Rati dad cuna iyo waxa nakala qabsaday🥵

  Рет қаралды 278,283

DHAQAN KAABA

DHAQAN KAABA

Күн бұрын

Instagram dhaqankaaba👈
Facebook pege dhaqankaabachannel👈
Facebook dhaqankaaba👈
tiktok dhaqankaaba👈
waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
fadlan subscribe saar dumarkaabachannel
• Video 👈

Пікірлер: 704
@miss_xalimo_beauty1
@miss_xalimo_beauty1 3 жыл бұрын
Boqorada miga xbbti share ii dheh waa 10 danbe ee sonka blz inta gadaal kasoo gasha subscriber ii saara waa iga codsi intii iga farxisa alle waxuu ku farxo hasiiyo
@mahaddulmidiid4412
@mahaddulmidiid4412 3 жыл бұрын
ii jawaab boqorada xagee joogta badiyahee magalada uu kuyalo badiyahas badiyaha saas u hormarsan wa badiyahee gobolkee kuyala
@farxiyamuuse645
@farxiyamuuse645 3 жыл бұрын
Wan ku saray qali baramijkaga malinlaha ahne waku xiranahy ❤❤
@jamilahis4241
@jamilahis4241 3 жыл бұрын
Jegfcsop
@jamilahis4241
@jamilahis4241 3 жыл бұрын
🔉🐅🐆🌷🐃🐴😎😄😄🕭🔔🎙🖱💻💻
@jamilahis4241
@jamilahis4241 3 жыл бұрын
Tfgmkh
@asadhagio2749
@asadhagio2749 3 жыл бұрын
Muuqaalkii iigu qurux badnaa aan daawado masha allah
@siciidoshmaxamed6023
@siciidoshmaxamed6023 3 жыл бұрын
waaaw asad xaaji aaba ii muugdee❤❤❤🥰🥰🥰
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
🥰🥰
@salmaosman6553
@salmaosman6553 3 жыл бұрын
m.a walahi wauxiisay badiyaha
@towhiidmedia9812
@towhiidmedia9812 3 жыл бұрын
M.a Halkaan waa Halkee
@dhagacadec.raxmaan2855
@dhagacadec.raxmaan2855 3 жыл бұрын
Dhagacade c.raxmaan
@omarw5124
@omarw5124 3 жыл бұрын
Caadi maaha gabadhaan wlh horay usoco ❤️❤️❤️❤️dhaqankaaba... asxaabey kuwa tiktok buuxaba love ayan buuxinay e aan like kabuuxino quruxda dhaqanka wye
@kajalibrahim9091
@kajalibrahim9091 3 жыл бұрын
Ani gabadhan waxan kujecladay asturnanta iyo xijabka m,a abayo allaha kuxifdiyo❤️❤️❤️❤️🌹🌹💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah aniga xita asturanta Allah dartis u jecladay gabadhan Allah xifdiyo waa gabadha kaliyah KZbin asturan aqlaaq wanagsan leh mashq Allah
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
🥰🥰❤❤❤🥰🥰🥰❤❤❤
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
Ameen
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 жыл бұрын
Ilaa xad waa gabadh akhlaaqleh Alle ha ku dhawro
@siciidjaamac2241
@siciidjaamac2241 3 жыл бұрын
Maasha allaah, laba arrimoodbaad isku darsatay wllshy: 1.diin yaqaan 2. Dhaqan yaqaan.. Qof la garab galo waad u qalantaa runtii❤
@saladohasan5844
@saladohasan5844 3 жыл бұрын
Subxanallah, bal arag cirka iyo dhulku si eey u qurux badanyahiin.
