RAYAAN WALI WAAN KU DHEGANAHY VEDIO HORE IYADO LA GARAACAYO OO AFKA KA DHIGAYSA JIRAY. E NABURADII WAJIGA INTEE MAREEEEN
@Notalt17Ай бұрын
dhiiga madaxeeda ka imaanaye se ila thy
@NuraOmer-ek9zmАй бұрын
Sunaa lagu buufiyaa maskaxiyan u xanuunsayihiin illahey ha xafido
@AbdihakinAfrahHassanАй бұрын
Legend CK wll fataxadena qabtaa dadka qaarkod caanimada ka washay matihid oo xogga dadka masakinta iskla weyn 🥰 I have been supporting you since 2023 I wish success in life 💯🙏
@AkwadaniАй бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@Ruweyda-2y45Ай бұрын
My no.1 youtuber 😊love your videos 😊keep going wll
@CabdiWahaab-y9nАй бұрын
Wlhi ninkan ck la dhaha gortan ku biray ma dhama hdlkisa garadkisa mrkn arkay wlhi kuwa bdn wa dhama mesha waxba la jogin talo wano qof dhiba oo KZbin ku jira malha nlow zxp sre 🙏
@UmuAnaschannel-j5qАй бұрын
Walalahey illahey dardiis igu so boqda waxan ahay hoyo somaliyed
@Aisha_23354Ай бұрын
Haqa Allaha tuso.waa dad khaflad ku jiro😢😢😢
@CabdixakiimXasan-hi9qwАй бұрын
Ree kulmiyow love iga giijiya😂
@MaaliyowАй бұрын
Waxan raba 1hal qof si wlltinimo ciwan tiktok isiiyo wahadey somalinimo jirto ilama adeeryalow ii cimamada ❤❤
@batriyaali2870Ай бұрын
Nagihii somalida sida wadankenu u dumay bay udumeen illahayow gabdhaha somalida kuwa caqliga yar ukordhi Caqliga.
@Darulqalam12Ай бұрын
allah ku danbi dhafo like i saar
@LuqmanLuqman-fx6ftАй бұрын
King Ck is the legend 🙌 💯
@FaaidMahmodАй бұрын
Oday xaayow meesha wareer baa yaalo ee adna haku walan ur good person
@malyuunabdikariim8848Ай бұрын
Been mahaa wllhi lengd batahy lkn wax ku fahma weydey😢😢
@Edebsan2022Sidii-hooyadedАй бұрын
Rayaan Abuukar wlshy allaha ku caafiyo cadowgi dhibka kuugeystana waxaa rajeynaa inee cadaalada maraan insha allah
@SafiyorashАй бұрын
Wahi wilkan wa runtis masha Allah walal talada wanagsan aad dadka u hayso meshas ka si wad
@nimam7846Ай бұрын
Ck always right you are smart masha Allah
@RuuneyYosofАй бұрын
King ck wuu guursan rabyaa xanaa nisoo ogaaday wllkey wuu ka xaroonoya qiica single yada😂😂😂😂
@@KingCkFilmsVlogs waaan kula jeclaane allh ku sahlo gabr wngsn 👑
@dulaneyusuf5183Ай бұрын
Boqorka reaction war fiican ad kuhadashay 30 maahan 40 waa gashay!
@Somalihooyo936Ай бұрын
Ck waa runtaada mida dhaqan xumada gabadhah tiktok ku jiraan xadka ka baxeen ama singelmother ahaato ama gabadh yar h ahaato😢😢 adigana waxaad thy codka umada somalida ee dhalinyarada ha laga qabto dhaqan xumada😢
@djDeeqsiАй бұрын
Alxmdu lilaah Allah ayaa mahada iska leh ❤❤❤
@IstarliinhasanАй бұрын
Aryaa ck ma faaydaaa😊
@mohamedneima3174Ай бұрын
CK dumarku iskuma jiraan wll , waxan ahay reer jabuuti 40jir ah hadana nafteeda ixtiraam bad u haysa ilaashatana lkn reer somaliya maxa ka qaldan sida runta ah 😂😂😂😂😂
@AyoubaliHiiz-o4tАй бұрын
Cumaroow sababta ay xamar ugu badanyihiin 1:xamar waa hoyga malaayiin qof 2:waa magaaladii ilbaxnimada marka ilbaxnimadii ayaa meel xun la gashay
@deqanuur2311Ай бұрын
Islaanta weyn xitaa isku ma quurto waxyaabaha qaarkood subhaaana allah
@CadnaanJr-o5qАй бұрын
King ck filimaanta iyo prank yada sobadi
@abdallabro11Ай бұрын
Ax ax Allah ku caafiyo wlashy qaali
@RahmaRuun-wn2kiАй бұрын
Tan watu rasulku scw inoga digey Anko qaflada kujirno tixaqa ahayd ino imane illhow qaflad hangu dilin xasbiyallah
@MohamedAmiinNoorАй бұрын
Welcome back again legend King ck ❤
@djDeeqsiАй бұрын
Allah ku fududeeyo bro
@AHMED.UPTHi1977Ай бұрын
King ck waxaan kaa codsaneyna qabdhaha raqiiska inaadan soo qaadin 😢
Allaah ha caaafiyo aaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi
@iimaancabdullahiАй бұрын
Adigana waa sii faafise ck 😢
@WatermelonxberryАй бұрын
Allah ha caafiyo in Shaa Allah ❤️🤲🏻🤲🏻🥲
@qeysbadmaceeye.8.24Ай бұрын
7:59 oday xaayaw😂😂 jaf jaf
@Siyad20Ай бұрын
Face clean waaye see camal rayan😅
@theboldeagle8775Ай бұрын
Do you know filter 😏
@qeysbadmaceeye.8.24Ай бұрын
0:36 sidoo kale saxiib👀
@FoosiyaCali-k1xАй бұрын
Islaamuhu iyagu waay xishaadaan eedo
@najmoapdalle470Ай бұрын
Acuudi bilaah ilhy ha noo sahlo waa aduunyo akhiro samaan wlhi
@abdallabro11Ай бұрын
Ameen Allah xadifo wlasheen
@leylonuur9935Ай бұрын
Waxaan gobolada ayey kaimaadeen uf ciyaal xamar waa eheen waxaanoo kale ma arki jirin 😢😢
@abyanfarah8462Ай бұрын
The majority of the Somali community has become deeply engrossed in TikTok, showing little to no sense of shame. The situation seems to be worsening by the minute. subhanallah
@Nima.MahmoudАй бұрын
4:14 - 4:48 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumoahmed1624Ай бұрын
waan yabanahy wallahi subhanaallah
@Niimmoh4Ай бұрын
Sharaftada ha lumin siddi Shay halabay Admiga qar edeb daro aya ah waxa walay manta waxa sameyso beri way ku Sameyneysa xuman iyo wanag waxay tahayba beri rad ayay kugu yelanayan inta beri ka qomamayn layd manta dadka uu noqo tusale fican soo beri mustaqbalkaga danbe aad ugu faraxdo awladada kaga daydan😉 Adigo noqon kara qof lagu fano ha noqon qof laga fano 🥺
@dekaltoss1129Ай бұрын
Odey xayoow runtaa sidaa noola wadaag marwalba
@JamiloOreyАй бұрын
AYUUDU BILLAAHI ITAQILAAL ILAAHAY KA CABSO
@Soomaaliweyn1Ай бұрын
Libaax runtaa kugu jeclahay marnaba hala gamban sharmuutoyinka hablaheena sharfoon dhaqan rogi raba guuleyso walalka
@HanadiAbdi-d3iАй бұрын
Hadan ree Somaliland nahay dhaqan xumadaa hido umalihin ck
@Hamda-p6qАй бұрын
Alxm ilhy xishoodka nagu beery
@FarxiyoInarashiidАй бұрын
Ck walll ku xisnay walahi
@maryan953Ай бұрын
Asc halaga xiro tiktoka
@queensuqramahamed5971Ай бұрын
Haabo Wanada add ayad ugu ficantahay
@AlvaanoYareАй бұрын
Fire alarm ⏰️ ilke
@djDeeqsiАй бұрын
Allah ku caafiyo
@hayaathabiib9608Ай бұрын
Say Walahi nadiif Kuwa dalka jooga Illaahaa i og
@FarhanAbdiAdanАй бұрын
Wr Ckeyow back to Normal 🎉
@SacdiyaAdan-qu9lpАй бұрын
ck sodonkiyaan galay sanoo dheheysey waa dalney naga bis 😂😂😂 mideda kalena abowe waxa dhaqanka xun wexey kofurta ugu badanyihin meshu waa casimadii intasoo qabilaa ku nool nagahan dhaqanka xuna wiligaa wala tali jirtay hadey tala kaa qadanan gortad tala sineysey ma dhaweyn
@IbrahimJabra-kg7ujАй бұрын
Pozz king 🤴 CK
@siradmАй бұрын
Aamiin Allaha caafiyo maskiinta
@zaahirpaulo4146Ай бұрын
Gabdhaheeni qobolka geela la ga bixin jirayy waa dhamadeen😭
@JaapirMaxamedАй бұрын
Odi Xaayoow isbuucan Vedio yada Waad Badisay Yaa Kuu Duceeye
@surayaqueenАй бұрын
Wlhi waa run 😢
@YaasiinAhmed-ld5wwАй бұрын
War birrri ilmahooda loo daarayaa lugu dhahayaa hooyadaa daawo siddo noqon cunugaaa😭😭😭
@ApdulRehmanАй бұрын
Gabadhihi somaliyed sidaan bey hormar u arkaan yab🙄
@abdimoud9528Ай бұрын
Balthazar il est partout mdr même les somaliens font la trend 😂😂😂😂
@naimaabukar3170Ай бұрын
Ck 30 ma gashay 🤣2014 ku fiirsan jire ano kaam ku jire😂😂😂😂
@ibtijah2747Ай бұрын
WAXAAS SOMALIA AYEEY JOOGAN IYADOO JIINGAD KU JIRTO AYEEY SAAS TAHAY DHAQAN CELIS AMERICA HA LOO KEENO
@muntazissa6837Ай бұрын
qaar badan ban u qoray walidkoodii mee miyuu dhintay waana wax ala iswaydiiyo gabadha diintii maolawen xishoodkiikatagee ubadkeeda beri arki doona warunta sodohodeeda arki doonta akahascaleek
@abdirisaakcaawiye5531Ай бұрын
The goat❤
@mohmudmarianhassan-8611Ай бұрын
Allah ku fududeyo
@HamdiXarago-hr7swАй бұрын
Subxana Allaha
@djDeeqsiАй бұрын
Alxmdu lilaah
@mohamedshire8774Ай бұрын
Sameey
@abduwahabhaji346Ай бұрын
Dadkii dhalay magalada muqdisho lama joogaan xamar waxaa kusoo batay gabdho wiligood aan la aroosin oo guryo kiro dagan waalidkoodna Gobolada ayee jiraan xamar waa jib
@SuadoMahamudАй бұрын
Tan caafimad ma qabte DR XABEB halo geyo
@SafiyoNuur-rt5qsАй бұрын
Somali gemar 😅😅
@zainabali-nl3wvАй бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasrahabiib7105Ай бұрын
Cidihiina lee moohoo 😅
@OfficialquruxlowstudioАй бұрын
Hahahahaha 😂😅
@AbdalleMohamed-c7gАй бұрын
Somalia gamers 😅😅😅😅
@fadumoahmedibrahim6916Ай бұрын
Ck hada ilmo ladhalo aawa ka daran o ilmhga mistaqbalkoda ina ka fikirto thy why u dhahe dad weyn ma thn o I don't care inta ugu qoran thy dadka waweyn aawa ugu darane
@HassanowCadeАй бұрын
Scw❤
@HooyoHodan-h5yАй бұрын
Ma adaa 30 ah
@AasiyaAli-dj6psАй бұрын
Muqdisho cidkasto. Ayaa dagan
@lajecleeychannel590Ай бұрын
Anaa ku shegaa canbe iyo babay dhankalow hadii la cuno kacsigaa ku badan kana xog badan dhaqan so xasuusan meysid sorry ck.
@AminaAli-l3lАй бұрын
Subhallah
@2222CabdiАй бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@IdilMMАй бұрын
🙌🏾👏🏼🫶🏽
@FadumoHasАй бұрын
walidka waxaa laga dhadhiciyay caan aa noqona markaas lacag ayaad kadher geeysiin aladhahay maka waalidka laqag ayaa idaran