Rasmi : Arrinka Faraha Ayuu kabaxay | Burburinta Dhaqaalaha Kanada iyo Jawaabta Justin Trudeau

  Рет қаралды 70,611

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 232
@LibanIsmael-b9l
@LibanIsmael-b9l 5 күн бұрын
Ogansho waa kuu wataa from jabuti 🇩🇯
@GuuleedMubaarig
@GuuleedMubaarig 5 күн бұрын
Ogaansho qof aan taagersanen miyaa jira
@Gucumaale
@Gucumaale 5 күн бұрын
Soo dhawoow walaalkeena jibuuti
@JMohammed-h4z
@JMohammed-h4z 5 күн бұрын
I'm from oromia ❤🎉❤🎉❤ Umar inshaa Guul sxb ❤🎉❤🎉Sharaf iyo karaama ❤🎉❤🎉❤.Sxb.Nabiga Ku saliya somaaliye ❤🎉❤🎉❤🎉scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@GuuleedMubaarig
@GuuleedMubaarig 5 күн бұрын
Cumar inshaar Codkaada waad wax kusharaxaysid waa good 👍 niow brother wararka waad lasocotaa iyo dhacdooyinka
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 5 күн бұрын
Ustaad Caamir Inshaar, Mahadsanid markake. Waan jecleystay runtii sidaa u sharraxday mowduucan. Allaha ku karaameeeyo.
@Somalestine
@Somalestine 5 күн бұрын
Allahu Akbar America Iyo Yuhuud Way Jabi Waxana Soo Hari Kuwa Allah Ku Tiirsan Allah Awoodiisa💪🇵🇸❤️🎉☝️
@osmansalehosmansaleh4721
@osmansalehosmansaleh4721 5 күн бұрын
Dans l'administration divine rien ne se passe comme tu crois Allah est grand et juste.
@XamiidXamiid-f1s
@XamiidXamiid-f1s 4 күн бұрын
In.sh.allah ❤
@Cawaleyarefreeman
@Cawaleyarefreeman 4 күн бұрын
Haaa wlhi Inshallah😢😢
@saalax12axmed19
@saalax12axmed19 5 күн бұрын
Msh allah wllky waa runta wlhi illahay ummada soomaaliyeed awoododa iyo madaxdena hamideeyo ☝️🤲🤔
@ApdirahmanmohomedNuur
@ApdirahmanmohomedNuur 5 күн бұрын
Alxamdulullah waye maanta anagoo arkayno reer galbeedka oo iskumashquulsan
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 5 күн бұрын
Anigu waxaan ahay Somali Canadian 🇨🇦Canada Anigoo 16 jir ah baan imi 1998 waan joojiyay in aan iibsado alaabta American ka I am proud to be a Canadian
@ReelsPassion
@ReelsPassion 5 күн бұрын
shame on you man
@Xirsiev
@Xirsiev 5 күн бұрын
Maraykan wax idiin dhaaama ma lahee ku biira yaydaan gaaajo u dhamaaane😂😂
@LibanIsmael-b9l
@LibanIsmael-b9l 4 күн бұрын
qof aada Canada somali uu iloobi karaa adiga bari miyaa ka soo hadlaysa
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 4 күн бұрын
@@LibanIsmael-b9l Anigu waxaan ahay Soomaali xalaal ah ku dhashay isbitaal Banaadir Muqdisho ka soo jeeda qooys madax ah oo caan ka ah geyiga Soomaaliyeed ku soo bar baaray nolol wanaagsan ma ahi dadka luuqadooda iyo dhaqankooda ka faana class ka 3 xaad ayaan dhiganayeey markii dawladii kacaanku bur burtay
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 4 күн бұрын
@@Xirsiev Canada 🇨🇦 waa dal isku filan oo xor ah
@Luqmaanow
@Luqmaanow 5 күн бұрын
Best you tuper In soomalia wll Omar 🐐
@abdirahimjama112
@abdirahimjama112 5 күн бұрын
ogaansho midan duli ma ahan ee ixtiraan and am proud
@awalehdouksieh8940
@awalehdouksieh8940 5 күн бұрын
Omar support you all the way Djibouti 🇩🇯. Keep going brother. 👍👍🇸🇴🇩🇯
@Adan974
@Adan974 5 күн бұрын
الحمد لله على نعمة إلا سلام ❤❤
@Bmbazxmmm-n1c
@Bmbazxmmm-n1c 5 күн бұрын
Cumarow wallhi billahi halista aan kujiro hadad igafujin weydaan in aana muslinomo danbe aan islasheganeunin
@SalkaCade-j9v
@SalkaCade-j9v 5 күн бұрын
Maxaa jiira wll😢​@@Bmbazxmmm-n1c
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 5 күн бұрын
Madaxweynaha canada 🇨🇦 just true soo isma casilin mar hore
@Abdalla-u8y
@Abdalla-u8y 5 күн бұрын
Canada madaxweyne male. Canada waa boqortoyo. Boqortoyo ra'iisal wasaare ayey leedahay, ee madaxweyne male. Republic ayaa madaxweyne leh
@DeganSh
@DeganSh 5 күн бұрын
Rasalwasaaraha wuu is casilay walise lama badalin
@dheereeyemaxamadcabdikarii7681
@dheereeyemaxamadcabdikarii7681 3 күн бұрын
