Ramadan sheekyada cuntada caloosha usocot siineeyso

  Рет қаралды 28,785

Cafimat Fican

Cafimat Fican

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 2 жыл бұрын
Hadalkaaga macaani wuxuu taabanayaa qalbiga mashaa Allah illaahay ha ku barakeeyo
@foziaalihassan4866
@foziaalihassan4866 2 жыл бұрын
Kkkooollb
@suhaylayousuf8648
@suhaylayousuf8648 2 жыл бұрын
M.a yaz i like when you say walaalo ❤ from hargeisa
@libaanchannel2552
@libaanchannel2552 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah Jizaakalah
@umuyusuf7484
@umuyusuf7484 2 жыл бұрын
Maxa habaryar wad nacade dadki ad ka dhalate yutubka salax bad ku mashqushe iyo dadkisa kasna sogal kana sogal sas ba cadalada ku jirta
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 2 жыл бұрын
WCS woow MashAllaah saxaa wahaan cafimad kucuun Adiga iyo family 😍😍😍😍😍💘
@kaltunmohammed9821
@kaltunmohammed9821 2 жыл бұрын
Maasha allhaa yasmin
@CafimatFican
@CafimatFican 2 жыл бұрын
JazakALlah Qeyr walaalaheey 💕
@farxiyashiiq2530
@farxiyashiiq2530 2 жыл бұрын
Mashaa alllah illlah haa ku xifdiyo habo mcn
@kikialemu7
@kikialemu7 2 жыл бұрын
*Waa Maxay Zakatul Fidri??* *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته🤝* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *👉🏼IXasuusi Aan ku Xasusiisay ☝️Allah Drtis Khyrka & Wanaaga* *👉Waa Sadaqad la bixiyo Marka la afuro Bisha ramadaan, waxaana Fidiro loogu magacaabey Afurid ayaa sabab u ah* *👉Qadarka la bixiyo* *waa Suus oo ah 4 Koombo Cuntooyinka la beego, ama 2500Gr (Laba Kiilo iyo Bar) Cunooyinka la Miizaamo ah sida Bariiska ama Burka oo kale, waana la bixin karaadhamaan noocyada kala duwan ee Cuntada, mana banaana in la bixiyo wax aan Cunno aheyn* *👉Ma waajib Baa Fadiradu ?* *Haa waa waajib. (Qofkii Awooda) ee Muslim ah.Maxaa u daliil ah ?* *Waxaa u daliil ah, xadiiskii rasuulka SCW ee uu wariyey Cabdullahi Ibnu Cumar A.K.R. Kuna Sugan Muslim* *👉Waxaa la faral yeeley Sakaatul fidriga Bisha ramadaan* *Sanadkee la faral yeeley* *Zakaatul Fidriga ?* *Waxaa la faral yeeley Sanadkii labaaad ee Hijriga Markii ramadaanta la faral yeeley* *Xikmadda loo jideeyay Zakadan?* *👉Marka hore Zakaatul fidriga wixii khaladaad iyo nusqaan ahaa ee kaadhacay intii aad soo* *soomaneyd ayey kuu kabtaa oo kaa nadiifisaa, in lagu shukriyo nimcadii aad soo* *dhameysatay ee bisha ramadaan* *👉Waxay sidoo kale Zakaatul Fidriga xikmadda ku jurtaahi tahay in dadka* *muslimiinta ahi gaar ahaan kuwooda masaakiinta ah lala farxo oo lagu abuuro kalgacayl bulshadana is jeclaato* *👉Shuruudaha Zakaatul-Fidriga waa* *👉1. Inuu qofka bixinayaa yahay Muslim, kama marna dhinaca kale qofka la siinayo inuu yahay Muslim* *👉2. Qofka bixinaya inuu haysto wax ka badan cunnadiisa maalinta ciidda isaga iyo hadduu dad masaruufaba, sida xaaskiisa iyo caruurtiisa iwm* *👉3. Waxa la bixinayo waa inay noqotaa cunno ma banaana lacag, oo kaliya haddii lacagtaasi lagu siigadayo raashin ka dibna la siinayo masaakiinta waa banaan tahay, waxaa la mid ah haddii meesha uu qofku ku nool yahay aysan lahayn masaakiin way banaan tahay in loo qaado meeshay masaakiinta joogto ka dibna halkaasi loogu qaybiyo* *👉Waqtigee ama goorma ayaannu bixinaynaa Zakaatul Fidriga?* *Sida sunnada ah ee loo bixiyo zakadaas unabixin jirey Nebigeenii NN korkiisa ha ahaatee waa salaadda ciidda ka hor* *👉Zakaatul fidrigu waxa ay waajibtaa laga bilaabo Qorax dhaca Maalinta ugu dambeysa Ramadaanka, waxa ayna ku egtahay marka marka la tukado Salaada Ciida* *👉Mar way bannaantahay, waana dhammaan maalmaha Bisha Soonka ama Ramadaanka,in aad iska sii dhiibto waa wax bannaan* *👉Markase ay ugu fadli badantahay waa xilligaSalaadda Ciiddana an la gaarin, qoraxduna soo baxdo* *maalinta 1-aad ee bisha Shawaal ama Soon Fur* *👉Mar waa XAARAAN, waana wiixii ka danbeeya Salaadda Ciidda ka dib* *Barakallahfikum 📝✍*
@zeinabahmed1795
@zeinabahmed1795 2 жыл бұрын
Miya
@farhiaali5107
@farhiaali5107 2 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo caafimaad kucuna dhamaantiin
@deeqadahir8919
@deeqadahir8919 2 жыл бұрын
Allahuma Amiin ya rabi raxmaan
@sucaadsunduschannel9329
@sucaadsunduschannel9329 2 жыл бұрын
Masha allaah Shukran abaayo
@faliselmi4787
@faliselmi4787 2 жыл бұрын