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah
@xikmaabdulaahi380
@xikmaabdulaahi380 3 жыл бұрын
masha allah
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Abaayo mila aragtey subxaana laah
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Abaayo hada kahore 209kii aya rati sidane idhibay wuuw fakaday maxaa iga racaay wan qaban wayeey mrk dabarkii intaa kafuray ayan so xir magay bis wuw igu tuuntey wan afkeyste wan dabray geed aya meyrax kaso jaree wan xarirshy wan wada y mrkasa wasigtey
@nimcoamar8308
@nimcoamar8308 3 жыл бұрын
Manshalah meshaa anaay igu ficnayd madaxaa igu dagilahaa
@dalmarsheikhabdi728
@dalmarsheikhabdi728 3 жыл бұрын
Masha allaaah wll waxaa i qanciyey sidaa u asturan tahay alle ha ku xafido, Dhaqanka miyiga aad baan ugu fiicanahay dhowr iyo 20 sano aan reer miyi ahaa In kastoo aan xaalad caafimaad Muqdisho u joogo muddo 10 sanaaa Ratiga markii la dacayeeyo ayuu tarabiyada qaban Daceyga markuu qabto ayuu xasilaaa waa xanuunsan
@nuraj4128
@nuraj4128 3 жыл бұрын
Xijab ka iyo niqab ka isku eeg qurux baad ku tahay ManshaAllah
@umusalmaajaamac8312
@umusalmaajaamac8312 3 жыл бұрын
Qasiidadaan dhageesigeeda waan jeclaha horay usoco gabadhayada waan kugu faanaa saad diinka iyo dhaqanka ba ugu fcntahay waan kugu taageer sanaha shar iyo shaydaan Allah ku baal mariyo
@Curub.s
@Curub.s 3 жыл бұрын
Subscribe isaar wlo 50 qof iga dhiman
@mmmm1224.
@mmmm1224. 3 жыл бұрын
Maantan arkay gabadhan way mudantahay soomaliyeey in aad dhiirigalisaan oo aad chanelka u kala kicisaan. Hore u soco wlshy
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
Www markaan yaraa ayaad isoo xasuusisay yaraantaydii waxaan ku soo hana qaaday Nolosha nuucaan ah waan xasuustaa Awr 2 Rati ayaa inoo joogi jirty mid kamida ayaa Keena diid ahaa yacnii saan cml in la hugaansho muu ogoleyn Qaalin Cade ayaa ladhihi jirey. Lkn Alx Hada 12 kii sano ee u danbaysay waxaan kusugnaa magalada Allow Cimriga inoo barakee 6 May 2021
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 2 жыл бұрын
Mashaa Allah gabar quruxbadan wadan qurux badan geel kuul muxuu ka yaqaan🤣❤⚘🇸🇴
@Abdi_Hamiid
@Abdi_Hamiid 3 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee daawada m.a noo soo padi wll waan iska kaa jecelahay ma jirtoo
@Curub.s
@Curub.s 3 жыл бұрын
Subscribe isaar wlo 50 qof iga dhiman
@kaynuuncumar7150
@kaynuuncumar7150 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh
@maryansaid3856
@maryansaid3856 3 жыл бұрын
Xasuus 20 sano kagora igalissy masha allah aduun mantana kenya gadasheda fadhiya ilma eedaday baa igu bajinjiray awrta qooqan aduun qurux badan badiye
@Istahil14
@Istahil14 3 жыл бұрын
Abaayo adiga ooquraan ku aragna in aad video yada sameyso ee waxaan fahmiwaaye Camara maanka sidaan quruxda badn kuuduuba waayo masha allh keep going 🙏😍💯
@siciidsaleebaan6496
@siciidsaleebaan6496 3 жыл бұрын
Masha alaah wllshy ubax dhaqan yaqaanad weeyaan chanalkeeda aad u wadaaa waa wax ku saabsan dhaqankeena uun
@saciidcllaahi7336
@saciidcllaahi7336 3 жыл бұрын
Masha allaah geel jirad yiriisa wiilashaasu waa rageygi isku shaqaa nahey guleysta boowayaal shaqo adeg baa heysaan
@sucdi_bella3805
@sucdi_bella3805 3 жыл бұрын
Markii ladarbay waanba kahelay quruxlow waye❤️mac isii
@Itsdark_skiin
@Itsdark_skiin 3 жыл бұрын
Wax waln mac isii kukaha 😂😂😂ana mac ku sinayo isoo qawo 💋💋💋👈👈
@mohamedabdijama2143
@mohamedabdijama2143 3 жыл бұрын
Waxan aad isoo jiitay madiixa wayn walalkay qaali cabdulahi ali aaar ma sha allah diinta in luuqadada hooyo lagugi sheego waa wax qaali ah
@deekjr7872
@deekjr7872 3 жыл бұрын
Shaqo anigoo kujiraa daawoya score wlhi geela inu ku haraantiyaa ii darned igatag dheh hadaa kabad baade✌✌
@deeqamohamud3927
@deeqamohamud3927 3 жыл бұрын
Ratiga summadiisa ayaan garanayaa😁 nuun ayaa la yiraa masha allh.