Inaad qof xor ah oo karaaamo leh noqoto koow, waa inaa shaqeesataa shaqa kuu gaar ah ama aad qayb katahay Sharafta umada / dowlad ahaan waa inaa geerida aqbashaa ogoowna dawladahaan maanta raaxeeysanaya awoowayaashood ayaa geerida aqbalay kadibna sharaf ayee ilmahooda uga tageen
@CaishoQisas
@CaishoQisas 5 күн бұрын
Gesiyasha palastin wey gulesten weyna gulesa donan wa rag nol on doqmo aheyn ilahow soomalida aqliga uso celi o guley gal wardiya naga raci mye😢
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 5 күн бұрын
Allahuma Amiin Amiin Amiin Ya Allah 🤲
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 4 күн бұрын
Channel ka Ogaansho iyo cumar inshaar waa kuwo uqalmo in lagu xirnaado sacad kasta iyo waqti kasta waayo xogta iyo maclumadka uu soo gudbiyo waa kuwo faa iido badan kujirto guuleyso sxb
@Khadarjeeri
@Khadarjeeri 5 күн бұрын
Masha allah cumar ishar alle haku xafido horey usoco wll guul ayn ku rajeena 🎉🎉🎉
@Rarisasa6846
@Rarisasa6846 5 күн бұрын
Anigaa Canada joogaa. Madaxdii gobolada oo dhan iyo shacabii waa laisku duubanyahay. Waxey Canada ka mamnuucday dukaamada iyo storeada iney kaliya dukaanka ku iibiyaan alaabaha Canadianka. Shacabkiina waxey kaliya iibsanayaa Alaabaha ey Kanada soo saarto.
@FariihaAbdi-f4q
@FariihaAbdi-f4q 3 күн бұрын
Sax🎉
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 5 күн бұрын
Cumar inshaar thanks walal❤🎉😊
@MuuseCali-hu5hf
@MuuseCali-hu5hf 5 күн бұрын
Somalia waxaa hogaamin kara nin afgambi ku qabsada inta kuwaas ay reer galbedku wataan joogaan wax hormar ladhaho gaari mayno❤❤😊
@mahamudh6983
@mahamudh6983 5 күн бұрын
Oo wixii daba dhilif ahna qoorta wada hordhiga waliba
@sumayaHassan-rt2vp
@sumayaHassan-rt2vp 5 күн бұрын
Waa inaa afgambina wadanka
@Abdullfx19
@Abdullfx19 5 күн бұрын
Kitaabka iyo sunada aya lagu dhaqi doonaa ha ucabsan
@Jamiilamucalim
@Jamiilamucalim 5 күн бұрын
Waa cali dheere ninka afganbinaayo oo hugaminaayo iga qor hadalkaas
@MuxzinIbnudayz
@MuxzinIbnudayz 4 күн бұрын
Cumar inshaar horay usoco
@murtitv6518
@murtitv6518 5 күн бұрын
Illahay Gaalada ha isku jabiyo oo iyaga dhexdooda ha isku mashquuliyo😢
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 5 күн бұрын
Aamiin
@رشد-1
@رشد-1 5 күн бұрын
Dowladeena Allaha noo barakeeyo❤❤❤
@abdiselamsultan
@abdiselamsultan 5 күн бұрын
Gaalo Allaha isku jeediyo iyaga
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 5 күн бұрын
Ilaahy haiskujabiyo gaalada aamiin❤
@samatarabdoali4553
@samatarabdoali4553 5 күн бұрын
I really like you bro💯😇
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 5 күн бұрын
I mohamed omar inshaar guuleyso saaxiib 😢🎉
@brownyare9909
@brownyare9909 5 күн бұрын
One,☝️
@CabdulaahiYuusuf-j4q
@CabdulaahiYuusuf-j4q 5 күн бұрын
Mahad sanid Walaal ❤❤❤❤
@Gucumaale
@Gucumaale 5 күн бұрын
Kk wallaahi waan ku qoslay waa inaad tiraahdaa ""kır""
@ProductionOgaansho
@ProductionOgaansho 5 күн бұрын
Asc Ustaad omar inshaar. Buuggagta aadka qaliga ah nos9 diyaari
@CaydaruusCabdilahi-f2y
@CaydaruusCabdilahi-f2y 5 күн бұрын
Golden voice
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 5 күн бұрын
Wcs wll cumar
@mahamedabshirmustafmuhumed1170
@mahamedabshirmustafmuhumed1170 5 күн бұрын
Ww muqaalkan waanka filayy ugaas long life 🎉❤
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 5 күн бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@WallkaWeyn-x3e
@WallkaWeyn-x3e 5 күн бұрын
Allah dhexdiina dab haku shido muslimkana allaha ka bad baadsho
@shorts-Amazing573
@shorts-Amazing573 5 күн бұрын
Ilaahay ha isku jabiyo maantana waan ognahay meesha ay xaalka Europe marayso
@Rarisasa6846
@Rarisasa6846 5 күн бұрын
Maxaad u habaareysaa dad muslim baa kunool. maanta Somalia 50% kabadan wadamadan ayaa lagasoo biilaa.
