamed-mw7ji
@MohamedMohamed-mw7ji 4 ай бұрын
haka yeelin
@agentperish3414
@agentperish3414 4 ай бұрын
Fartuuney malmahan wa shidantahay sxb hadal ma kareysid ❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Haa walaahi war ma ogid jecel baa igalay
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 ай бұрын
Naa fartuun baatigan waxkalaa kutahay❤
@lakifarah4545
@lakifarah4545 4 ай бұрын
Wcs wr wlllshay❤❤❤❤❤
@Is_Sheverthing
@Is_Sheverthing 4 ай бұрын
Criminology and forensics😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭
@ilhaandaaha3164
@ilhaandaaha3164 4 ай бұрын
She did in bachelor 😂😂
@WardaMohamoud
@WardaMohamoud 4 ай бұрын
😂😂😭😭😭😭
@aminaadan1606
@aminaadan1606 4 ай бұрын
Hahahah don’t go sis 😂😂
@BirimoBeelo-ql1wl
@BirimoBeelo-ql1wl 4 ай бұрын
Balaaayo habarato hadaa la ii bilaaway maadada forensics subxanllaaah maadada dhan nuuc nuuc kale wye waan ku wareeray
@mushtaaqabdii
@mushtaaqabdii 4 ай бұрын
Fartuney ina fargetada igu dhufata ka cabsaday😂😂😂
@user-qs2sh9oy5m
@user-qs2sh9oy5m 4 ай бұрын
Don’t go please 👍👍
@user-ze6kc1vg9m
@user-ze6kc1vg9m 4 ай бұрын
add English subtitles plz
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 4 ай бұрын
Ayeeyo isniino wa baqday😂 saas ka rabaa ha tagin joog gurigaga 😂
@naimofarhan1952
@naimofarhan1952 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 love you sister 💋🙌
@HamdaOmar-qn5ce
@HamdaOmar-qn5ce 4 ай бұрын
I love you fartun ❤❤❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Love you more ❤️
@cadeycali3417
@cadeycali3417 4 ай бұрын
Baruurtada baa la rabaa in la gurto 😂😂😂😂
@B-0922
@B-0922 4 ай бұрын
Walhi anba sida oo kale ba ufakiraa aduunka wax free ma jirto Take Care Wllo Gang 🤕
@user-ep1qi8gx7o
@user-ep1qi8gx7o 4 ай бұрын
Waa inaa tartarna 😂😂😂
@Mayaninha
@Mayaninha 4 ай бұрын
🫶🏻🫶🏻🫶🏻
@khadroali1649
@khadroali1649 4 ай бұрын
Double cream waxaa Afsomali lagu dhahaa labeen.
@user-zm2rq3eg6e
@user-zm2rq3eg6e 4 ай бұрын
Wlhi wan qoslay 😂😂 aar ceeb weyna
@hananabdirisak7167
@hananabdirisak7167 4 ай бұрын
jab weyn aya ku dhacay😂😂
@ayaan6369
@ayaan6369 4 ай бұрын
Fartuun ramadan make you glowing .a🥰
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Thank you it’s truly my favorite time. I feel really happy
@MinaMinana-kq1nv
@MinaMinana-kq1nv 4 ай бұрын
Al fartuun fanka naga yaree 😂😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Walaahi wow buu ahaa 😂😂
@shukrishu7309
@shukrishu7309 4 ай бұрын
Fartunn maalmahan wax free eh majiraan hawada lacag noqo rabto be careful abaayo❤
@mschanalssi1411
@mschanalssi1411 4 ай бұрын
im especial for you
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 4 ай бұрын
Don't trust any one sis only your mum and dad. 2024 cabsi cabsi waye 😂😂😂😂take care
@zahrahabarwa3322
@zahrahabarwa3322 4 ай бұрын
Asc Fartuun kuwaan lasoo garaacey wey gartarnaayeen an umaleynaa gardaraalow maguuloisto
@user-xf3wm1jj5t
@user-xf3wm1jj5t 4 ай бұрын
Fartuuney hlkee kugusodira ilatali baan kuhaya cajiibe❤❤love you abayo❤❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 4 ай бұрын
Love you too. Instagram waa fartushh meshaa igu soo dir ❤️❤️❤️
@safiaabdullahi692
@safiaabdullahi692 4 ай бұрын
Don’t go please
@amiirahyusuf304
@amiirahyusuf304 4 ай бұрын
Kkkkk baruta ayaa lagamiri rabaa fartuun😂😂😂 ha adin abyo wax waliba ayaa kasurabo
@ahmedday2025
@ahmedday2025 4 ай бұрын
Wadan kaleh hadaan kugu aragno waa lagu taagay lee soomaahan😅😅hees aan kuu so sameenaa sis "Waa layqaatay l" la dhaho
@NastehoLove
@NastehoLove 4 ай бұрын
Tuuney macmcanki shalay wa sameyay wallhi qatar ahy lkn qof buran cuntadisa maha😅
@Istahillahmed
@Istahillahmed 4 ай бұрын
😂😂😂😂 😂😂😂😂😂 I just want
XABADKA IGA DHACAY AMUU IGU NACAA?
12:12
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 29 М.
RAMADAN DAY 9: MY BULLY BAA DUMASHI II NOQOTAY
8:34
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 23 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,7 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 9 МЛН
80 Year Olds Share Advice for Younger Self
12:22
Sprouht
Рет қаралды 1,4 МЛН
Testing Viral 2-Ingredient TikTok Recipes 🍩 🍫 | Part 7
21:56
Tina Yong
Рет қаралды 1,3 МЛН
How a Mexican Found Islam in a Church? - “I’d NEVER Wear HIJAB!”
28:18
PRANK: HOOYO MAALIN WALBA 2 SACADOOD BAA GYM CIYAARA
13:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 85 М.
WAA MAXAY AABE DHIBKA HAYSTA?
13:24
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 107 М.