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 3 жыл бұрын
Masha Allah walasheey dhaqan Kaaba malintiii anan video Gaga fiirsanin iney wax IGA maqan yihiin baa dareemaaa wllhi waa kugu riiragalinayaaaa shaqada wanaagsan
@MMaami
@MMaami 3 жыл бұрын
🇩🇪ayaan kaa daawada xusuus wlhy sobadi wllo
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 3 жыл бұрын
Mansha Allah hawshaydii miyiga weye I love reer miyiga waayo wn ku Soo barbaray
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
MashaAllah and good job 👏 May Allah Rabbul Izzah forgive you and bless you more Geel Ameen and Ramadan is 28)2021🎁
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 2 жыл бұрын
Mashaa Allah quruxda wadankeena waan u xiisay dikrigiis markaan yaraa mafahminjirin waan ka cabsan jiray So beautiful ⚘🇸🇴
@yasminali3269
@yasminali3269 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantay video dhaqan keeni aad nala wadaagto
@saidmohamed4311
@saidmohamed4311 3 жыл бұрын
Masha Allah gabaadha like u tabto way istahisha waxaas oo dhib ayey u maraysa sii ay muqalkan idin tusto
@umumaxamedamin8984
@umumaxamedamin8984 3 жыл бұрын
Mashaa allaah feceed karoon wa hogaamisay
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
Asalamu aleykum Everyone May Allah Rabbul Izzah forgive you all bless you protect you and grant you Jannahtul Fardowas all your family and friends Ameen 🎁Ramadan is 28)2021🌸
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 3 жыл бұрын
Mashlahu quruxo badan Somalida waa in dhulkeena hooyo dadow Wadanka hooyo ogaadana taas. Walaashiis waad ku mahad san tahayna wanaaga aad noo soo gudbiso shukran,
@mohamedabdijama2143
@mohamedabdijama2143 3 жыл бұрын
Meel an ku noolahay iyo cimiladaan hadaan isku heli lahaa walahi nimco ayay ahaan lahayw what a wonderful weather walahi waa nimco ayaa taal wadankeen
@muunarujaal5612
@muunarujaal5612 3 жыл бұрын
Masha allah Lkn Geesiyada ayaa tahyi wlhyi wllsheyi🥰🥰🤣
@leylabarseye5140
@leylabarseye5140 3 жыл бұрын
Cajiib. Waa muqaal qurux badan MashAllah. 😍 😍 😍
@xasanyareofficial4983
@xasanyareofficial4983 3 жыл бұрын
Masha Allah Wlhi waa qurux badiyaha wlhi aad iyo aad ayaa u mahad santay dhaqankabo Wayo quruxda badihayayna ayaa no doban dhigtay thanks
@balqiisomaxamuud6022
@balqiisomaxamuud6022 3 жыл бұрын
Masha Ialh abyo waxa dhimn ceelka biyha lga dhaminayey iyo badarka sida loo tumo wana sugyna inshallah
@SOOMAALIMIDAH
@SOOMAALIMIDAH 3 жыл бұрын
Salaan sare walaasheey from kanada waxa tahay gabadha kali noo soo gudbiso dhaqanka baadiyha
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 4 ай бұрын
Background song I loved it’s dhiiragin islam song nasheed nice ❤❤❤❤
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