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 5 күн бұрын
Waa runtaa halkeen biil uga keenaynaa dad ka aan masruufno wadan kayagiina dagiwaa Allah ha noo gargaaro AAmiin
@Quen_saraa
@Quen_saraa 5 күн бұрын
Best youtuber❤
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 5 күн бұрын
Soomaali horey iskadhìbi lahaayeen samir iyo adkaysi maĺeh
@Nourdaahir-j9k
@Nourdaahir-j9k 5 күн бұрын
🇨🇦 canada❤
@ahmedsaadiq1
@ahmedsaadiq1 5 күн бұрын
Allaha isku jabiyo waa jabeen
@CabdallaSomalipoy-x9u
@CabdallaSomalipoy-x9u 5 күн бұрын
❤❤❤sax waaye❤❤❤ Cumar legend ❤
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 5 күн бұрын
Kissinger hurry : inad cadow kunoqoto American 🇺🇸 waa khatar lkn inad saaxiib lanoqoto Ama xulufo lanoqoto waa dil
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 5 күн бұрын
Exactl saaxiib ma noqdaan gadaal ayey kaa qaniinayaan.
@Ugbaad_Araweelo
@Ugbaad_Araweelo 5 күн бұрын
Ogaansho waxan filaya in aad ahayn tafatire ee aad gees ka raran tahay because Canada 🇨🇦 waa dal wax aad u farabad ka galan USA 🇺🇸 xoolaha Canada na ma ahaan doonto mid bilaas lagu qaato wuxu noqonaya mid aarsada oo xoolihiisa difaacda waxana arki doonta reer mareykan oo qaylon doona because lacagtu korkooday fuuli marka Canada loo biqi maayo guul ayaan leeyahy Canada 🇨🇦
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 5 күн бұрын
Waa sax maraykankii waalooyaaba isna waa lasooqixinayaa Canada.
@قناةوعي.امةاسلامية
@قناةوعي.امةاسلامية 5 күн бұрын
احترام dhoowridaan
@Hadiil0_9
@Hadiil0_9 5 күн бұрын
Tabin qurux badan❤
@abdullahiabdi-f1e
@abdullahiabdi-f1e 5 күн бұрын
Omar inshaar ❤
@gudbaaye-x1j
@gudbaaye-x1j 5 күн бұрын
Alxamdulilaah
@RidwanMohamed-tn3pg
@RidwanMohamed-tn3pg 5 күн бұрын
Waa doqonimo in aad dadka aad ka dhalatay ee somaiyeed ceebahooda muqaalkasta kusoo dartay wana daciifnimo weyn ee iskadaa.