masha allh abaayo deer waa sagaaro waa saxan tahay
@sacdiyomuuse119
@sacdiyomuuse119 2 жыл бұрын
Masha aallh abayo yasamin ilhey hakuxafido
@hawahussein9442
@hawahussein9442 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo Yasmin
@hiboabdillahi9711
@hiboabdillahi9711 2 жыл бұрын
Jzk sister, May Allah bless you and your family
@fartunq1128
@fartunq1128 2 жыл бұрын
ManshaAllah TabaarakAllah 💯👍❤
@ubaxsiyad8081
@ubaxsiyad8081 2 жыл бұрын
ALA sagaaro jecliyaa
@ramloosman4326
@ramloosman4326 2 жыл бұрын
asc abaayo saymin waxaan karaba please in aad sogaliso waxyaabha lagu carfiyo cuntada sida isbesoyinka kala duwan oo xalal ah iyo waxyaabha lagu carfuyo guriga iyo omad ufican dharka please aniga waan ku cusbahay wadanka
@awalenuro4947
@awalenuro4947 2 жыл бұрын
Asc abaayo gacmaha an lale iskaga arkey abaayo ma ishegi karta wax u roon please o dabici ah?
@hodanmohamedahmed6068
@hodanmohamedahmed6068 2 жыл бұрын
Asc yaasmiin baaraka Allaah
@kadraibrahim6746
@kadraibrahim6746 2 жыл бұрын
Thanks 🙏 sister Yasmin
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 2 жыл бұрын
Maaash allh
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 жыл бұрын
MsahAllah 😋😋👌
@Imraan53
@Imraan53 2 жыл бұрын
I remember you were vegetarian back then or am I wrong? Btw this looks super delicious 🥰
@fatxisaidsalax467
@fatxisaidsalax467 2 жыл бұрын
Mam msh allh
@ismahanita4
@ismahanita4 2 жыл бұрын
Mamo yasmiin pin igu qabo
@dhameyskitchen
@dhameyskitchen 2 жыл бұрын
Manshallah
@quruxdiidalkahoyo4927
@quruxdiidalkahoyo4927 2 жыл бұрын
Asc wrwb abayo Jazakalaah qeyr . Aadban kula socdaa. Abaayo Suaalo ku qabaa. Xagee kala soo xariiraa ? Shikran
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 жыл бұрын
MashaAllah abayo 😇😇😇
@osmanmahamud2724
@osmanmahamud2724 2 жыл бұрын
Sagaarada yaa Soo dabo .wll xaga qaali miyaa.ramadan karim
@zeinabahmed1795
@zeinabahmed1795 2 жыл бұрын
A lab an kiimika laheyn side lagu hela a mabo aqaane insha Allah?
@hodanmohamedahmed6068
@hodanmohamedahmed6068 2 жыл бұрын
Ninkaaga waa la dhihi ka raa wax shida Ah maleh
@farhiyaomar3604
@farhiyaomar3604 2 жыл бұрын
Nin lee kaa hadlosaa. What about the kidss ayga soo koraya
@queenneermaan6541
@queenneermaan6541 2 жыл бұрын
asc asxabta RAMADAN mubarak waxa idinka codsana inna soboqatan KZbin channel keyga Subscribe isara like sher comments waa xagina plz
@saaboahmed2501
@saaboahmed2501 2 жыл бұрын
Mama mcnto side uur ku qadi kara ii sheg minkeyga wax yar barar ku jiro ley dhahay wala bufina ee sax miya
@umuyusuf7484
@umuyusuf7484 2 жыл бұрын
Kkkkkk ma dhaq tarad ba
@saaboahmed2501
@saaboahmed2501 2 жыл бұрын
@@umuyusuf7484 Haa abyo
@suhrasusu4198
@suhrasusu4198 2 жыл бұрын
Abayo alle haku siyo ubad kher qabo duceyso wa ramadan tobanki danbe insha allah wad heleysa awalad bariya hadad awodana doqtar fican radso alle na talo saro
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 2 жыл бұрын
Anaga sagaaro xageen kahelaynaa maama yaasiin
@aminaidris426
@aminaidris426 2 жыл бұрын
Qasab maaha sagaaro inaad isticmaasho walal wixii aad heleyso ku darso
@hafsaali5108
@hafsaali5108 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@deeqadahir8919
@deeqadahir8919 2 жыл бұрын
Wcs
@iamqueen8931
@iamqueen8931 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b525h6iarteEnKc abyo ma arkin miya gwdhan hambalyo kuso smysy
SAMBUSA UFIICAN DADKA SOKOROOWGA/ MACAANKA QABO #somalia
8:43
Cafimat Fican
Рет қаралды 32 М.
FILO PART 121
27:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 162 М.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 34 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
RAMADANKA KAHOR CUNTADAN ISKU OGOOW| FEBRUARY 22
6:18
Cafimat Fican
Рет қаралды 8 М.
SITIMANKA AAD CAADADA QABTID SIDAN ISAGA TAXADAR NAFTAADA. #somalia
8:33
GALMADA XAGA DAMBE! DUMARKA
6:57
YACQUUB111
Рет қаралды 12 М.
The 5 Miracles of Istighfar
11:38
Rhyad
Рет қаралды 152 М.
#ABtalks Untold Stories with Jasmin Ismail - مع ياسمين إسماعيل | Chapter 14
1:41:49
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 510 М.
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 80 МЛН
CALOOSHA KUJAR CUNTADAN #somalia
8:02
Cafimat Fican
Рет қаралды 29 М.