Kk Walashey Dhaqan kaaba Sida Gabar laguday Soo waday kulaa waadba dhahdee maxaad reebatay hee M. allah Guul wacan
@abdulqadirhusenali8146
@abdulqadirhusenali8146 3 жыл бұрын
Hehehehe🤣🤣asxab ila daawanaysay qayla igu dileen kulahaa waa dhimatay gabertaas Ma noola hadeer dumarku afkay wadaagan hadana waakala karti bdnyihin wllshey sidad naftada qatarta ugalanyso anaga darten waa ku mhdsnthy horay usoco abid inshllh
@abdullahiahmed2886
@abdullahiahmed2886 3 жыл бұрын
muqaladada wan sugayay ila sakay one love my sister
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
🥰🥰
@inacali9696
@inacali9696 3 жыл бұрын
@@dhaqankaaba7350 abayo gobolkee waaye meshaan? Iso jawaab adigoo mahadsan hooyoday ayaa rabto inay ogaato 😍🤗❤
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah abayo hormar wacan jasaakallah qeyral jasaa qaali dumar 🥰😊😊😊😚😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰❤💞💞💞💓💓💓
@deeqocalimoha6253
@deeqocalimoha6253 3 жыл бұрын
Bal fiiri cirka iyo dhulku sidey u qurux badan yihn
@MMaami
@MMaami 3 жыл бұрын
Ilaaahy ha usiyaadsho waaa Nimco
@xikmaabdulaahi380
@xikmaabdulaahi380 3 жыл бұрын
masha allah
@siciidoshmaxamed6023
@siciidoshmaxamed6023 3 жыл бұрын
mashalaah
@salatosman2209
@salatosman2209 3 жыл бұрын
Dulkan kamabaxo miyaa mareer iyo kamashaaa wlllo iyo dankafuur jwb ayan karaba wblihi tofiq 🙏
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
May wll
@simansaafi1464
@simansaafi1464 3 жыл бұрын
ABYO RATIGAN WAA RATI DHIBADAN OO INTIINA DABARKA KAFURIN HUGAAMIYA AMAH XARIGA SURKA KABILABA TALADYDA INAA QAADAN DONTI BAA JCLHY MHDSAND KEEP GOING❤❤❤❤
@artanfarhan7500
@artanfarhan7500 3 жыл бұрын
First comment sis keep going❣️❣️
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
This Geel give him love ♥️ be nice to him and Allah will be nice to you to 🌸
@saaidgaani
@saaidgaani Жыл бұрын
mshAllah shikh c/lahi cali aar. Adunyadan aynu joogno wixii naloo aburay ha aynan ilalin islanimadi aaway . mshAllah wllo dhaqan quruxbdn baad tabisaye asturnantada mrna haka tagin
@naimaduran2616
@naimaduran2616 3 жыл бұрын
M.a abyo lkn ritigu markuu saan u dhibadan yahay labo xarig ayaa lo isticmalaa intuu dabran yahay ayaa la hogaanshaaa illhy haku xafido mcn badan❤❤❤
@ahmedosmanabdulrahman1106
@ahmedosmanabdulrahman1106 3 жыл бұрын
Mnshaa allaah waa dhul ciideed waa dhul aan geedo badan lahayn lkn waxaa layidhaahdaa daran oo xooluhu aad ayy ugu cayilaan
@ahmedomar1663
@ahmedomar1663 3 жыл бұрын
Maaasha Alllah hno Allah haaku xaafido balse waxan ku weediyo Su'alllo oo ah.. Halkeed joogta ama meeshan waa halkee ?
@halima2476
@halima2476 3 жыл бұрын
Mashaa Allah tabaraka Allah 👏👏👏👏geesiyad/// xerag aanfuro iyo dabar aan dabro Rati iskadaaye magaca Geel oodhan baankacabsadaa.
@hibaaqxuseen3426
@hibaaqxuseen3426 3 жыл бұрын
Mansha allaah waxaaba i cajab gelisay xadrada gibigeedba towxiidka ah waxaan arki jirnay duul xadreeyoo wada shirki miiran ah allaha ku barakeeyo laxanku waa laxankii macnuhuna kala duwan qof qiima badanbaa tahay
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 жыл бұрын
Abaayo camirada qofka kuu haayo abaal ayuu kaa mudan yahay inoo sheeeg quruxey
@mohameddahir130
@mohameddahir130 3 жыл бұрын
Waxaan ka xumahay dadka inteey degsadaan baraamijka gabadhaan ku soo dhibtootay oo pages-kooga soo dhigta Hada waxaan kasoo arkan facebook-page. Illaah ka baqa ee baskiinta udaaya
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll 🥰🥰
@nimcaanmahamud9549
@nimcaanmahamud9549 3 жыл бұрын
Soomaaliyeeey ilahay ka cabsada gabadha xaqeeda hala dhawro
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 3 жыл бұрын
Masha.Alaah Keep going Habaryar
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahy Soomaaliyeed Ramadaan kaarim fadlan 🙏iso boqoda illaahay waxad jeceshahay haa kugu bishareyoo inshallh 🙏🙏
@mohamedyusuf8108
@mohamedyusuf8108 3 жыл бұрын
Waad ku Mahad sanyahay muuqaalada Quruxda badan, juhdi badan baa kaaga baxa markaa mahadsanid wll runtii waa xasuus Waana u xiisay 😁
@qadarahmed7290
@qadarahmed7290 3 жыл бұрын
masha allah wlhi gabadhan xasoos bay igalisay wayo wayo masha allah halkaskaw inkasoto dagmadayii aysanku jirin
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 3 жыл бұрын
Masha Allah walaal macaan asturnaanta iyo sida wanaagsan aad noogu soo gudbiso muuqaalada waan la dhacay xasuus aan galay maanta waagii aan Galgaduud joogay aan soo xasuustay Allah ku dhowro walaal qaali
@ahmednuur197
@ahmednuur197 3 жыл бұрын
Walal inteee joogtaa chanalka manta igu horeysa ❤❤❤❤
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
MashaAllah gabar qurux badan hadane askuran. ❤️❤️❤️💓💓🌹🌹🌹🌹🌹❣️❣️❣️❣️❣️💓💓💓💓💓♥️♥️♥️♥️♥️💖💖💖💖💖👈
@abdirahmanhassan738
@abdirahmanhassan738 3 жыл бұрын
Hfkyiignkt
@muntazahmed4741
@muntazahmed4741 3 жыл бұрын
itaajooktaa
@muntazahmed4741
@muntazahmed4741 3 жыл бұрын
Abayo
@muntazahmed4741
@muntazahmed4741 3 жыл бұрын
@@abdirahmanhassan738 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamudmahamedseed5365
@mahamudmahamedseed5365 3 жыл бұрын
Masha allah wllhi aad baan ugu farxa markaan arko dhaqanka miyiga❤ allah haku barakeeyo abaayo
@jamalmuhumud7579
@jamalmuhumud7579 3 жыл бұрын
Mnshllh our culture is nice.... I lve thiz grl fr the sake of Allah
@عاشقةالقران-ر5ت
@عاشقةالقران-ر5ت 3 жыл бұрын
maa shaa allaah aadban kuu jeclahay ilaah dartiis jazakallaah quruxdaad indhaheena tusto marwalba mahasanid xabiibatii😍😘😘😘
@zakariyemoha9389
@zakariyemoha9389 3 жыл бұрын
Asalaamu calaykum wallaal , Magacaygu waa Mohamed waxaan aad ogahelay marwalba Qasiidada aad dhextaasha ogadhigto howlaha qiimaha badan eed qabato, saa darteed xageen kahelaa Qasiidadaan?