@NimcoXusenMaxamedCigaal
@NimcoXusenMaxamedCigaal 5 күн бұрын
حفظک الله اخی عمر وکثر امثالک
@Abdikanikasim-ibrhim
@Abdikanikasim-ibrhim 5 күн бұрын
Qur'aan online qofkii rawo welcome
@abdullahibulla
@abdullahibulla 5 күн бұрын
Somalia 2040ka anaa sharafteda soo celin doono iska sabra somaliyey 🇸🇴😢
@Aminadan-dn6my
@Aminadan-dn6my 5 күн бұрын
Cajiib ALLOW iyaga iskujabi
@Maxamed-pr1wi
@Maxamed-pr1wi 5 күн бұрын
ilaahay ha isku salido gaalada
@BaftoMedia
@BaftoMedia 5 күн бұрын
Sxb cumar midjourney miyaa isticmaasha bro isoo sheeg kee ugu fiican waa mahadsantahay brother
@somaliweyntechnology1135
@somaliweyntechnology1135 5 күн бұрын
reer galbeetka bur burkooda anaga ayow dan noogu jiraa ilaahow qoorta isku geli oo qaxii na gaaray oo kale gaarsi aniga dadka ka qaxaayo ayaan ka mid ahay walaahi daruufta igu heeyso mid afkeyga soo mari karto ma ahan ee ciyaalkeyna sida ay wadamadan ugu halaawen un fiiriya ka dib ilaahow kuwan qoorta isku geli oo degaal kala joog leheen ilaahow ku dheh rid adaaba dhahaaye
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 5 күн бұрын
Waaba jaaanis waayo maraykankaa meesha kasii baxaya ileen addunkii la saxbka ahaa ayuu iskudirayaa
@maxamedyare-j4p
@maxamedyare-j4p 5 күн бұрын
Aqoon yahnka soomalida ❤
@Xirsiev
@Xirsiev 5 күн бұрын
Kanada intay iswaalka naga dayso ha isaga biirto Maraynkanka!😇
@hodanadan7255
@hodanadan7255 4 күн бұрын
Arintan waxeey katurjumeeysaa inaan qofna la isku haleeyn
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin 5 күн бұрын
Ilaahay ayaa isku geliyey qoorta Gaaladaaan dhibka badan 😅
@Azmarvlogrman
@Azmarvlogrman 5 күн бұрын
Guulo badan ino rajaynayaa dhalinyaro🧠
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 5 күн бұрын
Dagaalka canada iyo America wan ku faraxsanahay
@Buna5689
@Buna5689 5 күн бұрын
Nasiib baan u rajaynaynaa dawlada nabada jacel ee canada
@MohamedAhmed-o5p9r
@MohamedAhmed-o5p9r 5 күн бұрын
Omar inshar dadka somaliyeed wuu matali karaa
@abdukadirhassan1937
@abdukadirhassan1937 5 күн бұрын
Omar inshaar " ahaada dad xor ah oo karaaama leh " wasalamu calaykum waraxmatullah wabarakaatuhu kkkkkkk
@CabdulaahiBareibraahim
@CabdulaahiBareibraahim 5 күн бұрын
🎉🎉🎉
@madadaaloiyomaaweelo7104
@madadaaloiyomaaweelo7104 5 күн бұрын
Mexico waxay codsatay muddo hal bil in dib loogu dhigo canshuur kordhinta.
@maxamedcabdi5210
@maxamedcabdi5210 5 күн бұрын
Cumar inshar waxaan jeclan laha inad video ka sameyso yaxya sinwar video ugu danbeeyay ereya gabay ama ereya diira galin ah ayu tiriyay asagoo dagaal ku jira
@mowharhariir4148
@mowharhariir4148 5 күн бұрын
Sidaa soo dadban beey udhigantaa😂😂😂😂😂 sax haddii aan leeys indha tireen
@mohamedhassan-b5x9h
@mohamedhassan-b5x9h 5 күн бұрын
waan soo dhoweyneynaa
@drnurshire8356
@drnurshire8356 5 күн бұрын
@Ogaansho duli Somali liido aya tahay
@duranmohamed2694
@duranmohamed2694 5 күн бұрын
Ha iskubaba an anag farxad notahy
@AyaanAxmed-il5ls
@AyaanAxmed-il5ls 5 күн бұрын
Ya iga horeyo hada😂😊
@Nuuriphone
@Nuuriphone 5 күн бұрын
Aniga ayaa kaa horeyey 😂
@AyaanAxmed-il5ls
@AyaanAxmed-il5ls 5 күн бұрын
@@Nuuriphone 😂😂
@rooza114
@rooza114 5 күн бұрын
Ilka yar walgeeed ma daahireyso 😂😂😂
@aadanabdullahimahamuud2995
@aadanabdullahimahamuud2995 5 күн бұрын
Dabada ka ilaasho yayna ku dabsaarine
@cadderashiid
@cadderashiid 5 күн бұрын
❤❤❤🎉
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 5 күн бұрын
Ha hilmaamin Kenya vizaha say noo gashay kaliya ma aha
@Cawaleyarefreeman
@Cawaleyarefreeman 4 күн бұрын
Dhulki khaniga ma qabuuraa🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 5 күн бұрын
Haa walee mansharafa nafsahu fahuwa shariif lakin hadad dhulka isdhigtid sharaf iyo karaamo malihid tanmaanta nahaysato waye 😮😮
@ayaanleabdulleali9937
@ayaanleabdulleali9937 5 күн бұрын
Wuu iska celiyay xaqiiqdii
@zakicali1434
@zakicali1434 5 күн бұрын
Asc @ogaansho wll hal mar kasoo hadal dagaalka dr congo
@armyman5751
@armyman5751 4 күн бұрын
Inuu dhihi doono oh my god😂😂😂😂😂😂😂
@thetruthfulmedia3671
@thetruthfulmedia3671 5 күн бұрын
First comment igu qaata 😂
@kamaalosman4461
@kamaalosman4461 5 күн бұрын
Shiinuhu Dacwada buu ku furey, Canada iyo Mexico na way ku biireen.