@mansuryare3567
@mansuryare3567 3 жыл бұрын
حفظك الله في الدنيا والآخرة 👋
@ziciidzomali6659
@ziciidzomali6659 3 жыл бұрын
Thanks mclin Runti waxad khatar ugalaysa sidaa Wax NooGu Soo GuDBiN LaHaYD 🥰🥰🥰 AaD BaaN KaGa MaHaDCeLiNYNaa🥰🥰🙏🙏🙏 GeeSiYaDNa Waa TaHaY Lasoco MaR HaDaa DaBaRKi KaFuRTaY oo Aad Hoos FaRiiSaTaG😂😀😂😀
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@gbjjjhgf9731
@gbjjjhgf9731 3 жыл бұрын
Wlh waa sax qatar is galisay 😔😔😔😔
@anisoqurux8199
@anisoqurux8199 3 жыл бұрын
@@dhaqankaaba7350 masha allh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤
@safaodorosh286
@safaodorosh286 3 жыл бұрын
Masha Allah Walshy keep gouig waxaa isoo xasuusisay Markii aan miyiga joogta oo aan awrta dooni jiray ama raaci jiray. Masha Allah Walshy keep gouig my dear sister
@nehaabeauty1444
@nehaabeauty1444 3 жыл бұрын
Walai abyo wat iga gesisan thay aniga wan kabaqa🤣🤣🤣🤣
@sahrakayfchannel5231
@sahrakayfchannel5231 3 жыл бұрын
Ii share gareeya walaa lahay 👉 Sahra kayf channel Walaashay reer mi maahi lkn aad ayaa ii jeclaysiisay waana rajay nayaa inaa tago inshaAllaaah
@somaneido7181
@somaneido7181 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله اللهم بارك أختنا الكريمه وكوني على ما أنتِ عليه
@omarN
@omarN 3 жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah kaaba channel allah ha xafido
@hidaayoabdullahi2252
@hidaayoabdullahi2252 3 жыл бұрын
Maasha allah wllhi waadshaqeysatay wllhi qurux waaye
@ahmedkaraama4686
@ahmedkaraama4686 3 жыл бұрын
Abayo hore usoco Halka qof aan KZbin ka ku leyahay ayaa tahay 😍❤
@maryamahassan5168
@maryamahassan5168 3 жыл бұрын
Masha allha xabiibti allha ku sharfo walaahi aad ayaan uga helay masha allha gabar xijaaban gabar ku dayasho mudan
@yurubdheeman7569
@yurubdheeman7569 3 жыл бұрын
mansha alaaah barwaaqo igadheh♥️♥️
@aminoabdi2484
@aminoabdi2484 3 жыл бұрын
abyo. wanuxisay wallahi Dhulkaan 💓💓
@sahrafimidool
@sahrafimidool 3 жыл бұрын
Asc abaayo Halkee ka joogtaaa ii sheeg soomaalia markaan dalka imaado aan ku soo booqdee 🤔🤔
@haleelka6573
@haleelka6573 3 жыл бұрын
M.a waalsheey runti aad ayaan kuu taageeraaa waan ku faraxsanahay waxyaabahan aad soo galiso m.a abyo hormar wacan ayaana kuu rajeynaaaa
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
War dhukka maxaa dhirtii looga jaray??
@umuzakariyeofficial8814
@umuzakariyeofficial8814 3 жыл бұрын
Mansha Allaah quruxda dhukeena illahoow nabadnoogadhig aamiin qaalinkaan waa mitdadcun ah baan umaleen
@umumaxamedamin8984
@umumaxamedamin8984 3 жыл бұрын
Macaanto lakiiiin magacaada noomo shaagtid hadaan kusoo raadi rabno dhaqan kaabo man kuguraadeynaa?
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 3 жыл бұрын
Ubax xbbti
@indhokafiya4567
@indhokafiya4567 3 жыл бұрын
Mansha alaah ilahay haku sharfi waa inan sharaf badan mansha alaah
@warda4257
@warda4257 3 жыл бұрын
Masha allah geesinimo idinku dhamatay Animaba aktiisa isku aminilahaay iyaa 😂
@abdulrahmanmohamed5576
@abdulrahmanmohamed5576 3 жыл бұрын
Gawada kali an KZbin katageero hore usoco wll qaali
@abdirahmanhalane2307
@abdirahmanhalane2307 3 жыл бұрын
Masha Allah dhiirrigelin ayaad mudantahay wllo horey u soco runtii weey isoo jiidatay qaabka ad u diyaarisey muuqaalkan. Facebook ayaan ka daawaday kadibna waxa an go'aansaday in an Channel kaaga soo raadiyo. (Keeneyn weli maan maqal balse galaan ama qabsim ayaan u garanayaa). 100 jeer prank iyo flog ka wacan.
@suleikaabdale3660
@suleikaabdale3660 3 жыл бұрын
MaanshaAllah wll Asturnaantadaa icajabisay
@haarunabu1835
@haarunabu1835 3 жыл бұрын
Masha Allah abayo thank you so much wa muqal an daneyo lkn waxan kadawan jirey melo kale hada ayan kuso birey dhaqankaba thank you
@jamaalhasan8682
@jamaalhasan8682 3 жыл бұрын
Asc wr wb mashallah wallo qaali juhdigaa wado alle hakugu kaalmeyow aamin xage joogtaa wallo
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 3 жыл бұрын
Barinkan waa halkee mida kle tulooyinka ama magaloyinka ku dhadhaw vlog noga soo samee
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 4 ай бұрын
I think matabaan umaleenaya ama guriceel meelahaas kama fogo suurtagal waxaa ah Hodon lane meelaha dna washeegeeseyb
@Kheyr_show
@Kheyr_show 3 жыл бұрын
Masha Allah aad aya u jeclahay dhaqan migi aniga yar ka imaaday waqti hore aan waqti u helo in tago aya jeclahay
@cawildeeq2569
@cawildeeq2569 3 жыл бұрын
abayo mcnto marka denbe dabarka u gabiya ama qabira
@siciidcaliguuleedguuleed3667
@siciidcaliguuleedguuleed3667 3 жыл бұрын
Masha allaaah dhaqankaba wlle aaad iyo baaan udawada yutublaga aniga lafigaygu waxaan ahy yutuble m.a waxaan kuleyahy guuleeso
@ayaaneyahmed6683
@ayaaneyahmed6683 3 жыл бұрын
M.a mesha qurx io jawi macnaa ❤❤❤❤
@xogkeenmedia4532
@xogkeenmedia4532 3 жыл бұрын
Mash Allah Walshy aad baan oga hela muqalada aad noo soo gudbiso
@sadiyowarsame3837
@sadiyowarsame3837 3 жыл бұрын
Masha Allah xasuus iga dheh,inkastoo oo aan geela kabaqo, gaar ahaan awrta.
@shankaroonsh6964
@shankaroonsh6964 3 жыл бұрын
Masha allh jawi qurx badn
@liibansane235
@liibansane235 3 жыл бұрын
Muqaal wax tarleh. Horey usoco wlshy Alle hku sharfo
@mussaali5239
@mussaali5239 9 ай бұрын
Thank you, baby sister 😘. Masha'allah/Baraka'allah. I love your videos.
HEESAHA GEELA XARAFKA (S)80H SUBSCRIBE
16:39
ABWAAN HEER CAALAMI
Рет қаралды 17 М.
Dhibtaan kamaro soogudbinta muuqaalada😥
16:59
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 198 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 55 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,8 МЛН
Intaan baadiyo arkayey kanoo kale ma arag
8:03
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 74 М.
Socdaal Oo gabar ku dilay Side igu caysay
8:30
Shiikh Meel Taagan Channel
Рет қаралды 41 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
WAA SIDEE XEERADA GEELA EE  RER JIGJIGA KU XOOMAN
9:33
LEGEND CIRRO
Рет қаралды 1,2 М.
African village life #cooking  village food  for Breakfast
35:20
kimberley
Рет қаралды 3,4 МЛН
Normal Life Routine galabtii ilaa habeenkii baadiyaha
15:20
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 242 М.
Riwayaadi Ruuxaan Cod Lahayni Naftiisu Cadibaa
26:25
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 1 МЛН
Marki igu horeysay ayaan xaskeyga u sameyay lama filaan
12:14
Baaba Jeey
Рет қаралды 875 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 55 МЛН