@XasanMaxamuud-hn5rz
@XasanMaxamuud-hn5rz 5 күн бұрын
Ilost my life
@FaadumocabdiFaadumocabdi-bx2be
@FaadumocabdiFaadumocabdi-bx2be 5 күн бұрын
San ku sugayy😫
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 5 күн бұрын
Bini Aadam karaamo Leh weye 👍
@ahmedsaeed2388
@ahmedsaeed2388 5 күн бұрын
@abdishakurhasan9260
@abdishakurhasan9260 4 күн бұрын
Zxb booka ay ku qorantahy kaliya raga book noo soo qulaasee wa book carabi ahaa oo somali laga dhige ama asoo carabiya wa heli kartaa ama aso somalya 😊
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 5 күн бұрын
America wa dad is urursaday oo reer europe ah 56 % iyo 44 % madow ah iyo 330 millions oo haysta dal standard 1 ah oo leh 2 millions oo askari iyo dhaqaale no 1 ah balse daymo culus jbain doonaal waxay leeyihiin 130 ka badan saldhig ciiidan millitery . Waa dal cid walba cadow u ah .
@AliMohajim
@AliMohajim 5 күн бұрын
Wcs
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 5 күн бұрын
Hawiye kuutali habaar maahinoo waar wuxu sharafdaranaa xasan baahane somaalia na nacsiiyay from somaliland
@Goalplus-hk8cl
@Goalplus-hk8cl 5 күн бұрын
Hawiye meesha maxaa keenay wll qabyaalada jooji
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 5 күн бұрын
Alle Haku caafiyo waad xanuusantahay
@Goalplus-hk8cl
@Goalplus-hk8cl 5 күн бұрын
@calibaxdo8239 adiga ayaa hada qabyaalad ka hadlaya , waxa dhihi kartey xasan sheikh hakuu taliyo waa habaar lakiin qabiil dhan ayaa isku mid kadhigasaa wll
@abdisalamlibaax802
@abdisalamlibaax802 5 күн бұрын
Sharaf tayo iyo tamar hadaad leedihiin maadxalane ajaanibta kasaartaan ood magaalada xamar kaliya nabad kadhigtaan intaad badii iyo barigii umada somaliyeed gadanaysaan
@LeshaDonani
@LeshaDonani 5 күн бұрын
Labadi dulmi guheshiyo xaqbey gudagaalan😂😂😊
@Xalkeen
@Xalkeen 5 күн бұрын
*Alow hanoo waayin Madaxwayne suni ah oo dhulkeena yuhuud siiya. Sida madaxwaynaha cusub ee Syria*
@Aaliyasead
@Aaliyasead 5 күн бұрын
Qofki labad noqday 😂🔥💕
@abdinasirceegaag3689
@abdinasirceegaag3689 5 күн бұрын
Qaniinyo ayaa qaniiyo ka fujisa waa xaqiiq Canada america tusay dalka madax banan no orankara wax shaeaftood dilaya
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 5 күн бұрын
ADUUNKII WUU IS DHIGTAY INTA AY MARAYKANKU U TASHA NAYEEN ADUUNKA
@MessiYare-l8s
@MessiYare-l8s 5 күн бұрын
Saxiix😂
@ayanisse9198
@ayanisse9198 5 күн бұрын
Adi wllo saa wx uso gudbisid mxa wye hadalka. Dheedheereneee
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Maxaa keenay heshiiska barika dhexe ? Waa kuma qofka keenay ?
25:05
Xogmaal Media
Рет қаралды 74 М.
500? Waxaan diyaar la'ahay 600 Bilyan laakiin waa in aad !?
15:38
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН